DOOD CUSUB IYO ICTIRAAF RAADINTII SOMALILAND, FIND OUT MORE

  Рет қаралды 46,965

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

2 жыл бұрын

"BEESHA DHEXE OO KALIYA AYAA ICTIRAAFKA DOONAYSA''
join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails

Пікірлер: 528
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
ASXAABTA FADLAN SUBSCRIBE GAREEYA CHANNEL KA WAXAYNU NAHAY UL IYO DIIRKEED.
@cabdicasiisdaahir9741
@cabdicasiisdaahir9741 2 жыл бұрын
Sinsibaar ayaad tahaye ka dhex bax arimaha somaliland
@munaabdullahi8745
@munaabdullahi8745 2 жыл бұрын
Maxaad kucyday ma xaqiiqda laga hadlayaa ku dhintay yaab dadku waaxor somalinad waa dhulkii soomaliyeed isaaq adigoo ah raadso citiraaf been go lagu daday ladiid adeer
@safiahassan9952
@safiahassan9952 2 жыл бұрын
Yuyyjuu
@safiahassan9952
@safiahassan9952 2 жыл бұрын
Uyuiu Yjuuyyu
@safiahassan9952
@safiahassan9952 2 жыл бұрын
@@cabdicasiisdaahir9741 yyhjujunupjpyp
@ahmeth2184
@ahmeth2184 2 жыл бұрын
Wlhi wxaan ahay arday jooga BORAMA KANA MID AHAA DABAAL DAGII MAANTA EE ICTIRAAF RAADINTA SOMLILAND MA JIRTO CID CID KHASABTAY MA JIRTO WAXAN KU IMANAY SAAANSANTA ICTIRAAFRAADINTA WAXANU KU QADANAY FARXAF MASHALAH THANKS 🌎🌎🌎💪💪💪💪
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Absolutely Odaygan Wuu Xanuunsanaya Alle hacaafiyo Aamiin yaarabi adigana Alle haku dhowro aamiin yaarabi 👍👍👍👍👍👍👍👏👏🖐🖐🖐😍
@hashiabdi1197
@hashiabdi1197 2 жыл бұрын
Doqon adoon walaahi adiga oo borama jooga inad tiraahdid wan ju fexsanahey maahin
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
@@hashiabdi1197 maybe you're addicted to the dark side, somewhere inside your childhood witnessed your hard die ! Even due we both came from the same places, Qadaad (W) and FAQASH made us change places . How could' it be thorough the misery that came to past.the hard times make a tru friend afraid to ask. WORD
@rodaadam3498
@rodaadam3498 2 жыл бұрын
Midnimo waaku daysey guul Somaliland
@guulayste6616
@guulayste6616 2 жыл бұрын
Cabdi xaafid dooda danbe ee udhaxaysa somaliland iyo Somalia Insha Allah dhexdhexaad Iska dhig Sakariye waxn leehay Ilaahay caqliga cilmiga iyo caafimadkaba kuu dheeree thks
@Iftiin501
@Iftiin501 2 жыл бұрын
Amiin waarun taa waa odayaal aad u cadhaysan iyo dhalin yaro ixtiraam badan iyo patience ka muuqdo. Time koodana sii oo u ogolow inay hadlaan ha ku badh jarin hadalka. Fadlan
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 жыл бұрын
Waar ninkani waa oday buka mana matali reer awdal
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@yusufwarsame4219 Haa, dee ka runta idiin sheegaa wuu bukaa miyaa??? Adeer caydu waa ceeb ninku wuu idinla doodey si xishmad leh u ixtiraama fikirkiisa idinkoon aflagaadeyn, runta marka laga hadlo wiilka yari waxyaabo badan baanu war u hayn ama uu iska indho tirayaa oo waatii hore loo yidhi " nin yari intuu geed ka boodo ayuu talo ka boodaa" Gobolka Awdal cashuurtiisa hargeysa ayaa la geeyaa gobolkana waxba looguma qabto beesha dhexe deeqaha oo dhan iyagaa wax lowgu qabtaa, borama halkii airport oo ay hore u lahayd waalaga xidhey beesha dhexena afar airport baa loo dhisey, reer Awdal iney dantooda ka tashadaan ba la gudboon ama ay ula sinaadaan waxqabadka dalka umada ay walaalaha yihiin, xataa dowlada somaliland looma sina saami qeybsiga madaxweyne ku xigeen baad leedihiin wax lagu aamusiiyo umad dhan maaha gobol dhan oo sadex badeed leh oon waxba loo qabaneynin. Somaliland in la wada dhistey waa run laakiin dheefteedana ha loo sinaado dadka wada dega oo dhan bari ilaa galbeed markaa dadkeenu wey ku kalsoonaan karaan goosashada, laakiin inta laba gobol la kobcinayo inta kalena qatan yihiin waxba inooma hagaagi karaan.
@mombasa7
@mombasa7 2 жыл бұрын
These young Somalilanders are quite impressive!
@munaabdullahi8745
@munaabdullahi8745 2 жыл бұрын
That young man isn’t Somalian’s he is The Gadabuursi.
@mombasa7
@mombasa7 2 жыл бұрын
@@munaabdullahi8745 From Gadabursi ? Where is that on the map? Is that near Gabon?
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 2 жыл бұрын
@@munaabdullahi8745 He is Gadabuursi and he is Somalilander 👏👏👏
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 2 жыл бұрын
You're impressive faqash
@munaabdullahi8745
@munaabdullahi8745 2 жыл бұрын
@@mombasa7 Taariikhdadu waxay ka bilabantay 1991 nolashaduna intaa madhaafsiisana marka sorry
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 жыл бұрын
Masha Allah, I agree with brother zakarie Somaliland needs to fixing their mythology, but never give up becoming it’s own State one day it will happen insha Allah . Thank you brothers both of you did well.
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
Somalia 💙💙💙💙💙
@abdirisaqshaacaofficial5376
@abdirisaqshaacaofficial5376 2 жыл бұрын
Madaxwaynaha Awdal state prof Abdisamad Waan ku slaamayaaa viva Awdal state
@anab9951
@anab9951 2 жыл бұрын
Soomaali waa mid we are one nation. Anagaaba soo socona e xagey u go’ayaan from jigjiga
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow Жыл бұрын
Xabashi baad difaacaysa oo aad ku faraxsantahay marka xagee usoo socota
@Xalimokiin
@Xalimokiin 2 жыл бұрын
Prof excellent 👌👍👍👍💯✅
@slanddifac5460
@slanddifac5460 2 жыл бұрын
Waxani dood maaha waa iska Fadhi ku dirir in kastu Sakariye sifiican udoodey lakin Odeyga kale waxba kuma hayo meesha nin cadheesan bu ahaa
@munaabdullahi8745
@munaabdullahi8745 2 жыл бұрын
Awdal waxaa lagu haystaa xoog qofkii kahadla fiktrkisa ayaa laguxidha freedom kamaba jiro maxaase lagula go,aa in cadaw iihaysta
@mombasa7
@mombasa7 2 жыл бұрын
Somalia is panicking! They know that Somaliland is getting attention and the United Kingdom, the mother of all parliaments has given Somaliland a platform to discuss its case! For the past several years Somaliland progress has been overshadowed by the chaos in the former Italian Somaliland. Recent events in Mogadishu has pushed certain West countries towards Somaliland. Nobody cares about this oldman who is talking, his time has passed! If you feel so close to the people in the south moved to the south! You cannot force people to come together! SNM has paid the price for Somaliland by blood! No more genocide!
@mombasa7
@mombasa7 2 жыл бұрын
@@CB-cz5ty They belonged there and some travelled to Paris and Chicago! It was not just Somalis but most of the 3rd World! The whole of Somalia is not so far from that Zoo! They have exchanged spears for Ak-49!
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
@@CB-cz5ty have I got News for you ; SOMALILAND is Not Somalia❗ Hell No......
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 2 жыл бұрын
Indeed they are panicking. They always try to hide, down play Somaliland cause. But that tactic seems not working ony longer. And it is the time that world community to wake up to the reality, Somaliland has been hold hostage by a failed state in so many years.
@ismailnoor25
@ismailnoor25 2 жыл бұрын
Wonderful news keep up guys somaliand was independently before joining with somalia failed state
@mombasa7
@mombasa7 2 жыл бұрын
@@ismailnoor25 Somaliland's independence, sovereignty and recognition is not dependent on Somalia, UK or even the UN but from its people!
@xasanloolodow7017
@xasanloolodow7017 2 жыл бұрын
asc saad u dhan,tihiin muddana yaal aad iyo aad baan u raac,sanahay prof. cabdi samad
@johnben1031
@johnben1031 2 жыл бұрын
Aniga oo ah nin beesha dhexe ee Somaliland ka soo jeeda, waan jeclaa 5 tii Soomaaliya lkn reer Koonfurta Soomaaliya iyaga baabi'iyey,, sidaa darteed waa xaraan in dib loola midoobo. 😎
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 2 жыл бұрын
Iska bax hee, Hadaad awoodo
@bashirmohamed1815
@bashirmohamed1815 2 жыл бұрын
Erayga xaaraan maxaad u taqanaa
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
@@bashirmohamed1815 SOMALIA AYAAN u aqaanaa xaraan !
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
@@zakariamohamed3418 Hadaba waan kaa baxay Dhulkaygiina anagaa ka talina, maxaad yeeli? Miyaad ooyi
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Dee hadaad daarood diiday marka sidaad igu doonaysaa maanaa wacala ilayn maxamuud harti iyo siciid harti waa dadkaad magacooda kudhagantahaye
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 2 жыл бұрын
Doodan waxan u arkay inaad isku kentay laba qof o mid qibrad aad u weyn haysto iyo wiil dhalinyara ah o waxi loshegay wata marka xiga waxad kenta o codsi iga ah laba wada doodi kara
@saynababdi9005
@saynababdi9005 2 жыл бұрын
TAARIIKH WAY KA WAYN TAHAY WAX QOF LOO SHEEGO
@fadumashiekuna2821
@fadumashiekuna2821 2 жыл бұрын
Thank you professor abdisamad
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 жыл бұрын
Masha Allah Nimanka Iyago da,yar hadana Aqoonyahanka ah wxnu Dawany doodii hore ee Garyaqn Mubarig Imaikana wa Dr kan da'da yar Masha Allah wlahy wan u qushucay Hadaladoodii
@faraxbuux6157
@faraxbuux6157 2 жыл бұрын
Wxn ka yaabay somaliland wxy raadinaysaa ictiraaf Anuu wxn ku dhashay somaliland Wxn ku barbaaray somaliland nabad iyo kukul iyo kala danbay dawladnimo Lkn wxn ka yaabaa wali Somaliland ma reerbaa mise waa dawlad somaliland oo loo radinayao ictiraac ( horta qabaylaynta hakasaaraan hana u ogolaadaan qofkii aqli leh madaxmwayne ha u ogalaadaan Mee daahir riyaale!
@farhiaquen5402
@farhiaquen5402 2 жыл бұрын
Ha egin hal mar o qof so mary lama fiirsho wayo somaliland ma halka mar ayay jirty mrka u daahir riyaale hayy 😇
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Daahir riyaale adeer doorasho kumuu iman, wuxuu ku yimi markii cigaal dhintey, marki labaad ee loo codeeyeyna isaaq dhexdisaa is haystey oo lagu kala badbaadinayey taasna madaxda xisbigisaaba sheegey wey ku jurtaa doodaasi youtube. Afar madaxweyne oo hal reer ka soo wada jeeda baa iskaga danbeeyey ee ma xaqbaa in reeraha kale ee dega dalka looga xaaraantinimeeyo in loo doorto madaxweyne oo lagu tijaabiyo markooda, gabooye, harti, samaroon ciise, maxaa xisbiyo lowgu diidanyey laga soo doorto iyaga oo u madax banaa?? Aniga waxsy ila tahay in lagu tijaabiyo marba reer. Waa hadii ay demoqradiyafu dhab insga tahay.
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن Zakariye waad Asiibtay
@sulekhaismaelwabar2102
@sulekhaismaelwabar2102 2 жыл бұрын
Macha sllah ilaahy baa aqoonta kugu deeqay zakariyeh 🥰🥰🥰🥰
@smarter6973
@smarter6973 2 жыл бұрын
Dadkan leh Somaliland 1 waqabiil . Madaxwaynihi riyaale rerawdal muuahay? Ma la odhankaraa Somali ana waa labo qabiil uun weeyaan hawiye iyo darood. Jabuutiba waa somali lamidoona. Somaliland 30 sano ka hor bay goaday muhiimada waataa. Ictifaafka wuu iska Iman. Hadaan Iman waa ok
@jipriiljb7195
@jipriiljb7195 2 жыл бұрын
Zxp anigu su,aashaan isweydiyey waata konfur lixdankii sanno ee ay dhisnayd labada reer uunbaa talinayey tooda ma arkaan way caadifadaysanyiin
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
@@jipriiljb7195 ninkaagani waxaatahay wali meelahan_soke . WAAR ninyahow . They don't give a fck about us .. beleave that..
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 2 жыл бұрын
ani ma la qabo dadka leh hal qabil ilen mel walbo oo adunka qos ama qabil ba ka moqda oo bawarka hayo lakiin somaliland waxa laga hesta inay somali ka gado qadiyadeda mesha bay kaga xidhantahay dadkan dowladaha noqqdey nabad iyo raxo kumay helin ama nabad ama dil mid bay u maren taas ba laraba take hada caqabata somaliland hortalo waxa weyan somali oo isku badashay fadaral oo hada leh haba is mamulan kali aha ha iso hos imato ma nihn sidi hore ee rebablic an ahen oo hal mel laga ma mulayay somali marka dudino dacif bay noqon waxa inta dheer hada la jogo dhib la idin kuma hayo marka balada ku wado maxay tahay ba ku hortala
@mariammahamed4016
@mariammahamed4016 2 жыл бұрын
Mash allah prof abdisamed
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 2 жыл бұрын
This is healthy discussion both gentlemen spoke with ethics. Well done by the panel 👏🏿 👍🏿
@Bn99757
@Bn99757 2 жыл бұрын
Very beautiful with big respect and manner
@rahmashekhxasanbarsane4407
@rahmashekhxasanbarsane4407 2 жыл бұрын
Afqalaad aqoon miyaa maya maya
@MrAlibaba1122
@MrAlibaba1122 2 жыл бұрын
They are both gadabuursi that's why its civilized discussion!
@msa_1439
@msa_1439 2 жыл бұрын
Sakeriye Legend Odygu Meesha Dood kuma hayn guulayso Walaaal
@haredahmedguuxay4183
@haredahmedguuxay4183 2 жыл бұрын
Waa sax prof. Abdisamef
@sabaxalnur
@sabaxalnur 2 жыл бұрын
Proffessor Nageeye, well done !! All what you have said are based on facts.
@Xalimokiin
@Xalimokiin 2 жыл бұрын
Very true prof
@gaashaamotv
@gaashaamotv 2 жыл бұрын
Thanks sakeriye
@mahahadsaid5626
@mahahadsaid5626 2 жыл бұрын
maa sha alaah abdihafid iyo martida caawa waa loo baahan yahay in lawada hadlo waxaan jeclaan lahaa doodaha noocaanookalein la dardar geliyo mahadsanidin
@anab9951
@anab9951 2 жыл бұрын
Pro. Abdisamad well done
@hamdasamir8755
@hamdasamir8755 2 жыл бұрын
Maansha alaah somalilan reer boorama waa hooyada somalilan insha alaah wuu iman ictirafka 🥰🥰🥰💕💕💕🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🤩🤩💎💎💎💎💎💎💎🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩💕💕💕💕
@Xalimokiin
@Xalimokiin 2 жыл бұрын
Very interesting prof Abdisamad MashaAllah tabarakAllah ❤️❤️❤️🌹
@AhmedSaid-os8ds
@AhmedSaid-os8ds 2 жыл бұрын
Masha Allah abdi xafid hore usoco walaal somalida muhiim ayaad utahay Allah ku xafido
@amiraali8803
@amiraali8803 2 жыл бұрын
Gull Somali.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 From Somaliland.
@user-de8nk4yx5y
@user-de8nk4yx5y 2 жыл бұрын
عبدالحافظ الله يحفظ اخي. كفيت ووفيت. وكنت محايد في المناظر.ه رأيى يميل الي رأي البروفيسور عبد الناصر.: صومالي لاند لاتستحق ان تكون دولة مستقلة لأسباب الذي ذكره البروفيسور عبدالناصر... لأنها كيان يحكمه أهل هرجيسا فقط.
@xaakimcabdulle103
@xaakimcabdulle103 2 жыл бұрын
DR Sakariye alle haku xafido .
@abum7205
@abum7205 2 жыл бұрын
Beautiful discussion !!
@DM-oq4ko
@DM-oq4ko 2 жыл бұрын
Prof abdisamad waa waayo arag mashallah nolow
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 2 жыл бұрын
isaaqa wuxuu leeyihiin sadax gobal hargeeso burco barbara bas sool iyo sanag waxa leh Somali
@gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
@gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 2 жыл бұрын
masha allah guul iyo gobanimo somaliland illahay baa citiraafay
@abum7205
@abum7205 2 жыл бұрын
Hargeisa- & Berberland. Sool, Sanag, Ayn iyo Awdal wa somaliweyn wll. Naftaada been ha u sheegin
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 жыл бұрын
@@abum7205 oohiinta.jooji Cadaabtaa kuu dhaca faqasheey.
@tasniimabdirashed3325
@tasniimabdirashed3325 2 жыл бұрын
@@abum7205 Somalia wye klay calankaga kaso tag hee ?
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Zakariye 💕🌹👏👏👏💐😍💐
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 2 жыл бұрын
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
@kg6987
@kg6987 2 жыл бұрын
Zakarie future president of Somaliland inshallah
@khadraabokor3548
@khadraabokor3548 2 жыл бұрын
Maa'Shaallah reer Awdal waa dad aad u degan kii Idoire malintii dhawey Turkey joogay waa gariirayey big respect Awdal State 👌👌👌
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 2 жыл бұрын
Khadra Anokor been baad sheegtay waxuu ahaa nin aad iyo aad udagan dad nacaybaka dhaaf
@khadraabokor3548
@khadraabokor3548 2 жыл бұрын
@@suaadmohamed4316 Calaacalka jooji noooo Citiraaf Hargeysa, Berbera iyo Buco citiraaf u raadi
@hamdasamir8755
@hamdasamir8755 2 жыл бұрын
Adeer i am fram somalilan boorama hanagu habsamin somalilan alaah ayaa uhaya ictirafka waanu iman insha alaah 🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻👏👏👏👏💎💎🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💎
@hamdasamir8755
@hamdasamir8755 2 жыл бұрын
@@khadraabokor3548 ilma qarax laan somalilan waad ku walacdeen adeer alaah ayaa nohaya ictirafka eebal naga hor joogsada marka alaah nasiyo insha alaah i am from boorama somalilan 💎💎💎💎🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥰💕💕🥰💕💕🙏🏻👏💕🤩🤩💎💎💎💎💎💎🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💕
@tasniimabdirashed3325
@tasniimabdirashed3325 2 жыл бұрын
Idor cay ma umalesa tedkle Qaraxland hada thy mesha ka amus
@abdikoran
@abdikoran 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarak Allah WE NEED MORE DEBAT LIKE THAT
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 2 жыл бұрын
Sakariya muwadin dhaba hore usoco guul somaliland 💚🤍❤
@khadraplums3392
@khadraplums3392 2 жыл бұрын
We have peace unity and we are unified we are one Somaliland is the one that’s why we are successful we love and respect each other that’s why we had peace over 30 years and continue to have peace will never ever go back Somalia
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 2 жыл бұрын
kala gooa Somalia ma raban sadax qolo oo ka mid ah waqoyi dir iyo dhulbahante iyo warsangali iyo konfur iyo putlan ma raban sidey u go eesa waqoyi waxa rabo bas isaaqa ma naqoneeso
@qaali4589
@qaali4589 2 жыл бұрын
Adeero inaad riyooto waxa ka horeesa inaad seexato Al haku caafiyo waad buktaaye
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
"Ring Ring Ring" I can't beleave what they telling me"! "Somaliland camirantoo NINKII ka xumee Cunsuriyoow Cadawbaa tahee Ogsoonoow"..
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Somalia waa muqadis🇸🇴🇸🇴😀🇸🇴
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 2 жыл бұрын
Ninkan madaxwaynha sheeganaya waa dadkii hore haday caqli leeyihiin Somali ba halkaa ma joogten maanta nooca waxba lagama qoro .
@alimire2
@alimire2 2 жыл бұрын
🤭🤗wilkaan walaalayal hala raadiyo waa kii ugu horeeyay ee qaatay shahaadadii dhalinroga been ka sheega taariikhdeenna Somaaliya eey SNM ku mashquulsaneyd in eey ka been abuurto taariikhda Somaaliya 30kii sano ee la soo dhaafay; hadana wakhtigaan xaadirka ah iskuulaadka woqooyiga waxaa ka socda taariikh beeneed lagu abuurayo jiilka cusub een SOMAALIYEED . Somaaliya waa in laga hortagaa inteey gori goortahay taariikhdooda ka hor istaagaan qaa'inul wadankaan naloo soo adeegsadsy. Viva Somaaliya ha noolaato 🇸🇴🎆🇸🇴💪🏾💯
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
waar cidina imay qasbin laymana qasbi karo somalilandba anigaa dhisay.
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Absolutely Guuuuuuleyso markasta insha Allah Alle haku dhowro aamiin yaarabi pic respect Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👏🖐
@Iftiin501
@Iftiin501 2 жыл бұрын
Masha allah runtaad ka hadashay nabad ku waar.
@amranismail9902
@amranismail9902 2 жыл бұрын
Subxanallah odaygani cuqdad ba kabuhda iyo nacayb
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
SOMALILAND FOR EVER
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
I LOVE Somalia 👍💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@hamdasamir8755
@hamdasamir8755 2 жыл бұрын
Hooyadii somalilan boorama sakariye noolow maamo i love somalilan boorama 🙏🏻🙏🏻🙏🏻💕💕💕👏👏👏🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰💎💎💎🙏🏻🤩👏🥰🤲🤲🤲
@munaabdullahi8745
@munaabdullahi8745 2 жыл бұрын
Asc anigoo kasoo jeeda gobol ka Awdal waa inay ka godaa hargaysa siday maxayeelay qabiilbaa raba in la aqoonsado maxaa diidaya qabilkasta inuu goblkiisa intuu goosto sheegto dawlad
@saynababdi9005
@saynababdi9005 2 жыл бұрын
BEENTA jooji
@munaabdullahi8745
@munaabdullahi8745 2 жыл бұрын
@@saynababdi9005 beenta isaqaa sheega
@umuaisha725
@umuaisha725 2 жыл бұрын
MashaAllah waa laba nin oo akhiyaara
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
Gobolada waqooyi waxaa degan qabiilo badan qaar baan raali ka ahayn
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 2 жыл бұрын
Cabdi xaafid waxaan rajeynayaa next interview inaad Mahad guleed & cabdi xaanshi invitions u dirto inshaallaah ❤
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Kuwaasi waa firdhad oo waa xukun sugayaal
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
Professor nobody is refusing Audhal or Sool. to joining their brethren in the failed state in mogadishu you will be allowed to go there but Sool and Audhal lands belongs to Somaliland
@oogle2926
@oogle2926 2 жыл бұрын
Waxan joga hargaysa manarbo inlakalagooo wayo wadajir bawaxlagu noqon kara runti muse iyo xulufadisu dan nomawadan somaliya ha nolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 2 жыл бұрын
Mashallaha labada qof waa kuwa daacad ah si daacad ah u hadlay prof c/samad nageeye 🇸🇴🇸🇴 waa Mashallaha waa qof waaya arag ah meela badan wax ka eegaya jecel somaliya inay ahaadaan kuwa mid ah Mashallaha Waan soo dhaweynayaa hadaladiisa qiimaha badan dr zakariya waa qof caaqil ah dad badan ka Fiican Mashallaha waxaan dhihi karaa Mashallaha
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb 2 жыл бұрын
SOMALILAND ❤️🤍💚👏🏽👏🏽👏🏽
@Xalimokiin
@Xalimokiin 2 жыл бұрын
Live long life prof Abdisamad
@aadanshdirir1865
@aadanshdirir1865 2 жыл бұрын
Waa riwaayad
@alphamale5802
@alphamale5802 2 жыл бұрын
Gooni isu taaga Somaliland waa doonista shacabka. Cidna ma muquunin karto. End of story!!!
@topforeign205
@topforeign205 2 жыл бұрын
Let’s ask awdal, sool and sanaag citizens
@saaramohamed3472
@saaramohamed3472 2 жыл бұрын
Anigu reer SSC ayaan kasoo jeedaa isaaq hadii ay ictiraaf helaan anaguna waanu helaynaa oo wllhi ah hadalkuba waa intaas
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow Жыл бұрын
Isaaq waka degen sool iyo sanaaage Xaga iyaga ka dhaafayda
@gaashaamotv
@gaashaamotv 2 жыл бұрын
Doodaha noocan ookale ah soo badi
@fatxiyanirgo1922
@fatxiyanirgo1922 2 жыл бұрын
alhamdulillah alle aya mahadle
@roobleahmed6183
@roobleahmed6183 2 жыл бұрын
Awdal waa dad xariir ah somaliland waa mid guul iyo gobonimo ayaan u rajaynayaa somaliland
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 жыл бұрын
Cabdixaafid oo usoo xadhko xidhay inuu somaliland kalaqaybiyo oo tu shuush ku furo waxan kuu sheegayaa in somaliland aytahy dowlad goon ah oo cid wax kaqaadi kartaa aany jirin adigoo uk ku ah xooti yar oo miskiina dayoo jayniis oo awood sheegta ayay wado marisay somaliland cid aan Ilaahay ahayn ooy ka baqdaa majiro Ogow na mid somaliland ilaahay ayaa aqoonsan Aduunkuna uu og yahy inaanu dowlad nahay ilaahay ha jabiyo cadowga somaliland inshallah somaliland guul iyo gobanimo inshallah
@zainabmaxamuud6091
@zainabmaxamuud6091 2 жыл бұрын
Dabka Reer Borama ma Rabaan in ay Somaaliya kala godo meelkasta Ooy joogaan.
@hussenjama6509
@hussenjama6509 2 жыл бұрын
Isaaq haday aqoonsi rabaan. Ha aamineen Isaaq nimadooda.halilaqbeen ssc.raxmaan cika gala hadaaad rabtaan diinta kabaxa
@abdirisaaqa1686
@abdirisaaqa1686 2 жыл бұрын
Waa dooda wanaagsan oo dhax martay lab nin oo ah akadeemigah
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
I LOVE Somalia 💙💙💙💙💙💙💙💙💙👍
@myway3801
@myway3801 2 жыл бұрын
Zakaria😍😍😍😍😍😍
@bashafitness
@bashafitness 2 жыл бұрын
Newsflash Zakarie is educated young man. Isaga iyo dadka la da’ada ah ayaa wadanka hogaankiisa leh oo next leve dalka gaadhsiinkara. odayaal gaboobay oo riyadii 60kii wali ku jira looma baahna. Also did you notice ole uncle mentions (qabiil) countless times Where asked the young brother barely mentions clans!!!!. An other reason why old people need to go!!! Not just within the somalis but throughout Africa older generation is a problem. I’m from sool region And my mom is from togdheer region and I am for Somaliland I agree with Zakarie 💯 Dhalinyaradayadu waxay arkaa somalia sida ay tahay maanta. Waxa layidhi: dacawooy yaa qaybta kubaray? Dacawadii waxay tidhi ishaa cali ka laalaada ayaa ibartay qaybta😂 Qofkii garanaya sheekadaa ayuunbaa garan! Somalia iyadeedii ayaan naf isu hayn therefore anaga naf nooma hayso. Just saying 🙄
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Prof Abdisamed kalaam saxiix ah buu kahadlay🤟
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 жыл бұрын
C haafid waxad soo marti qaadi lahayd qof konfur ka soo jeda waliba beesha hawiye iyaga ayay qadiyadu naga dhaxysaye
@safiyajamal172
@safiyajamal172 2 жыл бұрын
Somalia ha noolaato
@deeqaabdikarim9233
@deeqaabdikarim9233 2 жыл бұрын
Abdixafiid Anigoo Ixtiraam Ku Haya Nin Shaqo Tegey Inaad Somaliland Wax Kaweydiiso Oo Laga Neefiyaba Maaha Inankan Sakeriyana Waa Nin Aayihiisa iyo Sharaftiisa Iney Somaliland Kujiro Garanaya Waana Fikrad Dhamaan Reer Awdal Ay Wada Garowsan Yihiin, Beenaalaha Warkiisa Inaga Daa Inankaasi Yarbaa Ka Caqlibadan
@mrsayid3640
@mrsayid3640 2 жыл бұрын
Waaa runtaa oo si bay garacdu isu raadsadaan ,iyaga oo aaan si Wayn u fahansanayn waxa layidhaahdo qoomiyad isku duuban ,markaa waa uun kuwa aaan xalaal ku dhalan kuwa kala wada umad wada dhalatay oo diin iyo af iyo dhaqan intaba wadaaga ,aysababtu tahay ,aniga cadowgaygu waa Kenya iyo Ethiopia,walahi qof xanuunsan Baad tahay oo wuxuu ilaahay u abuuuray ee aduunka kan u keenay aaanan garanayn
@jamaldereye1872
@jamaldereye1872 2 жыл бұрын
Hhhh waa cuqdadaysantihin rerkaa la yaqanow ader dadka kale ha ku xoqanina dhilaa idin dhashee
@zeinabhajiyassin1654
@zeinabhajiyassin1654 2 жыл бұрын
Somali kalama maarantto e bogoda burcad allaha isu mariyo
@tasniimabdirashed3325
@tasniimabdirashed3325 2 жыл бұрын
We kla maranta why dad 30 sano TashadaY Nabad hestan and dadne wali dhib ku jiran
@saynababdi9005
@saynababdi9005 2 жыл бұрын
WAA LAGAA BADANYAHAY WAA SHURE
@awalimash5360
@awalimash5360 2 жыл бұрын
Isaaqland ha la ictifaafo hargaisa burco berbera ha lasiiyo. Waa masiibo. Hanaga baxaan
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Odeygani wuu riyoonayaa
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Odey qurbaha ku asaasaqay
@abdullahifarah6772
@abdullahifarah6772 2 жыл бұрын
Asc Abduxaafid shaqaalihii bay ahaayeen, waa la aryayaa
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 жыл бұрын
Siil caraysta haku meeraysane dooda koonfur iyo waqooyi keen
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
odaygani waa oday danbiile ah oo xataa aan Tagi karin Awdal.
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 2 жыл бұрын
Cabdi xafid waxaa kaa qaldan sida loo qabto doodahan oo kale,sababtoo ah marwalba laba ninoo halmeel kasoo wada jeeda maha inaad uqabato doodahan oo kale waayo wax ala wax ay macnoleedahay majirto. Sikastaba kii kanaxayow kanax. Insha Allah 5soomali waa soo noqonaysaa mar ay noqotaba insha Allah. Guul somaaliwayn.Allah nagu simo maalin kaas kuwa kaqayb qaatana naga yeelo amiin.
@faraxbuux6157
@faraxbuux6157 2 жыл бұрын
Daahir riyaale kaahin iyo xisbigii udub maanta hadii uu jiro oo somalilander haysto reer awdal ah maanta wxn ku farxilahaa dawlad sida jabuuti Ilay somali qabilaysibay awood kuleeyiin ee Waa fikirkayga ii gaarka ah Anoo shaqsi ah
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA.MR.ABDI HAAFID
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Asc Cabdifatah dhexdhexaad ma tahid inaad waydiisaabay ahayd Waxay Reer Boorame Madaxweeyne ku xigeen mar walba u helaan! Sidoo kale maxay Magaalada Boorame uga kharash badan tahay Caasimada labaad ee Burco !!! Iyada Sedex jeer ka dad badan Boorame!!!! .
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 жыл бұрын
War mareksnku miyuuna arag inta uu iskukala jiro Soomaaliyaaba la weenatey Sidii ay uguxereenayeen qolkayar
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
Qudbadii SIYAAD bare Ee ugu horaysay, af anaan garanayn ayuu ku qudbadeeyay. Ku'lahaa ❗oo waliba isagoo dabagaab qaba ayuu qabsaday Somalia .
@ahmedmahamed2175
@ahmedmahamed2175 2 жыл бұрын
Soomali waa mid majirto goni u istaag
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 2 жыл бұрын
😂😂 Doodaan fair ma aha. Dr. Soo joogay iyo Dr. soo akhristay ayaa la isku keenay.
@sacdiyanuur8402
@sacdiyanuur8402 2 жыл бұрын
Safiican xaqiiq waaye ma ahan dad is fahmaayo
@dayibali8182
@dayibali8182 2 жыл бұрын
assc cabdixafiid maninkanaad lahayd waa aqoonyahan ma istaahili inaad horfadhiisato
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 524 М.
Nach Wahlsieg von Labour: Starmer ist neuer britischer Premier
9:17
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 83 М.
Q.2aad Su'aalaha Iyo Jawaabaha Is afgaradka MoU-ga S/land & Ethiopia
44:10
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 4,4 МЛН
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 2,3 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
0:25
Watch Me
Рет қаралды 53 МЛН
Русалка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3,5 МЛН
Just a joke 😂
0:11
ARGEN
Рет қаралды 4,3 МЛН