Assadjog riwaayad ma aha ee waa show goos goos ah oo sheekooyin dhex socda lagu daray, Riwaayad waxa la yiraahdaa qisooyin silsilada ah oo isku xiran oo waafaqsan heesaha ku dhex jira,. Waa Mahadsantahay.
@triplea78295 жыл бұрын
Le bon vie temps
@deeqissa90693 жыл бұрын
Xaawa hiiraan fannaanad qiimo badan
@abwaanabdullahidhuux95573 жыл бұрын
Wale fanaandan nadiifo xaaji baa la dhaha ee xawo maahan
@wiilkiiqaramiga73435 жыл бұрын
M.a ismahan majirto naag ka daymo qurux side ilatahy ani
@fatumaismail48894 жыл бұрын
Ruwayadani magaceed ayadoo dhameestiran baan rabay ee
@abdiosman51877 жыл бұрын
masha alah waxasa ruwayada
@laylacadani62168 жыл бұрын
nice ruwaayad
@abdullahihussein25116 жыл бұрын
Ruwaayad fiican100%
@kadraelmi97663 жыл бұрын
Midkaleh haweesan maayo
@TIKTOK44723 жыл бұрын
Armaa Mid Kalle Ha Weysataa itoobiyan Allaha Ka Dhigee
@abdullahihussein25116 жыл бұрын
Illahay ha kuu naxariisto boonxirsi
@cubeydali23487 жыл бұрын
Mashalaha
@a_m_gureylion-heart12107 жыл бұрын
Sadexda gabdhood ee reer jabuti nadiifo xaaji inay dhimatay wan maqlay lkn ismahan iyo xaawa xageey kudambeyeen yaa iisheegikara reer jabuuti aaway?
@maxamedxirsi32267 жыл бұрын
ismahan waxay ushaqeesaa telefetionka jabuti
@iliasismail68277 жыл бұрын
A_M_ Gurey xaawa hiiran galkacyo bay degan tahay fanka way ka baxday
@a_m_gureylion-heart12107 жыл бұрын
Ismail Abdiqani thank u so much wll xaawo aad ayn ujeclahay heeseheeda marka markasta oon dhagayso ayan is odhanjiray ninyohow gabadhu maydhimaty wan kufaraxsanahy inay nooshahay ilahay hadaaye ismahana waxa laiisheegay rtd ushaqayso nadiifo ayadu waydhimaty ilahay ha unaxariistee wll markale wan kumadceliyaa
@iliasismail68277 жыл бұрын
A_M_ Gurey adaa mudan bro xaawa hiiraan waxay ahayd gabadh cod iyo luuq hibo u siiyay ilaahay hadda se way ka toobad keentay
@abrareahmed53938 жыл бұрын
le telefilm arabe c pour quand?
@nabilhoussein50837 жыл бұрын
Xawa hiiran djabuti ma joogto inay dhimatay iyo inay nooshaxay Allah yacalam lakin ismahan houmed iidecada djabuti ayaay ka sheeqaysa nadifo xaaji.tarabi.bon xirsi omar hassan roorayeh allaha u naxariisto dhamantod
@jamalosmaanyusuf47655 жыл бұрын
Rooraaye waa nool yahay
@fantastikaxmad80297 жыл бұрын
riwayaad qadarmiya iga dheh
@abdourahmaneyl35484 жыл бұрын
Harbi to attract
@abshirbade86587 жыл бұрын
hada waa lacaag hhhhhh
@geishafemmefeminin59515 жыл бұрын
caadi ma aha 🤭🤣🤣🤣
@mukhtaarabdi94218 жыл бұрын
kkkkk axmad Cal cigaaal noolow
@lulali86513 жыл бұрын
Been badana waxakasta oo somaliya.laheed djabuuti miyaa lagu qorayaa.
@therulesoflaw5792 жыл бұрын
ruwaayadan Djibouti ayaa laku qabatay, cinema le paris