Djibouti: Mohamed Ali Fourchette

  Рет қаралды 71,476

Assajog Studio

Assajog Studio

Күн бұрын

Пікірлер
@Israabdourahim
@Israabdourahim 9 ай бұрын
Je me demande pourquoi je pleure quand j’écoute cet chanteur pourtant il est mon chanteur préféré fourchette je pas eu la chance de te voir mais j’ai la chance de demande à dieu qu’il ai pitié de toi
@mofmorales
@mofmorales 4 жыл бұрын
4ta fanaan dhamaantood wey dhinteen.ina lilah wa ina ileyhi raajicuun.Allah ha u nacariisto
@G0_n3
@G0_n3 5 жыл бұрын
Pourquoi j'ai des frissons quand j'écoute cet artiste ? Allah kuu naxaristo Mohamed Ali Guelleh dit Fourchette
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Meme interrogation que toi frère. Ilaahay ha u naxariisto intii naga xijaabatay.
@G0_n3
@G0_n3 4 жыл бұрын
@@xasan.jaamac je ne trouve aucune biographie (officielle warkeda daa iyada ba, ni même officieuse) de cet artiste tellement talentueux. C'est un crime vraiment ! IOG a detruit l'histoire de mon pays !
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
Malableh la milieu de l’art perpétue dans la galère mon frère. J’ai récemment tombé dans une courte description de la vie artistique de Siciid Ismaaciil Buux Xamarqoodh, paix à son âme. Et à travers ce récit, j’ai enfin compris, peu soit-il, la profondeur de ses chefs-d’œuvre qui ne pas si facile à saisir la quintessence. Les conditions de vie et de travail de nos artistes sont, me dis-je de fois, fait pour gâcher leur vie et leurs œuvres. Ilaahay ha u wada naxariisto intii hoyaadday AAMIIN. #MAGAN_ALLA walaal
@G0_n3
@G0_n3 4 жыл бұрын
@@xasan.jaamac je pense que l'ART de Djibouti a tout simplement été génocidé, aucune archive, aucune reconnaissance et ses artistes programmés à une mort lente et douloureuse, livrés à eux même sous le joug de la misère et du manque de soins. Hier, c'etait Hawa Gelgaad, Gooryareh, Habiba Balbalaf et aujourd'hui encore Garchileh, Fatouma Mansour, Aden Farah... la liste est longue !
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
Malableh Dawlannimadeena oo dhan baa sidaas u dayacan walaal.
@abdillahifarahwaberi4964
@abdillahifarahwaberi4964 6 жыл бұрын
Allah y naharisto Mohamed Ali fourchette''''amin un légende de la chanson djiboutenne'abdi bow'bow fadumo Ahmed allah yarhamou
@abdillahifarahwaberi8500
@abdillahifarahwaberi8500 4 жыл бұрын
Allah yarhamou et janat el firdows amin'''à tous ...
@mclnsuleimanshirwac419
@mclnsuleimanshirwac419 5 жыл бұрын
Dhaaxaan silcaynoo saxariir adduuun saldhigeed Ahaynoo Calaf waa maseegee Aanan saluugayn waxa aad na saartee Saatirow Allahayow Saar naftaa maantaba Sadiyo wanaag Waxa aad Na siisee Adoonkaa sad haynee Saaxiib iyo Inaadeer Cid wax siisa waayee Saxariir daraadeed Mawdka uun Sugaayeeba Adigaa ka saaree Saatirow Allahayow Saar naftaa maantaba Sadiyo wanaag Waxa aad Na siisee Naftaa soomanayd Inta badan samraysee Adiguun ku sugaysee Subax iyo habeenba ducadaa ma seegtee Kama seexanaysee Saatirow Allahayow Saar naftaa maantaba Sadiyo wanaag Waxa aad Na siisee Allah haw naxariisto #Mahamed #Fursheet waalahi dhanka aakhirna waa hees iga taabatay
@G0_n3
@G0_n3 4 жыл бұрын
merci
@abyan1351
@abyan1351 3 жыл бұрын
Saar NAFTA maantaba, maaha (Sanad kaan maantaa) waaye sxb.
@abdillahifarahwaberi4964
@abdillahifarahwaberi4964 5 жыл бұрын
Allah yarhamou et janat el firdows'''amin
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Dadka heesaha fanankan Soo qoro wax aan idiinkugu mahadceliyo ma aqaaan lacag hadaan heesto waan idiinla Soo xariri lahaa Waana idiin abaal gudi lahaaa🙏
@IsraAbdirahim-in9dj
@IsraAbdirahim-in9dj Жыл бұрын
Wlhi sido kale ana sidas ayan leyahay tana May si qoran way macantahay
@abdillahifarahwaberi4964
@abdillahifarahwaberi4964 6 жыл бұрын
Allah yarhamou et janat el firdows'''
@abdillahifarahwaberi4964
@abdillahifarahwaberi4964 6 жыл бұрын
Janat el firdows''' à vous
@kaltoumdahirsamaleh4127
@kaltoumdahirsamaleh4127 6 жыл бұрын
ALLAH KU NAXARISO OUR STAR
@danilohernandes9231
@danilohernandes9231 Жыл бұрын
What is the name of the song, please?
@musekhadir4125
@musekhadir4125 8 жыл бұрын
A legend. Allow ku naxariso
@hoodomaria9873
@hoodomaria9873 6 жыл бұрын
allah kuu naxaristo abo
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto .. 4 taa fanaanba way dhinteen.. Aduunyooy nacalaa kugu yaal.. maxay qof qaaliya ciidu cuntay
@ابوشير
@ابوشير 5 жыл бұрын
Jabuuti halgankii GOBONIMO DOONKA waan la galnay laakiin way iska kaaya nacday
@firstofall2952
@firstofall2952 5 жыл бұрын
True and false somali stay somali with state or without state Djibouti stay away of problem go to see in KZbin the video visite of syad barre Djibouti the talk syad and hassan gouled
@anid9027
@anid9027 5 жыл бұрын
That's so untrue wll we love you guys and always are proud of our somalinimo
@DonKako
@DonKako 4 жыл бұрын
ابو شير ”Way na nacday ” ii tibaax u jeedkeeda. Mise waa iska hadaaq? Dowladii Kacaanku waxay duntay sanadkii 1991, January 26-dii. Isla sanadkaa bishii May 20- keedi Xasan Guuleed oo ciddi ka caawin (walaa IGADD, walaa OUA, walaa EU, walaa ONU, walaa ARAB LEAGUE) ayuu u baaqay dhamaan madaxdii Soomaaliyeed shir labo heer ah: 1: Marka koobaad in madaxa is galiyaan hogaamiyeyaashu irido xidhin hoostood 2: Marka labaad in ay soo bandhigaan go’aamadii heshiiskaa. Labadaa shir oo loogu magac daray ”SAMATALIS ” waakii abwaankii Cali Diiriye (Cali ”Gaab”) riwaayado taariikhda galay soo bandhigay Juun 1991. HA ILAAWIN , 4 bilood uun baa ka xigtay dumistii dowladii dhexe . Aan ku sii socdoo abaalka aad indhaha ka dul lalisaan qaarkiin. Ismaaciil Cumar Geelle oo dalkiisiba xiisad dhaqaale ka jirto, ayaa kursiga soo fuulay bishii May 1999. Khudbadiisii u horeysay ee UN-ta bishii September isla 1999 muxuu kaga hadlay? SOOMAALIYA! oo toban (10) sano qabri ku jirtay. Sanadkii 2000 taariikhdu ahayd waakii shirkii CARTA bishii MAY ka furmay. Maalintii la dhaarinayay MW Cabdiqaasiim Salaad, danjirayaashii reer galbeedkoo dhan ayay dowladii jabuuti soo casuumtay taas oo macnaheegu yahay waad aqoonsateen. Dawlad iyo Dadweyne tacab kii ka galay shirkaa Carta, Ilaah uu ba og. Shir soomaali loo qabto oo kii CARTA ka mug weyn haddaad sheegto, waad riyootay. Waxaan ku soo gunaanadi: ”Abaal nin galaa la arkaaye, nin guddaa yar”. Waa nasiib daro in aflagaado iyo cay darbi walba la noo la soo fadhiisto haddaan reer jabuuti nahay. Laakiin mid ha ilaawina, meesha kali ah ee shaqsi soomaaliyeed ku bahdilnayn Waa JABUUTI! Gumaysi amxaaro iyo boobka kukuuyada ka sheekeen maayee, ha aanu kala xishoona uun.
@mmimadar4216
@mmimadar4216 8 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Quelle magie a donc voulu que l’art soit si immortel !
@sahalomar3810
@sahalomar3810 6 жыл бұрын
Ala naxriisto
@abdiqarbo9519
@abdiqarbo9519 6 жыл бұрын
ceelka jano adaa leg
@abdiqarbo9519
@abdiqarbo9519 6 жыл бұрын
NAXARIISTII JANO ale Ku gee
@abdiqarbo9519
@abdiqarbo9519 6 жыл бұрын
NAXARIISTII JANO ale Ku gee
Djibouti: Mohamed Ali Fouchette
7:49
Assajog Studio
Рет қаралды 38 М.
الأستاذ/ محمد وردي - المرسال.
55:12
محمد وردي
Рет қаралды 3,1 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 16/12/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:37
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 24 М.
Mohamed Ali Fourched "Maw liihii na oumaa"
7:39
Fouliyeh Studio
Рет қаралды 11 М.
abdibowbow iyo amina farah-DJIBOUTI CONCERT1991
11:31
mousta volcan
Рет қаралды 11 М.
Fatouma Houssein Djibouti  heesti/Song/chanson
4:56
DA
Рет қаралды 42 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
MOHAMED ALI FOURCHETTE - ii Dhamee Allaahayoow.wmv
5:00
MystikalStudio
Рет қаралды 129 М.
Djibouti: Fourchette
6:48
Assajog Studio
Рет қаралды 123 М.
Maw liihii na oumaa
7:38
Dex Dabaalo Caashaqa
Рет қаралды 192 М.
Waraysi madaxweynaha Djibouti #Ismaciil_Cumar Guelleh
21:30
Djamal Gas Weriyaha
Рет қаралды 6 М.
Djibouti: Mohamed Ali
7:38
Assajog Studio
Рет қаралды 28 М.