Diyaarad Sucudigu leeyahay oo arin argagax leh kula kulantay garoon kuyaal Pakistan Xuuti oo adegtay

  Рет қаралды 55,093

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

Diyaarad Sucuudigu leeyahay oo arin argagax leh kula kulantay garoon kuyaala Pakistan,# Israil iyo Turkiga oo hadalo adag hawada isu mariyay,# Xuutiyiinta oo si layaqaan ujimceystay.

Пікірлер: 308
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 25 күн бұрын
Ma isræl baa dad ku caayeyso kufsi Iyo dil 😂😂😂😂 raga iyagaa kufsado isræl dilo caruurta Iyo dumarka falastin waana tuugo koia ah Falastin guul inshaa Allah 🇵🇸🥰🇵🇸
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 25 күн бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Abdulkadir NADAARA Iyo Bahda Nadaara Show, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah, Ee Maalinlaha Ah, , Aad U Xiiso Badan, Mahadsanid Guuleyso Sami Inshaallah
@citybern1493
@citybern1493 25 күн бұрын
Yahuuda inlo jawaabo wa wajib niman shantaada ka celin sharci kaama celiyo Ardogan horey u soco mahadsanid Mr Nadaara kheyra ku rajeeyay
@user-jr8qo7lt5l
@user-jr8qo7lt5l 25 күн бұрын
Madadsanid ardugaan garab buu wayay waa nin shaqsiyad fiican Yahuudu mayaqaanaan hadal runah
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 25 күн бұрын
Ilaahay baa badbaadiiyay dadkaas diyaarada saarnaa
@yussufmuhamed713
@yussufmuhamed713 25 күн бұрын
Yahuuda jabtay oo masiibo Allah hakuridho ya rabi guulle palastine
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 25 күн бұрын
ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH MASHAALLAH GUUL
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 25 күн бұрын
Yuhuud wax akhlaaq ah malahan urdugana alle ha guuleeyo dhibta alle SWT haka dulqaado walalaheen
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 25 күн бұрын
❤A❤S❤A❤D❤ ordugaan a Allaha guuleeyo
@calinurcsalam6072
@calinurcsalam6072 25 күн бұрын
Ilaahey ha guuleeyo Falastiin iyo inta Taageerto
@AbdulNaleie-kc2qe
@AbdulNaleie-kc2qe 25 күн бұрын
Falastiin Allaha guuleeyo. Erdogan iyo inta muslimiin ah oo dhan Rabbi ha barakeeyo.
@umuamiiroumuamiiro
@umuamiiroumuamiiro 25 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته nadaara thanks inbadan guul flstiin insha الا ان نصر الله قريب
@shukriali6708
@shukriali6708 25 күн бұрын
Maasha allaah ducada safar ayaa la aqriyaa
@Geele_jire
@Geele_jire 25 күн бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin
@mohamedtaakow3455
@mohamedtaakow3455 25 күн бұрын
Xamaas guul
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 25 күн бұрын
Dowlada Soomaaliyeed Alle ha Guuleyo , Aamiin
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 25 күн бұрын
Gaza🇵🇸 way guulaysaty wayna xoroobaysaa✅️ maalin un inshallh 🔻
@Mustafa-tk2em
@Mustafa-tk2em 25 күн бұрын
Dhariga karka waxa a ka keenay ku leeka Turing guul
@islaanka1198
@islaanka1198 25 күн бұрын
Free Palestin 💪🏻 🇵🇸
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 25 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan
@aniwaaye484
@aniwaaye484 25 күн бұрын
Ilahey ha xiifdiyo ardugan Amin 🙏
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 25 күн бұрын
Allah badbaadiyo xujeyda aamiin ordugaan yahuud ha khuye xaaraanta illahow baabi yahuud aamiin
@user-gw9jy1gl2q
@user-gw9jy1gl2q 25 күн бұрын
Free Palestine free Palestine free Palestine peace freedom and victory for Palestinian people InshaAllah.
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 25 күн бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 25 күн бұрын
❤❤Adaa mudan brother
@SafiaMohamed-pg7rs
@SafiaMohamed-pg7rs 25 күн бұрын
Hiil walaal xuti guleeso falastiin guuleeso Allah subxaana watcaala idin baryay yaa waduud yaa wahaab yaa caziiz yaa kariim❤
@HanadAadan143
@HanadAadan143 25 күн бұрын
asc iaahahay ha baaba ka dhig yahuud aaaaammmmiiiinnnn
@AbdiAli-dn9ve
@AbdiAli-dn9ve 25 күн бұрын
Ur presentation is excellent keep on giving us the right information
@user-vx9wy1ww2y
@user-vx9wy1ww2y 25 күн бұрын
Allahuma Ammin ya Rabi gul Falastin inshaallah
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 25 күн бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 25 күн бұрын
YAMEENTU WAA RAG FICIIL LEE MASHAALLAH ALLAHA GUULEYO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@hamdiabdimohamed6715
@hamdiabdimohamed6715 25 күн бұрын
Ordugan waa geesi garab waayay Allaha xifdiyo Xujaydana mahadaas Allay u sugnaatay waa dad soo duceystay
@IbrahimDiini-vj5mu
@IbrahimDiini-vj5mu 25 күн бұрын
Asc walal waad ku mahad santahay sida aad nooga haqabtirto Akhbaaradka caalamka Arinta reer palestine Allah ha xifdiyo culayska Allah haka qaado AAMIIN
@sahromudey6415
@sahromudey6415 25 күн бұрын
Wcs inta ay u hiilinayaan rergaza falastiin allaha u hiiliyo dhulka iyo cirku ini qaadiwaa runtaa gubtay waa siduu jecelyahay ayuu ku hadlay gaalka gumeystahaa ayagaa dadka xasuuqa oo laaya maatida ayagaa dadka kuftada wacalka maxey xamaas ciidankeeda ku falayaan gaalo kufsigeeda waa muslimiin mana u banaana kufsi gaalo iyo mid muslimiinta qaraaraa kakeenay warka uu ku hadlayo wasiir ku sheega israaiil madax weyne ordigaan waa ku mahadsan yahay inuu af ku difaaco rerfalastiin gaal qaraaray warkiis laguma jiro ilaahaa badbaadiyey dadkaas alxadulilaah rerfalastiin gaza allaha allaha badbaadiyo guuleeyo aamiin
@ahmedaboukar5873
@ahmedaboukar5873 24 күн бұрын
Allaha guuleyo falastiin iyo muslimiinta dhaman amiin.
@mahadoabdichannel7747
@mahadoabdichannel7747 25 күн бұрын
I like to listen to your news, also I love the way you are explaining it, you are very talented and professional man, may God bless your voice Aaiiman ❤️❤️👑👑👑🙏🙏
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 25 күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan❤❤❤❤❤
@QassimMAbdi
@QassimMAbdi 25 күн бұрын
Nin daad qaaday, xumbo cuskay.
@user-pr9wi1ll1q
@user-pr9wi1ll1q 25 күн бұрын
Nadaara thanks my ❤ bro"
@ClrisaaqMaxamud
@ClrisaaqMaxamud 25 күн бұрын
Israiilweybabaee
@aniwaaye484
@aniwaaye484 25 күн бұрын
Free Palestine 🇵🇸 from soomaliya 🇸🇴🇸🇴
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 25 күн бұрын
Mahadsanid nadara ❤❤❤❤
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 25 күн бұрын
Xuutigu waa walllo ficle iyo hiilo leh allaah ha illaaliyo ❤❤❤❤❤❤ waad majadsantay wariye nadaaro ❤❤❤❤❤
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 25 күн бұрын
Odayaashu Thank you ayay awoodaan.
@aden3425
@aden3425 24 күн бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar falastine guul inshaallah
@cabdiqaadircusmaan6658
@cabdiqaadircusmaan6658 25 күн бұрын
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
@husseinibrahim5438
@husseinibrahim5438 25 күн бұрын
Thanks for the update brother Nadaara .
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 22 күн бұрын
Allow ugar gaar walalaheena Reer Falastiin Yaa Rabi
@ahmedkhalif7944
@ahmedkhalif7944 25 күн бұрын
Yahuuda wazirkeeda argagaxisada dibada isagaa iska hadlaya wuxuuna moodayaa inuu inuu ardugan jawaab siinayo balse alle ayaa ka hadliyey xumaan kasta yuhuud ayaa kasii xun waana cadahay iney ogaayeen nato waxa uu sheegayo ordugan balse dan ayeysan ka laheyn ilaahey ha garab istaago falastiin iyo cid walba oo xuquuqdooda u dagaalameysa insha Allah
@nimoabdi71
@nimoabdi71 25 күн бұрын
Ma shaa Allah Very professional
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 25 күн бұрын
Illahey ba badbadiyey xujeeydii inki lasocotay diyaradaa allaahu akbar falastiina rbi haguleyo cdowguna rbi jebi
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 25 күн бұрын
Falastiin allaha guuleeyo please yaa allah
@SharifaFarah-d5w
@SharifaFarah-d5w 25 күн бұрын
MashaaAllah hadalka ordigan waa waxweyn Allah habarakeyo
@hennabyamaar9416
@hennabyamaar9416 25 күн бұрын
Free Palestine allaha
@halimaahmed3285
@halimaahmed3285 25 күн бұрын
Jasakallaah kheyr nadara❤❤
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 25 күн бұрын
Allow guuuul dhaman muslimiinta yaa rabbi
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 25 күн бұрын
Waa summer dhulkaa kululaa baa laga yaabaa
@musaibrahim1547
@musaibrahim1547 25 күн бұрын
A Illahow guul sii
@adnanmohamed3189
@adnanmohamed3189 25 күн бұрын
Falstii guul inshallah
@Baashi96
@Baashi96 25 күн бұрын
NADAARA THANKS FOR ALL ❤
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 25 күн бұрын
Guuleeysta❤ Falastiin ❤
@rodaali169
@rodaali169 25 күн бұрын
ASC NADARA SHOW muslinka fakastiin alhaa quweyo 🤲💪
@omarabdi2899
@omarabdi2899 25 күн бұрын
Long Live Turkey thank you for standing up for the Palestinian people Long Live Erdogan, inshaAllah Yahuudan Allaha kurido argagax iyo jahawareer dhulka Allaha Lagooye inshaAllah ameen ✌️✌️✌️✌️❤️❤️🇵🇸🇵🇸
@user-tv2ti4pw9m
@user-tv2ti4pw9m 25 күн бұрын
Allah ha ugargaaro falastiin cadawga allah jebiyo
@AliDeeq54
@AliDeeq54 25 күн бұрын
Asc Nadaara waadmahadsantahay Barnaamijka sadaxaad Baryahaan waanagudaahisaa waankuraaxeeystaa Israel markii Nagta laga galiyo. Wararkaga wa kan ugh xiisaha Badan
@sacidomu2794
@sacidomu2794 25 күн бұрын
Falastiin guul ordugaan geesiga islaamka
@user-hu7wm1sv5m
@user-hu7wm1sv5m 24 күн бұрын
Allow guule reer Falastiin oo dhan cadawga isbaheystay hoog iyo halaag aan Alle uga baryay
@user-sn3xi5ht1o
@user-sn3xi5ht1o 25 күн бұрын
ascwrwb warku hiiilo wuu gala dowlado galaa ba rabi kahdlsiyey shirki neeto ordagan wa mahdsanyahay walalhiiis uu garba tagan yahay af iyo adin wa dhaaama kuwa kle madax isku shhega musliminta thank you wll nadara war sugan oo lahubo bad noso gudbisa
@jawahirmohamed924
@jawahirmohamed924 25 күн бұрын
I LOVE ORDUGAN ILAABNEY HAYE XAFIDO
@maryammohammed229
@maryammohammed229 25 күн бұрын
Masha.alah. xuuti.guul.wacan❤❤❤😂😂😂🎉
@DrGaadaa
@DrGaadaa 25 күн бұрын
❤wcs❤xuuti. H qadeeyen❤
@YoussourAbdi-iw5ie
@YoussourAbdi-iw5ie 25 күн бұрын
اللهم.انصر.المسليمن.في.كل.مكان.خاصة.الفلستين.الله.اكبرة
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 25 күн бұрын
Thanks bro ❤ adiga
@ifrahege8954
@ifrahege8954 25 күн бұрын
Falastiin allah ha guuleeyo
@user-bu3jd1zh6y
@user-bu3jd1zh6y 25 күн бұрын
Maasha Allah war Farxadle
@CabudulaahiAxmed
@CabudulaahiAxmed 25 күн бұрын
C nadaaroow qosolkuba hiiloowgalaa maxaa ka qeeylasiiyay yuhuud yuhuudku Dhalai r dayib erdugaan alaha guuleeyo wanleeyahay nooloow cadawgaadun captain ka hoos alahageliyofalastiina guul iyo gobanimo mahadsanid c c nadaara walaal
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 25 күн бұрын
Guul falastiin insha allah
@khadra27day12
@khadra27day12 25 күн бұрын
Waad mahadsan tahay ustaad
@AYUUBMAHAMED-o7i
@AYUUBMAHAMED-o7i 25 күн бұрын
Nadaa show soo badi pro❤
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 25 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@Kaaliid-y8j
@Kaaliid-y8j 25 күн бұрын
Yuhuud waa ku daysay inshalh
@ahmedbarre1227
@ahmedbarre1227 25 күн бұрын
ALLAH SWC hawhiliyo muminiinta dhabta ah munaafaqa iyo gaalka ALLAH haqabto
@Haaruunmacruuf2025
@Haaruunmacruuf2025 24 күн бұрын
Ordogan waa hogaamiyaha kaliya ee muslimka ah ee dhaama carab oo dhan carabta sida ay u badanyihiin wax qabad la'aantooda ilaah ha u gargaaro ordogan iyo dowladiisaba ❤
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 24 күн бұрын
Allha mar hadey nabad qabaan xujeedo
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 25 күн бұрын
ASC. FREE Palestine. 🇵🇸 yaa. Allaah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 25 күн бұрын
Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 24 күн бұрын
@@husenabdimohamed8943 💕💕💕🇵🇸
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 25 күн бұрын
❤❤ Wcs duhur wanaagsan❤❤ #Sabaax
@AlinuurNuur143
@AlinuurNuur143 25 күн бұрын
Sax waye sir
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 25 күн бұрын
asc kahadlida meelahaaso kale wamuhiim adigo 100 kantal kutuuray kaliga yahuud ayuu udhigmaa
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 25 күн бұрын
Warka keen
@sayedadee3098
@sayedadee3098 25 күн бұрын
ماشاء الله❤
@issayusuf8977
@issayusuf8977 25 күн бұрын
MaShaaAlaah
@ArdoMaxamed-q2b
@ArdoMaxamed-q2b 25 күн бұрын
Muslimiintaa alaha badbaadiyo
@user-xj1ql1sd7k
@user-xj1ql1sd7k 25 күн бұрын
Alla naclatullahi calal yahuud allow ciribtir yuhudan kibirtay
@user-lm8dh3ww2u
@user-lm8dh3ww2u 25 күн бұрын
Woow
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 25 күн бұрын
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@engilyas44
@engilyas44 25 күн бұрын
❤Nadarow ❤❤❤ Afku wuxu la xoogyahay Magliiga xawuda kajara Erdogan allow guuleh Amin❤❤❤
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 25 күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha guuleeyo hana badbaadiyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin
@ibrahimsheikh8898
@ibrahimsheikh8898 25 күн бұрын
Nadaara guuleeyso
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 25 күн бұрын
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 25 күн бұрын
Allow guusha sii falastiin
فوق السلطة 399 - منجّم مصري يحدد تاريخ نهاية الحرب
29:09
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 626 М.
Olusola Oyewole discusses the benefits of Knowledge diplomacy
1:36
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
Wilton Park
Рет қаралды 4,5 М.
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 90 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,5 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН