DHIBAATADA GABDHAHA QURBAHA KU HAYSATA🥲

  Рет қаралды 15,413

Dirisle shaadhcade

Dirisle shaadhcade

Күн бұрын

SUBSCRIBE SAAR KZbinKAN HADAAD ARKAYSO...
WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Пікірлер: 77
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Plz asxbta gabdha usheega salatul layl ha tukato habeenkii ilahay ha barido 😢😢😢😢😢😢
@Rayaan277
@Rayaan277 2 ай бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@yunisdakane
@yunisdakane 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
@NimcoShukhri
@NimcoShukhri 2 ай бұрын
SCW scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@abdifatahmohamed3123
@abdifatahmohamed3123 2 ай бұрын
Scw scw scw
@moustacheone5436
@moustacheone5436 2 ай бұрын
Dirisle spécial one😂😂😂😂 horey usoco shodhahaygii from djibouti
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 ай бұрын
Legend Dirisle ❤❤waa runtaa good points. Aduunka guurkii temporarily noqday wakhti gaaban daneysi wallaah saan xaq maaha dumarkii hore iyo raggii hore lama kala tagi jirin wallah waa run taas.
@LeilaHilal-ui9hw
@LeilaHilal-ui9hw 2 ай бұрын
Dirisle ❤ ku salamay abowee
@xaawahasan-bf4br
@xaawahasan-bf4br 2 ай бұрын
Mashallaah dirisle allaha ku barakeeyo gabadha kumaad digane waad waanisay dhibka allaha ka qaado balwad iyo xanuun iwm wax kasta waa Laga gudbaa lkn ha quusan alle Ayaa kula jira
@muniramanka327
@muniramanka327 2 ай бұрын
Wlhi guurka ma fududo, Allah guur kheer qaba iyo mid xasilooon Allah dhalinyarada ku irsaaqo
@ibrahimoffacial3809
@ibrahimoffacial3809 2 ай бұрын
Big man ❤
@lovepeace1286
@lovepeace1286 2 ай бұрын
xaqiiqada runtaa ka hadashay dirisle ❤
@Aminodhyman
@Aminodhyman 2 ай бұрын
Qofka qurbaha jooga waxaa ku dhicikaro wax yaalo badan sida depression marka somaliyey hala caawiyo gabadha ilaahey hausoo celiyo caruurta miskiinta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Depression iyo stress waxaaso dhan makugu dhahaayaan hada Shanta salaadood si sax ah utukato quraan aqrisato si joogto ah nolol farxad leh daremysaa wllhi iyo kalsooni
@LeilaHilal-ui9hw
@LeilaHilal-ui9hw 2 ай бұрын
Waa ruunta wlhi dirisle
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
Weligey talo iyo tusaale midna Kugu ma tasgeerin!! Laakiin MAANTA , fariid waxgarad ah ayaad noqotay🙏✨🙌si wacan baad u hadashay100% waan Kugu raac sanahay🙌🙏Arin markay Kugu ciirto(ALLAH SWT) u noqo!! dembi dhaaf weydiiso!! social-media, dawakhaad iyo waali mooyee waxkale majidhaan!!
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 ай бұрын
Walaahi dirisle abdi qurbaha gabdhaha waa ku dhiban yihin ilahay ha u gargaro yaab badana😢 markay live soo galayam maskax ma jirto buufin ayaan cabay ledahay waa drugs nimanka Somalia
@HafsaqosolWanaagTT
@HafsaqosolWanaagTT 2 ай бұрын
Waa runtiii walal darisle😢😢
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 ай бұрын
Waa hooyo wanaagsan hala caawiyo.
@dhaashka
@dhaashka 2 ай бұрын
Gaas iyo buufin cabay eselkeedi hore ey meel xun rorogtay
@aminaadan1606
@aminaadan1606 2 ай бұрын
Mashallah Drisle became very wise man
@Abdallagaani.
@Abdallagaani. 2 ай бұрын
Darisle queen qaawan aya kuso karbaashtay, kasoo daawo KZbin ka Abdalla Gaani ayaa Reaction ka bixiyay😂😂😂😂
@nimofarah8193
@nimofarah8193 2 ай бұрын
Isku dirka jooji wll ceeb
@maxamedqaasim9309
@maxamedqaasim9309 2 ай бұрын
Qof social media joogo , si ku aamino masahlano 😂
@user-dj3lg7tt8z
@user-dj3lg7tt8z 2 ай бұрын
Woooow ❤
@user-de7jd3tz1m
@user-de7jd3tz1m 2 ай бұрын
Scw
@Fallandurduro82
@Fallandurduro82 2 ай бұрын
Maanta unbaan said kuu taageeray 👏
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 ай бұрын
Laakiin waa topic adag kolley cillad baa jidho qurbaha laga helay/dhaxley ama dhaqan qurbaha laga helay gabadhani ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo nin baa xumeeyey naxariis daran, hablihii saa u dayacey, waa run kuwa badana way aamusan yihiin shaydaankii qurbaha ragga waalay ka xoog badiyey.
@sungul6877
@sungul6877 2 ай бұрын
Hooyo walbo sas ayeey u dhibantahay kii ka dhalayna malagada ayu dhinac ka galay lkn waxan ku fakirna sii aan hurumar naftena iyo tan umadkena sii aan jabka uga gudubno ilaahay haka saro gabadhaha ilmaha laga qatay dhibka ilmohoda uso celi
@housseinking8913
@housseinking8913 Ай бұрын
Runtii sxp qali
@SaynabahAbuubakar
@SaynabahAbuubakar 2 ай бұрын
Iskadaa tiktok walaalaha iyo asxaabtaada xataa arin faamilkaadaa kla hdashid waa ay kuu qiiroon waxba kuuma tari karaan ee waayahaaga laabta ku heyso 😢
@saaraali9688
@saaraali9688 2 ай бұрын
nin majeerteena haduu qaldamo dirisle waa farxadiisa majeerteen dhan malyuun buu kadhex arkaa
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg 2 ай бұрын
Hadaba mogdisho Waa hiraab
@Ahmedali00353
@Ahmedali00353 2 ай бұрын
Gabdha dad ibna gubeedaa helay
@MadinaMahmoud-gt5hg
@MadinaMahmoud-gt5hg 2 ай бұрын
Asc walal wa runta rayeka wan ku la qaba gabdeheenu ad bay u fuduyihin
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Nin baa iuuyeye😊
@CabdisamedCabdirashiid
@CabdisamedCabdirashiid 2 ай бұрын
Lagan❤
@HAMSE-rf2zk
@HAMSE-rf2zk 2 ай бұрын
gabadhan waa saxan tahay
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 2 ай бұрын
Waalid wanaagsan inaad hesho waa nasiib wllhi😢
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg 2 ай бұрын
FIFA mogdicio city of Mogadiscio Somalia Waa hiraab
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q 2 ай бұрын
Well said bro
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 2 ай бұрын
Hooyo drugs cunayso iyo Abe drugs cunayo Allah haka soo garo
@AbdiRahmaan-md2rt
@AbdiRahmaan-md2rt 2 ай бұрын
Dadka wy washeen sandakan 2024
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 ай бұрын
Ax aallah ku garaagaro
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Asaga waa baloogaye
@xamseozil1307
@xamseozil1307 2 ай бұрын
Kulahaa anoo Afrikan joga. Wax ma kudhalayo. War iyada. Halke. LAgu. DHalay. Waxan. Cabsan.
@namelos2963
@namelos2963 2 ай бұрын
Buufin wamaxay???
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 2 ай бұрын
Dirisle runtu kuu shegay dadkan waxba kuma qabanayan ee kartida ku Mel mar
@SurprisedBoat-sk5it
@SurprisedBoat-sk5it 2 ай бұрын
Imika waalagu nacay dirisle
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 2 ай бұрын
Waxa lagu heysta kaliya ma shiishad miyaa
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Saxwaye waye tas aniga wey iqabsataye
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Gabdha tiktok ga mxa uga qoran
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Ayaan wataa
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Saxwaye tass
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Noolasheda
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Ayaa qadan
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 2 ай бұрын
😢😢😢
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Naagaha
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 2 ай бұрын
Intaas aan fahano gabdho😢
@MunaNimcan
@MunaNimcan 2 ай бұрын
😢
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Ayaga
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 ай бұрын
Darisle
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Dirisle gabdhaha uureye
@NafissasouleimanNafissasouleim
@NafissasouleimanNafissasouleim 2 ай бұрын
❤❤❤❤my dhigy❤
@nimcofaacul2638
@nimcofaacul2638 2 ай бұрын
fariid dirisle cabdi
@YaxyeQayschannel
@YaxyeQayschannel 2 ай бұрын
Aar Followers Ayey Rabaan 2024
@user-hb3kk9mw4x
@user-hb3kk9mw4x 2 ай бұрын
Hooyaday noloshay igu wastay hadana waxba kama sheegi karo wllhi😂
@zuhaip9985
@zuhaip9985 2 ай бұрын
Hhhh haa iska aamu ceebunba karaciye😅
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 ай бұрын
War waxan wax walan weye 😂😂😂😂😂😂😂😂
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 2 ай бұрын
Drisle
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 2 ай бұрын
Idiiris low habo waa aduun akhiro Saman
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Saxwaye tas
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 2 ай бұрын
Adoo qurbo jooga balwad yeelo oo caruur dhal adoo muslima oo walibana afrikan ah oo ninkii kala tagay waa maalinkaad cadaw oo dhan ujabaysid run hadaad rabtaan
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Stress depression iyo balwad intaba makugu dhici karaan hada Shanta salaadood si fcn utukato quraan aqrisato maalin walbo farxad Ku joogeysaa wllhi
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 ай бұрын
Cunuga koowaad maxamed goobe udhashay miyaa? Ilmaha ma kala aabaaa? Ilmaha haddii la xiro waa dambi laakiin dirislow meeshaas waa khalad in islam ☪️ walalo marka dunarka iyaga diinta raaco iyo xaquuqda islaamka.
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y 2 ай бұрын
Tukasta
DADKA CAANKA AH IYO MAANTA SOCIAL MEDIA AYAA WAREERKA KEENA
11:55
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 5 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 44 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
SHARMABOY OO LU DACADY QISO AAD UU XANUUN BADAN NOLA DAWO ILA DAMAD
8:25
Hikmat Wehbi Podcast #152 Salama Mohamed سلامه محمد
1:19:55
Hikmat Wehbi Podcast
Рет қаралды 696 М.
DADKII WAALNA MEEL AY KU CIYAARAAN AYUU NOQDAY SOCIAL MEDIA 2024😳
8:51
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 27 М.