DADKU KALA AQLI BADAN FANAANIINTUNA KALA HORMARSAN // SAALAX SANAAG WAXUU SAMEEYAY W...

  Рет қаралды 53,302

Dirisle shaadhcade

Dirisle shaadhcade

20 күн бұрын

SUBSCRIBE SAAR KZbinKAN HADAAD ARKAYSO...
WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Пікірлер: 256
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 18 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🫶🏻😢
@MohamedGalad-ug3yg
@MohamedGalad-ug3yg 18 күн бұрын
Wsc
@OmarionJunior83
@OmarionJunior83 18 күн бұрын
Scw scw scw❤
@KaderMahamed-tn1ht
@KaderMahamed-tn1ht 18 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalim
@Adenlaki
@Adenlaki 17 күн бұрын
Sac w
@user-jn3yx7wh5c
@user-jn3yx7wh5c 17 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@Shaakir33
@Shaakir33 18 күн бұрын
Dirisle abdi wan kuwadana zhp from duriyada😂😂😂
@amenshimbir2884
@amenshimbir2884 18 күн бұрын
Reed Somaliland dirisle 500k aan gaadhsiino❤
@muhumedabdirizak6313
@muhumedabdirizak6313 18 күн бұрын
Uf
@helborone5756
@helborone5756 17 күн бұрын
diyaar inshallah
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 18 күн бұрын
VIVA SOMALILAND 🥰🥰🥰 GUUL GUUL IYO GOBONIIMO SOMALILAND 🥰🥰🥰
@user-sn3ry2xr1p
@user-sn3ry2xr1p 17 күн бұрын
😂😅
@user-cu8ug4bd2y
@user-cu8ug4bd2y 18 күн бұрын
Idisris ninka kaliya ee an dhagayst0 wayo wa runsheg ❤
@wardakhalif9692
@wardakhalif9692 18 күн бұрын
Hal hees vs boqol buraanbura😂😂 Somaliland is not easy
@KhaliilXaji
@KhaliilXaji 18 күн бұрын
NABIGA SCW IGULA SALIYA
@FerhanAhmed-zo6og
@FerhanAhmed-zo6og 4 күн бұрын
Scw scw scw.
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 18 күн бұрын
Dirsle indr wn ku tagerna from Lander’s ❤
@khalifkhalidsalah
@khalifkhalidsalah 18 күн бұрын
Inta salax sanag fans like isara❤
@bluerain3282
@bluerain3282 17 күн бұрын
Salah sanag wa nin Darood ah. Aqli iyo akhlaq leh
@user-rd2ut4yq1k
@user-rd2ut4yq1k 18 күн бұрын
Idirsle waa legend wllhi mar horuu shegay dadkn in lagu dhiiqan doono 😂😂😂
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 18 күн бұрын
Aniga somaliland haday dadka siyaasada is dilaan dee ani dadkoo dhan iskuma qadayo waxan ogahay dadbado wacan oo aan qabyalad aqoon inay ku jiraan teeda kale hadii la dhaho hargaysa la dhipataynaya tusale kuma racayo damiirkayga ima siin la hayn shacabka ma sakiinto la dhipataynayo waan ka yapa dadka wax kasta siyasada ku xukuma
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy 18 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 8 күн бұрын
Waar hana qasbin noomaydaan kala hadhin horayso iyo danbaysaba e faqsh yahay uff baa laydin yidh
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 18 күн бұрын
Youtuubar ayaatahay waxan dhaxdhaxaad ka ahaaw sida youtuubarada kale reer hargeesa iyo reer muqdisho ayaa isheesta shaqdaadu waarectin
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 18 күн бұрын
Waar legend bad tahee gar iyo gardaro wn ku wadana❤from Hargeisa ❤❤
@Itz_hothan-25
@Itz_hothan-25 18 күн бұрын
Salax saanag best fanan ❤
@hamdaHajiEilmi
@hamdaHajiEilmi 17 күн бұрын
Sokor sow macaan maaha Cusbaduna dhannaan maaha Basbaas sow kulleyl maaha Barafkana qabow maaha Caano sow caddaan maaha Dhuxashana madow maaha Aamus sow akhlaakh maaha Aflagaaddo ceeb maaha Heesba sow tan uun maaha😂 War bahasha inay adagtahay ayaan u maleyn jiraye meel dheerba ma jirto oo waa iska biyo caadi 😂😂
@adamali2035
@adamali2035 18 күн бұрын
Dirisle sxb walahi somali youtubers adi ayuunbaan kudaawada Noolow sxb qali❤
@Maxamedxasanaxmed-sx3ho
@Maxamedxasanaxmed-sx3ho 18 күн бұрын
Best KZbinr dirsle
@seeraar12moh84
@seeraar12moh84 18 күн бұрын
Nin adag. Ayaatahay
@user-in2nl5fz3c
@user-in2nl5fz3c 18 күн бұрын
Idrisle Abdi inader doqone bad ku somaxasa lkn Aqlilobadhay😂walhii wan ku jecelahay sidase😊❤
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 18 күн бұрын
MAASHA ALLAH ❤️. AXSAN. FANAAN QIIMO. BADAN. WAA. HADAL. XAQIIQA. SALAX SANAAG. ALLE. HAKU. XAFIDO. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲♥️♥️🤲
@Khedirmed
@Khedirmed 18 күн бұрын
Abwaanku wuxu ka reebay Wajigu saw cadaan maaha futuduna saw madow maaha
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 18 күн бұрын
😂😂😂
@BusinessEstablishmentCensus
@BusinessEstablishmentCensus 18 күн бұрын
Dirisle waa aqon yahan wllhi❤❤
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 18 күн бұрын
Saalax sanaag isthe best ❤
@siciidabdi123
@siciidabdi123 18 күн бұрын
Wllhi wan ku taageeraa keep going my big pro
@softiweer
@softiweer 16 күн бұрын
Wàan kasoo horjeedee lax baan ahay😮😊😂❤
@nimcomahdi4344
@nimcomahdi4344 17 күн бұрын
Fariid Wlhi been mahaa 👏👏
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy 18 күн бұрын
Mashallah ❤
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 18 күн бұрын
Waa sax in la wareysto ayaa ficneyd ashraf ha ragiisa .
@AsmaHassanYabbeh
@AsmaHassanYabbeh 18 күн бұрын
Tagero from Djibouti drisle abdi horay usoco
@feyzalahmed9111
@feyzalahmed9111 18 күн бұрын
Fanaaniinta hargeysa heesta ay so qaadeen wey ku qaldanyihiin ma dhihin why mrka hda u dhaheysa dayax wuu qaldanyahay mise qalbiga ku xanuunay
@sakariyemohamed2438
@sakariyemohamed2438 6 күн бұрын
Big KZbinr ❤😊👍
@user-nn5of6ec9r
@user-nn5of6ec9r 18 күн бұрын
salax sanah legend❤❤❤
@FarahhosseinUpdy
@FarahhosseinUpdy 18 күн бұрын
Shaadhcade wan ku wataa zxp
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 17 күн бұрын
Heestan aa lah sanadka ❤🎉
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 18 күн бұрын
Waar legend thy nio😂❤❤
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 18 күн бұрын
Waa sax
@moustacheone5436
@moustacheone5436 13 күн бұрын
Dirisle abdi horey usoco shodhahaygii 🎉🎉🎉
@user-rh9my2vg4o
@user-rh9my2vg4o 18 күн бұрын
dirisle inaderkey qurux
@Abdallagaani.
@Abdallagaani. 18 күн бұрын
Legend darisle😂
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg 17 күн бұрын
Aqli kugu jecely wlo ilahy haku daayo dirisle ❤
@AyanlehKalileh
@AyanlehKalileh 18 күн бұрын
You are right
@cabdifataax3739
@cabdifataax3739 18 күн бұрын
The best you tube
@suadasmar6821
@suadasmar6821 17 күн бұрын
😂omg you are so right smart guy 😍
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 18 күн бұрын
Sax❤❤❤warun taa🎉🎉🎉qofku wa inuu mabda lahada
@QueenHH252
@QueenHH252 18 күн бұрын
Please iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz❤❤
@hodanadan7255
@hodanadan7255 18 күн бұрын
Tufaaxa waa cagaar guduud iyo cadaan ukuntana waa cadaan iyo jaale dooguna inuu cagaaryahay muuhubo dayax siduu isku cadeynaayay ayuu indho beelay😅😅😅
@FardaZuhur
@FardaZuhur 16 күн бұрын
Dal qaran nurku dayax❤❤❤
@SiciidMohamed-up5jc
@SiciidMohamed-up5jc 18 күн бұрын
Waxan doqon waayadan wuu isku Dhex yaacay hooyadii wase😂😂😂
@zuldaanbrown8385
@zuldaanbrown8385 18 күн бұрын
Midabkaga iim maaha Dabadada ilaasho ceep maaha Ree comment shaw haka jojiyan maaha Midabkaga badal maaha 😂😂 wr ii camira only landers
@Jafarmahamdee
@Jafarmahamdee 18 күн бұрын
Somaliland cay ceeb soo maaha
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 18 күн бұрын
Legend we love you 😘 😊
@user-wt6hs5ls2i
@user-wt6hs5ls2i 16 күн бұрын
wsc wr wb huno qali 🥰
@CabdikariimAxmed-xn8cv
@CabdikariimAxmed-xn8cv 16 күн бұрын
Landers hala gadhsiYo 500k pls dirisle cabdi 🙏❤🎉
@FiiroAmadiin
@FiiroAmadiin 18 күн бұрын
Qamar iyo dayax dalnuurshe ha isku during shaitan yahowni😂😂
@AyaanWaano
@AyaanWaano 18 күн бұрын
Wll usheeg dameerah xaarmajo
@king_amiid
@king_amiid 18 күн бұрын
Brother dirisle❤
@user-pk8pf8xv9h
@user-pk8pf8xv9h 17 күн бұрын
Inuu heso buu moday lakin wuu matagay 🤮🤮🤮🤮
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 18 күн бұрын
Right brother DSL💙
@mawadodaaud8909
@mawadodaaud8909 18 күн бұрын
Ka dhamow dayax yaryaa
@user-lw4cv1vr5w
@user-lw4cv1vr5w 18 күн бұрын
GARISSA WA II BARBARAA❤❤❤
@barresulayman4795
@barresulayman4795 18 күн бұрын
Farxiyo kaftan ayaa udhiibtay hala yaabin😂
@gamer5Real
@gamer5Real 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤ dadlkanuurshe ilaheey haku xifdiyo
@ahmedwork1070
@ahmedwork1070 18 күн бұрын
Haku waso labo qaniis ba tihiin 😂
@NiNG36Xaskiisa
@NiNG36Xaskiisa 18 күн бұрын
Fananitu inay reaction bixiso isaaq baa sababay😅😅😅😅home work baanu dirnayyyy😢😢😢😢
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 16 күн бұрын
😂😂😂😂😂 allaah iaaaq dhibbadanaa . Keeo going every time from jabuuti ❤❤❤❤❤❤
@NiNG36Xaskiisa
@NiNG36Xaskiisa 16 күн бұрын
@@ApdiraxmaanJeesto qalpiYow😥👋🏻
@aptidonahmed5982
@aptidonahmed5982 18 күн бұрын
Big légende
@FarahAbdi-w7k
@FarahAbdi-w7k 18 күн бұрын
Kkkk kawaran soomali oodhan anaa kasoo horjeeda
@allahbawayn
@allahbawayn 18 күн бұрын
Idoor nacayb aya dadka walaya Wardadba nimcaan Hilac iyo dayax isticmalaya salax sanagna ka dhigaya nin wanagsan waa dad is ku mid ah
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 18 күн бұрын
Re making. Muuse sow amxaar maaaahaa sulaymaana gaal maaaaahaaa saylici kartoon maaaa haaa faysaluna majnuun maaaaa haaaa hadaan been lasheegan wuxuba sow qaldaan maaaaaaa haaa😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣👍
@mucaadabuukar7647
@mucaadabuukar7647 15 күн бұрын
Qof kuugu raaacsan majirto anaga been hanoo sheegin anaga waxan kasoo horjeednaa bada lagatay waxan dayax utaageeranana waa maadaama uu dhahay badeena iib ma ahan sidaasna looga soo horjeestay anaga neh asagaa lajirnay maadaama laga soo horjeestay 😃😃😃 haddii aad thy dadka kasoo horjeeda dayax noo sheeg waxba hanoo soo gambanin
@user-le6uu7ns8i
@user-le6uu7ns8i 15 күн бұрын
Aniga hdlkagaga meshu u socdo wan fahmey I cadi Iska dhiga
@user-fk5ok5ds4j
@user-fk5ok5ds4j 18 күн бұрын
IdirSlow maad na soo buuqatid from duriyada😅😅
@sagalismacil9328
@sagalismacil9328 18 күн бұрын
Kow waar nio sidaad u saxsan tahy uunbad liinta io biyaha isku daraysa somaliland cid nici kartaa majirto dowlada ka jirta lkn waa lagaso horjeesan karaa
@hindojamacadan-cz7ez
@hindojamacadan-cz7ez 18 күн бұрын
Dayax waa ladiraayaa isago dirdiran buu neyrobi ka minayaa😂😂😂
@Amlaah
@Amlaah 17 күн бұрын
Hi guys. Ashraf waaye. ninkaan afkiisa isku xiiray iyo gacantiisa 😂
@yngmo__3037
@yngmo__3037 17 күн бұрын
Aydhiyaha 😭😂
@oussamakarim7852
@oussamakarim7852 18 күн бұрын
Abdirasaq abdi M 🎉❤
@MameXaji
@MameXaji 18 күн бұрын
Soomaali and waligeed ictiraaf mahelayso
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 17 күн бұрын
Beelo waye waa rabna isfeera dhah
@daafacdalnuurshe2100
@daafacdalnuurshe2100 17 күн бұрын
An ku jawapo wllo sapapta an somaland uguso Horjooda aya ah meshiii shalay qof wllkey oo ani cml ah lagu dhibaateyay so ana bari igu dhibaateyni mayo jwpta wa Haa ayadon ka gabasho lahen
@user-jm4xi3ef2m
@user-jm4xi3ef2m 18 күн бұрын
Hhh dayaxa hadii lafeedho saw soo dhicimayo😂
@user-cw8dw5cs9d
@user-cw8dw5cs9d 18 күн бұрын
Somaliland waa reer abtigay wana dir ana dir ayaan ahay waxna ka ma sheegono
@HassanWali-t8q
@HassanWali-t8q 16 күн бұрын
Lpx zxp saalax sanag ❤
@AsmaHassanYabbeh
@AsmaHassanYabbeh 18 күн бұрын
Drisle fanny mâcha Allah ❤❤
@nimcoismaciil5320
@nimcoismaciil5320 18 күн бұрын
Idirisle ❤
@user-zd2tm9nf7z
@user-zd2tm9nf7z 18 күн бұрын
Qamar suugaani dumarka ma feedho
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 18 күн бұрын
Asagu mxu dhama wa cabtoy is xadeyay asbe😂
@kaltounabdirahmaanmahamed4691
@kaltounabdirahmaanmahamed4691 18 күн бұрын
Nin ragaa caba,dumarkuna way is cdeeyaab😅​@@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@user-sn3ry2xr1p
@user-sn3ry2xr1p 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂 muxuu dhahayhhh hebel aa sa yidhi anuguna wan iska racya😂😂😂😅
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 17 күн бұрын
Heesta lafta gareen aya lahay laxanka waxa saary xassn sheq😂😂
@MohamedAden-eb8vh
@MohamedAden-eb8vh 18 күн бұрын
Sxp muse ayaa debsadeey
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 18 күн бұрын
👍👍👍
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z 18 күн бұрын
War waxay adhiyaha waxaad tidhaa idea 💡 😂😂
@Umamahamed2014
@Umamahamed2014 18 күн бұрын
30 sano caroo mahaa amxaar u carast mahaa❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@hodomahamed3766
@hodomahamed3766 17 күн бұрын
@maxameddaahir876
@maxameddaahir876 18 күн бұрын
Dadka SomaaliNimadeeNa caayaya commentiga soo Qoraayo maxaan ka sameenay weydii bal anaga lee hana fiirinee dirislow waad Qabyaaladeeneesaaye😂😂
@Kingzayon112
@Kingzayon112 17 күн бұрын
Anaga hadan nahay reer Xamar waa naga soo horjeeda Dirisla wa laga daremaya
@awalehmeiraneh7534
@awalehmeiraneh7534 17 күн бұрын
Aad ayaan ku salamay horta nin culus. Waxan ka odhan hesstu wa sarbeb ee ma ahaa . Waxuu macnaynayaa calanka slnd
@ina_Ali_mohamud-qp6ie
@ina_Ali_mohamud-qp6ie 18 күн бұрын
ᴅɪʀɪꜱʟᴇ ʏᴏᴜᴛᴜʙᴇʀᴋᴀ ᴋᴇʟɪʏᴇᴇ ɪɢᴀ Qᴏꜱʟɪʏᴀ ɢᴜʀɪ ʙᴀʀᴡᴀᴀQᴏ ᴋᴀ ꜱᴜɢ 😂😂
@zadkey21
@zadkey21 18 күн бұрын
war nio weli 460k subscribers mareysaa see cml
@umacaaisha1041
@umacaaisha1041 18 күн бұрын
Waraa kadhamaaw fanaanka caasimada
@user-tf2gc2qx7f
@user-tf2gc2qx7f 18 күн бұрын
Ninyo dayx wdka sohor jeda walgu fahn snyahy daba dhilif nimada join dayx sacab kuma qarikrtit😂😂😂
@mustafefaarah3285
@mustafefaarah3285 18 күн бұрын
Fikir iyo ra'yi ina yelato wa muhim
@SadaamReermagal
@SadaamReermagal 16 күн бұрын
dirisle marku qurbaha tagey wuu isku xaarey 😂
@Degaliah
@Degaliah 18 күн бұрын
Dayax qasqas ciilbaa hayaa😂😂😂😂 reer comments ayaa hargeisa udiiday inu yimaado 😂😂😂😂 reer Somaliland miskiinka kahadhaa please
CUMEER BIGFAN - WEYNAADA WANAGSANAADA - OFFICIAL MUSIC VIDEO
2:29
Cumeer BigFan
Рет қаралды 760 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 58 МЛН
CHALLENGE SALAH SANAG & KASHKA || SHEEG SIYAASIGAAN
15:27
Abdullahi kashka
Рет қаралды 162 М.
Jawaabaha Su'aashaydi Tiktok& Heesta @Salah_sanaag
10:43
Hosow Pro
Рет қаралды 39 М.
DADKII WAALNA MEEL AY KU CIYAARAAN AYUU NOQDAY SOCIAL MEDIA 2024😳
8:51
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 27 М.
Sidee 1 Muuqaal Uu Sharma Boy kaga Dhigay Best Rapper
15:05
MACLUUMAAD CHANNEL
Рет қаралды 133 М.
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 25 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
BERMUDA
Рет қаралды 10 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
0:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН