Dood kulul: Maxaa kala qabsaday RW Xamse Barre & Sheekh Xasaan Xuseen?

  Рет қаралды 99,690

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер: 194
@ZaahidaMaxamed
@ZaahidaMaxamed 4 ай бұрын
Sheikh xassaan allha ku xafido saad diinta ugu hiilisid🎉
@waxkafaid
@waxkafaid 5 ай бұрын
Maashaa Allah raisul wazaaraha Waa nin xikmad badan
@abuhatimabdirahmanadani7799
@abuhatimabdirahmanadani7799 5 ай бұрын
Xassan wa doqon been badan
@mohamedhussien1418
@mohamedhussien1418 5 ай бұрын
Alaylehe adaa beenaale ay ah Oo daba qudhmuun​@@abuhatimabdirahmanadani7799
@MohaNasri-nc3xd
@MohaNasri-nc3xd 5 ай бұрын
Sheekh xasaan xusen waa geesi mawqifkiisa cadyahay e ma ahan kuwa shayaadiinta lacag lagasoo siiye villa somaaliya
@abuhatimabdirahmanadani7799
@abuhatimabdirahmanadani7799 5 ай бұрын
O been badan hadi kale xako RW xago ku dhahay
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 5 ай бұрын
Adigow geesi ku yahay kan shiiq ma ahan waa alshabaab
@MohaNasri-nc3xd
@MohaNasri-nc3xd 5 ай бұрын
@@Mukhtaar2004 ciyaal xalane maskaxdooda waxay u yaqaanaan geesi burundeeska iyo kiinyaatiga xalane kujiro ee SaaS hakuu ahaato
@Liverpooledit-e7y
@Liverpooledit-e7y 5 ай бұрын
​@@MohaNasri-nc3xdkuwa aa shegeysa kuwii sababay oo ay ku mirmirsonaya ine kuwas la dagalmayan markan dalka ka saari rabna dagal sii laba jibaara si aysan u baxin ayna banan cidla ah u so ustagin lona dhihin galada dalka wa laga sare hubka dhiga
@cabdiwali4
@cabdiwali4 4 ай бұрын
Geesi nimada ha kuu dambaysee ninkaan uu ku been abuurtay ha ka soo gar baxo ama hadalkaas meeshuu ku yiri ha keeno.
@islamicvideos6396
@islamicvideos6396 4 ай бұрын
Sh xasaan allow inoo xafid
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 4 ай бұрын
Sheekh xasan xafiduhullaah guulayso
@C.RONALD-s4e
@C.RONALD-s4e 5 ай бұрын
Xamse waa nin masuul ah hdii uu yahay nin xun wuu edayn la haa sheekh
@saidohassan4729
@saidohassan4729 4 ай бұрын
Xamse xigmad ka dheer Waa qof Aan jirin
@adanabdi5249
@adanabdi5249 5 ай бұрын
Sheikh Xasaan masha Allah.
@CrxmaxmdShrf
@CrxmaxmdShrf Ай бұрын
,حفظك الله يا شيخنا
@mosalah8668
@mosalah8668 3 ай бұрын
sheikh xassaan allahu ku xifdiyo.
@SShire-x3i
@SShire-x3i 4 ай бұрын
Sheikh Xassan Xusseen gobonimo guul midnimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hart Darod wadajir ❤❤❤❤ Kumade Darod wadajir ❤❤❤❤ Sade Darod wadajir ❤❤❤❤ Tanade Darod wadajir ❤❤❤❤ Yusuf Darod wadajir ❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanHussein-kw2uz
@AbdirahmanHussein-kw2uz 4 ай бұрын
Sheikh xasaan Hussein Allah haku hifdiyoo🎉
@andynathon4771
@andynathon4771 4 ай бұрын
Sheikh sifiican udhagetso sidaa mauusan oran ❤❤❤
@سلمىصومالية
@سلمىصومالية 4 ай бұрын
شيخي المفضل الله يحفظك 😊❤
@andynathon4771
@andynathon4771 4 ай бұрын
Wuxuuyiri nin sheikh ah ayaa igu khaldamay ❤❤❤🎉🎉🎉
@saidhashi2856
@saidhashi2856 5 ай бұрын
Musiibo aan madax calooshooda ushaqaystayaal ahayn Somalia kama jirto. Al-shabab waa layska celin karaa. Lakiin madaxdaan imaan la'aan iyo diin la'aan isku darsaday xagee la geynaa??
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 5 ай бұрын
Sheeq xasan was sixun wax usheeg waaye
@Liverpooledit-e7y
@Liverpooledit-e7y 5 ай бұрын
Shiekh iyo khawarij wax isma dhaman
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok 5 ай бұрын
​@@Liverpooledit-e7yiimaan laawe hanoqon wllo
@SShire-x3i
@SShire-x3i 4 ай бұрын
Sax❤
@AbdullahiAlraholi
@AbdullahiAlraholi 5 ай бұрын
Sh Xassan allh xafido abid
@hajimuhyadin
@hajimuhyadin 14 күн бұрын
Sh xassan nin rageed
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 5 ай бұрын
Shikh xasan xaa loga yeri wayi meshan shirkaan
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 ай бұрын
Sababta Hasan logu yeri waye wa sababta Cali dhere logu yeri waye
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 5 ай бұрын
diinta hala mideeyo oo halga dhigo mahaj waa xid isda khaliijka👍👍👍👍
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 5 ай бұрын
Diintu waa mid, lkn la mideyn maayo nin qubuuraha caabuda iyo wiil Wahaabi ah oo muwaxid ah. Shirki iyo Tawxiid ma midoobi karaa walaal.
@mabruukahussein2486
@mabruukahussein2486 4 ай бұрын
​@@abdullahalmuwaxid9643 adigu magaca wahaabi eed isuguyeedhayso yaaleh manabigaa kaagatagay waar ilaahay kaxishoo oo camalkaaga ka adkoow
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. 5 ай бұрын
Xamsoow adeer tartiib lacagtaada ku cun diintu haka nabad gasho.
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIKEDSS
@AhmedAbdikadir-h2g
@AhmedAbdikadir-h2g 4 ай бұрын
Raysal wasare hamse alaha ku xifdiyo saad diinta ugu hilisay sheeq xasan rali noqo adna
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 5 ай бұрын
Shexasan Lahaxiftiyo wadifacaya diin ta
@YusufQorgab
@YusufQorgab 4 ай бұрын
Wixii runta shergaa khawariyiin alla soomalidu runta necebaa waa dad kooda xun taageera
@sanjabxoore7662
@sanjabxoore7662 5 ай бұрын
ILAAHAYOW OGAADEEN KALA QABO
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 5 ай бұрын
ALLAAH Humma acizal-Islama walmuslimiin mass iska dhahdid. WA adiga qabyaalada tiimbanaye
@islamicvideos6396
@islamicvideos6396 4 ай бұрын
Ogadeen diinta ayaa ka muhimsan Diin darteed wiil ayaa abihis u dile waqtiga nabiga(scw)
@XuseenMaxamuud-g8p
@XuseenMaxamuud-g8p 10 күн бұрын
Haa culumada hor fadhida may bislaanin xamse bare waa nin hoosdhiga aad u aqaana
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 5 ай бұрын
Insha. Allah. Kariim. Nidaam. Islami. Ah. Oo. Urur. Iyo. Koox. Midnah. Aan. Shaqo. Ku. Leheyn. Oo. Allah. Subxanahu. Watacalaa. Daacad. U. Ah. Shaydaan. Iyo. Gaalo. Midnah. Aan. Shaqo. Kuleheyn. Yaa. Rabi. Yaa. Rabi. Yaa. Rabi. So. Dadaji.
@YasirElmiAli
@YasirElmiAli 4 ай бұрын
Sheekh Xassaan Ducadaada Alle wuu Aqbalay 31kii, Maarso,2024ka ayey ka dhalatay Garoowe; Dowlad Soomaaliyeed oo Diibta, Dadka & Dalka Dantooda ka Shaqeysa
@ChristopherCndumba
@ChristopherCndumba 5 ай бұрын
Sh xasaan wuu nabay xamse😊
@mohagurey2214
@mohagurey2214 5 ай бұрын
Clipka u hamze kudehe hadalkas in ad ku so darta aya fiicned
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 ай бұрын
Ma orayay hadlkaas ???
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 5 ай бұрын
Sheekh xasaam vs marxuumka Xasaam 100% true
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIKEWIVESS
@mohazat5009
@mohazat5009 5 ай бұрын
Diinta dalka ku xakumaa aya ka gubanaysiin
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 4 ай бұрын
DIMUQRAADIYAD ayaan kuugu heysana Xamso . Iskadab warega jooji .. KITAABKA QUR'ANKA waainu Taliyo !!!
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 4 ай бұрын
Doolad la aan waxaa ka fiican doolad xun
@abdimahamed1642
@abdimahamed1642 5 ай бұрын
Share iyo like ayaa kaa galay wadaadka
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 5 ай бұрын
@@abdimahamed1642 ha wa sheydhan oo welibo case Ah khof Muslim Ah dil kama arbaabo wa days cadi khato weya shedhanka wabo kasixoreya Allah khof in kafilo wxa udhanta in aduunka Laalabo akhligas maledxy adigo Dokhon thy khabil iyo khori wxan kukena away reer Adunyo iyo rer akhiro miya iloby wxad kusameysy taste rabid malinta ku khabto ayan umada arkidonta wariko garguurte iyo kuwa Lamidka ah
@HusseinYussufHussein
@HusseinYussufHussein 4 ай бұрын
Sheqa meshn wukufashilmee subxanalh culumatha Allah kacbsatha bilahi caleykum qathaf dinta islamka maogoloo
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 ай бұрын
Dowlada hadey culumada latashaneyso wa fiicantahay halaso dhaweyo midculumada layso aya jiri jirtay
@SahroAli-x1n
@SahroAli-x1n 5 ай бұрын
Dadoow hadii aan ilaahay bariney kana bariney dawlad islaam ah ma khawaarijtaad sheegtaan ma nahay cajaa ib shiikhow
@abdidiis5310
@abdidiis5310 4 ай бұрын
Wadhaadkan xu aha naarta laga celcel8naayo
@SahroAli-x1n
@SahroAli-x1n 5 ай бұрын
Dawlad Iskama allaha nootaago
@abdiazizmohamed8125
@abdiazizmohamed8125 4 ай бұрын
Sheekhu wax hubso inta aadan fatwo soo saarin. Video la googooyey ha ku kadsoomin.
@islamicvideos6396
@islamicvideos6396 4 ай бұрын
Sh xasaan "markad cawaadaan ban dareemaa in runta an idin taabsiyo oo xinniyaha idin qabte"
@smaliwolf
@smaliwolf 4 ай бұрын
Mareeekanaa dabada u dhiganaaa ee si wanaagsan ee sharaf leh Haleyla hadlo kulahaa waana lagu taaagaa wlh ay ay dhale
@MohamedMusdaf-v9c
@MohamedMusdaf-v9c 5 ай бұрын
Hamze mawaxaskawada badilka halagaamuso? Madacaysa
@degan4
@degan4 5 ай бұрын
Xamsoow iska raali noqo🎉🎉🎉
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 5 ай бұрын
Xaqa iyo baadilka wali good maheshiin mana heshiinkaraan Yaan lagahadlin baadilka oo laridinin baad leedahey lagaana yeelimaayo
@TheMohadam
@TheMohadam 5 ай бұрын
OGADEN VS OGADEN
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 5 ай бұрын
Waxii Baadila waa laga jawaabaa
@smaliwolf
@smaliwolf 4 ай бұрын
Mujrim xamze illahow gacanteyda ku halaaag gaala raacatada bakhita damiirka xun
@hassanalihashi2105
@hassanalihashi2105 4 ай бұрын
Koleyba dhaliil weyjirtaa dhaliishaasna qofkii Aqlisaliimaleh oo waqtikubixiya aafahmikara. Sheikh xasaan waxaanleeyahay madaaba inta bdn aad xaqiiqda kahadasho waxaad noo sheegtaaa Alshabaab shaqada ayqataan waxaa waaye in ay shacabka somaliyeed dhameeyaan intaas qofkastaa og lkn somalida waxeysan fahmin shaqadaas ay hayaan cidamasuuliyadeedaleh Reysalwazare Xamze waxnaga qorsoon in aan karaadino waxaa nooga muhiimsan waxa muuqda oo aan lawadafamikarin
@osmanmanbile9327
@osmanmanbile9327 4 ай бұрын
Rais wazar hamze andi bare. Ahlu din wayee ilahey garanay waye . Dr K From.kenya tana river
@micraaj6621
@micraaj6621 5 ай бұрын
Kan xamza la leeyahay waa comedy 😂😂😂😂😂
@TOL_AKRAM
@TOL_AKRAM 4 ай бұрын
Mideede kale towraad maxaa naga galay anaga furqaan baan haysanaaye scml?
@LUQMANXASAN
@LUQMANXASAN 4 ай бұрын
Maxan kaa galin hadad diido wad ku galoobi
@zahrasaidmohamed7927
@zahrasaidmohamed7927 5 ай бұрын
Rw xamse allaha xafido celebrate malaha
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 5 ай бұрын
haday kuwaanu culumo dhaba yihiin kano kale intuu horistaago wax uma sheegeen mana degeysteen
@AbdirashedAli
@AbdirashedAli 5 ай бұрын
Xamsoow culumadda afkaada ka leexji
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 5 ай бұрын
Ilaah ka cabsadaa ee kitabka ilaah nagu xukumaa Al shabaabka aad shegeyso hortadu fadhiyaa reysalwasare
@C.RONALD-s4e
@C.RONALD-s4e 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ts7152
@ts7152 4 ай бұрын
Allah ku dumi xasaan beenlow
@fatximahamed-v8o
@fatximahamed-v8o 4 ай бұрын
Walaahi soomaliya musiibo iyo qarx bey kabixiladahy kitaab ale oolagatagy waaye
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 4 ай бұрын
Adiga maxaa Ku daba dhigay somaliya ilahey waxaadan ka caafimadi qoorta ha kuu galiyo. Kuwaan qofkasta leh Waa Gaal ilahey ha dhameeyo
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp 4 ай бұрын
Xooloy maxaad tiri
@Abdullah-xs1lt
@Abdullah-xs1lt 4 ай бұрын
ninyahow saaxibka xassan sheq usheg misajidka benta iyo kitaab yaraha kada dheh
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 5 ай бұрын
Wahaabiyo hadaan nahay bicada waa wasakhe mayray Suufiga watigi uu dhintiyo waraso shaydaanka Walamaysigiyo tuugaday wadi yaqaaniine Shirkigiyo waswaas kay wadeen wacad allee diidnay Waxaa nabada waydeeyey baan kuu warama yaaye Xaquu waaxid kaligiis lahaa waa inuu wali bar siinaayo Suufiyiyo wahaabiyo dagaal waabaryiyo goora Waligiis dhamaanayn intay shirki walaaqayso Wadno qabad nusuus looga dhigo waliyo shaydaanka Tawxiid ilaa loo wanqalo oo shirki lawaayo Weerar iyo dagaal jooto iyo waa wid iyo tuuryo
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 4 ай бұрын
Sheekh Hassan ayaa saxsan hamza marxuum.
@DaauudIbraahim-p1t
@DaauudIbraahim-p1t 4 ай бұрын
War mxa dee ismeelba maba ka hadlaysiin carur miyaa tiheen bisinka
@Ardesovicdeauba
@Ardesovicdeauba 4 ай бұрын
Namiim nartu galaa. Niyow dadka ad iskudireysan daaya oo u video-gan kow kayahy
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 5 ай бұрын
Warun tii sheekh xasan xamsane watug uuyidhi
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 5 ай бұрын
ياريس الحكومة لا تسمح الضلا لأت والمشاركات ضد الدين الإسلام الحنيف أن تطبق لشعبنا مقنمسم وأسؤء انقسامات الذي الشعبنا هو الرجال الذين يعتمدون انهم مقيمون علي منهج الصحيح، ويحدث في الدين الافترات كثير الذين لاسند لهم.
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 5 ай бұрын
Xassan Nin walan iga dheh
@salatabdirahman4880
@salatabdirahman4880 5 ай бұрын
Magacaada xumaa
@ts7152
@ts7152 4 ай бұрын
Raysal wasaare umul kenya ku dacwee isagaa afkaar jeebkiisa uu kala soo baxay ku kala geeya soomaalida oo isku dira taas hadaan wax laga qaban soomaali israacimayso
@abdihakimhared5312
@abdihakimhared5312 5 ай бұрын
Sh xassan wuu ugafay Mudane RW Hamze Abdi Bare
@SahroAli-x1n
@SahroAli-x1n 5 ай бұрын
Aamiin
@abukarali7204
@abukarali7204 4 ай бұрын
ALLAAH IYO RASUULKIISA WEY RADIYEEM AHLUL BIDAC Ahlul bidac wa in la radiyo Haddi kale wa khiyaano diinta iyo dadka laga galay
@heerqaran580
@heerqaran580 4 ай бұрын
Maad keentid meesha uu kuyiri diinta halaga tago inta kale waadba keentee ummadda hadambaajin youtuber waxkama ogide
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 5 ай бұрын
.idbaa kaa hoos baxday Xaqu waa inuu Cadaadaa
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 4 ай бұрын
Wax lasoo jar jaray waaye shiiqoow
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 5 ай бұрын
Walahi shekh xasaan wa geesi. Siysasi is mahdiya ba qabo oo umada tus reerkuu doono ha ahaado
@adamjumale4871
@adamjumale4871 5 ай бұрын
Sheikh xasaan wa nin fud fudud oo seef la bood ah. 😂😂😂
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 5 ай бұрын
Xamsa wuxu ku leyahay wad I nabtay shekhow intas kaliya maqalne sey wax u jiran
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 5 ай бұрын
Abusalmanow ina adeerkaa kasoo garbaxay odaygu waa eed sheegtaye warkiisa banaanka keen rabigay haxiftiyo xasaan xuseen aadan sheikhulislaam bilaa munaazacah.
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 5 ай бұрын
Wahaabiyo hadaan nahay bicada waa wasakhe mayray Suufiga watigi uu dhintiyo waraso shaydaanka Walamaysigiyo tuugaday wadi yaqaaniine Shirkigiyo waswaas kay wadeen wacad allee diidnay Xaquu waaxid keenii lahaa wali nin siinaaya Suufiyiyo wahaabiyo dagaal waabaryiyo goora Waligiis dhamaanayn intay shirki walaaqayso Wadno qabad nusuus looga dhigo waliyo shaydaanka Tawxiid ilaa loo wanqalo oo shirki lawaayo Weerar iyo dagaal jooto iyo waa wid iyo tuuryo
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. 5 ай бұрын
Xamso diinta maxaa ka ogtahay hadda, dimuqraadi iyo diin ree galbeed baa rabtaa in kuwan ay sharciyyeeyaan.
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 5 ай бұрын
Xerada xalane halaga ceyriyo wadanka hadad wax qabaneysan
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 4 ай бұрын
Colimada ka xishoo xamsaw
@kadeeromar6616
@kadeeromar6616 4 ай бұрын
Ninkan Wa Alshabab hala togto
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 5 ай бұрын
Shactaro iyo madadaao ayaa loo dhagaytaa . Shiikh xasaan balse haku mashquulin.
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 4 ай бұрын
Reysal wasaare maaha nin caamo ah oo wax kasta iska odhanaya, nin diinta yaqaan weeyi ee dag daga sheikh daaya.
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 5 ай бұрын
Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim Midkaan Kofida Wataa Muxuu Hada Hagajiyey Alloow ku Dhumi oo haku Danbidhaafin Daalim In uu wax Dhumiyo mooye Aan wax Dhisin
@MohamedAminAbdinasir
@MohamedAminAbdinasir 5 ай бұрын
Ilaahay adi hakudumiyo oo kurba aan kaakicin iyo musiibooyin hakugurido. Siyaasi gaala kalkaal ah oo mareekan iyo itoobiya soo caleema saartay intaa aad difaaceesaan sharciga Ilaahay na aad diidantihiin waxba salaad iyo duco haiskudaalinina. Xilibaanadiina ayaa ilaahyo kadhigateen wax xalaaleeya wax na xaaraantimeeya. Ma Waxaad kugashay wadaadka sharciga Ilaahay dowlad naguxukmiso inuu kuduceestay?
@AliNuur-f8y
@AliNuur-f8y 5 ай бұрын
Uf uf uf tuug dabadhilif habartaa aad madax u tahay doqon ogaadeen😅
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 ай бұрын
Gesinimadu ma inaad been abuur sameysaa war dadka been tan cad Raba iney umad ku xukumaan oo dheegeena baney sanayo illaahey ka baqa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
Kkk ogaden ka way is Radiyaan shekhoda iyo siyasigoda. Eeeg Sheekh yada Hawiye iyo isaaaq, kama hor yimadaan mamulkoda runta na uma sheeegaaan
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 5 ай бұрын
Waabentaa Raga ayaa tjugo ubadan Maxey masuuliyiintu uxadaan xoolaha muslimka Waa inuu midwalbaa mashaarkiisa ku ekaadaa
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 5 ай бұрын
Wudhinty wuu baxasaday
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIVESS
@C.RONALD-s4e
@C.RONALD-s4e 5 ай бұрын
Farmaaajo allah inoo soo celiyo wlhi waayo waxan ka arkay iftiinkii horumarka yaaa allah mid cadaaad nagu dhaqo ayaan kaa barinay wlhi yaa allah🤲🤲🤲✅
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 5 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 4 ай бұрын
MAdax cuqdadeysan oo youtub iyo tiktok kujirta
@CAPTAINMAJID8
@CAPTAINMAJID8 2 ай бұрын
Hh adoo caamo ah maad wax xukumi marka..
@ts7152
@ts7152 4 ай бұрын
Xasaan diin uu dad ku waaniyo ma haysto yaa kuwaraysanaayo xasaanow diinta islaamkana war uma hayside naga aamus
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 4 ай бұрын
ma les nabaayaahee tan nabid waa dhaafaye qof nool baa sidaan been looga shegayaa subxaan llaah sheikhoo cadeen baa lagaa rabaa oo Alle ka og yahay oon lasoo jar jarin jadalk Rwasaaraha
Wixii Dhaxmaray Sh. Xassaan & Takfiir!!
18:25
Daarul Xadiith
Рет қаралды 282 М.
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 62 М.
Qisadii Dagaalkii Badar Taladii Cumar RA Ubixiye Iyo Siduu Quraanka Uwaafaqe Sh Xassaan
23:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 54 М.
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Qalaafe Media
Рет қаралды 491 М.