Djibouti: Mansonwiki seyyid Muhammed Abdullahi Hassan

  Рет қаралды 48,033

Assajog Studio

10 жыл бұрын

Brought to you by Assajog Studio

Пікірлер: 31
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 жыл бұрын
Soomaalida aabaheed, xornimada aabaheed, gabayga aabihii, af somaaliga aabihii S.M.C.Xasan Alle ha u naxariisto
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
maaan sha allh allaha idin xafido si wanaag saan bad noo soo Gaadhsiisen
@hibomohamed1218
@hibomohamed1218 4 жыл бұрын
Cajiib allaha idin xiftiyo inta dhimatayna allaha unaxariisto
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 2 жыл бұрын
Aw-jaamac iyo c/qaadir way dhinteen ilaahay ha unaxariisto,iyaga iyo inta dhimatay.
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
aaabaha xoriyadda Soomaaliyeed
@khadarhassan1250
@khadarhassan1250 4 жыл бұрын
Ilahay how naxariisto inta dhimatey taariikhyahamada
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 2 жыл бұрын
Maashaa allaah rag akhyaar ah ayaa isugu yimi meeshan.
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
sayid mohamed cabdalla
@xasankhadar9564
@xasankhadar9564 4 жыл бұрын
yaab badanaa gabaygiisu
@abdirashidcatalonia8708
@abdirashidcatalonia8708 Ай бұрын
waa goorme marka wareysigaan laqaadayo
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Cajiib
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
zayidka wuxu ahaa nin laayey somaali badan wuxuna dhihi jiray wu xujoobay hebel ee qoorta ha loo dheereyo....
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Ninkii gaala-raaciyo gumeyste Waa waajib in la dilo, Shalay, maanta iyo berriba.
@xalimosacadiyo836
@xalimosacadiyo836 Жыл бұрын
() Somali qabyalaad kama dhamaadan runtana ma sheegaan, lakiin waxaa lahubaa ,Sayidka waxaa diinta baray shiikh axmed fiqi muddo 2 sanno ah moowlacyadii barbara uu ka furay axmedfiqi. , , (2) yaa sayidka u diray xijaas sacuudiga si uu diinta usoo barto? Shaki Kuma jiro shiikh axmedfiqi ayaa warqad scholarship u qoray kadib Kala hadlay culamadii AL xjaaz, lakiin waa la qariyaa arinkaas, owjamac wuu ogaa lakiin asagoonan soo gudbin ka hor ayuu dhintay ALLAG ha unaxariistan
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 6 ай бұрын
Sheikh mohamed saalah baa wax baray sayidka gabayada bay ku jirtaa baadh walal
@alihassanjimaale2998
@alihassanjimaale2998 4 жыл бұрын
GAALADA UUN BAAN UGU FAANAA SAYIDKEE QIIMA KALE MA LEH , DAALIM BUU AHAAYOO ANIGA 11 AABAHAY AABIHII LA DHALATAY BUU LAAYAY SI XAQ DARRA AH , AAKHIRAASE WAR JIRAA ALLOW YAA SOO EEGA QABRIGIISA CADAAB INUU KU JIRAAN HUBAA
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 4 жыл бұрын
Daalim adigo kalee buu ladagaalamaya dafiiraada waaceebe runbaa lagudawoowaa doqonoow
@qalbisame9324
@qalbisame9324 3 жыл бұрын
Horta sayyidku dalim ma ahayn durdurada fardawsaad ayaan urajaynayaa 11ka adayyo aad kawarramayso Waxay ila tahay Somalidii Ingiriiska lasocotay inay ku jireen Marka gumaysiga raacsanaa ayay kamid ahaayeen sidaan filaayo oo sayyidku wuxuu dili jiray Ingiriis iyo wixii lasocday Xittaa marbaa intuu ururay somalidaan dhimanaysa oo layska horkeenay buu yiri 13bilood dagaal lama gali karo haday somali nasoo gashana aanniraahno war muslim baynu nahaye xoolahayaga inoodaaya Adeerow ninkaa docuu kaamudanyahay iyo intii shihiidayba
@crisaaqxiis3097
@crisaaqxiis3097 3 жыл бұрын
Waa isukaya sheeg ma afxakama awoowgaya
@alihassanjimaale2998
@alihassanjimaale2998 3 жыл бұрын
@@qalbisame9324 duco waa halkeedee walaalow dadka waxa laayay waa hogaamiyihii inkaarta rasuulka qabay ee dooxatada madaxda u ahaa goobtuna waa beledweyne , waa garan kartaa beledwayne gaala raacis iyo daraawiishba shaqa kuma lahayn ee boob bay ahayd markii ay dagaalameena waa la laayay ee adigu Allah hortiisa ma kaga marqaati furi kartaa hadal badan wax ma taree
@qalbisame9324
@qalbisame9324 3 жыл бұрын
@@alihassanjimaale2998 soomaali waligeedba waa soomaali fiiri wall Ingiriiska talyaaniga iyo Xabashida soomaaliday naga dileen iyo sayyidku soomaaliduu Dilay iyamaa badan Shisheeyuhu khasaarihiisu indhaha nooma saarna lkn waxay dhexdeeda Iska layso Waa latabin ama waa lasheegshegi Marka wll ninkaa dalka waxbuu uqabtay gumaysigiina wuu ladagaalamay wuuna laayay Walal mcn marka aan uducayno Ayagaa nooga baahanee Cuqdadana caloshada ka saar🙏
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 19 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Цыганка помогла мужику #shorts
0:38
FRANCH
Рет қаралды 2,3 МЛН
Boxing 🥊 tutorial
0:28
Jamshid Jamshid
Рет қаралды 4,3 МЛН
Панды не такие уж и добрые🐼
0:42
Алексей Корчун
Рет қаралды 2 МЛН
DAD REVEALS MY MAGIC TRICKS 😱😖
0:43
Milaad K
Рет қаралды 90 МЛН