😂😂walaahi every hospital patient has now starting interpreting the Quran
@MaxamedAxmedHaadi2 күн бұрын
Subxaana Allah cilmi male Dr ma aha waa benale Ilaahey umada haka qabto
@shukrinoah3987Күн бұрын
Ninkaan nin xanuunsan ayuu u egyahey xataa nebiga csw kuma salinaayo
@samowsamale34902 күн бұрын
Waa ninka alif laam miim tafsiir saaray quraan kalena si khaldan oo jaah wareera u tafsiiray Allah ummadda ha ka qabto. Caamada ku xidhani indhaha ha furtaan
Waa jaahil dadka luminaaya oo dad caamo ah meel ku xidhxidhay
@CariTruth18 сағат бұрын
Ninkan Muslim uma ika ee ha is cadeeyo
@qatroadawe3762Күн бұрын
Subhanallaah
@MohamedAhmed2212 сағат бұрын
Aqoon diineed malahan weerar shaqsi ah lee buu yaqaan iyo dood aan daliil laheen ninkan Dr-ka isku sheegay ee diintiina ku ciyaaraya
@AishaLadan-z1jКүн бұрын
Allah aayad kabilaabato majirto ninkii yiri miyaad dood lagalee shiikh iska daaya ninkaan waxbow soo wadaaye
@Khayr732 күн бұрын
Subxaanalaah
@al-qaasimichannl22812 күн бұрын
Hade walaale ninkaan wa nin aqoon yari hayso maxad kaladodo, qaab macangagnimo ah ayu u,hadlayaa nin wax weyn fahansanaa mahaa Sidaa ku muqato
@Ma-hy7bvКүн бұрын
war Isim Allaah kabaq Hawd jiqa baad jeexaysaa
@mahmoudhersi46032 күн бұрын
Jaahilkaan sida khaldan loo borogaraamshey waqti ha ku dhumin. Gabarey adiguna ilaahay ka baq oo waxaan oo kale ummadda ha u keenin.
@MaxamedAxmed-t9sКүн бұрын
war meesha maxaas jshli yaala
@sidrasirad9475Күн бұрын
xadis qudsina miyuu dafiray war ninkan dad badan buu walaya ilahay ka baqo ka fogada dumaradiina ka ceshaa ama wa qof buka oo weli la ogan aama wax wayn baa ka muuqdee
@ahmednalayeh26562 күн бұрын
Alm waa Maxay Macnaheedo.?
@aishamawlidКүн бұрын
Alahu acalm bimuradihi Allah baa og wuxu ulajeedo kadibaa waxa ladhahay kani wakitaabki Alle larayba fihii shaki kujirin
@fartun95032 күн бұрын
Ya Allah
@saharahussein74002 күн бұрын
Ninja ilahayow nagaqabo
@SamiraYalah-u1b2 күн бұрын
Indho aday kutadbur kulahaa Subxanallah
@Jrmugabe-hq6bv2 күн бұрын
Waa xoolo
@ahmedyuusuf5375Күн бұрын
Culimada ayaabad moodaa inay qofka diinta si ay uga saaraan raadraadinayaan. Qofka in la qodqodo oo labaadho inuu wax khalada dhaho oo lagu celceliyo jadalka maxay tahay waxaasi??
@miftahahmedaden12 сағат бұрын
kkkkkk subxaanka yaa alaah
@nuuribrahimmaxamed419011 сағат бұрын
Ninkan cumar ah nin dood yaqaan maaha muu iska daayo
@HasanAli-zj5cgКүн бұрын
TUSBAXA WA KU CIYAARAYAA TUSBAXA DADKA AYUU KU QALDAA WAABA TUURTUUEAYAA TUSBAXA BEENAALLE ALLE IYO RASUULKA KA FURTAY WAAYE
@CariTruth18 сағат бұрын
Tuug waye markoow ogaadey inuu sheikhu ku fahmey ayuu ceeyriyey shame on you isib
oo ninkaan beenta diinta ka shegayo miyaad taa geersan tahay
@ubahjimale8666Күн бұрын
Kkkkkkkk wuxuu meesha u hayo maleh
@fahmoyousof17452 күн бұрын
Wajigiisa arag, xasbunalaahu
@rahmaahmed23072 күн бұрын
SubxAn’Allah, ninkan warkisu wu cadyahay wa inaan ka gabsana
@AA-lv4qw2 күн бұрын
Ninkaan wuxuu ubaahanyahay qof cilmi iyo aqoon leh oo sifiican uqancin kara,gaal maahan oo ilaahay iyo rasuulkaba wuu rumaysanyhy iyo quraankaba yaan lasii fogayn oo diinta lagu dirin,dadka aan aqoon fiican diinta ulahayna yay dood lafurin ee diinta habartaan marka hore please
@samowsamale34902 күн бұрын
Waa xaq diid waana ninka doctor sheegtay asaga oo aan ahayn
@AyaanJaamac-c8eКүн бұрын
kan muslimka allah ka qabto wa munaafa walaayo madaxa dooli leh
@Halima-v8c2 күн бұрын
War midkaan ilaahoow umadda ka qabo caamaduu halaagayaa dadabur luuu maqlay marka mana yaqaan maxaa lagu dadaburaa wixii aad macnahooda taqaanid maskiinkaa wuu dhunsan yahay ilaahoow soo celi
@ilyaasaxmed5697Күн бұрын
Jaahilkan umada inlaga qabto weeyan halis qarsoon ayuu wata bal fiiri saliga Nabiga xita mrka la soo hadal qaado wuu iska dhagatirya taasina wxa ku aqoon yarida ku hapsatay Ninkan ,shekh wd ku mahadsan thy Dadkan Noocan Oo kle
@abdimajid2893Күн бұрын
Kan Dr ka isku sheegaya dadka halaga qabto waa jaahil isla saxan ninkaa qofkii arkoow madaxa halaga toogto sababtoo ah quraanka illahay ayuu u fasirayaa waxaan jirin nacdalkan dadka halaga qabto dad badan oo waxma garato ah ayuu luminayaaa
@samowsamale34902 күн бұрын
Waa ninka alif laam miim tafsiir saaray quraan kalena si khaldan oo jaah wareera u tafsiiray Allah ummadda ha ka qabto. Caamada ku xidhani indhaha ha furtaan
@samowsamale34902 күн бұрын
Quraanka in la fahmo waa inaad vitamin qaadato ayuu ku leeyahay wa ciyaadu Bilaah
@Shar-shaariКүн бұрын
Ninkaan nin waalan weeye dhaqtor ayuu u baahanyahay
@MuunaH-u4s4 сағат бұрын
Haweenka soomaalida diinta barta hadii kale malinba niin waalan ayaa xero adhi idinku xaraysan oo shiikh film ku metelaya
@Umuyaasir54342 күн бұрын
Kan maskaxdiisu rabaa in uu diinooga dhiga
@samowsamale34902 күн бұрын
Sowkan doctor aanu ahaynba sheegtay
@omarfarax672 күн бұрын
Ninkan wuxuu aaminsayahay Diin layiraah Baha'i faith Oo is qarisa
@maxameddaabadsomalilanderd3640Күн бұрын
Waar niyow walaahi waan soo baadhay micnaha luuqatu carabiya oo diintaa aad sheegtay ee uu ninkaa nebinamada sheegtay ee la daldelay marking dambe ku abtirsata ayaa sidaa qabta laakiin bal islaamka iyo xeeldheerida quraanka cid takhasus fog leh waa iyo cilmi ayaa loo baahan yahay intaynaan commentska wax ku xukumin
@fahmoyousof17452 күн бұрын
Wuxuu iska dhigaa nin cilmi kuhadlaa, Alaahu Akbar, war iska jira iska jira, dumaroow qaasatan yuusan jagabo idinku ridin
@BaariAbdirashiidКүн бұрын
War Ninkan izim la yidhaahdo Waydiiya soo ilaahay ma dhihin وما ينطق عن الهوى