DADKA NOLOSHA SOCIAL MEDIA BADASHAY / MARYAN AXMEDEY PART 2

  Рет қаралды 23,407

Dirisle shaadhcade

Dirisle shaadhcade

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 2 күн бұрын
Si fiican ayaad u waanisay meel dhowna wax waad katustay khayr ilaahey haku siiyo bro 👍
@caishachanell7102
@caishachanell7102 2 күн бұрын
Dirisle barnaam8jyadaan waan dhageeysankaraa waa waxbloo baahnaaninlagabhadlo waxaan tahay wiil caqli badan masha allah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 күн бұрын
Mashaa Allah cabdirisaq Halkaa ka wad dhirigelinta iyo wanaga, ajar iyo xasanaad ayaad helaysaa, dadkana jecel fara badan ayey kuu muujinayaan, Guuleyso, horumar wacan walal❤️🫶
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 2 күн бұрын
Masha Allah, waa sababta aan dirisle u taageero illa isagoo yar❤ waa legend
@TALL_MAAN
@TALL_MAAN 2 күн бұрын
Darisle sidii sii horu kusalabtay walidii nayrobi ku riday ugu danbeen wu ka cafimaday hada ila qabto fikirka like saar kuma dhaline😂❤
@ibrahimismail7608
@ibrahimismail7608 2 күн бұрын
Wlhi dirisle sheikh update ah ayuu sii noqonaya luqad eey dhalinya inta waalan fahmi karana wuu kuwaaninaya, video yada noocan ah xata adoo dhinte ayeey ajir kuushaqeeynayan
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 2 күн бұрын
Walaahi caawa wax runa u sheegtay soomali cid u soo maqan ma jirto cidna uma maqna ceela uma qodna واللهم ثبتنا ورزقنا حسن الخاتمة يارب العالمين
@KhadijaAli-jd6ut
@KhadijaAli-jd6ut Күн бұрын
GOOD JOB 🎉 JAZAKALLAHU KHAYR
@Add-handle
@Add-handle 2 күн бұрын
wallahi best somali youtuber so far, keep going brother..all 5 somalia supports you 😂
@maanka4722
@maanka4722 2 күн бұрын
Absolutely barnaamij fiican ayaa heysaah runtii
@mohamedissa5857
@mohamedissa5857 2 күн бұрын
Best youtuber of Somali
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 2 күн бұрын
Idirsle legenda Waye horay u soco
@warsamemuxumed99
@warsamemuxumed99 Күн бұрын
Aan ku saxee wll arrin fiican baad wadaa waligaa xumaanta layaab oo yeynan kaa dhamaan layaabka xumaanta...
@Galool._media.
@Galool._media. Күн бұрын
Sxb sida u hadashaye waa sidan u hadli lahaa Legend ayaa tahaye Horaye usoco
@MOHAMMED-GLX7
@MOHAMMED-GLX7 2 күн бұрын
Dirisle Runta ayaan ku jecelahay Ah iska Qosol badnade😂😂😂
@hoodo9260
@hoodo9260 2 күн бұрын
Hada sidii hore e aad ahaan jirtay baad kusoo noqotay qudhaadu mar baad is weydey 😅
@BushraMintaan
@BushraMintaan 2 күн бұрын
M.a waa wil wanagasan keep going my bro
@IstanbulIsmael-xk8vx
@IstanbulIsmael-xk8vx Күн бұрын
Allaha Mahamud iyo allow Aan is way oo nahanuuni
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 күн бұрын
Social media, wuxuu Nabaray Dayuus iyo Dayuusad Noocii Cilaajka Ahaa😂😂😂
@suleimanzain1429
@suleimanzain1429 2 күн бұрын
Masha alaah idiri ilaah ha ku dhooro sidas si ka fican ayaan ku rajenaa si fican ayaad si xigmo leh u hadlosa guul ✌️
@ZY-19-MRSOMLAND
@ZY-19-MRSOMLAND Күн бұрын
Idirislow bro saas waaye😂😂🎉😢
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 күн бұрын
Wey dhaqan xuntahay umada somaliyed halaga qabto iyada iyo wixi lamiid ah Dawlada somalia cabsi ayey sameyey gabdhaha dhaqa kaa xun baraha bulshada joogo hampalyo shaqo adag aya laga qabanaya hadeed 👏🏻👏🏻
@salahmuhumedabdiSALAHMUH-ym9ko
@salahmuhumedabdiSALAHMUH-ym9ko 2 күн бұрын
Wlh derislow sxb I subscribe you tonight due to the NASTESO that your giving the people it's a privilege to watch your video Truly the qiyama is coming May ALLAH guides as the right path Walal this role of our prophet and what the almighty need as to do ونهى على المنكر
@marwamahad4960
@marwamahad4960 6 сағат бұрын
Wa runta wakugu racsanhy qof cano no hadla unba rabnay❤
@hamdaa8627
@hamdaa8627 2 күн бұрын
Shaqo wacan baad haysa ayamahan
@Bureqamohamed
@Bureqamohamed 2 күн бұрын
HunO guuleysO idirslow 🔥❤️
@jamilanor653
@jamilanor653 Күн бұрын
Dadka xumaanta ku taageeraya, funny iyo ciyaar ayey la tahy iyaguba ma sameeyeen, ninaan ku furi doonin yuuna kuu rarin waye.
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 күн бұрын
Masha allah barnaamijkani waaa mid aad ufiican
@Fatima-dagan
@Fatima-dagan 2 күн бұрын
Dirisloow waligay comment kuuma soo qorin maanta kahor. maa sha alla waad na qaboojisay waanooyinka noo soo badi shoodhe
@aminaogas6831
@aminaogas6831 2 күн бұрын
Wa runtaa dirisle....inaa wax liskushego wey fiicantahay .
@sakariyeali-m3w
@sakariyeali-m3w 2 күн бұрын
dirisle legend
@fartunadamchannel1971
@fartunadamchannel1971 Күн бұрын
Wlhi waa sax hadalkagi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 күн бұрын
Walashay maryam Ahmadey Wan ku jeclahay Walashay Inaan is asturno waa inoo muhiim dhamaanteen, Guuleyso👸❤️💖
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 күн бұрын
Qof alle ka fogaday o gulestay lawa wlh kaliya wxa lagu xasila wa xariga alle iyo xirirka rabigena ❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 күн бұрын
Dirsiile, nin wax badan Fahan san Walahi.
@SihaamhassanCadeey
@SihaamhassanCadeey 2 күн бұрын
M.Allh Abdirzaaq waa runlow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedAbdi-q1w
@MaxamedAbdi-q1w 2 күн бұрын
Wlhi barnamish kan wa kugu tager sanahy💯🙏 so badi neh my brother runtan indhaha ka saar☑️🫡
@SamatarSaad-ys7vy
@SamatarSaad-ys7vy 2 күн бұрын
The legend keep going brother
@somalistar8261
@somalistar8261 Күн бұрын
Waa wasaq waa in la garaacaa waa runtaa idiris loow gadaa dadkii waay waa sheen
@SaadDias-s8d
@SaadDias-s8d Күн бұрын
Wad saxan thy
@Zamzam-t4j
@Zamzam-t4j 2 күн бұрын
Waan sugan insha allha 🎉
@Luqmaancabdi-bh4xh
@Luqmaancabdi-bh4xh Күн бұрын
mar walba naftayda waxan is dhaha qimayihi Aya dhaw wllhi
@dahabo148
@dahabo148 2 күн бұрын
War asc kuso gal ❤
@iissa7685
@iissa7685 2 күн бұрын
Maryan baa isqaawisayaa
@hindisac7758
@hindisac7758 Күн бұрын
Mash Allah brother ❤❤
@huseinmoha2410
@huseinmoha2410 2 күн бұрын
m.a waa barnaamij fcn waaye waani
@samojecel8841
@samojecel8841 2 күн бұрын
Aduun majoogo walahi waa yaab tiktok dawlad xidhana ma jirto illahow hawada kaasar🤔
@princcessabdi7031
@princcessabdi7031 2 күн бұрын
is astur wllo kolay aduunyadan waa laga wada tegayaaye
@شرقاوي141
@شرقاوي141 Күн бұрын
part 1 ayaan kasoo bilaabay inta kala insha Allah waa la socon doonaa
@nasiim9635
@nasiim9635 2 күн бұрын
Environment iyo wadanku wa isku mid balse waa Environment 'Asaxaabta' iyo lacagta' kuwasa ugu badan kuwa wax badala
@FarxiyaCali-z3t
@FarxiyaCali-z3t 2 күн бұрын
Dirisle maalinki candhufta nagu tuftay ma hilmaamin😅😂
@mabsuudmohamad529
@mabsuudmohamad529 2 күн бұрын
Abdirisaq dadka qaar oo aan ka mid ahay waydii su'aasha ah maba taageerta dadka caanka ah, sida dhabta ah maba taageero cidna sababtoo ah fa'ido iguma jirto marmar ayaan adiga ku dhagaystaa si aan hadalkaga wx uga faa'iido. Mahadsanid wll.
@arrehnadin89
@arrehnadin89 2 күн бұрын
Qalbiga hadashay 🥇👍🫡👏🫡👏🫡👏👏🫡
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 күн бұрын
Anigu waxan Is idhi Dadkan Waa Orphanage 😂😂
@FuadAbdi-c2x
@FuadAbdi-c2x 2 күн бұрын
Zxp dirisle runtaan kugu jecladey
@IdmanMacalin-i4k
@IdmanMacalin-i4k 18 минут бұрын
نصيحة لا تتشمتو ادعو لها بالهداية الله يسترنا جميعا يارب ‏‪
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 Күн бұрын
Mansha allah waxad tahay wax garad hadey lakin somalida marka ad wax u shegtid waxey ku le yihin wa iga masereysa war cidna kama maser sane alle ka cabso qaatumo xumo ayey ku jiran alle ha so hanuuniyo
@Zackyanimations0131
@Zackyanimations0131 2 күн бұрын
Zxp dirisle abdi wa waxa anba madaxa igu xanuuna 😢
@AssedAli-s5g
@AssedAli-s5g 2 күн бұрын
Ninka kaliya ee runta ka hadla
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Күн бұрын
❤m.allah❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@idirismohamed-ps4qw
@idirismohamed-ps4qw 23 сағат бұрын
wlhi waa runtaa dadka xumaanta waxa ku dhiiri galiya bulshada ku xidhan waana sababta aana waligay qofna follow ama subscribers u siin marka laga reebo laba qof maxamed qadar iyo sum hunter labadooduna wax xumaan ama macsiyo ah ma soo dhigaan waligayna qof follow ama subscribers siin maayo waayo xumaanta iyo dhaqan xumo kasta oouu wado ana qayb ayaan ka ahay oo waadiga like shearta iyo commenti ku amaanaya isaga oo wax xun wada
@SihaamAadaJamac3344
@SihaamAadaJamac3344 Күн бұрын
Wllo wad saxanthy dirisle balse waa wakhtigii uusheegy nabigenu scw oo waxa sodhowo ilhy hay heno sohadeeyo dhamateen 😢😢
@ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge
@ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge 2 күн бұрын
Dirislow hada canaa rawee iskadaa maa ileydee❤😢😢😢
@huthaahmet2356
@huthaahmet2356 2 күн бұрын
Caanimo mxa ku fali wllo
@ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge
@ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge 2 күн бұрын
@huthaahmet2356 abyo wan iska kaftamyaa Lee marabo can
@FarxaanCisman-v7f
@FarxaanCisman-v7f 2 күн бұрын
Is best taloyinka bixisay ..l.go. raga kisa adaG Dirisle. C.Mgg
@Ibraa.-mow-m5c
@Ibraa.-mow-m5c 2 күн бұрын
Nio wakadhabatey 😂😂
@Wahiib_Show
@Wahiib_Show 2 күн бұрын
Nio you tube weynaa maxaa ku dhacay ma xasiiskii ka joojiyeen
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 2 күн бұрын
Ana hada isweydinaye😂
@Maaliyow
@Maaliyow 2 күн бұрын
Waxan raba hal qof oo ciwan tiktok isiiya ama iifura pls iicimamada landheerayal wan idin baryaa ilahay dartiis ❤❤
@foozia426
@foozia426 2 күн бұрын
Waruntaa xumaanta latageeraya
@abdullahibashir4894
@abdullahibashir4894 2 күн бұрын
Dirisle abdi sxp inta fican soqado si ay ugu daydan kuxun xun lkn inta xun xun waxan waxay uqadanayan wax caadiya okei salama
@Kadirmuller
@Kadirmuller 2 күн бұрын
Fany boy 😅
@ubaxbaashicali
@ubaxbaashicali 2 күн бұрын
Dadka qaar ayaa qaatumad laga wareejiyaa
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- 2 күн бұрын
Jaf Dadkan nio 😅
@Dowlaaymaxmedcumar
@Dowlaaymaxmedcumar Күн бұрын
Naarta jirkas u danbeyo
@japuriAdan
@japuriAdan 2 күн бұрын
Zxb walhi run ta marka laga hadalayo waxaa tahay nin ka ka Liya oo shaxada shooshiyaal medigha fahasan ❤😅😊
@charkoyabehboy3932
@charkoyabehboy3932 2 күн бұрын
Dirislow jabuuti kormad imanaysa??
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 Күн бұрын
Xijaabka wa quruxda dumarka lakin qofka mar ku jahli yahay waxay modan qawananta qurux ay u maleyan
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse Күн бұрын
Dirisle runta waye gabadha waxa ka xun kan waresanayo aqlaaqdi aa ka yaraatay ilahey xaqa ha tuso
@hamzeaadan
@hamzeaadan 2 күн бұрын
Maryan ahmedey inta nin ee la dhashay waad ogtihiin baan filyaa walalahood waxay ka celin wayeen anagu waxba kama badali karno
@maxamedjamal4151
@maxamedjamal4151 2 күн бұрын
Best youtuber of Somali Legenda ❤
@ShuaypS
@ShuaypS 2 күн бұрын
Nio reply sogal an niyda dhiste😅😅😅😅
@xamdamahamedaadan
@xamdamahamedaadan 2 күн бұрын
Adunba waxa nookenee ma arkBa mana taagero
@zamzamhassanfarah1508
@zamzamhassanfarah1508 2 күн бұрын
Waa runta wlhi
@safiyodaar
@safiyodaar 2 күн бұрын
dirisale youtub kaga maha ku dhacay
@somalistar8261
@somalistar8261 Күн бұрын
Waa in lagaraacaa waa bastarad
@LiibanAli-g7b
@LiibanAli-g7b 2 күн бұрын
8:46 nio dadka wanaaga jecelba way yar yihiin Anigu muddo laba biloodbaan tiktokta waano io wacdiba la joogay imikana markay cidiba I daawan weyday farahaan ka qaaday
@Xikmaawi-n1h
@Xikmaawi-n1h 2 күн бұрын
SARGAAL PIN IGU SHARF
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 2 күн бұрын
Best KZbinr in the year 2025🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman Күн бұрын
Waxaa okle waxaa ladhahaa isgaditaan
@JimcaaleNuur-r9e
@JimcaaleNuur-r9e 2 күн бұрын
Hada maxaad noo sheegtay
@maslah345
@maslah345 2 күн бұрын
Somalida badigeeda baraha bulshada si qaldan oo foolxun ayey uqateen xargaha ayey goosteen
@lailayshappy6718
@lailayshappy6718 Күн бұрын
Adiigu ma khamiis xiirto maxaa ka galey gbdhaa
@iissa7685
@iissa7685 2 күн бұрын
Agree
@xamdamahamedaadan
@xamdamahamedaadan 2 күн бұрын
Adunba waxa nookenee ma ark Ba mana taagero
@Ulasilamaz
@Ulasilamaz 2 күн бұрын
Part 3 😊😂
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Күн бұрын
Warunta walahi arinkan somali wa walatay can nimada iyo xumanta eyey wax kale ka amint
@amalabr3427
@amalabr3427 Күн бұрын
❤❤❤❤
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 күн бұрын
Barnamijkan wa Top 10 noso badi Nairobi Qofkii taga maxa sidan u badal ma mandooriyaha aya ku badan 😂😂😂
@hamzeaadan
@hamzeaadan 2 күн бұрын
Wax aan fahmi wayay sobota view laanta kugu wacan dirslow wax badal halkaa uun hanoo soo fadhinine 24hour 10k ilaa 15 yaab
@AbdifitahAxmed
@AbdifitahAxmed 2 күн бұрын
Balaayo maxaa la yidhi aflaqabtay leedahaye dabo la qabto ma leh Markaas sxp intaad wax ka badali kartid media"aha somalida ka hadal
DADKA NOLOSHA SOCIAL MEDIA BADASHAY😳 /lUUZINA PART 3
11:44
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 14 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 12 МЛН
[BEFORE vs AFTER] Incredibox Sprunki - Freaky Song
00:15
Horror Skunx 2
Рет қаралды 20 МЛН
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 671 М.
ARINTA AJ FAMILY((xaqiiqooyin  ka qarsan ka ogow kaalay
19:49
Imraan abdirashiid
Рет қаралды 3,8 М.
DADKA NOLOSHA SOCIAL MEDIA BADASHAY UUNSI IYO NINKEEDA😳 / PART 4
11:04
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 9 М.
Jeelka Sednaya | Sheekadda Jeelkii ugu halista badnaa Syria!
11:41
Waaberi Media
Рет қаралды 130 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 12 МЛН