Documentary | Qabiilka Hunza | Dadka ugu Cimriga Dheer uguna qurxoon | PAKISTAN

  Рет қаралды 87,119

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Documentary-gan waxan kusoo qaadannay xogta ku saabsan Qabiilka Hunza oo ah dadka ugu cimriga dheer uguna qurxoon caalamka, Hannaan cajiib ah oo ay u nool yihiin, sooyaalka iyo dhulka ay ku nool yihiin

Пікірлер: 71
@akramak8649
@akramak8649 2 жыл бұрын
❤rabiyow aniga iyo adiga coment aqrinayo caafimaad iyo cimri dheer nasi aamiin
@farxaanxirsi175
@farxaanxirsi175 2 жыл бұрын
Amin
@morganghani.4969
@morganghani.4969 2 жыл бұрын
Aamin
@tijaabochannel4256
@tijaabochannel4256 2 жыл бұрын
Aamiin
@ahmadabdallamohammed3326
@ahmadabdallamohammed3326 2 жыл бұрын
آمين يارب
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 2 жыл бұрын
Aamiin
@saadaqcosoble4802
@saadaqcosoble4802 2 жыл бұрын
Waa mahadsan tahay ustaad Afganistan Turkeystan Kazakhstan Dhulkalakaas barnaamij kasoo diyaari Dowladii qawarzimiyiinta iyo sido tartanka u galay waqti sii bal
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
insha'allah waan isku dayi doonnaa inaan documentary ka diyaarinno mowduucyadaas midkood ama qaarkood
@saadaqcosoble4802
@saadaqcosoble4802 2 жыл бұрын
@@ITAALMEDIA Waa mahadsan tahay ustaad Qaasatan ilbaxnimadii hore magaalooyinka qurasasan buqara samarqanda marwo hadaa jaanis hesho waqti sii
@mustafaa2227
@mustafaa2227 2 жыл бұрын
MashAllah Mahadsanid walaalkay hore u soco guul iyo Gobonimo 🤲🕌🌴🐪🇸🇴🇸🇴☪️💪
@Cabdiqaninuur4980
@Cabdiqaninuur4980 2 жыл бұрын
waxad soo daysa barnaamijyo qiimo badan oo la xiisayn karo thnks bro hore u soco
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
adigaa mudan sxb sare
@daacigaislaamka124
@daacigaislaamka124 2 жыл бұрын
صلو،علي الحبيب صلي الله عليه وسلم ❤❤😪😪😌
@abdirammansamir8508
@abdirammansamir8508 2 жыл бұрын
S.a.w Allahu akbar
@harunsheikh8520
@harunsheikh8520 2 жыл бұрын
Scw
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 2 жыл бұрын
ص ع و
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 2 жыл бұрын
Mansha Allaah waa dad muslimen ah
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Rabbi waxaan kabaryaayaa inuu khayroo dhan ina waafajiyo Nasoo raaca Akhyaarey بارك الله فيكم🧡🙏
@xasancisman9657
@xasancisman9657 2 жыл бұрын
Waa muqaal cajiib ah aad uquruxbadan
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 жыл бұрын
Thanks walee kuni mah somalia
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 жыл бұрын
thank for sharing us brother Aweys
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
My pleasure
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 2 жыл бұрын
mahadsanid ugaas
@osmanali2199
@osmanali2199 2 жыл бұрын
Waa barnaamij qiimo leh
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah thank you
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Mashllh brother
@kingmoha8456
@kingmoha8456 2 жыл бұрын
Waa layaab
@cabdulwehab5166
@cabdulwehab5166 2 жыл бұрын
Asxaapta isooduceeyah inuuh maradkayga Ilaahay ii fududeeyoh
@sharifmaxamed3649
@sharifmaxamed3649 Жыл бұрын
Aweees nabadoon iga noqo szb qabiilkas gabar iga doon 😮😮😮
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 Ай бұрын
Walahi waa meel cajib ah
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Subxanaalaah, cajaaib
@awad2304
@awad2304 2 жыл бұрын
You are taking sidaa wax u soo diyaariya intaad is caayaysaan my nation
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 2 жыл бұрын
Punjabi wa pakistan iyo India labadaba sax
@ahmedmohamed-zc7mm
@ahmedmohamed-zc7mm 2 жыл бұрын
Asc wanu jecel nahay kalimantan okey noso badi
@MohamedAbdi-id4no
@MohamedAbdi-id4no 2 жыл бұрын
Saxiibow hadaan kugu so xidhmay ee noso badi video yada waan wada dhameeyay zhpe
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 2 жыл бұрын
Pakastaan ayey ugyihiin dadkaan?
@dhhosman
@dhhosman 2 жыл бұрын
Dalka Madagascar iyo Seychelles ka soo hadal
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 2 жыл бұрын
ASC wadanke ayey ubdhasheen?
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 2 жыл бұрын
Warwaawarey waa meel aan u baahanahay fadlan ii soo sheeg dad maqaabilaayaan kkkkkkk waa Kaftan Alxamdullilahi waa haystaa meel aan ku noolado ALLAAH baa ii siiyey Mahad idilkeed u sugnaantay
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
Itaal media 🙏🙏
@salmacadey7548
@salmacadey7548 Жыл бұрын
Ilahay haso hanuunsho inta gaalada ah
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 2 жыл бұрын
Dadkaas marbaan jeclahay inaan la noolaado nolol cajiib ah ayay kujiraan
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 2 жыл бұрын
Somalidu waa dad shar badan ma xamilaysid inaad halka ku noolato sababahan awgooď war xan cuqadad fikir khaldan iyo sabool ay kayihin somalidu sabirka
@husseinabukarhagi7365
@husseinabukarhagi7365 2 жыл бұрын
Halkkey Dhar kahelaan hadii ay buso garaneen by jw
@cabaasibrahim9494
@cabaasibrahim9494 2 жыл бұрын
M.a
@mahadahmedmohamed9233
@mahadahmedmohamed9233 2 жыл бұрын
Marunta sxb
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
wax aan run aheyn maba ku dhiiranno inaan soo gudbinno
@samiirmohamed2466
@samiirmohamed2466 2 жыл бұрын
Sheydaamiin waye hadaysan xanuusanynin ileen sheydaanka ayaanan xanuusanin . Astaqfirullah
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@nabadoon3735
@nabadoon3735 2 жыл бұрын
Sax weeye walaal qofka an xanuunsanaynin ma fiicno wa qof aduunyada loogu raaxaynaayo
@isiri.2835
@isiri.2835 2 жыл бұрын
Waji duuduub leh miyan gaboobin?
@dekfantastic7097
@dekfantastic7097 2 жыл бұрын
Wax badan ayaan ka faaidnay chanalkan mudane mhd sanid
@Soloman2001
@Soloman2001 2 жыл бұрын
Halkaas waa inaan gabadh u doontaa😂
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
hhhhh kuwan soomaalida ah ayaaba kaa badan maxaad meel kale wax uga doonan?
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
@@ITAALMEDIA kkk 70 bay ku dhalaan buu maqlay bes kkkk maxaa rag badan oo soomaali jecel dhal hadana sayaca
@mahadahmedmohamed9233
@mahadahmedmohamed9233 2 жыл бұрын
70 a ilmo lakudhala run miyaa
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
meelihii aan soo aqrinnay ee xogta kasoo xigannay oo dhan sidaas ayay qorayaan
@nabadoon3735
@nabadoon3735 2 жыл бұрын
Warkas iskuma adana
@AbdifitahAddan
@AbdifitahAddan Жыл бұрын
sirtoodhanba waa soonka
@kiprich920
@kiprich920 2 жыл бұрын
Hashac
@axmedhurre8135
@axmedhurre8135 2 жыл бұрын
Waar.waa.isaaqa.eeshiya.joga
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
😆
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 2 жыл бұрын
tolow farmaajuu waa maxey
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
Ayagoo Pakistan 🇵🇰 kunool hadeysan Muslim aheyn hala laaayo
@abdicade1140
@abdicade1140 2 жыл бұрын
DJIBOUTI
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 2 жыл бұрын
Ma dad muslin ah baa mise diin kale ayay haystaan
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
Duqowsho.le.aragna
@dekfantastic7097
@dekfantastic7097 2 жыл бұрын
Wax badan ayaan ka faaidnay chanalkan mudane mhd sanid
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
adigaa mudan sxb
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 106 МЛН
South Sudan | Qabiil ku meyrta kaadida Lo’da | Dhaqan yaab leh
11:16
Diyaaradihii Faraaciintii | Teknoolojiyaddii ummadihii hore
12:56
Nange kati ngenda kukola famire eyange - Sheebah
6:28
BBS TEREFAYINA
Рет қаралды 212
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 330 М.
TAARIIKHDA YAHUUDA IYO TILMAAHOODA |Q1AAD|
36:44
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 91 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН