Diyaarada Dunida ugu Khatarsan & Gantaalaha ay Xambaarsantahay | Xulashada Dunida

  Рет қаралды 188,189

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Diyaaradda adduunka ugu qaalisan waa Mig 31
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
Wll inkastoo mig 31 ay ledahay awoodo khaas ah hadana wa mid yar duug ah oo laga cusub yahay
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Жыл бұрын
Waa F35 Waana 120M halkii Xabo
@faybul6456
@faybul6456 Ай бұрын
@@hasansudi9404 diyarad qaali ahashaheda waxyabo badan aya sameya sida sparepartskeda sa wax ushegedid umafududa in ladhaho diyaradas aya uguqaalisan.
@MaxamedIbraahim-o2x
@MaxamedIbraahim-o2x Ай бұрын
Pppp P P ​@@suhaybxasan7725
@DonKijandhe
@DonKijandhe Жыл бұрын
Ninka warkan akhriyaya waa nin leh aqoon xagga saxaaafada ah magaciisa isoo qora
@Ishmaeltihhsidi
@Ishmaeltihhsidi Жыл бұрын
Lakiin waxan layaaba wariyahan codkiisa sidan fasiix uyahy badana wararka kanaalada horfadhi malo dhiibo oo waxa wararka aqriyo mid codkiisa isku dhex yaacsaynyahy
@bislexusen
@bislexusen 2 ай бұрын
0
@gellegaab8735
@gellegaab8735 Жыл бұрын
Wxd arki doontaa inuu ugu horeeyo diyaaraha mareykan ruushka iyo shiinaha markaa ayaan aki doonaa
@ruushjangow498
@ruushjangow498 Жыл бұрын
Sax waayo waa faan iyo bunbunin warbahintana ayaga ayaa maa mulo
@abdiqadirabdullemohamed2883
@abdiqadirabdullemohamed2883 Жыл бұрын
Mareykanka waa lagu heysataa tiknoolajika lkn kum jirto somalida la xifaal tami maayo
@ruushjangow498
@ruushjangow498 Жыл бұрын
Waa faan iyo bun buunin. Wayo warbahinta ayaga ayeey kacanta uku jiraa... Margey rushka iyo chinaha is galaan
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@maskaxpro6977
@maskaxpro6977 Жыл бұрын
1 waa su 75 America waa fankeedii
@faybul6456
@faybul6456 Ай бұрын
macalin su 75 waa diyarad concept ah illa hada waxana ladha su 75 checkmate ma ahan diyaead jirto
@cabdirisaq4858
@cabdirisaq4858 Жыл бұрын
Diyaaradaha dagaalka ugu casrisan waa SU 57 iyo SU35 iyo mig35
@fiidow05
@fiidow05 Жыл бұрын
Speed waa sax laakiin technology still
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
F35= Fa' Soddon iyo Shan F22= Fa' Labaatan Labaatan iyo Labo Xog = معلومات
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Жыл бұрын
Mashallah wll guulayso mahadsanid
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Жыл бұрын
Su57 iyo F22 Yaa Awood Wayn
@Abdi16
@Abdi16 Жыл бұрын
F22 saxiib
@aliraamofficial6630
@aliraamofficial6630 Жыл бұрын
Su 57 ✍🏻
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
HORUFADHI TV 🎤✔️👍 HORUFADHI MEDIA TV 🎤✔️👍 BARNAMIJKA XULASHADA DUNIDA CALAMKA 🌐🎤✔️👍
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Жыл бұрын
F.35 waxaa beentaa dhahday BT12 (beyraq daar)
@Abdi16
@Abdi16 Жыл бұрын
Haddaysan run ahayn. muxuu Turkigu u iibsanayaa f 16 badan sanadaha soo socda? waa maxay sababtu.
@RAGEGAMING-vl7zm
@RAGEGAMING-vl7zm Ай бұрын
Anagaa marka tom cruise noo qaadanee 😂😂😂😂😂
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Waa dacaayad lagu iibgaynayo iyo been, carabta iyo doqonta ayaa larabaa in dahabka iyo shidaalkaba lagaga meersado.
@fardawsamuumin4663
@fardawsamuumin4663 Жыл бұрын
aduunka manta lacg waxba ma tarto inkasto ay sameen ledahy lkn wadamada marka lo ego hubka waxgumada aya muhim ah fahan bahasha nio
@mowlodlikeseru4533
@mowlodlikeseru4533 Жыл бұрын
Zhb waa saxantahey todobaad kahor baa diyaarada f35 iska soo dhacdey waa baadhi kartaa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
@@mowlodlikeseru4533 sxb laba nin hadba kii cod dheer ayaa sarreeya isagaana lamaqli ogyahay, warbaahintuna saas ayey ushaqaysaa.
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 3 ай бұрын
Saaxib, ma ilowday su 75ta russia. J31ta shiiina iyo weliba kaanta turkiye. 3daasba waa ka horeeyaan f18hoornet iyo eurofighterta yurub iyo weliba j20ta chinaha, haba sheegin rafaalka france.
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn Жыл бұрын
Diyaaradda ugu danbeeysa ma aa Dan sheegin dalka ama dalalka shirkada iyo xitaa dowladaha istcmaala
@fardawsamuumin4663
@fardawsamuumin4663 Жыл бұрын
waxa aan Ad u jeclhy hackers ina bartto mase ma awooda
@dingdong7604
@dingdong7604 Жыл бұрын
Baro information technology qaas ahan software engineering, waayo waxaa loo yaqaane inay yihiin hackers sharciyeysan.
@guuleedmohamed7225
@guuleedmohamed7225 Жыл бұрын
Haday Radar ka iyo dhumashada noqoto F22 iyo F35 baa ugu horeeya hdii la eego dhanka xawaaraha culayska hubka iyo cir ku dagaalankaba shaki kuma jiro su35 iyo Rafael baa ugu khatarsan su 57 weli tijaaboyin kufilan laguma shamayn
@ibrahimkusowhassan4839
@ibrahimkusowhassan4839 Жыл бұрын
Mahadsanid waan jeclahy Inaan dhageeysto codkaaga
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Жыл бұрын
Ka kale ee ka hadla horufadhi muu NAGA aamuso oo uu ninkan ku wareejiyo xilka oo dhan.
@faybul6456
@faybul6456 Ай бұрын
liskani wa list qaldan diyaradaha sida saxda waxay ukalahoreyan. 1. F22 RAPTOR ,5TH GENERATION 2. SU 57 THE FELON, 5TH GENERATION 3. F35 THE LIGHTNING , 5TH GENERATION 4. J20 , 5TH GENERATION 5. SU 35 , 4++ GENERATION Diyarada f 18 superhornetka waa diyarad duqownimo daraded serviceka hada lagasaray markasa top5ka sogalisey😂😂
@abdiwahabwadani7467
@abdiwahabwadani7467 Жыл бұрын
Su57 aa 3aad kujirto
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Halisisan ✔ (Afsoomaali) خطر
@cabdulaahicabdiiidle755
@cabdulaahicabdiiidle755 Жыл бұрын
Muhiiim weeye
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 10 ай бұрын
Qof ku dula 21
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 10 ай бұрын
Xeebta buraha
@adanhaska4612
@adanhaska4612 2 ай бұрын
Su-57 baa lambar kow ka jirta kaalinta
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 10 ай бұрын
Barbarto waa
@AbduwaliMaxamuud-p5o
@AbduwaliMaxamuud-p5o Ай бұрын
Don't you the American
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 10 ай бұрын
21 qatar
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Жыл бұрын
F35 sow tan maaha maalin walbaa soo dhacda Reer galbeedla iyo jamaahirtaba warkoda iyo deeganadooda ayaa wax walba u fiican faankaas yey idin lug goyin
@luulcabdi9279
@luulcabdi9279 Жыл бұрын
Asaded
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 Жыл бұрын
wooow😂
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Жыл бұрын
WWAAR XASHII XARAW KA WARAN XALADII LAASCAANO ?WAA ABNI WEYI QOLADA INDHAH XIDHAAN EE PUTLAND IYO BUHODLE SHAQAA LAGA QABAAN GUUUUL JAMUURIYADAD BARAKEYSAN GUUUUL XASAKU WAA DARAJADIIN REER SOOMAALILAND GUUUL AWEY XASHII XAAR KII YAR ER REER LAASCANO
@xasanqoje9690
@xasanqoje9690 Жыл бұрын
U
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 3 ай бұрын
Dhibka Somalida haysta waxaa weeye inay aaminsayihiin propagandaha reer galbeedka. Runtu waxaa waaye in S.U. 57 ay tahay diyaarad dagaal ta ugu horeysa dhinac kasta. Markaa waxaa haboon in runta laga sheegto xaqaaiqa jira.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 54 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,7 МЛН
When Rosé has a fake Fun Bot music box 😁
00:23
BigSchool
Рет қаралды 6 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,1 МЛН
Fahad Yaasiin wareysigiisa maxaa ka run ah hadaladiisa
56:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 286 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 54 МЛН