Najax wan ku xiisanay cod macaneyy cabtan soo badi najax
@Hassanmohomud-vu9boАй бұрын
Jakaarta hodon maxad sidaas ugu gashay
@AxmedCaabi-h9xАй бұрын
Jakarta dufow dufow oo dufow neef neef dhaafay weeeye subxaanallah gabadhaas gobta ah oo heestaas aadka u macaan u qaaday buu kiciyey dufow
@hanuuniye252Ай бұрын
adi fariiso dee qasab maaleysku leeyahy
@AxmedCaabi-h9xАй бұрын
@hanuuniye252 mayee qof goba ayaa u fariistaay hees aan caadi ahayna waa u qaaday balse maqaamkeedii ma gayn uu neefku waa neef e
@GeeysDiirАй бұрын
Ciyaar walba jikaarta halagu darro❤🎉😢😮
@AbdinaasirMohamed-e7cАй бұрын
Qac da miyaa manta lagu soo heshiiyay faleenbo meel uu ku jiro inaan sahlanayn waa cadahay 😂😂😂😂
@ZakiBoy-x6sАй бұрын
Nijaax Masha allha ❤
@abdilahicabiАй бұрын
Gabadha heesta kaltuun bacado qadaysa waa top level fanka u baahan
@AbdulaahiOmar-j4nАй бұрын
Cabtan baara keep going pro 😊
@SaxanMaxamad-q7xАй бұрын
❤❤❤
@kadraahmed4522Ай бұрын
Jakarte ey ey dhalay 😂
@abdinasiribrahim6633Ай бұрын
Horta nin faleembo la dhaho gar buu u leeyahay inuu mucaarad noqda why waxa ogyahay inaan kursigiisa la fadhiisanen lknse waxa la yaabanahay jakaarta iyo kuwa kale Oo maskaxda ka heysto Oo aan fikirkoda ku shaqeynin midakale xeerka ragnimada waa muhiim gabar intaas Oo raga kaa soo baxsatay inaa qac iyo qosal Aad ka raadisaan xeer rageed maahan ninmayhow dad baa idin daawanayo bahasha caqli ku dara Oo yaan laidinka ka dareemin inaa tihiin rag dumar u tashtay
@CabdiqaniHussein-qb9szАй бұрын
Waxani naago wax ma dhamaan dumar bay la xifaaltamayan😢
@Sumayoahmed027Ай бұрын
Jakarta wa doqon bilaa aqli ah uf
@mirejr484Ай бұрын
Caku muuqaal uu jakaarta ku jiro Sxb kabtan bara ninkaan jakaarta ah hanaguso dhisin marar badan ayan so dhibsaday bulsha la dhaqankiisaan dhaluugnay akhlaaqdiisana lamid Natixgali oo nagaso reeb ninkaan
@KhadarAhmed-l3uАй бұрын
Captaino
@Abdifitah.mohamedАй бұрын
Sxb najax maxa ugu so dari weysay najaxda kale waye mida cudka yar ma ahan e mida gaaban qoftasa ku hesysta😅😂