No video

DOOD CILMIYEED || TAARIIKHDA DHAQ-DHAQAAQA SALAFIGA EE SOOMAALIYA ┇SH. SHIBLI IYO SH. BASHIIR SALAAD

  Рет қаралды 20,277

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

Күн бұрын

FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
/ @sheekhmaxamuudshibli
THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
-----------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
Facebook:www.facebook.c...
Twitter: / sheekhshibli
visit our website
sh.shshibli.com...

Пікірлер: 49
@loukmanguirreh7729
@loukmanguirreh7729 4 жыл бұрын
Sh shibli masha allah allaha ku barakeeyo sheikha ummada soomaaliyeed Allaha ku xifdiyo sheikh shibli
@ilaaladaislaamka3845
@ilaaladaislaamka3845 4 жыл бұрын
جزيتم خيرا مشايخنا الأفاضل
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 4 жыл бұрын
Sheikh masha Allah sheikh jazaaka Allahu khery sheikh Bashariir salad
@Sawrac
@Sawrac 4 жыл бұрын
Qodobbada muhiimka ah ee lagu falanqeeyey barnaamijkan waxaa kamid ah: ◇ Maxaa keenay isku dhicii dawladda hantiwadaagga iyo dacwadii salafiga ahayd? ▪︎Mase jirey wax soomaaliya u goonni ahi mise waxay ahayd wax laga wada sinnaa isku dhacuna wuxuu ahaa xaalad si guud uga jirtey caalamka islaamka? ▪︎Dhanka kale ma goonni buu ku ahaa dacwada salafiga ah mise wuu ka guda ballaadhnaa? ◇Maxaa keenay in hub la qaato? ▪︎ Miyayse jirtey talo guud oo ururkii ittixaadku ku qaatay hubka, mise waxay ahayd arrin aan laga midaysnayn talona aan kusoo bixin? ▪︎Qiimaynta qaadashadii hubka, maxaa sax ahaa maxaase khaldanaa? Iyo See loo dhammeeyey markii dambe? ▪︎Ma jirey dawr ay urruradii jihaadka ee caalamiga ahaa ay ku lahaayeen? Se muxuu ahaa mawqifkii ururka ittixaadku uu ka istaagey? ◇Xaggee kasoo unkameen dhaqdhaqaaqyada takfiirka ah (dabcan aan saxda ahayn) ee xilligan? ▪︎Maxaa ka jira inay salka ku hayaan fikirka salafiga ah? ◇ Maxaa keenay isbeddelka aragtiyeed ee xarakada salafiga ah ee soomaaliya? ▪︎maxaa keenay in xukuumado aan islaam sax ah dadka ku xukumayn inay la shaqeeyaan xilligan? ▪︎diinta in la isku xukumo ma arrin fikirka salafiga ah ku gaar ah baa mise waa wax muslimiintu dhammaantood ka siman yihiin? ▪︎Qaadashada hubku ma tahay wasiilo loo mari karayo in diin la isku dhaqo? Mase jiraan waddooyin kale? Ikk. Ugu dambayn barnaamijta noocan ah waxay mudan yihiin in noocooda la badiyo iyo in lala socdo. Sulaymaan M. Bullaale
@yusufabubakar3112
@yusufabubakar3112 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا Daqiqadaha ina ko hor qorta wanag badna lahed walal Aada umahdsnthy
@sayid6649
@sayid6649 4 жыл бұрын
Barakallahu fiik... dabcan juhdi iyo wakhti ayaad ku bixisay soo koobidda muuqaallkan, Inkastoo dood aan la odhan karin labada ruux ee lagu marti qaaday barnaamijkan waa laba ruux oo ku suntan fikirka Salafiga. Waxaa fiicnaan lahayd in lagu casuumo laba ruux oo academic ah oo laba fikir oo kala duwan qaba sida Fikirka ikhwaaniga iyo salafiga.
@axmedmaxmed3588
@axmedmaxmed3588 4 жыл бұрын
شكرا .
@fathiaalilibax5664
@fathiaalilibax5664 4 жыл бұрын
barkallhu fiikum dr sh shbli drsh bashiir🌹
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha allah allah idan xaftiiyo Dacawaad salfii wa dacwad tawxiidka
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 3 жыл бұрын
Saxiix Wlshy ISMAHAN, Allah haku jeclado
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 4 жыл бұрын
Sheikh mahamud shibli jezaaka Allahu khery sheikh shibli
@xarfo
@xarfo 3 жыл бұрын
اشعر ان هناك تحدي خفيف بين شيخين تطابق افكار بلدان تعليمهما وكل واحد دائر يطابق بلدنا واقرب تحليل صحي يذهب شيخ شبلي
@mohamedmousse8127
@mohamedmousse8127 4 жыл бұрын
Shibli mansha allah
@najmacali564
@najmacali564 4 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@memphisalvaro8587
@memphisalvaro8587 3 жыл бұрын
instablaster.
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
Masha allah
@mohamedmowlid2931
@mohamedmowlid2931 4 жыл бұрын
Mash allh ilahy culumada hanoo xifdiyo
@abdiwaliabdullahguduud6231
@abdiwaliabdullahguduud6231 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh shibli
@abdirizakabdullahiibrahim5492
@abdirizakabdullahiibrahim5492 4 жыл бұрын
masha allah ilahay culumada ha noo xifdiyo
@mohamedhussein888
@mohamedhussein888 4 жыл бұрын
Wlh bashiir salaad waa ka dhacsan yahay masa ilka laga hadlayo sh shiblise waa nin wax og waxna ka meer meera sikasto tahay xaq ayuu nagu lee yahay sh maxamud waxbaan ka faa idnay mudo
@saaruukhaxmed3929
@saaruukhaxmed3929 4 жыл бұрын
geele warsame kalmada gaal ma sahlanee ka tawbad keen
@kobcintaaqoonta6476
@kobcintaaqoonta6476 3 жыл бұрын
Dad waxaa jira inkaar kale ku dhacday oo wax ay doonayaan aan lagaranayn. Dood celmiyeedkan qiimiga badan oo culimadeena soomaaliyeed ay inoo soo jeediyeen dislike saaraya. Maxay doonayaan hadaba. Ilaahow soo hanooni.
@zaki_h8393
@zaki_h8393 4 жыл бұрын
Dadka maxaa beenta loogu sheegayaa ma shareeco ayaa la awoodi waayey mise waaba la bedelay sheikh shinlow?
@essaadam8050
@essaadam8050 3 жыл бұрын
Culumoy maa beenta laga xishoodo, mucaskaraat taariikh leh oo shible hordhaca تذكرة الأواب uga sheekeeyey kuna qirtay ayaad inkiraysaan oo calaacal ku aadinaysan✋
@mr.qoslaaye
@mr.qoslaaye 4 жыл бұрын
Diin ayaa somaliya lakeenay qarnigi 19aad kadib wa wax cajib ah wahaabiyo oo hal qarni jogin somaliya dhibka ay geesten iyo aafada ay dhaleen waan aragnay qarax iyo galeeysiin wax an aheyn uma faaideydeynin umada somaliyed iyo aduunka intiisa kale
@MohamedbisharmohamedBORGAD
@MohamedbisharmohamedBORGAD Ай бұрын
Qaraxo waa hawl dad geysanayaan Lkn towxiidkeena ma dhaawaco
@user-xw9hr6kh3c
@user-xw9hr6kh3c 3 жыл бұрын
waa fcyhay barnaajijkan lkn hdaad run sheegeysaan dowlada dalka kala googooysay oo ethopia uga gacan gelisay oo gaalada kusoo xareysay, la hadla, lkn inaad dowlad hore ka hadashaan waxaa ka fcn naad waaqiciga ka hadashaan, lkn inaad shabab qulluwi ku tilmantan wax soconaya ma aha, waxana nasiib daro ah inaad hada taagereysaan dowlad tii siyaad bare ka daran, dal haan iyo diin ahaan.
@adamsahal5155
@adamsahal5155 3 жыл бұрын
Dacwada salafiyada waxa daba ka riixayey saudi arabia isagoo ugu adeegaya reer galbeedka
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Wahaabiyo iyaga salafiyiin sheegta waana beenayaal
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 жыл бұрын
Waxaa idin dhagaysanaya dad badan oo aydaan dhagri karin
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 жыл бұрын
Kal madahaan waxaa dad ka lagu qaldayaa inta ragga iimaanka lihi
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 жыл бұрын
Hubka sitaan
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 жыл бұрын
Dastuur muslim loo dejiyo ayaa gaalnimo ku filan
@abuucumayr2557
@abuucumayr2557 4 жыл бұрын
Waxaan layaabay ictisaamkan isku sheegaya safiyiin
@user-ms9od1hj1c
@user-ms9od1hj1c 4 жыл бұрын
Waa layaabka aan hayay
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Salfi maa magac lal bax miise wa manhja
@mohamedyusuf6257
@mohamedyusuf6257 4 жыл бұрын
salafiya maantay magaca wadata (jaamiyah ama madkhaliyah) aad la ordasaan waa mid amiirka lacaabudayo, sacuudigana uu sameystay si ay boqortooyadu u ilaalisato kursiga.
@ahmedabdu7367
@ahmedabdu7367 3 жыл бұрын
@@sayid6649 kkkkkkkkkkkkkkkkkk nimaan waxba ogayn ayaad tahay oo wuxuun dhagadhageeyay
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Salfiiyo jadiiidayo miy utaqani Inay matalyn manhjik salafk cajiib weeye
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Жыл бұрын
Beenaalihii buu wareysanayaa
@rabilemohamed9634
@rabilemohamed9634 Жыл бұрын
Muran ayaad keenteenne cilmi meydaan keenin.
@asxaabulkheyr3642
@asxaabulkheyr3642 4 жыл бұрын
Masha Allah
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Dood Cilmiyeed | Sheekh Shibli | Sheekh Abdirahman Bashir |
1:47:28
Abdinasir Kuluc
Рет қаралды 184 М.
NEW MUXADARADII 1 KA QAYBGALKA SIYAASADA DAWLADAHA  SH MAXAMUUD M SHIBLI
1:00:02
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 7 М.
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
1:15:42
Xarunta Ifiye
Рет қаралды 85 М.
Qisadii Nabi Yusuf (c.s.) Sh Maxamud Shibli
2:04:40
Salafmedia
Рет қаралды 97 М.
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli
1:09:03
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 79 М.
SUUFIYADA : Bidcada Kitaabka  Manaaqibka 4 Shible
1:32:14
SOM-NEWS
Рет қаралды 10 М.
DOOD: SHEEKH AXMED DIIDAAT IYO BAADARI STANLEY STONBEG
31:46
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 965 М.
NEW MUX SH XASAAN XUSEEN GARIMAKUGSHAA LIF SH MAXAMUUD MAXAMED SHIBLI
1:11:51
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 99 М.