Documentary | Dhammaadkii Mucjisada ahaa || Xaalado adag

  Рет қаралды 298,484

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

intii u dhaxeysay 11kii September 2001dii illaa 02dii may 2011kii waxaa dhacay Qiso yaab badan oo dad badan ay dhibbaneyaal u noqdeen, dagaallo, dilal, siyaasaddo isbeddelay iyo xaalado kale oo xasaasi ah
Haddaba 2011kii kaddib, dhacdadii dhacday, dhammaad ma u noqotay xaaladda mase hadda iyo mid billoow ah

Пікірлер: 265
@zakariyemohamed4100
@zakariyemohamed4100 10 ай бұрын
Libaaxiii islaamka alle ha unaxariisto wuu shahiiday sheikh uzaama
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 10 ай бұрын
Alle ha u naxariisto usaama waxa uu ahaa geesi garab waaye waxaan rajeenaa in uu soo baxo qof usaame cml ah inshaallah
@abdinasirmohamed7342
@abdinasirmohamed7342 10 ай бұрын
Wey jiraan ma maqashay yahye sinwaar iyo Mohamed deif dad badan oo jooga qaza ayaay baadi goobayaan Israel ilaahay ma tuso geesiyiinta inay soo qabtaan ilaahay uma suurto galiyo❤
@haashimmoha9588
@haashimmoha9588 10 ай бұрын
Warbixin cajiiba oo laga fiirsaday Thnks Aweys 👍
@cabdicaziizsheekhey6330
@cabdicaziizsheekhey6330 3 ай бұрын
Hal nin kaliya iyo quwadihi caalamka dhan dagaal dhex maray mudo ka badan 10 sano alla usaama bilaadin muxu halyeey ahaa geesigii qarnigiisa
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 3 ай бұрын
Dilka USAAMA waa bar bilowga dib usoo noqoshaDii awooDa ISLAAMKA
@dhowrsan.1
@dhowrsan.1 3 ай бұрын
rabbi ha u naxariisto geesi buu ahaa haduu manta nolan lahaa palastin saan loma galeen geesi garab wayey bu ahaa 😢
@hassannuur7362
@hassannuur7362 2 ай бұрын
maku been sheegin midaas Allah haunaxriisto, shahaadana Allah uqoro
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 10 ай бұрын
Warbixin dhaxalgal ah waaye ustaad waxaan kaacodsanayaa imaad warnixinta midaan kuxigta inooga dhigtid ikhwaanul,muslimiin iyo usaame meesha,ay,iska suranyahay
@emka7374
@emka7374 10 ай бұрын
Usaame wuxu aha mid ka mid ah halyeeyada qarnigan
@itaqillaa
@itaqillaa 10 ай бұрын
He is my brother fil islaam Waa walaalkay fil islaam
@ahmedabdihassan286
@ahmedabdihassan286 16 күн бұрын
Allah yaa raxma shikh Usama bin ladin waxoow ahaa mujaahid gaalada cariiri galiyay
@SahraOmar-f2u
@SahraOmar-f2u 10 ай бұрын
allaaha unaxaariisto usaama ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤usaama ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamzerayaale7285
@hamzerayaale7285 2 ай бұрын
Allah Ha unaxariisto Mujahid Usama Bin ladin❤🤲
@maxamedcabdiwahaab476
@maxamedcabdiwahaab476 Ай бұрын
Allaha u naxaristo ,
@faisal-iv6hj
@faisal-iv6hj 10 ай бұрын
Asc itaal media aad ayaa umahsannthiin shaqo wacan ayaa hasaa maranneh hakacajisana waa sugaa markasta aqabrtina waxaana idin rajeynaa 1m qisoyinka diniga dagaladii dhacan islamka iyo waxyalao madan taxaneh noga dhiga insha aallh
@MohamedAbdymacalin
@MohamedAbdymacalin 3 ай бұрын
Ilahy ha unaxaristo geesi buu ahaa
@mastermind.405
@mastermind.405 10 ай бұрын
Allah haunaxaristo sheikh Osama bin ladin gaalo badan buu kaohiyey
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 20 күн бұрын
Alle How Naxaristo usaame😢Geesi Islaama Ah Ayuu Ahaaye
@maxamedcabdinuur7341
@maxamedcabdinuur7341 3 ай бұрын
geesi geesi dhalay oo galada dhuunta u galay
@nrcabdi
@nrcabdi 10 ай бұрын
🥺🥺🥺🥺 ○ Yaa rabbi silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@somalistars1320
@somalistars1320 10 ай бұрын
Allaha sa jeceshahay haku saqiro wlal
@Garasmedia
@Garasmedia 10 ай бұрын
Subxaan... waar ilaahay barri..
@ciilgoyeinafantol557
@ciilgoyeinafantol557 9 ай бұрын
Nin kayaabii dunida siduuu ugu babacdigii dowladii adunka ugu awood badneed
@Optimist-q5j
@Optimist-q5j 3 ай бұрын
"Hadaad amaan rabto dhimo" ban maqli jirey haah Geesi wuu ahaa lkn haduu noolan lahaa waa Argagixiso baa la odhan lahaa 😢
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm 11 күн бұрын
Xaqiiq walahi
@DAACAD383
@DAACAD383 17 күн бұрын
Geesigii Alqaacida ❤😢
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 3 ай бұрын
wadaadkaasi si Allah ayuu u geeriyooday
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 3 ай бұрын
Ustaad Itaal média 🫶🤍💕🙏
@alinourabdirachid1676
@alinourabdirachid1676 9 ай бұрын
Allah unaxariisto 😢😢😢😢
@Mahadmaxamuud-p3b
@Mahadmaxamuud-p3b 18 күн бұрын
Allaha unaxariisto
@hadillaium
@hadillaium 10 ай бұрын
14:36 😂😂😂 9 11 wxi dhacay marekan asgaa ka danbeeye wna la ogyahy sabbto wxas u sameyy 24:06 arintan far ku godan koley shekdan al qacida io usaama ani ilaa I hda ma fahmin wx wlbana way qasanyhin koley wx wlbo jira tarikhda cadeen doonto wna la arki inshallah
@macrobianson2g
@macrobianson2g 10 ай бұрын
Waan kula qaba arintan far ku Godan wana qorshe reer galbeed ka danbeeyey si ay dalalka islamka uqabsadan
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 9 ай бұрын
War ninku aqli badan usame la leeyahay dalkiisa ka tagay dad kaloo laynayaa 😢subxanallaah 54 qof miyuu dhalay Aabihii subxanallaah ma xalaal baa subxanallaah
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 3 ай бұрын
Allaha unaxaristo usama biladi 😢
@amiinmuhumed494
@amiinmuhumed494 10 ай бұрын
Ustaad usaame binulaadin waxa uu barty civil engineering
@nop7033
@nop7033 7 ай бұрын
ALLAH ha u naxariisto usaama. lkn mid aan ku weydiiye, muuqaalka dadka muslimka ah miyuu dhiiri galinayaa mise? runtii waan ka calool xumaaday, sida aad uga hadleyso waxay u eg tahay qof dhex dhexaad iska dhigaya. waan ka xumahay inay sidaas yihiin dadka wax noo soo gudbiya.
@haybeibraahimaxmedaxmed579
@haybeibraahimaxmedaxmed579 10 ай бұрын
Allaha unaxariiso usaama biladin
@carimchannel9459
@carimchannel9459 3 ай бұрын
Meydkiisa lama aasin Ee alle ayaa ka xafidey gaaladii rasaasta ku dishay
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 10 ай бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada mahadsanid ❤❤❤
@ZAKARIE44
@ZAKARIE44 10 ай бұрын
Mahadsanid bro
@abdinaasiraliahmed2371
@abdinaasiraliahmed2371 2 ай бұрын
Allah yaa Rahma 💔😢
@cabduqadirhashimi66
@cabduqadirhashimi66 2 ай бұрын
Weerarka 2011 ayuu ahaa mise waa qaldanhy
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 2 ай бұрын
Habartaa iyo america ayaa saaxib ahaa
@SuleymanMukhtaar-jl4mv
@SuleymanMukhtaar-jl4mv 10 ай бұрын
Waxaad ka soo hadashaa 2001/11/09 septemper
@SadikOsman-x3j
@SadikOsman-x3j Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada 10 ай бұрын
Waa sheekada hada kasocoto somali
@SahraOmar-f2u
@SahraOmar-f2u 10 ай бұрын
allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤usaama ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CusmaamsamatarmaxmuudCusmaansa
@CusmaamsamatarmaxmuudCusmaansa 10 ай бұрын
Maxeyse hadii ayrutahy usoo ban dhigi wayen
@YunisAbdikadir
@YunisAbdikadir 29 күн бұрын
Geezi ayuu ahaa
@naimadahir519
@naimadahir519 2 ай бұрын
Codkada ma xuma lkn neefta naka yarey
@yahyeahmed9848
@yahyeahmed9848 2 ай бұрын
Bal kwrn dhimashadaadi oo gaalada ku faraxda
@itaqillaa
@itaqillaa 10 ай бұрын
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket Ай бұрын
Lkn 10 sanno ka dib Maraykanku Afghanistan bu ku duulay
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 10 ай бұрын
10:24 Ustaad iska sax macluumaadkaa, isaga ayaa dalbaday inuu la dagaalamo Sadam hadii lagu taageero, Maraykanka iyo galaada la iska dhaafo. Laakiin Dawlada sacuudiga waa ka diiday.
@barashadacilaansaarka8746
@barashadacilaansaarka8746 10 ай бұрын
Awes aaar nio malin walba adi maa no soo duubtid vedio yaasha
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Ай бұрын
alqacidobwaxe ahayej argaguxuso wax faido maleh inti kubakhtisay laba geesod naar i.a😂
@BashiirBile-n5s
@BashiirBile-n5s 10 ай бұрын
Intaas oo shey uu mareykanku muslimiinta afghanistaan u qabtey mareykanka kama islaam jaceyl ee waa soofiyeet(sovite)naceyb
@Daarulmisbaax
@Daarulmisbaax 7 күн бұрын
Halyeeygii islaamka qarnigaan usaama ibnu laadin
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 10 ай бұрын
Sucuudiga madaxdooda waa naago mareykanka qabo ufff duli idinku dhac sucuudiga muxuu 2001 dii ugu fatwooni waaye dagaalkii mareykanka inuu yahay jihaad mareykan ayaa weerarkaas qaade marka jihaad lama dhihi karo wa sidaas un sow maahan
@SurprisedBlueMackerel-xc4gs
@SurprisedBlueMackerel-xc4gs Ай бұрын
Usaama binaadim madhiman waa been see lagaaga dhaadhicin karaa dowlada marekanka ayaa raadineysey 11 toban sanno hal qof
@JuraydDaud
@JuraydDaud Ай бұрын
Usaama inu laadin hal ku dhigiisi الجواب لا ترون لام تسمعون
@Xalaawiabdirahmaan
@Xalaawiabdirahmaan 18 күн бұрын
Nacaladihakudhad kafiriita iyo xulafadiisab
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 10 ай бұрын
Allaha unaxariiso usaama biladin mar Hadii uu Gacan gaalo ku baxay
@clahimohamudhassancabdulah7031
@clahimohamudhassancabdulah7031 10 ай бұрын
L
@clahimohamudhassancabdulah7031
@clahimohamudhassancabdulah7031 10 ай бұрын
Ll
@Liban-farah2023
@Liban-farah2023 10 ай бұрын
Ilahay narta kufogeyo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 9 ай бұрын
​@@Liban-farah2023ilaahay ka baq xoolayahaw
@Khayr120
@Khayr120 9 ай бұрын
Maxaad ku habaari​@@Liban-farah2023
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 10 ай бұрын
Geesi ayuu ahaa gaalada cashir lama iloobaan udhigay hadu shihiidayna waa wuxuu alle ka bar yaayay
@Axmed2121
@Axmed2121 10 ай бұрын
shahiid buu ahaaa ilahay ha unaxariisto
@AliikowYare
@AliikowYare 15 күн бұрын
Sidee shahiid Ku aha caruur iyo haween isku jiro ayuu layay Bari mariée al-shabaab Ku qarxisaana Wa calaacale balaayo kula çaqli xumaatay
@Axmed2121
@Axmed2121 15 күн бұрын
@@AliikowYare adeer naacda kala tag meesha shahiid buu ahaa gaalo iyo wixii la hal maala meel saaray.
@AliikowYare
@AliikowYare 15 күн бұрын
@@Axmed2121 sas hadee tahay labo wajiilo Hanaqon oo wxaad dhahdana ahamd godane asigan wxuu ahaa shahiid ha munafaqeyn
@Axmed2121
@Axmed2121 15 күн бұрын
@@AliikowYare gormaa dhahay shahiid ma ahayn shahiid buu ahaa Haa ahmed godane.
@AliikowYare
@AliikowYare 15 күн бұрын
@@Axmed2121 hadadan Ii munafaqeyn libx baa tahay
@ابنالقيم-و6ل
@ابنالقيم-و6ل 10 ай бұрын
Allaah haunaxariisto libaaxii islaamka
@ahmet20042
@ahmet20042 2 ай бұрын
Wa sheydan
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 Ай бұрын
​@@ahmet20042 wuxuu ahaa sirdoon maraykan ah waxaana kuu cadaysa ,,bushbaa la kulmay oo hubka iyo sanada sii aayey markuu rasia la dagaalmaayey ,,markii denbe wuxuu geeyo gobolada fog ee bari maraynka usaama bilaad wuu noolyahay
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc 17 күн бұрын
​@ahmetwaa geeesi 20042
@seniorroba5045
@seniorroba5045 10 ай бұрын
Allah ya Rahma 😢😢❤❤❤
@MariyoMoha-z6g
@MariyoMoha-z6g Ай бұрын
DHALIN YARADENA UDUCE DADKAN WAXBO NAGAMAGALINE
@Footballmemoriestv
@Footballmemoriestv Ай бұрын
@@MariyoMoha-z6gMuslimin wye marwalbaana loo Duceysane dhalin yaradeena ee ducadaan ma diidanthy
@KalikDeali
@KalikDeali 20 күн бұрын
😂😂
@itaqillaa
@itaqillaa 10 ай бұрын
Masha ALLaah Allaahu akbar Laa ilah ila laah
@abdullahimaxamudmaxamed3757
@abdullahimaxamudmaxamed3757 10 ай бұрын
Alle hownaxariisto geesi ahaa haduuba usa la dagaalami jiray😊
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 10 ай бұрын
Sadaam xuseen kuso xigsi tariikhdiisi kadibna mucamar al qadaafi kuso xigsi wax badan aya laga ogaandoona waanan u baahanahay inan wax ka ogaano taarikhahaas
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 10 ай бұрын
Tedi na ma ilowday mise shisheye le rabta
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 10 ай бұрын
​@@ZakariyeMaxamed-vj5otsadam husen somaali dhn ka tariiq badn yahy
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 10 ай бұрын
@@abdirahmanhusien6174 wll kama tariq badno somalia gumestaha ka hor mamul aya jiray mamul ila dunida geskeda katalinayo aya jiro sida galediga ajuranka e racdeyen dowlad xogan e dhisan o saldanada galedi la dhahayo ajuran galedi ka imow boqortoyin aya ka horeyey e talyaniga dadki dhulka dhagaxa dagna hashisna la galay sarakil na iso towbaray dhahyna dhulka wax mayale boqortoyo usku shekten ila jiwiya
@mrnice2665
@mrnice2665 10 ай бұрын
Caydiid.
@mrnice2665
@mrnice2665 10 ай бұрын
Caydiid waa qabanwaayeen
@ahmedcasood
@ahmedcasood 2 ай бұрын
Waa ajanabii Africa bur buriyey hatan kheyraadka ka gurta
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 10 ай бұрын
Sadaam xussein am qadaafi midkood kaso hadal
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 10 ай бұрын
Manshallah manshallah rabi caqliga iyo balaaqada haku siyaadiyo wll taarikhaha waa muhiim inan ogaano ee soo badi
@zakariyaabdi8943
@zakariyaabdi8943 10 ай бұрын
Sax ani xita wan raba in laso badio
@cayuuka2488
@cayuuka2488 3 ай бұрын
alaha unaxariisto muxuu gaalo iyo munaafiqiin caro galiyay
@abdifataahcade6793
@abdifataahcade6793 10 ай бұрын
Lama xaqiijin karo usaama inay dileen maraykan wax cadayn aha adunka lamaysan wadaagin waxana dhici karta wali inu nolyahay ama iskiis uu ugeeriyoday gurigaasna lahuwiyay magac sheekada ah in usaame ladilay
@hadillaium
@hadillaium 10 ай бұрын
Soomahn kulhaa meetkisa badda ku aasen😂wxs anoo yar ku qanci waaye hda maan aamina sheekda al qacadi dhan baa wx ka qldn
@fadumamohamed7727
@fadumamohamed7727 10 ай бұрын
Reysalwasaari hore ee pakistan oo naag aheed aya sheegtey in u saamo ku dhinta buuraha toratoro ee Afghanistan iyadana wey dileen 2003dii ee howl galka kuma dhiman
@MOHAAdan-b6i
@MOHAAdan-b6i Ай бұрын
Geesi garab iyo tol intaba wayay buu ahaa
@hajiahmed5949
@hajiahmed5949 9 ай бұрын
Waxa ku soo xigsiisaa Documentary Yasir Carafaad Insha alah
@amirabukar2913
@amirabukar2913 10 ай бұрын
Alle ha unaxariisto wuxuu ahaa halyeey
@sharmacowlyare
@sharmacowlyare 10 ай бұрын
Hadii ay dililahaayeen maydiikiisa bay soo bandhigi lahaayeen ee reer galbeed hadaladooda beenta iskadaaa
@cabaasxasan2537
@cabaasxasan2537 3 ай бұрын
Binlaadin dunida holac buu kaga tegay wuxuuna islaamka u hor seeday mushkilad iyo cadaawad iyo qofkaste uu muslim aha in fiiro gaar ah loo yeesho shakina laga qabo cadaw dunida allaah dhaafiyay buu ahaa waxba kama ogi diinta uu heeystay lkn diinta islaamku argagax maaha iyo dhiig ladaadiyo ee waa nabad gelyo diimaha dunida kajirana ma colaadiso balse cusaama dhaqan sheeydan buu laha
@AhmedMohamud-jt2zd
@AhmedMohamud-jt2zd 3 ай бұрын
Dhadhaan aan caqli laheyn iyo inaad islaam aheyn kuma kala saara karo balse islaamka aan wadaa noola ayow yaqaanaa waligiisna wow ahaa aan ku maanula fikirkeyga qaada dhici meysa waligeed hadii awood loo sheegta mar ayeey guuleysan doinaan agow marekan waa jabi doona markii aay ahaadaba
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc 17 күн бұрын
My be your jaahil geese buu ahaaa usama
@abdifatahibrahim4524
@abdifatahibrahim4524 10 ай бұрын
Wali ma uusan dhiman qalbigeena buu ku nool yahay
@nop7033
@nop7033 7 ай бұрын
hadaad usaame ka hadashay waa inaad ka hadashaa jabka gaaray gaalada iyo gaalo la jirkaba.
@seydcali5169
@seydcali5169 28 күн бұрын
Su,aal nin intaas laraadinayay oo maydkiisii iyo habkii uu u dhintay wax xog ah aan laga soo gudbin see waaye shaqadaas ?
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 10 ай бұрын
Osama waa noolyahay CIA da ayaa markiisi hore soo diyaarisey hadana miami ayuu ku baashaalaa maalinki twin towers ka la qarxinaayey hal yuhuud ah ma imaan yuhuuda ka howlgashana aad bey ufara badnaayeen midna ma imaan markaa ha aaminina reer galbeed walaa bin laden ururadaan markoodii horeba yuhuudaa aasaastey soo daawada Julia's asanda
@ayuubdhangad7176
@ayuubdhangad7176 10 ай бұрын
Haa wax Aya ka khaldan julias asanda wa maxy?!!!
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 10 ай бұрын
@@ayuubdhangad7176 waa nin Swedish ah oo sirta reer galbeedka fashiliyey kadibna ay xireen
@Caalim267
@Caalim267 8 ай бұрын
Waa been uu maraykanku faafiyay usaame laba bilood hawlgalkaa ka hor ayuu dhintay
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 29 күн бұрын
ALLAAHU YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Bashiryusuf-x6e
@Bashiryusuf-x6e 2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto geesigeenii 😢❤❤
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 3 ай бұрын
Maydka maxay noo tusi waayeen
@CunshuroCabdule-df2hr
@CunshuroCabdule-df2hr 25 күн бұрын
شكرا لك الله يرحمه ويسكنه الجنه
@gacal17
@gacal17 9 ай бұрын
Alle ha'unaxariisto
@AaminoCalifaarax
@AaminoCalifaarax 10 ай бұрын
Al qaacida aa😢 ha igu sheegin waxaan soo xasustey soobe ilaahey ha cadaabo wixii aas aasey iyo wixi anaga noo keeneyba😢😢
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 10 ай бұрын
Maraykanka ayaa aas aasay iyagiyo kuwa lamidaba
@aminamaalimbashir4033
@aminamaalimbashir4033 9 ай бұрын
Waryaa mareykan ma dilin osma bin laden la soco taa wana xaqiiqda jirta.
@Dahir-e7h
@Dahir-e7h 2 ай бұрын
Shahiid buu. Baah
@abdialigarat2105
@abdialigarat2105 2 ай бұрын
Alleha unaxarrizto
@hamzemurtiileh5497
@hamzemurtiileh5497 2 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto❤😢
@mahamud1784
@mahamud1784 10 ай бұрын
Allaahmarxam
@hamsemuuse9951
@hamsemuuse9951 10 ай бұрын
Qofka Arinkas Rumaysan miiya jira usaame isaga lashaqaynayay america
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 10 ай бұрын
Sxp haa intii hore america ku aqaaney kadib iyagi ka dhex qaraxday
@hamsemuuse9951
@hamsemuuse9951 10 ай бұрын
@hamzeclraxmaan9775 zxb waxan waa qorsho larabay in Iraq iyo Afghanistan lagu galo Usaame wuu nolyahay qof 300M Abihi iga dhintay Maa dagal galaya adan kuwaydiyay
@caamiryare1146
@caamiryare1146 10 ай бұрын
​@@hamsemuuse9951😂😂😂
@ibrahimdekow
@ibrahimdekow 10 ай бұрын
@@hamsemuuse9951 Offf🤮🤧😠 Usama adhi okala Mahan. He is Mujahid and brave Muslim Figher♥️♥️
@AhmedAli-d5g1y
@AhmedAli-d5g1y 2 ай бұрын
Usaama Yaraantisiba Halyeey Dagaal Buu Ahaaa lkn Waynantisi Buu Fahmay Dhagarta Yuhuuda Iyo USA Nacalatulahi Geeridu Waa Xaq Oo Waqtigisa Inta Ku Ekaa A.H.U
@somamohomed1540
@somamohomed1540 2 ай бұрын
Mareekan ciddii kasoo horjeesata waa argagaxiso markay soviet ladagallamayeenna wuxuu lalahaa xulafo yaab
@AbdikaniGaraadmuhumed
@AbdikaniGaraadmuhumed Ай бұрын
Allah unaxaristo
@KilweHero1988
@KilweHero1988 2 ай бұрын
Waxaynu ognahay wax uu wato uun bay ahaayeen ilaa hadana waxa la aaminsan yahay alqaacido in ay ayaga uun kharashgareeyaan alla ha naga qabto gaalo iyo gaalo kalkaalba
@abdirahmanbebe1722
@abdirahmanbebe1722 18 күн бұрын
Naxariista Eebe Ku Lad المجاهد أخ الجليل اسام بن ادم
@elahmedy8861
@elahmedy8861 Ай бұрын
Waa Maalin jimco ah rabi naxariisti jano haka Waraabiyo Sheikh usaama bin laadin Mujaahid argagax galiyay gaalada kibirtay & Munafiqinta muslimka nala sheegta
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 Ай бұрын
Lakiin wicuu laayey ciidan fatabadan ayaa ku qaraxay lama aadin ee diyatadii ay saten ayaa qaraxii u xiranaa ayasan iyaga arakin nagatiisa sheegayey in hsl cad uu marakan ku qanco u haring ee sidii wilashii sadam bey soo ban dhigi lahayen waxana ku dhimatey 4000 kun oo coidan ah jabaka marekanka masherge wey ku jabeen mana la aasin usame
@qqaran9846
@qqaran9846 3 ай бұрын
Ilahey uma naxristo usama biladi isaga as asay xagjirada babi,iyay dalkeyga soomaliya usama biladi waa abihi al shabab Al qaida dacish DHAN argagixisada ku cayaray magaca islamka
The history of Afghanistan summarized
14:12
Epimetheus
Рет қаралды 3,8 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 21 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 19 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,4 МЛН
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 223 М.
DUULAANKİİ AFGAANİSTAAN MAREYKANKU KUSOO QAADAY 2001-2021 OO KOOBAN.
20:05
SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
13:19
Dagaalkii October | Carabta iyo Israa'iil | 1973kii
26:42
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 163 М.
Sadaam Xuseen | Halyay islaam mise kaligii taliye || Documentry
15:01
Waaberi Media
Рет қаралды 503 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Basaaskii Dilkii ISMACIIL HANIYAH ka dambeeyay & Dalka uu u dhashay |
17:10
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 21 МЛН