DJ SUBEER IYO SULDAN OO LAGU DHAGAN YAHAY REACTION BUUQIISA WATA

  Рет қаралды 106,106

King Ck Films & Vlogs

King Ck Films & Vlogs

Күн бұрын

#kingck #djsubeer #suldaanseeraar

Пікірлер: 339
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 2 ай бұрын
Like ta ha isku iloowina thx all ❤
@sucdicabdullaahi6956
@sucdicabdullaahi6956 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@Shaam-mc
@Shaam-mc 2 ай бұрын
Adiga naga daba ge tri Angle ka dambeya
@akram2219
@akram2219 2 ай бұрын
Ck malamhaan kick maxaa ugu maqneed
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 2 ай бұрын
🤣🤣🤣Odey xaaayow You Are Amateur in GTA And I Liked The Way You Are Play Wlhi Odey Isn't Easy 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Anigawaye-x4d
@Anigawaye-x4d 2 ай бұрын
ODAY XAYOOW. TINTA MAXAAD U DABATAY ABOWE WALAAHI WAA FOLXUMO ISKA. FUR FURDABIDA SIDADI HORE AYAAD KU QURXONEYD
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 2 ай бұрын
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) 🤍
@Abshiroabe
@Abshiroabe 2 ай бұрын
Allahu akbar☝️ 😘😘😘😘😘
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 2 ай бұрын
Yaa allaah ​@@Abshiroabe
@MinhaajCabdalla123
@MinhaajCabdalla123 2 ай бұрын
Allahu akbar ❤❤
@joonman7867
@joonman7867 2 ай бұрын
Hadaa reer xamar aasal tahay like ha ila garab mariin taliiye
@Ssomalii7
@Ssomalii7 2 ай бұрын
Waynot
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 2 ай бұрын
Asc dhac waakugu siiyay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
سبحان الله العظيم واتوب اليه
@hamdohussein9853
@hamdohussein9853 2 ай бұрын
Kingck ina Adeer Allah dartii ku jeclahay ee tinta seen kadaay ❤
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
Waa astaamaha qaniisiinta kuwaan umada alaha kaqabto aaaamiiii
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Abdukadiryusuf313
@Abdukadiryusuf313 2 ай бұрын
alahuma sali cala muxamad waca aalihii mohammad ❤🎉
@Malakiiya
@Malakiiya 2 ай бұрын
Meysuniyinta ilahey hanaga qabto kusaliya rasulkena Mohamed ❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 ай бұрын
Swc subscribe isar wll
@hanadbarud9451
@hanadbarud9451 2 ай бұрын
mansha allah king ck king of somali social media the only and one ..war lagu kalsonaankaro
@Inccoonnuu1
@Inccoonnuu1 2 ай бұрын
Ck timaha sida gabdha loogu dabo iyo shhaska aad saaraneysi ee dhqan islamka lagu yaqaano mash ee alle ka cabso
@hanadbarud9451
@hanadbarud9451 2 ай бұрын
markaa ma nin batahay adigu mase naag naagaha uun baa raga shaashkooda laabta y timahooda jumashquuleee waankusidee midakale ma nigaad iijawabaysaa mase isaga ..cishood naagyahaw
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
Maxd ugu hiilini raga qurbaha lagu qaniiso ogaalada raacay saan u ekaada calamad qowmuluud uf​@@hanadbarud9451
@Abdisalam-e6b
@Abdisalam-e6b 2 ай бұрын
Adiga Logada dhabarkaaga saaran soo macnee
@jacelowcabdi5777
@jacelowcabdi5777 2 ай бұрын
C k ninween waan ku salaamay taliye
@maxamedcqaadirciise5140
@maxamedcqaadirciise5140 2 ай бұрын
Ck sxp Dadka Caanka lee maa Replay u gashaaa talio Replay isoo gal
@Abshiroabe
@Abshiroabe 2 ай бұрын
Maxan isku shegyna hee☺️
@AhmedMajidho
@AhmedMajidho 2 ай бұрын
OK waayahay
@AhmedMajidho
@AhmedMajidho 2 ай бұрын
​@Abshiroabe boqorad
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 2 ай бұрын
The goat 🐐 of social media. ❤
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Acuudu bilaahi minashaydaani rajiim xasbiyalaah wanicmul wakiil ilaahoow muslinimo na gu dil oo nagu nooleey ALAAHU AKBAR
@amranosman1102
@amranosman1102 2 ай бұрын
Amiiin amiiin
@AhmetCesco
@AhmetCesco 2 ай бұрын
First comment the legend king ck keep going
@nadiifoguutaale
@nadiifoguutaale 2 ай бұрын
Qofkii ugu horeyy o vediowgaan arky ani waa😂😂😂😂😂
@Axmedak8
@Axmedak8 2 ай бұрын
Beenta waye😂
@MohamedAmiinNoor
@MohamedAmiinNoor 2 ай бұрын
Welcome back again legend King 🤴 ❤😊
@fatehmacqul
@fatehmacqul 2 ай бұрын
Oday xaayow waan ku salamayy
@haniqanichannel7027
@haniqanichannel7027 2 ай бұрын
Igu soo biir adoo mahadsan ❤
@deeqbashir186
@deeqbashir186 2 ай бұрын
Indhaha suldaan seeraar see weeye ❤
@hodanxasan9711
@hodanxasan9711 2 ай бұрын
Kkkk😂😂😂 asagaa eega gadaashiisa danbe sawirka ka kadanbeey iyo calaamadah eega
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
Exactly!!! That’s waxaan hadà u’qorey!
@NuuraYuusuf-pc9ds
@NuuraYuusuf-pc9ds 2 ай бұрын
Wllhi wad I hadashay hada so qori raway
@AbdiazizJr
@AbdiazizJr 2 ай бұрын
Inta nabika jecel❤ one love
@AbdishakurCade
@AbdishakurCade 2 ай бұрын
Ck like iisaar first comment
@AbdirahmanAli-zu2ud
@AbdirahmanAli-zu2ud 2 ай бұрын
King ck runta ugu imow maalintay qaraartahay ninka kali aan war kiisa dhagaysto noolow zxb ❤❤
@khadraqlbi2712
@khadraqlbi2712 2 ай бұрын
Boodhka dabadiisa yalo bal eeg maxa ku yalo astamihiiba isagey ka muqdan
@BalqiisAbdiMohamed
@BalqiisAbdiMohamed 2 ай бұрын
The first one ❤
@WaxkastooRabo
@WaxkastooRabo 2 ай бұрын
Waleys haya 😅😂
@ABDIRIZAKHUSSEINKILAS
@ABDIRIZAKHUSSEINKILAS 2 ай бұрын
Madixi Ck firiya 📐 aan Arkaa🥺🥺🥺
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
Yeah right Waan qabaney 🧐
@SurajMahamett-fu6pl
@SurajMahamett-fu6pl 2 ай бұрын
Gadashada three angal ku sawiran wllky ckyowwwww😮
@Axmedak8
@Axmedak8 2 ай бұрын
THE ONE AN ONLY KING CK 🤴 KEEP GOING 💯🇸🇴💯
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 2 ай бұрын
Adiga sawirka kaa danbey cabsi cabsi ah wll ck iska daji walahay markan ki fiirsanayo sawirkaas
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
👍🏽🫣isuma jeedo 🙄 isaga ka’koow ah.
@abdullmoha457
@abdullmoha457 2 ай бұрын
wll timahaan sidaa aa yeelaysid iska daa ilahay kacabso
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 2 ай бұрын
Ck 😂waad iga qosol siisay
@faaysalluq7413
@faaysalluq7413 2 ай бұрын
CK waa ka shakiyey. Haduu shaydan gurigisa hargeysa ugu sameyey CK waan ka shakisanahay 🫷🏿
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 2 ай бұрын
Asc walaal Adiga gadaasha meeqa three angel ayaa ka muuqda ma ku jirtaa oo waad is qarineysaa ????
@IkraanMohammed-iv8st
@IkraanMohammed-iv8st 2 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@UbaxCilmi-ku4pw
@UbaxCilmi-ku4pw 2 ай бұрын
Waxaan ku noolahay Austria, waxaan jeclaan lahaa inaan ku arko😢
@ilyasabdullahisheikh5941
@ilyasabdullahisheikh5941 2 ай бұрын
Lkn bro waxaad ogaataa in sheydaan leysku dhiibo waa gaalnimo cad
@AhmedkhaliifDhalac
@AhmedkhaliifDhalac 2 ай бұрын
Adiga xitaa fiiri sawirka gadall kaaga sawiran balfiiri calamadii ayaa gadaalka muuqata 🔽
@SamiraAdemDuale
@SamiraAdemDuale 2 ай бұрын
Wx garad
@AnisaMoha-c1k
@AnisaMoha-c1k 2 ай бұрын
CK Wllo wan ku taageraa plz tinta aad dabanyso iska dhaaf😢❤
@aptizhakur_73
@aptizhakur_73 2 ай бұрын
Ck real ma ahn waa robot 😂😂
@cqadirariyan4825
@cqadirariyan4825 2 ай бұрын
Ck sxpo backgron kaaga waxa ku sawiran three angol miyaa mise anaa u maleeyo
@Qosolmarwaliba
@Qosolmarwaliba 2 ай бұрын
Maasooniyada ama sadex xagalka dad badan oo isqarinaya ayaa soo bixi doona waliba aadan ka filaneyn VAR.kan hadu sii socdo😂
@moharooble3144
@moharooble3144 2 ай бұрын
Doqonba tahy maskintan xa lagu fala 😂😊
@BAASHAALBAASHAAL-bq4jm
@BAASHAALBAASHAAL-bq4jm 2 ай бұрын
8:23 Now playing SULDAN SERAR IYO CALAAMADI MASOONIYADA UU SAMEEYAY King Ck Films & Vlogs
@ramseaidarus1841
@ramseaidarus1841 2 ай бұрын
Wan dawakhnay Khayr Alle ha ka dhigo
@YaxyeMucaarad
@YaxyeMucaarad 2 ай бұрын
Ck adi xitaa backgrounds kashikiyay😂
@maxamadxasan8529
@maxamadxasan8529 2 ай бұрын
Three angle aragnaaa powe
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
Exactly!!!
@Armaan__malik
@Armaan__malik 2 ай бұрын
First 🥇🏆
@EkraManka
@EkraManka 26 күн бұрын
Gadasha waxa saran calamada🔺️
@alinuur9541
@alinuur9541 2 ай бұрын
Adiga waxaan kaa danbeeya ISKA qaad background fiican maahan
@abdallaali1746
@abdallaali1746 2 ай бұрын
AdigA xitaa shaki Ayaa ku soo galay. Darbiga. Gashaada waxa ku sawiran fiir 😂😂😂😂
@mohamedmahat6362
@mohamedmahat6362 2 ай бұрын
Tiinta ayuu galanteey 😢 raheem sterling
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ай бұрын
Sxbow Ma gabar baad tahay
@IsmailHussein605
@IsmailHussein605 2 ай бұрын
Ck you're background waxa ka muuqda calamdii illuminated adiga laftaada is hubso bal😮😂
@waaweree5
@waaweree5 2 ай бұрын
Firt one🎉
@Zayn_abdi
@Zayn_abdi 2 ай бұрын
#CK_yow adgaaba swirka kaa dambeyo calaamada triangle leh
@Jante88
@Jante88 2 ай бұрын
King ck waa ku salaamay walal
@AbdirahmanAli-zu2ud
@AbdirahmanAli-zu2ud 2 ай бұрын
Reer comments NO. DENBI BAADHAYAAL MASKURAACNAY❤
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
😂🤣😂 absolutely!!! Ck var aan kusoo qabaney gadaashiisa. 🤷🏽‍♀️🙄
@idilazhari5513
@idilazhari5513 2 ай бұрын
Adiga xita treangel ki gadashada ku dhagdanyahy 😂
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
Isuma’jeedo dadka kale ayuu ku foogan yahey. 🤷🏽‍♀️
@ahmedfarah1623
@ahmedfarah1623 2 ай бұрын
Abti waa kuu hambalyaynaa sida aad dhaqankaaga iyo diintaada iyo dhalashadaada ugu dhagan tahay Maasha 3
@ahmedfarah1623
@ahmedfarah1623 2 ай бұрын
Maasha alaah
@MohamedAbdullahiShire-w2z
@MohamedAbdullahiShire-w2z 2 ай бұрын
Ck Sxip adiga laftarkaga ayey Calamada Tringle ka ah Backgroundkaga ka muuwata
@Yahye.xiish1213
@Yahye.xiish1213 2 ай бұрын
CK bagaround kada lee ka shakiyy ani 😂😂😂
@Ahmedlajoya10
@Ahmedlajoya10 2 ай бұрын
Ii camiara mia macnha saaameyn aa yeeshee😂😂ck
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
🫣🫣🫣 waaba iyadiyoo cad aan la’soo barxin 🤷🏽‍♀️
@MohameddeqMohamedNorMohamed
@MohameddeqMohamedNorMohamed 2 ай бұрын
Gadaashaada triangle 📐
@Fad_galbeed-ow1ck
@Fad_galbeed-ow1ck 2 ай бұрын
Sbbtu camera da u fiiri la yahay maxaa waayo toos uma eegayo wajiga mu siin karo
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 2 ай бұрын
Sxb adiga Var ayaa Ku heysa Background kaaga marada ama sticker miyaa ma aqaane geedaheeda Fiiriya. Sxb waxaas waa Fake dhanka Somalida waa ay jiraan dad ku jira lkn hadaadan cadeyn heyna allah Ka baqa. Mudul Somaliga madaxiisu waa 3 angle annagaana ku dhalanayee ma waxaan nahay Eliminate so gaaleysiinta Somaaliyey iska ilaaliya. Cadeyn dhab ahna aan la imaanno.
@hanamuhumed8512
@hanamuhumed8512 2 ай бұрын
#ck adiga waxa background ku ah noo sharax 😂 waa la kala shakiyay
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 ай бұрын
background ck xitaa var
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
🫣🫣🫣 right!!!
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le 2 ай бұрын
Baryahan TikTok cabsi buu noqday somalidii xta shayadintii bay ka yabisay😂😂😂
@ahmeddeeqofficial6079
@ahmeddeeqofficial6079 2 ай бұрын
Ck adiga wll loga aad hada kadashada taala waa triangle oo waliba circle ku dhex jirta means maaha inad aaminsantahay qolyahan
@cabdiraxmaanaxmed1573
@cabdiraxmaanaxmed1573 2 ай бұрын
SAWIRKA KA DANBEEYA U FIIRSO
@akram2219
@akram2219 2 ай бұрын
Malmahan xagee ku maqneed 🙏
@iftinxussien6347
@iftinxussien6347 2 ай бұрын
....Ck...timaba saad u dabatay, QOF SOMALYAku soo weynaad ...manuuc beykatahay....qof wax og wax looma sheego...waa laxasuusiyaa.
@IsmailIdil-g9e
@IsmailIdil-g9e 2 ай бұрын
Ck brother runta han guushey kee tinta tidaca kaa fuur pls 🇩🇯
@Amal_films7557
@Amal_films7557 2 ай бұрын
Ck wax lee noo sheeg morug aa na heezo omaar war lagama haayo😢
@SamiraAdemDuale
@SamiraAdemDuale 2 ай бұрын
Adipa Background gaaag sadex xagal ayuu leyhy zbbneh
@cqaadirYare-q6u
@cqaadirYare-q6u 2 ай бұрын
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم 🎉
@DrmuhyadinAbdilahi89
@DrmuhyadinAbdilahi89 2 ай бұрын
CK you are updated
@mohamedxaaji8609
@mohamedxaaji8609 2 ай бұрын
Inta tik Tok delate iska dhahday walahi waa ka nastay alhamdu lilaah
@mohamedimanmohamed
@mohamedimanmohamed 2 ай бұрын
Bal logada kaa dambaysa si fiican u eeg mr CK mise waa idhahayga
@channelkeenamaanta4673
@channelkeenamaanta4673 2 ай бұрын
Dr xaayo sawiirka gadal ku dhagan Maxa waye
@captainmastana1691
@captainmastana1691 2 ай бұрын
King ck
@MHMN671
@MHMN671 2 ай бұрын
Anaa tukado 7 Jir ayaa Ku raacay wlhi dhoof lacag wax barasho guri ayaa 27 Jir yurub Ku yeeshay wax walbo oo niyadeeda Ku so dhacdo waan Ka dhameeya anoo baqeyn cid igu caawiso ma jirto ee waa niyad oo aan Ku amine in aan fircoon fikirki la noolaado oo waxa aan rabo in ay I heeso qoraxda ama hasha il wax disho wax noleeso wax bixiso beeraha quudiso roobka keento oo Ka soo saarto bada iyo wawiyaha🌅☀️☀️🔺👁️ shirkad diyaarad ban U ahay maamulaha guud EE Dal weenaha germalka
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 2 ай бұрын
Subxana Allah
@najmanajma7684
@najmanajma7684 2 ай бұрын
Ck❤
@fatmafayrus02
@fatmafayrus02 2 ай бұрын
Waa runteed 275 waa Angel number kisa
@sabahahmed2523
@sabahahmed2523 2 ай бұрын
Maxaa kaa dambeeya adiga😮😮😮 ck
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 ай бұрын
🫣🫣🫣
@radwanmedabdi-zv2ss
@radwanmedabdi-zv2ss 2 ай бұрын
😮
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 2 ай бұрын
Asc abtii firii sidii dumakii ayad timihiiiiiii sooooo dabatay ee yaad marka khalad ku edan ka rta 😢😢😢😢 mad timaha u dabatay ado illaahay niin ragga o dhamastiran illaahay ka dhigay abtiiiii wa wax karahiya o khataar ay say iltahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 2 ай бұрын
SIDII HABLAHA YAR YAR AYAAD U DABANAYSAA INAAD DAD MUSLIM AH WX U SHEEGTO MAAHA ADUU INTAANAD DADKA KALE WX KA SHEEGIN IS EEG DHAADHANYOW
@MucaadAbdulhakiim
@MucaadAbdulhakiim 2 ай бұрын
Bangaroowka ilafiiriya😂😂
@scadeeymoha8188
@scadeeymoha8188 2 ай бұрын
Ck galaan dhoocileedkan naga cun nooh😂
@hawaqali-b1p
@hawaqali-b1p 2 ай бұрын
adguo maxad dantah wll bal isferi wad tidcantahye sedi dumarka nasib daro
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Zubeyr Horey ayuu afkiisa uga Qortay. War arrimaha Shayaadiinta iyo wixii la socdaba Lacnad korkooda ha ahaato!
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 ай бұрын
Wllo subscribe isar
@AbdirahmanFahad-vn1yo
@AbdirahmanFahad-vn1yo 2 ай бұрын
Odaxayo walaka shakeyay sxb 😂😂😂
@IlyaascaliYaash
@IlyaascaliYaash 2 ай бұрын
Adiga ka ck ahan dinte ku oholatay inad madaxa dawato
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 2 ай бұрын
Seecamal eeboowoow madaxa saan hayeelin dambo🎉
@UbaxCilmi-ku4pw
@UbaxCilmi-ku4pw 2 ай бұрын
Ich lebe in Österreich. Ich würde dich gerne sehen. Sie sagten, dein Haus sei der Silas Brook😢
@abdirizakmohamud3792
@abdirizakmohamud3792 2 ай бұрын
1.2.3. Ilaa 6 maxaa laga wadaa ? Ckeeyoow. 😢😢😢😢
@ahmedmuniir2138
@ahmedmuniir2138 2 ай бұрын
Adiga sxip baangarawnka kaa danbeeya mxaa ku sawiran szip😂
@cumarxuseen3973
@cumarxuseen3973 2 ай бұрын
sxb talefon ma lagu is ticmali karaa ck
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
hallow xaayoow😁😁😁
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 ай бұрын
Ck good afternoon 😃
II XAREE OO MARKALE SUUGEYGA KUDHAGAN REACTION KUFSIGIISA WATA
8:10
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 26 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 69 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
OOMAAR OO KARBAASHAY REER KIKSA REACTION BUUQIISA WATA
18:02
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 72 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Akram Adan
Рет қаралды 578 М.
SULDAN SERAR IYO CALAAMADI MASOONIYADA UU SAMEEYAY
8:23
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 196 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
BiG MOHA OO QIIMEEYAY RAPERKA UGU FIICAN QOFBAA KA YAABIYAY WAAAW
18:07
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 69 МЛН