Bukaco canfarta tolka la hadal iyaga aya dhulka ciise so werarey oo abiiy aya taggeraya.Dadki afarta boqol ahaa ee lagu layey garba ciise ilaa inta loo magayo lama joojinayo dalka canfar iyo abiiy jooga aya lagu kariwaayey.Guul iyo gobaniimo ciise weyne.❤❤❤❤❤❤
@OmaHooyoo9 ай бұрын
Ta raison ma soeur bravo sa se la verite le issa et le afar sons frere et soeur arette 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Cid kaste oo ciise weyne cadow ku ah wa jabkooda.Guul iyo gobaniimo tolkay ciise madoobe.
@alibabakadaami67559 ай бұрын
J'admire beaucoup votre sagesse mama Boukao
@MohamedYoussuf-f1z9 ай бұрын
Bukaco wa lagu ogaaday marka tolka jabo ayad hadasha oo ilaahay aad xasuusata marki tolka biisha barakeysan ee ramadanka dadka barakaca ay werarayen halked joogtey imikana ciise uunbad la hadleysay ee tolka haddad u jeeday af-canfari ayad ku hadli lahayd.Kala baranay bukacay beenti runtadi ciise waxad tahay u ogyahay.❤❤❤❤❤❤😂😂😂
@HassanElmi-s1u9 ай бұрын
Shalay maad ka maad ka hadasho markee somalida laynayay
@medomar-w5s9 ай бұрын
Aammin 😢
@AbdiNour-e6v9 ай бұрын
horta illahay ha kala qaboojiyo ummadiisa insha allah marka xigta walalo fadlan ka hadal dulmiga haysto armeeka djibouti iyo boucharkooka waa 45000 walahi waa bilaahi