"Doorashada in dib loo dhigo ayuu keensanayaa qodobkani" Prof MubaariK Aar

  Рет қаралды 27,563

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 182
@Apthisamet
@Apthisamet 3 ай бұрын
Aqoonyahan ALLE caqliga io garaadka ha ku barakeeyo...
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Mubaarig aar iyo Guleed dhafac waa laba nin oo aqoon iyo xikmad iyo tayo isku darsaday ❤
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 3 ай бұрын
Dhiiga futoxajisnimo miya ku damqaday 😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
@@sacadfuaad8273 doqonimo ayaa ku haysa iyo qabyaalad uraysa waxaad tahay qolada noloshu ku adkaatay ee qabyaalada miciinsada,anigu nin habar awal,sacad muuse oo GB ah reer gabiley baan ahay, wixii Somaliland dan u ah baa walaal i ah, ina Biixi iyo ina Kaahin oo ah labadii nin ee ugu xumaa isaaq laima tuso anigu, Caqliga ina Kaahin iyo ina biixi waata maanta lais waydiinayo cidankii qaranka iyo xuduudii Somaliland, waxaa la marayaa habarjeclooy qaranka dufaaca oo maleyshiya loo sameeyay
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Doorashada ha loo daayo Komishanka Doorashooyinka.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 ай бұрын
Ninkani sida cilmi iyo darajada u sheeganayo uma hadlayo ee si caadifadaysan uu cid u xaglinayo weeyi. Qalabka isha in ka bada 10 sano ayaa Somaliland la isticmaalaa oo marka la qaadanayo kaadha jinsiyadda dawladaha hoose adeegsadaan, sidoo kale marka la qaadanayo baasboorka Somaliland.
@rahmaabdi1283
@rahmaabdi1283 3 ай бұрын
Ilaahay hakuubarkeeyo caqligaaga iyo aqoontaada wanaagsan
@xaqudirir244
@xaqudirir244 3 ай бұрын
Waa riwaayadii kulmiye
@qurbaawis642
@qurbaawis642 3 ай бұрын
Muse biixi ila meeraysi miyuu iska dhaafay horta
@cabdilaahimaxamed7698
@cabdilaahimaxamed7698 3 ай бұрын
Masha Alah ❤❤
@maxamedibraahim9947
@maxamedibraahim9947 3 ай бұрын
Waa nin caqli badan
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 ай бұрын
Madaxda Somalia iyo Somaliland oodhan masuq maasuq iyo wax kudarsi ama gursi dheereyso wba wax laku yaqano allah u keeno Kuwa kafcn allah noo keeno Aamiin Yarabi
@odayjama1829
@odayjama1829 3 ай бұрын
Muuse waxuu rabaa inaysan ka danbayn hargaysa 5 sano ayuu lahaa hada 3 sano ayuu ku darsaday waanah dhaqanka dadka somaalidah inuu xukunka isku dhejiyoh hadii ladhaho dawo dhcday cab wuu diidin hadii la dhaho waa mudo dhaaftay ee banay booska xiligii laguu idmaday waa dhamaaday
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 3 ай бұрын
Adeer Muuse hawshiisi Wu kaso baxay ee hada arintu commission Kay la taala siday doorashada u qaban lahaayeen ​@@odayjama1829
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 3 ай бұрын
El proffesorre👋
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 3 ай бұрын
Pro.mibraahi alla swc haku barskeyo sidaad ubayaamisey qalab kusheega indha in jaaniskeedi lajoogin maanta wakhtina ay qaadaneyso
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Absolutely 💯 Ustaad
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 3 ай бұрын
Khiyaama ku jirta
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 3 ай бұрын
Caaqilku waa kaasi☝️☝️☝️☝️☝️ caaquna wuu iska ciyaa sida Eyga
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 3 ай бұрын
Subxaanalaah Dawladaha wawayn ayaan isticmalin qalabkan ingiriska qof walba kadhkiisa ayuu Ku codeyaa si aan khilaf uga Iman doorashooyinka waa rafadkay rafanaysay Somaliland muuse iyo dawladiisa illaahay haka badbaadsho aamiin
@moh4127
@moh4127 3 ай бұрын
Meel baa la inoo wadaa xaqiiqatan
@MaxamedIsmaaciil-n1i
@MaxamedIsmaaciil-n1i 3 ай бұрын
Waa indho iska rid ee maha qalabka
@odayjama1829
@odayjama1829 3 ай бұрын
Ninkan waa qofka sida ugu hufan oo caqli saliim ah wax ku qiyaasah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 ай бұрын
The Mastermind of Somaliland . Allahuma Baarek👍🏾
@hassanyuusuf
@hassanyuusuf 3 ай бұрын
Waruntii wllhi khiyaana kujirta
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
DOORASHO NADIIFA LOO BAHANBYAHSYY
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 3 ай бұрын
Ma aqbalayo dadweynuhu marmarsiiyo doorashada dib loogu dhigaya ,wax il lagu galayo ma aqbalayno kommitionoow iyadoo doorashadii 4 bilood ka hadhay,2sano ayay qalabka isha lagu tababaraa dadka oonu hagaagin aduunka casriga ah.joojiya waxaan soconayn ee xukuu madu wadato.hadii kale is casila oo dhaafa
@MohamedSuleman-f3s
@MohamedSuleman-f3s 3 ай бұрын
Waa muran horle qalabkadi
@shabeel7467
@shabeel7467 3 ай бұрын
Kani waa muxaamigii-Looyarkii shaydaanka waa looyarka huwanta Somalia oo Xaarmaajo la shaqayn jiray, waa Looyarka xisbiga huwanta ta kale waa tuug caan ah lacagtii uu ka dhacay ardayda masaakiinta ah ee Jaamacada weli muu soo celin markaa cidi dhegaysan mayso kuwaad wax u dhigtaana ilaahay ayey leeyihiin ee ka fogaada. Waa muxaamiga shaydaanka.
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 3 ай бұрын
Professaradii maxaa ku dhacay xagey qabatey cilmiga ay sheeganayeen si caadifadeysan ayuu u hadlayaa waxaana ka muuqata wadani u doodis kolkaa komishanka ayaa u xil saaran hadba waa sidey ku taliyaane waxba qoyskaaga u tali komishan uma talin kartide is hubso eber baad tahaye
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 3 ай бұрын
Bu'da indhaha in lagu galaa waa muhiim,waxaana keenay in la ogaaday in doorashooyinkii dhowaa la adeegsaday kaadhadh badan oo aanay dadkoodii joogin,oo qofku shan kaadh ku galay,haddaba waa in layswaajiyaa sugidaa cod bixiyaha iyo in la dhowro time ka iyo kharashka.
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 3 ай бұрын
Khiyaamaa ku jirta far far far baanu leenahay
@momindekk1
@momindekk1 3 ай бұрын
Qaaxo system u doyaar garooba adeer.
@mukhtarxiis6131
@mukhtarxiis6131 3 ай бұрын
ninkan wa nin caqli badan wax dhici Kara o xaqiiqa ayu ka hadlay
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 3 ай бұрын
Qofkani meelkasta gacantuu kulajiraa ma Haduu komishinkiina faraha lagalay yaab
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed 3 ай бұрын
horta waa sharci yaqaan oo haala yaabin balse muuse maxaa ka qaldan
@Jawaahir617
@Jawaahir617 3 ай бұрын
Wll ninkani waa wadani niqaaman iskama hadlayo kkkk
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 3 ай бұрын
Diredirele
@ahmedkayse4337
@ahmedkayse4337 3 ай бұрын
Saaxiib mubaarigow ma waxaad leedahay datadii hore ee la qaaday waxba kama jiraan markaa doorasho ma dhacaysee maxaa tallo ah.
@mawlid7260
@mawlid7260 3 ай бұрын
Muuse wuxu rabaa inu mudo korarsi samaysto war xtaa aniga qorshahyga waxa u dhigtay doorashada ka dip Dagaaal baan ka xignaaaa dip u dhigis doorasho
@timowayne6993
@timowayne6993 3 ай бұрын
Jaahil marka la doorto waa sidaa. Kuwan kale waxba ma dhaamaan. Prof Samatar aan iska doorano
@mawlid7260
@mawlid7260 3 ай бұрын
@@timowayne6993 Prof. Smatar wakhtigisa ha la gaadho imika ma aha lkn ciro waa fiicnyhy
@timowayne6993
@timowayne6993 3 ай бұрын
@@mawlid7260 Cirro muxuu soo bartay isagu? War kuwan waxba isma dhaaman. Ma niman jahiliin baa wax xugaamin kara. Dalkeeni baan iskaga noqon leheene idinku qabyaalad baad wali ku jirtaan
@abdirahmanyousuf6527
@abdirahmanyousuf6527 3 ай бұрын
asc
@sue4356_
@sue4356_ 3 ай бұрын
Ha galgalan adiga oo ka galgalanaya in ay doorashadu xor iyo xalaal inoogu dhacdo
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 3 ай бұрын
Arintan kommitionku iyo kulmiye maleh ee daneeyayaasha oo dhan ayaan ka dhaxaysaa.yaanay ummada ku qasbin khiyaano doorashashada dib loogu dhigayo
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 ай бұрын
MUBARAG FAQASH QUDHUN DHIB SII ABUUR DHASHI XASAN SHEKH
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 ай бұрын
Dagaal isku diyaari laxey
@moh4127
@moh4127 3 ай бұрын
Waxba haka siin wixii dhaca walee in aan sidaas loo niiclaynayn ee dagaal isu diyaariya
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 ай бұрын
Kmkk kulahaa labadii isguursan lahaa baa ku heshiiyey doorashada ka dib waar ninku sheeko wacanaa kkk
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Komishanka dorashadu maaha dhexdhexaad muuse fircoon ayaa jeebka ku ritay markuu arkay in aan cidi dooraneyn maca in loogu shubo aanay suragal aheyn
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 3 ай бұрын
Ila meereaysi laga bixi maayo..
@abumohameddualeh2219
@abumohameddualeh2219 3 ай бұрын
Maxaa u la xiiqsan yahay? Haddii aanu HUWANTA garyaqaan u ahayn
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 3 ай бұрын
Kani waxa uu ka soo horjeeda horumarka dalka markaa komushanka hallo daayo shaqadiisa oo faragalinta halaga daayo
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa Dr. Mubarag waxan dhahayaa waxa ka daran waa nalaga shubtey oo ma aqbaleyno.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa hadduu xeerku dhigayo waa qasab in la keeno qalabka indha. 2.0. Haddii ay doonto dib ha u dhacdo muddo 4 billood ah. 3.0. Waxa ka xun waa lagu shubtey oo weliba xukuumaduhu way ku shubtaan. 4.0. Waxa dhahayaa wax ka dhaho duruuf waxba kama jirraan mana dhacayso. 5.0. Lacagta waxba kaama khuseeyaan ha daallin oo wareerin. 6.0. Haddii la doono 4 billood dib ha u dhacdo. Waxaa ka xun wax walba waa lagu shubtey.
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 3 ай бұрын
LACAGTA DORASHADA XISBIYADA LAGA URURINAYAA
@mustapheabdiraxmaan
@mustapheabdiraxmaan 3 ай бұрын
Waa lagu galayaa garyaqaan doorashadaa dib loo dhigayaa
@cabdikariin718
@cabdikariin718 3 ай бұрын
ilameerayso ayay bilaabeen 😂😂😂😂
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 ай бұрын
Waa aqoon yahan dhab ah oo ayka go an tahay fahamsiin umada iyo dalka waxa socda ee hala ixtiramo Intii la galilahaa sida uu shegay maalmo foolxun.
@Abwaan-tadhase
@Abwaan-tadhase 3 ай бұрын
Reer wadnoow dorasho robna iyo cabdaka kal daya
@ZulthanTv
@ZulthanTv 3 ай бұрын
Doorasho xor iyo xalaal ah ok aanu mugdi Ku jrirn ayaa la rabaa
@engab001
@engab001 3 ай бұрын
Wadani imika ma wuxuu wadaa Doorashada dib nooga dhiga
@shabeel7467
@shabeel7467 3 ай бұрын
Reer Somalilandow Looyarada huwanta ee daba dhilifka ah ha dhegaysanina.
@Banuhashim237
@Banuhashim237 3 ай бұрын
KANI WAA CAYAYAANKA DALKA U JOOGA TURKEY IYO QATAR. WAA DIKTOOR BEENA SHEEGTA.
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 3 ай бұрын
GARYAQAAN MUBAARIK AROOOW FINDHICILKU MA XARAANBAA MISE WAA XALAAAL, BRO SOO QAADISYIISAABA XAAAREENEE MAXAA WAXNI KU GALIYAY
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
waar dameerahani dayeeradu waraysteen ... waar ma technologiyada casrigga ceebleh ??????????
@ZulthanTv
@ZulthanTv 3 ай бұрын
Hadalka dhuux oo fahan marka hore . Aragtidiisa waad dhaliili kartaa lkn meesha cay ma taalo
@abdiazizhazzan2111
@abdiazizhazzan2111 3 ай бұрын
Kumu odhan ceebay leedehe xog bu kula wadaage ama fahan ama iskga dhex bax
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 3 ай бұрын
​@@ZulthanTv ilaahow cawaan dhirta cunta hangar dhigin
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
@@ZulthanTv waakani wuxii axmed ismacil samatar ka oohissiyay jahligaa jaamudka ah ee ree issaaq waliba koogi ugu cilmiga dddanbaabayay waa mid subxahanaleh !!!!!!!!!!! from saylac city baladka cilmiga iyo xaddarada somaliyeed masjidul qiblatayn alqaadiriyah
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 3 ай бұрын
Doorashada dib ha loo dhigo hadii xalaalnimadedu qalabkan ku xidhantahay maxa ku jaban
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 3 ай бұрын
Cometinku waa riiq ninkii lahaa dabada hays mascoto wXan leeyey waxs kabaxo doorashada sideedii hore haloo galo indho iyo waxan sheegeysan waxba kama jiran
@ashanor8035
@ashanor8035 3 ай бұрын
Doorasho madhacayso muuse xabad buu kutagayaa daal wuu dhacayaa ninragi wuu ogyahay nacasna yeelkadii
@abdiguled5223
@abdiguled5223 3 ай бұрын
Professor xaal qaado.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Dhadiga isaaq runtaa madonaysaan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 ай бұрын
Komishanka waa mid dhinac ka raran markii hore qaab ku shubasho loo sameeyaay
@AxmedMallo
@AxmedMallo 3 ай бұрын
Muse biixi ila. Meerysi miyuu iska dhaafay horta 🎉🎉
@faisalosman9906
@faisalosman9906 3 ай бұрын
Afmiishaaradaa badan iyo afyuubyada imaanka la
@moh4127
@moh4127 3 ай бұрын
Somaliland will collapse for sure 100% . Ilaahay gacanta ina biixi buu Somaliland ku haligayaa waa xaqiiqa ninkii raja qabow taas meel ku qoro
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 ай бұрын
Beenaleh aanba Wxba kama jiraan waxad sheegayso
@moh4127
@moh4127 3 ай бұрын
​​@@abiiboladjama1659anigu ma jecli burburka wadankeena oo waan jeclahay somaliland balse way burburaysaa walaahi 😢
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 ай бұрын
Daahir jimccaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa maxaa kaa khuseeya qalabka laxagtiisa. 2.0. Waxad dooneysaa kelliyaatta waa lagu shubtey mana aqbaleyno. 3.0. Waxan rumeysanahay inay mucaaradku doonayaan inay ku shubtaan. 4.0. Qalabka indhaha waa qasab waana la kernayaa. 5.. Mucasradku walaahi tuuggo caan bax ah. 6.0. Xirsi baaba ku jira cidina ma aamineyso.
@abdiali319
@abdiali319 3 ай бұрын
Waa ooyaayihii labaad. Kan oo miidhan ayaa dadka tashuush ku abuuraya. Jaamacadda aad ka dhigto cidi kuuma yeedhiso. Guddida shaqadeeda u daa. Wadani ayaad ku hadashaa afkooda, ee ma tihid garyaqaan. Waxan aad ka shaqaynaysaa maaha shaqadaa, u daa Komishanka shaqadooda.
@yaasir1936
@yaasir1936 3 ай бұрын
Tuug ictisaam ah yaa adi wax ka dhagaysaya
@Samawade1445
@Samawade1445 3 ай бұрын
Haddii Haddii waa ila meerayso!! Gudida doorashooyinka waxan leeyahay adeerayaal umada markale yaan la iska horkeenine xilkiina guta joojiya sheeko ila meeraysada.
@xayleaxmed7625
@xayleaxmed7625 3 ай бұрын
Gudidada doorashada waxa fiican in ay dareemaan masuuliyada saaran oo qof jecleysiga iyo danaha hoose EE maanta soomaali qarankeedii burburisey meel ISKA dhigaan
@advyser
@advyser 3 ай бұрын
Ninkan waa kii lahaa maxaan aqoonsi uga baahanahay? Ma nin aqoonyahan ah Waxaa ku hadli kara
@inasuldaan2049
@inasuldaan2049 3 ай бұрын
Dadkiii wax yaqany waa kuwaas
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 3 ай бұрын
Professerow xaalqado
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 ай бұрын
Wixii talo ah ee fcn in laqaato Ayaa fcn komisision shaqadooda loodaayo sidasi Ayey sheekadu kudhabtaba dee
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa wax walba waxa ka xun waa nalaga subtey. 2.0. Waxan dhahayaa xukuunaddu waxay sheegtey inay iyadu ay heleyso. 3.0. Mucaaradkuna waxay sheegeen 100% inay helayaan. 4.0. Waxa khasab ah inay qalabka indhaha lagu galo. 5.0. Horaba sowtii loogu galley qallabka indhaha. 6.0. Waxan dhahayaa waxaad dooneysaa waa nalagaga shubtey oo mucaaradku ay sheegtaan rabshadna ay abuuraan 7.0. . Maxa lagu caddeynayaa inaan kagu shubanin 8.0. . Qalabkii hore aynu ku galley indhuhu meeye. Sannad walba mawaxa la doonayaa qallabka indhaha 9.0. . Wuxuun baa soo baxaysa waa lagu shubtey iyo ma aqbaleyno. 10.0 waxa ka darran waa nalaga shubtey mana aqbaleyno.
@abdiazizhazzan2111
@abdiazizhazzan2111 3 ай бұрын
Angu labasano ayan ka shaqaynayey komishanka wlhi jn aanay suurta gal ahy in qalabka wada cilada ah ee hada la hayo lagu galo iyado gobolada beriga meelaha qaar aany ateenba lahayn wakhti hanalogu daro ayey odhanayen
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 3 ай бұрын
Meenteer huwan
@KhadarHayaaN-r6v
@KhadarHayaaN-r6v 3 ай бұрын
intaadWaxan Oo Buqa Nagadaysaan Dorashada Noo Qabta
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ай бұрын
Sharci yaqaanada waawayn,,,,??????????
@mahadahmed1909
@mahadahmed1909 3 ай бұрын
Dhadiga isaaq habarawal cayda joojiya
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 3 ай бұрын
Warnacaskan Ina Aar Adkushegeyso wa cadow ga uguhoreya sland
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 3 ай бұрын
War nacaskan maxa kahadleyso adigu komishinka ayad ushaqeysa
@alidheere4396
@alidheere4396 3 ай бұрын
Diirkiyo laftuu xulay haduu hadal wax daaweyne
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 ай бұрын
Muuuse doorasho marabee aaniskaqabano.
@dadsshekh6172
@dadsshekh6172 3 ай бұрын
Inan aarow adiigu Ma xishotid War kominshinka shaqadoodu u da O shaqadaada qabso
@abdirahmanyousuf6527
@abdirahmanyousuf6527 3 ай бұрын
aqoonyahqka halagaysto
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 3 ай бұрын
Komishinku waxay dalbanayaan in mudo gaaban oo ilaa lix bilood ilaa sanad bay dib U dhigayaan
@naimaali2737
@naimaali2737 3 ай бұрын
Waar umaada kafadhiiso taa komishanka ayaa sax
@SuratMaidah
@SuratMaidah 3 ай бұрын
Cadawga gudaha (Waddani)
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 3 ай бұрын
Warya kan nacaska ah ee kaledii xariif Warya umada madax heysku gelin
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 ай бұрын
Doorasho in ayna sosocon waan iska ogaa. 😂😂😂
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 3 ай бұрын
doorasho doorasho waxad moodaa ilma yar oo naas u ooyaya komishanka jaanis hala siiyo
@MunaMohamud-n3w
@MunaMohamud-n3w 3 ай бұрын
Wariyayaaahan ayaa u ada qaalay markay yiraahdaan siyaasoga way iyo aqoonyahanada waa2ayn waar qofka amaanta😊
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 3 ай бұрын
Waar jooji sheekada komishankana kala bax faraha ayagaa hawsha loo xil saaray iska badheedh mucaadnimo ceeb maaha qarsashadaa xun
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 3 ай бұрын
Doorashada halagu galo kaadhka.
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 3 ай бұрын
Waar nacnacda iska daa
@1962yusuf
@1962yusuf 3 ай бұрын
Waxaan ku rajo-weynahay in komishanku uu qaato aragtida iyo talada professor-ka. Asc
@dacar2345
@dacar2345 3 ай бұрын
Kkkkkkkk caqliga Pro mubaarig ku jiraa waa kaa maxaa aniga guurkayga ku xidhaya doorashada xumad waalan ayaa i haysa,e. Adeer dadka caqligooda been ha ka sheegin waa kaligaa firkaasiye
@nasircumar5311
@nasircumar5311 3 ай бұрын
ANAKU KOMISHANKAN KU KALSOONAHAY OO NOO DHAARTEY ADIGU WAXBA HA NOO SHEEGIN KUUMANU DIRAN ORODO KUWII KU SOO DIRAY KU NOQO KAMA SOCONEYSO
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 ай бұрын
Adiga waxaas aad shubayso cidina waxba kaa waydiinmayso codeeye ayaad tahay
@ahmedkayse4337
@ahmedkayse4337 3 ай бұрын
Waar mubaarigow kaadhadhka ayaa lagu codayne wadani yaa natiijada u sheegayaa.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 ай бұрын
Kulmiye wa ku daayay waa rafaanayaa
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 3 ай бұрын
Hhhh ader dorrashada yala
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 ай бұрын
@@hodanibrahim1059 kulmiye ader mnta waxu maryaa halkii udub maraysy 2010 kii Waanu ku khasbanyahy inu doorshda siday raban u dhacdo isbadal doonku Wadni waxu maraya halki 2010 kulmiye marayay waxkastana waa loo yeelayaa sidii kulmiye ba loogu yeelo
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 3 ай бұрын
Waaxani maxa laga dhageeysata waayaab
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 3 ай бұрын
Muse si kasto uu boobo ama ku baajiyo ama udadka isaga hor keeno ayu ka shaqaynaya isago adeegsana inanka habar jeclo ee komishinka jooga iyo Maxamed kahin
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 3 ай бұрын
Bal amurtan daya warninkan wadanka Halagaqabo warninkani cid kale ayu ushaqeya hlalasocdo
@cabdilaahimaxamed7698
@cabdilaahimaxamed7698 3 ай бұрын
Hhhh tuugta ilaahayna waa qabanayaa dadkana ilaahaybaa u fududaynaaya inlaqabto insha alah waad arki indhahaaga oo shana
@cabdilaahimaxamed7698
@cabdilaahimaxamed7698 3 ай бұрын
Aqoonyahanada daacada hahadii layidhaahdo waa Xisbi waa ayaandaro umadan usoo hoyatay bal ninkaas mairkasta sida uu ulataliyo somaliland iyo sida qoraalada xunxun xaga hoose loogusoo qoraayo eega maanay ahayn ayaan daro
@CabdisalanDilaal
@CabdisalanDilaal 3 ай бұрын
Munafaq..inxabad.madaxa.laagaga.dhuftaweeyi..walaahi..nawab.ayuu.uushaqeeya.warhalasifeedalka.
@ZulthanTv
@ZulthanTv 3 ай бұрын
Aragtidiisa waad dhaliili kartaa lkn meesha cay ma taalo.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 69 МЛН
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 210 М.
عبدالله الشريف | حلقة 24 | حزب الله | الموسم الثامن
18:39
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 1,4 МЛН
DM OO LAGA SOO TARXIILAY DHULKA HAWIYE (4638)
29:05
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
LIVE| Biden Highlights Global Unity and Challenges in UN General Assembly Remarks
2:05:45
MSNBC Highlights  - Sept. 25
1:00:28
MSNBC
Рет қаралды 182 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 69 МЛН