Dood Hilfaha la isu qaaday Dahir Alasow iyo Jamaal Nur

  Рет қаралды 23,298

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

Пікірлер: 160
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Anagu hadaan saruur ahay Jamaal warkiisa waa ideeqay
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Jamaal waa nin Qabiilkiisa raacsan
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Waa nin aan diidaneen kuli habargidir jamaal waa Geesiga soi sicsa ee habargidir
@cabdiraxmanmaxamed4046
@cabdiraxmanmaxamed4046 4 жыл бұрын
Daahir Alasow guul
@abdinasserdini7678
@abdinasserdini7678 4 жыл бұрын
MAREEXAAN IYO MURUSADE INTAN 4,5 HOBYO KULAQAYBSANLAHAYN YAANBA LADHISIN ILAA LAGA HELAYO HABAR GIDIRA WAX FAHMEYSAN WAAYO WAXAA SOCDA KUQADI MEYSIDE KUQABSO
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 4 жыл бұрын
Caqli caruur baa tahay Hobyo dadka ayeey kadhaxeysa doofaar yahow
@connorsaul5569
@connorsaul5569 3 жыл бұрын
A tip : watch series on flixzone. Been using them for watching lots of of movies recently.
@brayancolin9377
@brayancolin9377 3 жыл бұрын
@Connor Saul Yup, have been using Flixzone for years myself =)
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Jamaaloow habargidir sidaas u taageer
@abdinasserdini7678
@abdinasserdini7678 4 жыл бұрын
Masha allah dood wanagsan galmudugna guul baan urajeynaya 4.5 mariiraan iyo murusade intan hobyo kulaqeysan lahaa yanba ladhisin
@garimohamud3154
@garimohamud3154 4 жыл бұрын
Dahir alsow guul geesi soomaaliyed balse Aniiga waan qaba in ad hos udhiigtiid xiisada galmudug
@mohamedaliomar9238
@mohamedaliomar9238 4 жыл бұрын
Jamaal wa wa nin fikir fiican
@idilaeey7456
@idilaeey7456 4 жыл бұрын
Daahir alasow si fican isku faani abowe 😃. Weeey sxbkey walaalkey Jamaal nur geesiga aan ku faano 👍👍
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Maanshaalaah jamaal waa taageeray Qoor Qoor
@aminagure8520
@aminagure8520 3 жыл бұрын
I support Jamaal because he know more History than Daahir?!
@sadiaaden3074
@sadiaaden3074 8 ай бұрын
Sacad maseyr saleeban adunka qadiyey war sacadow jamaal nur isku dir daahiro calasow candho Wa ku muqata Viva qoor qoor cadowga qoor ha jabo insha
@marada2770
@marada2770 4 жыл бұрын
Masha Allah Jamaal Nuur wan aragtida wangsan guul iyo gomanimo,
@alicumar1032
@alicumar1032 4 жыл бұрын
Maaan gaab
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Waa runtii galmudug waxaa leh oo lagu qabsaday sacad
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 4 жыл бұрын
Viva daahir calasow reer raaga ceelle geesi halyey wlky jamaal isagana kama dhaco 2duba waa ragg culculus oo miisaan iyo muggba ku leh bulshada soomaaliyeed .guul galmudug
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
DAAHIR CALASOOW waa halyeey galmudug
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 Жыл бұрын
Masha allaha❤❤❤❤
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Daahir calasoow maalintii uu bidaare soo dhaweeynayay baan ka naxay laakiin hada wuu bartay dad
@alicumar1032
@alicumar1032 4 жыл бұрын
Ma galmudug labadan ah maangaaabka ubaahanyihiin misa. Kkkkkkkkkk
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Waa runtii daahir calasoow
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Hobyo habargedir baa dhisan karta hadii ay run tahay in dakad la dhisayo
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 4 жыл бұрын
Daahir cid uu dhalashadiisa u daba fadhiisanaayo ma jirto waa nin lafta geela badha halkuu ku dhashey iyo halkuu u dhasheyba hadey noqoto guul daahir libaax leydha jiifa
@wadanigadhabtaah683
@wadanigadhabtaah683 4 жыл бұрын
Viva qoor qoor hore usoco.
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Daahir calasoow waa halyeey galmudug hagaajiyay
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Jamaal walee halgan waa soo maray aniga ma aqaan laakiin warkiisa yaan ka aqristay
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Daahir qiiro jabaan wuu aqoon jiray laakiin hada waa ka baasay
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Dhaliisha xaq buu uleeyahay daahir maxaa yeelay wax badan buu og yahay
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Daahir waa runtii qoor qoor waa farmaajo galmudug farmaajo ayaa xukuma
@ahmedhashi2527
@ahmedhashi2527 4 жыл бұрын
Genesis Jamaal bro salaam sare
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Maanshaalaah daahir calasoow
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Maanshaalaah jamaal waanin wax badan usoo joogay Qoriga wax ka yaqaan Nabada wax yaqaan History ama odayaashii habargidir ama liidaradii la soo dhaqmay sida caydiid caato abdi qaasim ina alaaya cisag wadaadkii waalnaa ee xasan daahir marka waa nin uqalma
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Jamaal Nuur 🤠 guuleyso Geesi Babar Gidir Gaar ahaan Ayaalle cade Waa Ayaalle Ceeyer Ceerka Cad Cad waa waa ayaalle Ceeyer jamaal 🤠 Nuur Isir uma laha gumeeysi waa Dowlad madax bannaan ka naxoow nafta waa guul 💪🤠 iyo gobanimo jamaal nuur Geesi Warkiisu Cad Yahay
@munahussein6588
@munahussein6588 4 жыл бұрын
Maanshallah daahir waa runtii hobyo sacad baaleh
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 4 жыл бұрын
Caqli hawiye waataas kkkk unukaa leh durbaba
@munahussein6588
@munahussein6588 4 жыл бұрын
Beenmiyaa sacad inuu hobyo leeyahay
@sadiaaden3074
@sadiaaden3074 8 ай бұрын
Ina adeer yaa sii sacad saleeban iska leh cuqdad sacad daahiro calasow candho isku dir jooji naceyb saleeban qoor qoor Wa gesi xaqa dirir kalsoonida buuxda qaba Wa gesi hsnleh samaliweyne guuuuuuuuuuuuuuuuuuu
@abdifatahduchtholland5473
@abdifatahduchtholland5473 4 жыл бұрын
Ilahey ha izku gubow gelmudug ik het echt waar heele somalie
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Daahir calasoow waan ku raacsanahay in la iska daayo laab lakaca
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Maanshaalaah
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Qoor qoor viva
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Dhaqaalaha aniga igu caawi anaa hada dagaal raba inaan la gallo Alshabaab ka jooga xarardheere anigoo wiil saruur ah
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Xaradheere waxa nagu heesta waa saleebaan iyo cayr oo aan shalay soo dhaweeynay hadana waa shabaab
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Viva jamaal
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 4 жыл бұрын
gamaal waa niin aqlibaden anuu reer somaliland ah viva jamal ayaane leeyahaye hawiye allah haa kaa wada dhiigo g´jamal oo midhaan
@wadanigadhabtaah683
@wadanigadhabtaah683 4 жыл бұрын
Galmudug haysracdo guul hore usocda.
@SaidMElmi
@SaidMElmi 3 жыл бұрын
Maanta waa 20-01-2021 . Toloow maxay noqotey DOODDII DAAHIR IYO JAMAAL , mmmmm
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Ceeb malsh daahir ninkii wax heesta baa wax bixiya sacad waa ogaanka habar gidir taas looma diidana
@cibaadoafrax8895
@cibaadoafrax8895 4 жыл бұрын
Hobyo waa magaalo sacad mana noqon karto 4.5 dadka ku hadaaqayo waan qeybsaneynaa masuuroobeyso saleebaan iyo ceyr waxay degaan cadaado iyo dhuusamareeb waxna nalagama siin hobyana waan kula leeyahay masuuroobeyso ee wax naga siiya .
@sadiaaden3074
@sadiaaden3074 8 ай бұрын
Saleeban hobyo aniga leh daahiro calasow candho Wa ki yiri itoobiyan deg an ogaden aheynlehda maxa hobyo siiyey saleeban ceyr saruur Baan iska leh ogaden dhulkisa ha raadso
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Qoor qoor geesi
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
War daahir calasoow nin wax og weeye galmudug kaadidiisa yuu usoo cabay
@garimohamud3154
@garimohamud3154 4 жыл бұрын
Waa ruunta waa sax
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 4 жыл бұрын
Habargidir ayagana isku a roona umada kalana u roona. Labadaan. Waa dad jahada ka dhunsan. ilaahow dadkaan beerkooda burcad isku mari. Dagaal iyo dood aan dhamanayn
@adnaa1020
@adnaa1020 4 жыл бұрын
Aaamiin
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Qoor qoor 🤩
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 3 жыл бұрын
Waa sx shacbkne wey ku mkhlayaa mr clsow
@jamakhalif3000
@jamakhalif3000 4 жыл бұрын
Hobyo 11 ka beelood ee galmudug ayay ka dhaxaysaa
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Daahir uf
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Jamaal horyaalka Bah caasho
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Dhaxdhaxaad waxaa noqon kara habargedir saruur
@saadiyahassanofficial4106
@saadiyahassanofficial4106 2 жыл бұрын
Asc
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Waa runtii daahur calasoow
@amaalqalisaleeban1692
@amaalqalisaleeban1692 4 жыл бұрын
Waxaan u codeeyay jamaal warkiisu waa cadyahay ina oo ah reer somaliland ninka ragii isma qariyo hargidiray qoorqoor jaanis siiya
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Waxaad keenteen hobyo dakad baa loo sameeynayaa yaa sameeynaya murasade iyo mareexaan iyo sure iyo waxaan la aqoon
@fartunq3593
@fartunq3593 4 жыл бұрын
Uqdad mareexaan iyo murursade ayaa idinku dhacday labo jaahil subxaanalaah jaahilsanaa wuxu qabiil beey 2020 ka hadlayaan
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 4 жыл бұрын
Daahiroow ina adeer gacaliye raagaceellena noo dhis oo noo qurxi dadnimada halkaas ayaad ka keentey hobyo iyo raagaceele waan mataaneynaa adigaana na horkacaaya guuleyso
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
🤩
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Assgoi raaga ceele ku dhashay waxa uu qabtay Aan lagaareen
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Daahir calasoow waa halyeey Laakiin dhaqaalaha hu ku faanayo habargidir baa u baahan
@ifraahabdulahi3784
@ifraahabdulahi3784 4 жыл бұрын
Jamaal waa ciiil
@aminagure8520
@aminagure8520 3 жыл бұрын
Qoor Qoor wax fa’iida ah m sameyn walal?!
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Me 2
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Viva galmudug
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Saruur beey aheed inuu idin dhaxdhaxaadiyo
@aminagure8520
@aminagure8520 3 жыл бұрын
Daahir Hobyo waa difaacikaraa waana I idiidi karaa Golaha deegaanka mise wax kale ayuu sameeyey?! Tankale Jamaal waa run sheeg waana ku mahad san yahay
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
War midkaan dhexdgexaad maahan
@waxgaradicx6581
@waxgaradicx6581 4 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay doodda raqiiska ah ee daahirow aad wadaagteen adiga ninkaan kale Waayo waxaan kuu haystay nin qaddiyad hawiye xambaarsan balse waxaad noqotay raqiis jifo hoose u dhurtay
@waxgaradicx6581
@waxgaradicx6581 4 жыл бұрын
Tan kale Qoor qoor si kastaba ha ku yimàadee hadda waa halyey hawiye gaar habargidir
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Daahi qoor qoor wuu yaqaanaa marka qoor qoor waa farmaajo iyo kheeyr lsawe
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
War ninkaan dhaxdhaxaadiye maahan ninkaan ma saleebaan baa
@khalidsheikh2323
@khalidsheikh2323 4 жыл бұрын
Marki dadka ay dowlad iyo maamul dhisanaye habargidir isbaaro aya utiilay jidadka
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Habargidir yaa wax bixiya oon sacad aheeyn
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 4 жыл бұрын
Mo mo Ada iska dhadhiciyay sacad un ba wax bixiyo
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Me2
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Jamaal intuusan xamar imaan baan kasoo tagay waxaan ahay wiil reer wardhiigleey ah waliba suuqa xoolaha laakiin waa dagaal yahan war wanaagsan
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Dadku waa wada qaawan yihiin laakiin waa la taageersan yahay
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
War ninakan dhaxdhaxaad maahan waa ayo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Ma #HAWIYA IS HYSTA KUWI IYAGA LAHAYSTY 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 IDINJA #MUCAARID ISUGU FILAN WAAR #HAWIYOOW HORTA IS XOREEYA KADIB ISKLA SAAR SAARA😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
War kan horteeyda ka wareejiya kolee saruuur maahan
@ShiineYare-tp7pn
@ShiineYare-tp7pn 4 жыл бұрын
Jamal waa wax garad lkn dahir caloshi ushaqeyste
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Shabaabka la sheegayo waa cayr iyo saleebaan hadaan saruur nahay waxa baheesta waa cayr iyo saleebaan
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Jamaal se waa ninQadiyad ku jirto habargedirna ay laweeyn tahay
@jamakhalif3000
@jamakhalif3000 4 жыл бұрын
Jamaal nuur kuye bahasha habar gidir la yiraahdo kkkkkk
@hodanh3066
@hodanh3066 4 жыл бұрын
B to h
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
War ninkaan dhex dhexaad maahan ee ma saleebaan baa
@sayid-alihassan7676
@sayid-alihassan7676 4 жыл бұрын
Doodaan wa mid loo wada baahanyahay ee hala badiyo dhaliilna waxba ku dhisma wana baahanyahay
@alicumar1032
@alicumar1032 4 жыл бұрын
Jamaalow. Walaal u bahantahay. In lagu geeyo. Mano koobiyo kkkkk
@dunxx2140
@dunxx2140 4 жыл бұрын
Labadiinaba waxaad ku kala dhalateen kofur galbeed iyo hirshabeele gogoboleysiga maan iska deyno soomaaliya soomaali baa leh taas baa ina deeqdo
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Daahir tolka maxaa ku diray
@ayanletravel4252
@ayanletravel4252 4 жыл бұрын
Aniga waxaan aaminsanahay aragtida jaamac tii toosnayd inay tahay
@aslo5011
@aslo5011 4 жыл бұрын
Msreexaan haydinku taagnato habargidiir halkaasey taagantahay
@cibaadoafrax8895
@cibaadoafrax8895 4 жыл бұрын
Jamaalwaad mahadsan tahay waxaad ku hadashay war wanaagsan ,nin waliba ceesaantiisa ceel gey haba xumaatee marka waa inaan ninkeena amaanaa.
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Yäaaaab
@maxamedcabdisalan1818
@maxamedcabdisalan1818 4 жыл бұрын
Dahir alissow nin adag
@idilidili9058
@idilidili9058 4 жыл бұрын
Galmudug kasto necbi yahau
@MoMo-to1hp
@MoMo-to1hp 4 жыл бұрын
Saruur waxa heesta waa saleebaan iyo cayr ee dhulkooda lama qabsadeen
@wabarijamal1164
@wabarijamal1164 4 жыл бұрын
Walee daahir. Kan galinhoeba shaahu ku dulcabayaaye ..nin adag daahir u keena kani .wax cad oo uu ku dufaaco dhuuni qaatayaasha ma haye..imika ayuu leeyahay bal in aad wax ku hedhe daahir calasow hala ii balamiyo ..lkn cebaa Karaaci tarikhda ugali doonta.
Xildhibaan Wasiir labadii kursi ku waashay
20:06
Dahir Alasow
Рет қаралды 4,6 М.
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 46 МЛН
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 14 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 78 МЛН
Mia Boyka х Карен Акопян | ЧТО БЫЛО ДАЛЬШЕ?
1:21:14
Что было дальше?
Рет қаралды 11 МЛН
The exact moment Trump won the election | About That
8:50
CBC News
Рет қаралды 1,1 МЛН
Al Jazeera Arabic Live قناة الجزيرة | البث الحي | البث المباشر
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 67 М.
المقابلة| حمزة يوسف.. رئيس وزراء اسكتلندا الأسبق
1:26:23
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 7 М.
Malyun Dhiiqo  Majeerteen Vs Ogaadeen garbaashkii ugu kululaa
24:07
Dahir Alasow
Рет қаралды 43 М.
WATCH: JD Vance Speaks At Election Night Event After Trump Declares Victory
1:21
WARKA DUHUR EE KNN 10 11 2024
14:58
KNN
Рет қаралды 3,2 М.
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 46 МЛН