Turkiga inta badan shaqale ma jiro, ehel isla jooga guryaha o buuxana ma jiraan rag iyo dumar ba wa la shaqeya. Marka inta badan wxd arkysa ilmo 10 jir ah o sida qof weyn kula so raacaya baska o u dhaqmaya sida qof weyn 😢 alle ha ino badbadiyo caruuraha meelksto ay joogan ❤
@sacdiyoilays7 күн бұрын
Sawda dambi baarihii mala sii daayey mse sanado yar lagu xukumay
@caworuwayda89017 күн бұрын
illaahay ha u naxariisto familkaas 😢😢 Aamiin
@kOKOBULLE-tis58 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫶🏻
1 milyan iska daaye milyans ayaad u qalantaa inta somali ka koobantahay wayoo waxbay kaa faiidayaan xabiibti Allaha inookaa xafido we love you ❤ Inti fii quluubanaa ya Sowda xilwa❤
@HawaAbdikadir-o4c8 күн бұрын
Waan qoslaa markay sawdi tidhaa صدمه ما بعدها صدمه😂❤
@MaryanCabdiqadir-ke3zo3 күн бұрын
😂😂😂😂
@ikraanabdilaahi88128 күн бұрын
Ilahayow u naxariiso waxay ka so jeeden burco qoyskas 😢
@ubaxaxmad.aufiishiyal5 күн бұрын
alle haunaxaristo dhamantod
@MadinonuurMaxamed4 күн бұрын
Amin dhamantinba abayo mcn 😢😢
@malyuunabdikariim88488 күн бұрын
Ilahy hawnaxariisto dhaman inti ku dhimaty aameen😢 midban ku darsanayaa ana kijada.ama madbakha markasta guriga waa inay ka ahata debeda sababto kujadu markay debeda ku taalo ama deyrka iyo markay guriga guduhiisa ku taalo aadbay u kala halis badanthy anigu guriga an degnahy iminka iyo guryobadanba oo hargeisa ku yala kijadoodo waxay kutala deyrka guriga kale waad so xidhneysa kijadana garbad u soo xidheysa oo yadu banankas ayay kutalaba marka kijada bananka kutala aadbay uga amni badanthy tan kutala guriga gudihiisa inshallah ilahy haynaga bad badiyo dhibatadeeda😢
Wcs abaayo mcn allh kuxifdiyo ❤❤❤ asxpta sawda qalib wan idinsalamay gabadhan walhi juhdi Bay nagubixisa walhi halsana kuxiranahay m.a sawda qaalib❤❤❤❤❤❤❤
@BishaaroMuhumed7 күн бұрын
Subxanallah illahay naxaris waarta hasiiya😢😢😢
@AbdixakiinFaaraxmaxamuud8 күн бұрын
AnigubA in gaas lagu dhinto iyado qarxiin lakiin gaas dabiciya lagu dhinto qisoyiinkaga ku ogaaday wale sidan ku jecelahay adiga iyo suhur Inan ladhaho ayaan qisoyinkina dhagaysta alle ha ku xiftyo
Inaalilaai wainaa ileeyhi raajicuun Allâh u Naxaristo dhamantod
@CaishoKiin-o7c7 күн бұрын
Scw scw allha u naxaristo dhamatood😢
@Safia.cabdi.salaan8 күн бұрын
Alle ha u naxaristo family kaa 😭😭
@umoasmaabdirxiim29278 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته عليه افضل الصلاة والسلام ❤
@MaryanCabdikariim-g5u7 күн бұрын
Alle haw naxaristo dhaman familka ku geriyoday samir iyo imana haka siyo
@FadxiyaFaysal8 күн бұрын
Scw
@bnabadoon73818 күн бұрын
🕋 Mahadsanid SAWDA QAALIB DAALIM weligiis Ma liibaano Ugu danbeyna si xun ayuu u dhintaa Mida kale waxaa jira qisas ama dhacdooyin aad u fara badan oo ka dhacay Somalia laakiin aan la qorin Laga sheekayn ama DHIB ka imanayo haddii la sheego Waayo dulmiga iyo xadgudubka ka dhacay Somalia waa kuwo dhif iyo naadir ku ah dunida
@SiyYaa-c8p6 күн бұрын
Alla ani danbi baaraha ka naxay wllhi maskiiin😭😭
@maryanmohameddirie20438 күн бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn7 күн бұрын
ALLAAHU HOW NAXARIISTO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@simanibrahim13328 күн бұрын
Allha ha ino naxariso dhaman teena🤲🤲
@salmamaxamed-p9f8 күн бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@Caisha-j1o8 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
@munaisse40728 күн бұрын
Ilahey ha unaxaristo reerkaas dhamantod
@XalimoMaxamedgorow7 күн бұрын
Allah unaxariso wlalhen Somaliyeed
@xamsenazir56867 күн бұрын
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun alle haw naxariisto wll 😢😢
@HafsaAbdirahman-g7d8 күн бұрын
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد ❤
@Samsamcabdi-g2w7 күн бұрын
Wcs wll qaali sowda aduu ma masar bad ku noshahay alle hawnaxariisto reerkaa😢
@Iqra-v9h8 күн бұрын
Kiisaska noo soobadi ❤ sawda qalib 🧕🏻👸🏻❤️🥰 love my role model 👸💋
Allah u naxariisto reerka masiibo baa ku dhacay gaaska waxan ku barteey Minnesota USA 🇺🇸 walaahi waa halisa Allah sahlo amuurah
@rihanruun11477 күн бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 😊❤
@NimcocabdiClaahi-u8l7 күн бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@JJ-cc6hl7 күн бұрын
You deserve millions and you will reach soon Insha Allah
@ruweydocraxman60927 күн бұрын
Subxanllah allow adaa wey bal waalidkaa ha ku kato yaa lasku aminaa waayaabi 😢
Asxbta Qaaliga ah ii soo sheega qisadii sidan oo kale hayd ninkii lagu yidhi shaqo Ayaa tukriga lagaa siinayaa ee la qalaayey gabadhu dirtay yaa xasuusta magaceedii soo sheega walalayaal ❤😊
@ikraam288 күн бұрын
Scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo I a amiiiin ❤❤❤❤
Sowdaay walaley turkiga markaan maqlaba wax keyn dhexdooda lagu dilay wax guryahooda lagu dilay dil iyo cabsi uunbaan ka qaadnaa turkigii dhama ban cabsi ka qaadnay qisoyinka turkiga kusoo Dar kuwa jaceyl ah kuwo dhiira galin ah kuwo cibro qadasho leh si ay niayda noogu dagto wadan aan inan ku dalxiiso jeclahay waayee Qoyskaaa Allah ha u naxariisto❤
@AishaJamac-s4t8 күн бұрын
Inaalilahi wainaa ilahay rajucuun ilahay ha u naxariisto
@hawokiinchannel26558 күн бұрын
Subxaanallah waa yaab allah namatuso yashuu
@CabdulQaadir18 күн бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون. Abayo Haben Hore Ayan maqlay Allaha u naxaristo
@SamiiraQurux-bp2ce8 күн бұрын
Sallalaahu caleyhi wasallam🤍Allow u NaxariisoH yaa rabbiH 😭🤲
@NimcoYusuf-u6s8 күн бұрын
Ax alllle ha u naxriiisto dhmntod
@drabdirizakdalmar5828 күн бұрын
Allah ha u naxaristo dhamantood
@MaryamaAli-cj1ne8 күн бұрын
Allah u naxariisto wiil aan qaraabo nahay abtigigiis wayy Allah u naxariisto wiilka dhinaca abihiis baan isku reer ka nahay waa abtigiis Allah u naxariisto aamiin
@qadijagabey47578 күн бұрын
Askarigii tuuga dilay sela yeelay noo sheeg dee sowda❤❤❤❤
@KawsarAbdulwahab8 күн бұрын
Sowday ufuq selayelay
@YAA-dd4tr8 күн бұрын
Yaa😅
@basrabashir57268 күн бұрын
Illahay naxaristi jano haka warabiyo
@SahraCiire8 күн бұрын
Haaa allaha ha unaxaristo dhamaantod wlhi ani 2sano istiq malaye hanta gaska lkn hada wa isk daye baqdin darted❤
@MounaAhmedHersi7 күн бұрын
Soubhana allah wallahi wa yaab wan ku salamaya sister
@xakiimaaxmed8 күн бұрын
ameen yaa Allah alle haina xifdiyo
@FaadumoDeeroow8 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@XamdaDheeman-e3d6 күн бұрын
Sawdaay wllo suaal qaldan aan kuwdiiye adi reer xamarmaathy misa deegamadkale soomalidaad udhalatay❤❤❤❤
@Manalabdi14388 күн бұрын
إنا لله و إنا إليه راجعون إن لله ما اخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بمقدار اللهم ارحمهم وغفر لهم