DoodWadaag | Qiyaano...Qiyaano Kugud !! Xanuunka Waa Inuu Dareemaa.

  Рет қаралды 219,286

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

Пікірлер: 496
@unknowncall3r
@unknowncall3r Жыл бұрын
Yarka Ahmed la dhahaayo Masha-Allah waa nin karti, xikmad, caqli iyo aqoon intaba Alle ku maneystay. Hadalkiisana waa hadal miisaan ku fadhiya oo caqli ku saleysan.
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Wiilka axmed la dhaho m.a caqliyo garaadba wu isku darsaday hadalkisa qofka wu qancinayaaa m.a😊😊😊
@hafsaabdi6702
@hafsaabdi6702 Жыл бұрын
Leyla, Aliya koko kusoo dar dooda kale Asadna soo celi😂😂😂❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar Жыл бұрын
Ayyyy axmed point aad uwangsan ayuu ka hadlay waan dareemayaa inuu inderkay yahy anaga dood nalaguma gaaro wlhi 💚🤍❤️
@kadar____alonzo9
@kadar____alonzo9 Жыл бұрын
Ku sali xabiibkeena the best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet MUHAMMAD scw ❤😢🕋📿☝️
@leilaqali8652
@leilaqali8652 Жыл бұрын
Scw❤❤
@abdiqafarhonesty2265
@abdiqafarhonesty2265 Жыл бұрын
❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 Жыл бұрын
Scw scw scw
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend
@aminoabdi-zw5tl
@aminoabdi-zw5tl Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw y
@cabdullahiyare8459
@cabdullahiyare8459 Жыл бұрын
Ahmed 🙏 is legendary,❤❤❤ best man
@yuuyohkevin2144
@yuuyohkevin2144 Жыл бұрын
Arimaheena best editor in tha somalia 🇸🇴 ❤❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
imisa qofood ayaa cajabisay muuqaalkaan 🍭❤️ like ISKA SAARA 😂 leylaabdi daraadeeda udaawanooyaa one love queen leyla 😊❤
@idirismaxamedcabdi9607
@idirismaxamedcabdi9607 Жыл бұрын
Wiilka Ahmed waa wiil aad u caqli badan diintana aqoon fiican u leh
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq Жыл бұрын
Axmed m.a war nio wlhi qof caqli io garaadka leh dadka wuu ka duwan yahy✋
@kiinniini8437
@kiinniini8437 Жыл бұрын
Wax badan ugu imow arimaheena oo faa'ido kala tag waaye caawa asad ayaa fadhiyo dhibkii oo qof ah 😂😂😂
@AnasYuusuf-yk3zl
@AnasYuusuf-yk3zl Жыл бұрын
Asad waa ninka kaliya aan ka wat0 team 27 gulayso wll🥰🥰😍
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 Жыл бұрын
ahmet he is intellegent berson✅ arimahena tliye barnamijkan walaga wad helay noso badi😊
@samiircadeofficial7302
@samiircadeofficial7302 Жыл бұрын
Best editor in Somalia Arimaheena Asxaabta dhamntod waxa ay shideen muuqalka Dooda cawa meelo badan taabaneysay ahmedna wax kale ayuu ahaay Xikmadii oo qofa masha allah 💡
@aishamohmett6562
@aishamohmett6562 Жыл бұрын
when trust is broken sorry means nothing bro 😢💔
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Жыл бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@ayaanupdizamiic
@ayaanupdizamiic Жыл бұрын
axmed m.a wllhi qof aqoon leh doodana si fican ufahansan weeye so m.a 🙌❤️
@SuhaybHussein-r3s
@SuhaybHussein-r3s Жыл бұрын
Trust is like a mirror if it broken there is no chance 😊
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 Жыл бұрын
Macha Allah wiilka ahmed si wayn ayu uga fikiray waxa taagan ina ka hadasho un maha✍️
@muniiracabdinuur2360
@muniiracabdinuur2360 Жыл бұрын
Arimaheena hore usoco 2m Insha Allah ❤❤❤ yaa I gu raacsan ❤❤😂🎉
@ashrafmohamedali6398
@ashrafmohamedali6398 Жыл бұрын
Leylo Dar alle u jeclhy 😢 ILAHEY ha Xafido
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 Жыл бұрын
Sidaad dooda u hagtey una daadahaysey iyo Tayada ka muuqata muuqalkaa waxay ka marag kacasyaa inn doodan wakhti badan aad galisey. hambalyo arimaheena
@amiinupdy1753
@amiinupdy1753 Жыл бұрын
Ahmet waa nin raged waana nin qalipi wngsan wana nin imaan leh naf walpa wuxu kaso qaaday naftisa ana fikradiisa wan ku racsanahay
@mohanOfficil
@mohanOfficil Жыл бұрын
Allah is one❤
@housniaqurux..
@housniaqurux.. Жыл бұрын
Team doodwadag IS the best team Asad and ceyda also they girls good idea ❤❤❤
@SacdiyoAhmed007
@SacdiyoAhmed007 Жыл бұрын
Baramij kaan Dood wadaag waan kuhays taaa🥰keep going Arimeheena❤
@munabilan1604
@munabilan1604 Жыл бұрын
Ahmed waa xikmad badan inbadan keen❤
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 Жыл бұрын
Caydo Macha allah wax walba uu sheegayo wuxu sheegaya Daliil ama cadayn Wan ku wataa♥️
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Maashaa allaah axmed qaali caaliya runtay kahadleen Caliya waxay tiri sxbtay kalsoonidaan kuqabo jacayl kaga kuma qabo waa run adoo jecel baad hada iska ilaalin Sidookale cayda waxuu u egyhy ku khayaami mayee ha khayaamin hadiikale go
@AadamDradamisse-fr3qe
@AadamDradamisse-fr3qe Жыл бұрын
Part 3 soo samee barnamijkan waa mid faaido leh ee soo badi arimaheena😊😊😢😇🙏👍
@Subarman32
@Subarman32 Жыл бұрын
Nin somalilander ayaa sida u hadli kara axmed big man ❤
@Msskavya9139
@Msskavya9139 Жыл бұрын
Yess
@Subarman32
@Subarman32 Жыл бұрын
@@Msskavya9139 aad iyo aad
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Finally wejiyaal qurux badan oo cusub.❤❤❤❤❤
@kaviamohamed236
@kaviamohamed236 Жыл бұрын
Mcha allh yarka Ahmed very Intelligent🥰
@AdnoMaxamedbicir-f5h
@AdnoMaxamedbicir-f5h Жыл бұрын
Masha Allah wan ku salamay arimahena m.a Axmed wan ka helay xikmadisa
@SERGIO-hh2so
@SERGIO-hh2so Жыл бұрын
Ahmed i like the way you reacted salute brother ✌️
@Adnomo1234
@Adnomo1234 Жыл бұрын
Cheating is not a mistake It’s a choice Loyalty is not a choice It’s a responsibility 🔥🔥
@samarassan6
@samarassan6 Жыл бұрын
That's fact
@AbdiqafarBishaar-ss6pj
@AbdiqafarBishaar-ss6pj Жыл бұрын
Yeap
@fahadaxmed1887
@fahadaxmed1887 Жыл бұрын
(خذ العفو وأمر بالعرف وأعرض عن الجا هلين )😢😢😢
@IsraYar-wj3xg
@IsraYar-wj3xg Жыл бұрын
Ani qofka aan jeclahy hadu Hal mr iqayaamo waa cafinlahaa wayo waaan jeclahy ba somha lkn adeey ku fcnhthy qofka hadu qadal kissu bato inaa iska jarto intaa wye fikir keyka anh😂❤❤❤❤❤❤
@Indho_uroon27
@Indho_uroon27 Жыл бұрын
Yes qofka mrk jeceshahy ina kala tagtin ma rabtid so janis wa siin laha 😍👍
@yusufabdulahi6562
@yusufabdulahi6562 Жыл бұрын
THE BEST BROTHER IN THE WORLD ARIMAHENA WAA QAFKA KALIYAH EE NAFTIISA KA HOREYSIIYA TAN WALAALKIIS ASAD HAGIO HADAA LABIXINAAYO ABAAL MARIN WALAALTINIMO ADUUNKA ASAGAA MUDAN 2024 ANIGA ASAGAAN GUDON SINLAHAA INSHA ALLAH KEEP GOING BROTHER'S
@Raizaroomar
@Raizaroomar Жыл бұрын
Ceyda waa runtiisa isku mid ma aha voice iyo physically and practically waxa Aad u daran physically and practically 😂😂😂 Ani Ahan hadn ku arko midka Aadka udarn Ninkas wn iska Furi lahaaa waa fikirkyga lkn haduu cod lee yahy oo icafi idhahay wn iska cafn lahaaa
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Furitaanka adi moo gacantada ku jiraa😂
@Raizaroomar
@Raizaroomar Жыл бұрын
@@mahdimo6276 mya lkn wan dhihi kara ifur hadu diidana sharci ban isla Aadayna dhib dhan majirn soma ahan
@hafsaali5108
@hafsaali5108 Жыл бұрын
​@@mahdimo6276 xaq Bay u leedahay gabadhu ninka inay iska furto diinta cayaar haka dhigan
@aamiinyare4009
@aamiinyare4009 Жыл бұрын
Caliya top level❤🧠
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Жыл бұрын
Wa barnaamij xiisa leh waxna laga faa'idayo wiilka koofiyada gashan ayaan isku fikir nahay Teeda kale arimaheena muqaal hagaajin waa dhaafeen waxani bro mnsha allah qof walba waa looga jedaa shaashada❤
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Жыл бұрын
Wllhi dood wadaaga waan jacelahy wllka inoo soo badi ❤
@fooseykhaliif1905
@fooseykhaliif1905 Жыл бұрын
Dooda wexey tabaneysay dhinacyo badan,waxaana shidayay Ahmed, Leyla, Ceyda,Asad hagio their thoughts were great 🤩💯
@mohalaki5731
@mohalaki5731 Жыл бұрын
tan kle sanab miyaa zxpow😂😂
@cudoon5421
@cudoon5421 Жыл бұрын
Aremaheen waxan kahelay sad vediogau edit garaysay qpfka markuu dawanayo wuu kurahaysanaya mansha allah
@mohamedahmedfadhiid626
@mohamedahmedfadhiid626 Жыл бұрын
Aniga fikirkayga qof aan asaxaab /saaxibo nahay hadow ikhiyaano waan cafinaa lkn waa gooynaa qofkaas. Lkn qof aan jecel wadaag nahay ama xaaskayga haday ikhiyaanto inigoon ogaanaa isheegto ayna ka xuntahay qaladkeeda waan cafilahaay xariirkaynuna waa siijiraa. Lkn hadii aan ku agaadho iyadoon iisheegin aana xaqiijiyo waa is dhaafayna qoftaas lkn waan iskacafinaa.
@apdiazizsaidali4621
@apdiazizsaidali4621 Жыл бұрын
Ceyda wuu saxanyahy hadey xaskaaga ay qalad caadi ah kaa gasho wad iska cafin kartaa lkn hdey nin laser laseexato meesha cafiz mayaalo wadada ku qulqul wye hdey boqol canug ii hyso 😢😢😊
@ahmedshagaxleye
@ahmedshagaxleye Жыл бұрын
Arimaheena waxan tageero ku ahay 2012 ilaa Hada Hal video ima dhafin wllka wan ku wataa keep going
@nasiimali2095
@nasiimali2095 Жыл бұрын
Adi mxaa iskaa badalay ilaa waqtiga mise asi lee dawn jirty🌝
@MohamedHassan-t9h
@MohamedHassan-t9h Жыл бұрын
Asc, Arimaheena masha’allaah dood wax ku ool ah ayaa furtay caawa. Waliba gabdho iyo rag macquul ah ayaa keentay. Horay u soco.
@saaboqueen5180
@saaboqueen5180 Жыл бұрын
Axmed inoo sooceli hadalkiisa waa m.a❤
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi Жыл бұрын
Soobadi aliya, layla, qali waan ka helnay masha Allah vedioyadooda❤
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Mansha allah tabaraka Raxman war qamaroow hayska dayaciin Gabadhan ku jecel oo magaci ka bsdashay ay somali kugu yeeri jireen ilen somali waa dad an aqoon waxkasta in ilahay qoray qofka ilahay ka sinayo awlaada marka gabar ku jecel si lagu hela way adagtahay waliba waa gabar fariid ah oo karti badan ee ilasho waa iga talo walalnimo cadowna warkooda ha dhagaysanina ilahayna wax kheyr haydin kala siyo Amiin yaa Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@KingCabdalla-ox3cg
@KingCabdalla-ox3cg Жыл бұрын
Wllhi axmed KZbin r ayuu uqalmaa si uu wax wanagsan noogu soo gudbiyo waaa nin wax garad ah wiilkaan KZbin haloo furo team 27
@lakimoha6953
@lakimoha6953 Жыл бұрын
Kooko ku soo dar ❤❤❤🎉🎉 pleas part 2
@siciidabdi7024
@siciidabdi7024 Жыл бұрын
Waxad. Dood. Kasameysa. Wiil. Iyo. Gabdh. Shp manoqon. Karaaan 🎉keep goin pro
@HanaUky
@HanaUky 11 ай бұрын
arimaheena wan ku haystaa masha allah
@Queennouran336
@Queennouran336 Жыл бұрын
Ahmed so smart Manshallah 🫡❤️
@mohamedfoox
@mohamedfoox Жыл бұрын
Mansha allah quraxay❤
@lg4760
@lg4760 Жыл бұрын
part 3 waxaa ka dhiiga caruurta in ee waalidka dilan ma fiicn tahay mis ma ficno mis aduga ahaan caruurta ma dili laheyda😮 waxa so waxaa ceyda maclimo iyo amiiiro iyo fosia intaas wa codsi walal armheena 🎉
@Oubah-hm7nk
@Oubah-hm7nk Жыл бұрын
Masha Allah hanbalyo wllhy wn idin jecelahy ❤ wada nolada oo nabad ku waraa king cayda waa wn ku wataa
@iqraibraahim3195
@iqraibraahim3195 Жыл бұрын
😂😮❤Waw Wan ka helay baranaamijkan wlhi xitta ma dareemin boredom so I support you arimehena
@abdinajibabukar4118
@abdinajibabukar4118 Жыл бұрын
Arimaheena dood so badi nio macalimow so qaba ninkas legend waya😊❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz Жыл бұрын
Horey usoco walalkey Arimaheena 2M coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍
@kingmk4311
@kingmk4311 Жыл бұрын
Sxb next waxa ka dhigta Hadii lacala naagtada ee uur ku qado xiliga walaca eey ku walacdo ina lafuro ma furi lahed misa wad dulqadan laheden ❤dumarka waxa weydisa maxa sabayay ine furitan dalbadan marka ee walaca yihin dumarka qarkod ❤Tnx pro ina fikradeda ku anfici donto rajena
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Oo walaal. Ma ogid miyaa sababta ay ku dhahayso ... taas ninkasto cali leh waa yaqanaye 🤔
@hashimabdalla2003
@hashimabdalla2003 Жыл бұрын
Allah is one the best person ever the most knowledgeable and a
@guuleedmohamed
@guuleedmohamed Жыл бұрын
Team Ahmed the legend kuwa wanaagsan kuwo wanaagsan ayay helayaan kuwo xunina qaar sidoodo kale xun ayay helayaan Big man Ahmed adaa naga masuula libaax❤🎉
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 6 ай бұрын
Arimahena the one and only legend best youtuber dood kulul lkn waan kasoo daahay
@madinaxabiib3540
@madinaxabiib3540 Жыл бұрын
I've been waiting for this🤟
@Ajajajajajjs_jk
@Ajajajajajjs_jk Жыл бұрын
how long have you been waiting for this?
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 Жыл бұрын
Dhinaca reactionka baaarka noga garacdaaa taliyo lkn ayaantan. Dood ayeey kashidantahay markasto sogili doodtaan cml thanks my bro arimahenaaaaa
@AbuHussain-1759
@AbuHussain-1759 Жыл бұрын
Arimaheena please dood wadaaagaan aad ayaan uguhelaa Markaad samynaysid maclimow kusoodar❤❤❤❤❤
@abdilaahicawke1587
@abdilaahicawke1587 Жыл бұрын
Axmed ayaa doodisu iqancisay 💯
@LaylaMaxameddiiriye
@LaylaMaxameddiiriye Жыл бұрын
Isagu wayo Ahmed is not easy😂
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 Жыл бұрын
Arimaheena barnamajikan dooda waan Ku heysanaa😊🎉❤😂noso badi I.a
@AbtigaAbtiga-fr5ss
@AbtigaAbtiga-fr5ss Жыл бұрын
Aliya gold iyo arimaheena waa isku soo baxaaan is guursada😂
@Miliondhaan
@Miliondhaan Жыл бұрын
Axmed mashallah wa ninkey dumarka radiya sidu ufikirayo 😂
@hony5804
@hony5804 Жыл бұрын
😂😂😂😂cafintina kadhax arkee gabarey cayda caadimaha mshallh guleyso broo
@Asli090
@Asli090 Жыл бұрын
Arimaheena wll macalimow keen wiilka sfcn uga soo baxya barnamijka
@HindaMaxamed-lk9rh
@HindaMaxamed-lk9rh Жыл бұрын
M.a inan ka ahmet ee cusub didahaga hakasoo rebin arimahena😊
@Hacabsan99
@Hacabsan99 Жыл бұрын
Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran KZbin-keyga ❤
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq Жыл бұрын
Ilasooo xiriiir wll anaa rabeee😢
@rahmaahmed1690
@rahmaahmed1690 Жыл бұрын
Wiilka Axmed af.soomligiisa fasiix ah caqli io aftahanimo isku darsaday manshalah
@HooyoMacaan-d1r
@HooyoMacaan-d1r Жыл бұрын
Arimaheena Dood wadaga dambe macalin ka weyn kuso dar❤
@xamdimocalin1026
@xamdimocalin1026 Жыл бұрын
Ani ahaan haddu iqiyaano ama been iisheego waan cafin lahaa mana gooyeen waayo wey igu dhacday inuu iqiyaamay oo waliba been iisheegay asoo naag leh ayuu idhahay malihi markaan ogaday na wan weydiiyay sababta uu beenta iigu shegay wana cafiyay halkii uu shalay ii jogay ayuuna iijoogah wali waan jeclahy asina sidoo kale weyna dhacdaa inuu qofka Mar been kuu sheego sabab ayaa ka danbeyso balse Mar labaad hadduu iishego ma cafiyeen ❤🔐😥✔️
@Ahlamiiii2345
@Ahlamiiii2345 Жыл бұрын
Leyla Mashaallah iyadu waa soo jiidasho leh
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 Жыл бұрын
22:21 dooda dhan intasa kaga filan caqliga qofkana waxa lagu qiimeeyaa dhagaysigiisa iyo jwb celintiisa, 24:30 ahmed hdalkiisa wayla wada yaabeen arimehenu moye balse diintu inay tidhi maba oga
@cabdallaneymar1533
@cabdallaneymar1533 Жыл бұрын
Yarkz cusup waa hdl yaqan wn ku wata bro😮😊
@Subarman32
@Subarman32 Жыл бұрын
Big man axmed adaa masul namatalo hadanahay duriyada somaliland ❤
@aaminasiciid1471
@aaminasiciid1471 3 ай бұрын
Aniga iyo cayda isku fikiraan nahay wlhi bilahi khiyaamada khalad maaha ee waa ku tala gal wlhi wan cafin lahaa lkn way nokala dhamanaysa qofkaas✅️☑️
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Woow doodaan caadi maahan mar haduu asad hagio kujiro waa shactiro😂😂
@mahadmaxamad961
@mahadmaxamad961 Жыл бұрын
Ani hatii ley qayaano qufkaas saaxibkeyga ama jaceelkeyga uuyahay waan iska cafinlaha balse xanuunkaas qalbigeyga kama kogi laheen💘💘💘💘💥💥💥
@sabiriincabdi2515
@sabiriincabdi2515 Жыл бұрын
Wllhi ani saxiib gabar waan leeyahay waliba shan sano ayaan isla soconaa isku iskuul ayaan nahay class 8 ilaa class 4 dugsi sare Alxm allaah ha iskiin daafo aamiin aamiin
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 Жыл бұрын
M.a ahmed ayaaa su aasha saxda ah ka kawaabay waliba ayado quraan soo qaaday m.a waan kugu racay
@CabdinhoCade11
@CabdinhoCade11 Жыл бұрын
Next vedio 1k vedios congratulation🎉 keep going pro🥰
@clsalanYare
@clsalanYare Жыл бұрын
M.a yarkaa Ahmed La dhahayoo waa niin Aqli padaan 2 m.a Ayaan ku leyhay pro..
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Жыл бұрын
Runta hadaa kahadlo sxbtinimada raga noga fiican 😢😢
@nurfunny6411
@nurfunny6411 Жыл бұрын
Marka Iskaashiga laga Hadlo Dumarka ayaa ku wanaagsan sxbtinimada tan raga 100 kiiba 5 ayaa iskaashiga ku fcn
@ikhlaasmoha4850
@ikhlaasmoha4850 Жыл бұрын
Qayaano mar hadey timaado cafis maleh sababto ah waxey cadeyneysaa qofkaas inusan ku jecleyn weyna ufududahay inuu Markle ku qiyaano oo adaaba siiyay jaanis kale mar idage allaha dago mar labaad idagge se anaa is daggaa hore lo dhahy marka waxa wanaagsan inad isaga tagto qofkas marba hadu ku qiyaanay
@XamdaLuul-wf1wh
@XamdaLuul-wf1wh Жыл бұрын
Ahmed wuxuu taganyahye naag aan lasheekaysanyo iyo mid aan qabo wey kale dunyihin waad saxn thy
@Kingramesh11
@Kingramesh11 Жыл бұрын
Wa sax way kalaa duwaan yihiin
@daruurahamedia5526
@daruurahamedia5526 Жыл бұрын
Ceyda io asad ayaa mishan qabiirka ah markle socoli arimahena plz🫡🫡🫡
@hebasaid3172
@hebasaid3172 Жыл бұрын
Arinta saxiib tinimada gabadhaha way jiran dad xun oo kamasayaraya iyo dad fican oo ku kalsoonan karto bast friend teyda wa jecela 10 years banan sahiipo nahay🥰
@fatimaabdullah7996
@fatimaabdullah7996 Жыл бұрын
Tan koowaad ee ah shaqsiga dhahay lacag mahaayo dhowr meel lga fiirina 1. Inay ka go'in inta uu haayo 2. In dhowr mar lacag aan ka qaaday
@zakariyezaanuuni7836
@zakariyezaanuuni7836 Жыл бұрын
Ceyda physical an paractical waa runtii wllhi😅😅😅😅
@mizznagha8861
@mizznagha8861 Жыл бұрын
Nimanka wax ka qiyaano badan malaha lkn ayaga ma jecla in la qiyaamo sbb
@alishahmed1258
@alishahmed1258 Жыл бұрын
Axmed Sida Uu U Fikiray Ayaaba Ah Mid Saxda Ah Qofka Dano Gaar Ah Ayaa Heysan Karto Oo Uusan Kuu Sheegi Karin Waxyaabaha Qaarna Ma Mudno In Leysku Sheego Oo Privacy Ah
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Maasha Allaah waa dood aan caadi aheyn oo qurux badan.
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 7 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,7 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 50 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 123 МЛН
PRANK KORONTO OO AD UXANUN BADAN AMIRA CUMER MACALIMO😂😂
9:38
DoodKulul | XAASKAAGA BALWADDA MALA QEYBSANEE | DOOD WADAAG
32:44
ARIMAHEENA iyo SUNDUS ISKU BOOTEEYAY SHEEG QOFKA MADAXA KUGU DHEGAN
23:03
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 7 МЛН