Doorbin Hotel in ay ka dhax dagaalamaan dadkana Mindiyo (Tooreey) ku gawracaan ayay usoo baxeeen.

  Рет қаралды 24,619

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 279
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 сағат бұрын
Mnsha allah ciidanka qaranka somaliyeed guul dhalinyaradan geesiyaasha ah ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin guulaysta ciidanka qaranka somaliyeed
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 сағат бұрын
Waa nimankii iigu horeeyey oo ku dhiiran argagaxisonimada indho adeega ,waa dhiigyo cabyo ee hala toogto
@shuubbeshamim2761
@shuubbeshamim2761 2 сағат бұрын
Aniga xita wayabanahay inda adeg
@asadyare6440
@asadyare6440 32 минут бұрын
@@shuubbeshamim2761 waa rag rg dhaafay, wallaahi inaysan munaafiqiin aheyn sidaan u arko, ilaahow sidaasba ka dhig
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 сағат бұрын
MAASHA ALAAH CIIDANKEENA ALAHA BARAKEEYO
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 18 минут бұрын
So sweet ciidnka dalka illhey idin nabd yeel amin yarbi
@mahamudissa560
@mahamudissa560 Сағат бұрын
Guul ciidanka Qaranka Somalia 🇸🇴💪💪
@i.L.O.V.e-z8z
@i.L.O.V.e-z8z 2 сағат бұрын
iikeen qori kuye waaba axjirkii oo qof ah 😂 mahadsanidiin Ciidanka Dalkoow 🇸🇴🫡
@Sisfatimahaji
@Sisfatimahaji 8 минут бұрын
Mansha Alaa Alaha Noo Xifdiyo Askarteena ❤❤❤😂
@waare
@waare 2 сағат бұрын
National id ga qasab halaga dhigo. Qof aan wadanna wadanka yuusan ku dhax socon
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 сағат бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Сағат бұрын
Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan wacan qabateen guulaysta ❤❤❤❤
@wilkasanadka9087
@wilkasanadka9087 3 сағат бұрын
Ninkaan dhahaayo waa laysoo damiinty waa noocaas aad ujeedid dowladaam dhan laguu sheegaayo Shacabka lee loo hishiiyy in la laayo 😢😢😢
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom Сағат бұрын
Ninka kaliya wax Fahme adiga ayaan kaa arke Wax garad garaad ku filan leh baa tahay waayo Hadii la rabo Alshaab in la iska ciribtiro Dowlada ciidan Baaburo dagaal,, hub ayunuuc kuma yara,,lkn Xaqiiqada ayaa waxa ay tahay Saraakisha,, io Ganeralka io Wasiirka gaashandhiga,, madaxda kawada sareyso ma waligaa ayaad maqashe,, Qof kamid ah ayaa ladhawace ama Laweerare kuwa laqalde unbey dilaan Alshaab lkn Waxaa xaqiiq ah 1,,,CXD,,KGS 2,,CXD,,JUPLAND 3,,CXD,,SOOMALIA 4,,CXD,,PUTLAND HADII AY USHIRAAN UNA WADA TASHTAAN DAGAAL LAGU WADA HESHIIYO IO CIRIBTIRK cadowga LKN LOOMA WADA SOOJEEDO EE WALA ISKA INDHOTIRAA ASKARI KASTE SHACABKIISA AYUU KA ADAG YAHAY HALKA REER FALASTINE AY DAGAAL KU JIREEN 15,MONTH AY LADAGALAMAYEN CIIDAN KA HUP PADAN,, KANA LACAG PDN WAAYO REER FALASTINE WAXA AY UWADA DAGALAMEEYEN INTAAS DHULKOODA INUU XURNOQDO DALKA,, DIINTA,,DADKA SIDA SAXDA AYEY UGU DAGALAMEN UGUNA DHABAR ADEGEEN
@zahraupdi
@zahraupdi 2 сағат бұрын
Kuligooda waa qalbi qalbi dadka ay alshababka isticmaalan 💔
@siradm
@siradm 2 сағат бұрын
Waaba kuwi ugu khawaarij sanaa! Cadaw baa dadkoodi looga dhigay.
@4Assari
@4Assari Сағат бұрын
Ciidanku Aadby Umahadsanyihin Arintaa Ay Sameeyeen Sidaa Dadaalkina kuwada❤
@hm1c586
@hm1c586 2 сағат бұрын
Kuwaan Waa Oroginal Alshabaab ah Cabsi Cabsi waaye kuwaan😮😮😮😮
@DiiniAhmed-g6d
@DiiniAhmed-g6d 2 сағат бұрын
Bes waye Salahudin waan iska badalay hadiiba magacayga umada lagu qarxinayo amaana Alle 😂
@MaaidoHassan-h4f
@MaaidoHassan-h4f 2 сағат бұрын
Amaa adi lee tahy Kan Maxkamada saaran oo soo Baxsatay 😂😂😂
@samiira571
@samiira571 Сағат бұрын
Kkkk
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Сағат бұрын
Machaallah cindanka somaliyed hampalyo Hala wada dilo dhaqar qabayasha umad somaliyed ayey raben iney wada dilan Wixi kuu fikiraayo walalki oo somaliyed oo waxba kuu sameyn inu dilo adigana wa lagu dili walalaha somaliyed iska ceeliya dhaqar qabayasha ishaallah From Djibouti
@gjama9511
@gjama9511 2 сағат бұрын
Dadka daawanaya maxkamada waxaa kudhex Jira Alshabaab, Qofkasta oo Alshabab ah waalidkii waa Ogyahay in uu yahay Alshabaab
@SSTV5080
@SSTV5080 2 сағат бұрын
Nin is biimeyn ku soo baxay ayuu ku leeyahay adduun ayuu kustaqbal ka leeyahay😮😮😮
@FarxiyoFarxiyo-hz3hy
@FarxiyoFarxiyo-hz3hy Сағат бұрын
Maasha allh ciidanka allaha noo daayo guuleesta cadawga allaha jebiyo
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Сағат бұрын
Hotelka doorbin please ninka leh qabiilkiisa iiisoo sheega fadlan Wax alshabab la yidhaa ma jirtee sheekadu waa qabiilee 😢😮
@MuxudiinYare-m9q
@MuxudiinYare-m9q 3 сағат бұрын
Guulguul ciidanka geesiyada soomaaliyeed
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 3 сағат бұрын
@Sisfatimahaji
@Sisfatimahaji 21 минут бұрын
Waryaa kuwan waa waynka Guul Ciidankeena
@ashaelmi3575
@ashaelmi3575 7 минут бұрын
Xasbiyallah mac sokor illahey idin soo qabey waa baloyo ka timid meel aan la kaseyn😢 qashinka qashinkood somali maha waxa Kenyan iyo itoobiya la dhaqmey illahey idinka qabey u madiisa😢
@MohabootaanmireBootaanmire
@MohabootaanmireBootaanmire Сағат бұрын
Ilaahayow naga qabo kuwaan io kuwa lamidka ah
@AbdiAzizhaajimohamed-v9j
@AbdiAzizhaajimohamed-v9j 2 сағат бұрын
Maxkamada sharafta leh waxan kacodsanayaa in ay nimankan kuwarejiso Ha,adaha dambi barista si losojilciyo wayo ragan waxa kamuqdo kibir iyo waxqarin badan fadlan dib halogu celiyo Xafiska dambi barista e Nisa
@AbdullahiAdamAhmed
@AbdullahiAdamAhmed 52 минут бұрын
Nisa qofka wax qiran waaya ayay jirdilan kuwan waa qiral qoorta ha laga guro in kastoon waxba laga gaarayn waayo ninkii soo diray meeshii ayuu fadhiyaa birri mid kale ayuu soo dirayaa illeeh cunug uu dhalay maaha oo ka nixi maayee
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi Сағат бұрын
SubxanaAllah wayaab SubxanaAllah illahow sohanuni
@WAXTAR-MEDIA
@WAXTAR-MEDIA 2 сағат бұрын
Masha allah alha noo daayo ciidamada sharafta leh❤🎉
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 35 минут бұрын
Soomaaliya,waxa latirtirayaa dhaqanka iyo diinta khayraadkoodanaay ucadibanyihiin . Dawladikamajirto soomaaliya ee xasuuq iyo dabargoyn ayaa kasocota ee culimadiimaye allahuakbar.
@AbdiRodaFarah
@AbdiRodaFarah 2 сағат бұрын
Dadkan ma caafmad qabaan wxn kula talinayaa dawlda dadkan in dhakhtar la geeyo lana wacyi galiyo waxna la baro from jigjiga
@MaaidoHassan-h4f
@MaaidoHassan-h4f 2 сағат бұрын
Kuwaan maskax kalaa lagu Rakibay dhakhtar wax kama qaban karo tiirka lee Hala geeyo khawaarij waji malahane
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 28 минут бұрын
Siba sibey dhaantaye check pointska wllhi waa lagu faaiday cimriga iyo caafimaadka allaha u siyaadiyo cxd
@akhilowle1
@akhilowle1 14 минут бұрын
Aqoonla aani waa Iftiin la aani💯
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 сағат бұрын
Waraysigaan jilicsan ka daaya ragaan tiirka geeya
@updyrahman______________6931
@updyrahman______________6931 20 минут бұрын
Waankugu raacsanahay fikirkas
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 59 минут бұрын
Alla kugaad magala ayuu naga cebeeyey rer wajeer hada nahay waan ka qomameyneyna
@freepelestina-q1q
@freepelestina-q1q 3 сағат бұрын
dowlada somalia oo dhan ma power point gii 2012 casharka nagula siin jiray ayay 2025 isticmale war wax isku fala oo softwares ka lacagtaa ah gata oo kaas wax kusoo jeediya
@cabdiqani-p7w
@cabdiqani-p7w 2 сағат бұрын
power point mahan war kaga cadeeso waxa sheegto aad weyse
@FactFusion254
@FactFusion254 Сағат бұрын
kuwaan in lasoo xanuujiyo ayey ahayd inta maxkamadda la keenin.
@MaaidoHassan-h4f
@MaaidoHassan-h4f Сағат бұрын
Nabaro inee ka muuqdaan aa la diida hadii kle waxaa la Dhahaa hadalo Been ah inee sheegan ayaa lagu qasbaayay saasa loo dilay
@BillanXuseen
@BillanXuseen 3 минут бұрын
WALEE ASKARTAAN AYAA DALAXAAD MUDAN, KUWA QABIILKA LAGU DALACSIINAYO KUWAAN AYAA KAFCN IN LADALACSIIYO.
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Сағат бұрын
Masha allah allahu akbar ❤ War dadow meher isku guursada waxaas ayay dhalayan kuwii is qudba siraystay iyo kuwii meher xalala aaan isku guursan subxanallaah Bal dadkaa bahalada u eg eeeg foolxuma indhihii arkaa ayaan daran Dadka waxay col ula yihiin foolxumada isku neceen .. Folxumada ilahy ba idin dhaliyee 😮 Jareer iyo raxawayn ha layska ilaaliyo waa bahalo subxanallaah Kuwana hala qarxiyo yanan la dilin gashan halaga dhigto markii alshabab lala dagalayo bahalada Ufff
@imanyare5776
@imanyare5776 2 сағат бұрын
Wlhi kuwan kuwa ka indho adeeg waa dhameeyeeen jawabahooda ayaa cajiip ah
@NajmaNajma-m1x
@NajmaNajma-m1x 2 сағат бұрын
Dadkan warkoda waa cadyahay yagaba ayaa afka kashegtay ee hala togto
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Сағат бұрын
Anigu dawlada waxan usoo jeedin lahaa nimankaa raxanwaynta ah meeshooda ha joogaan inta muqdisho joogtana halaga saaro Ileen 40 gadhi bay usoo racayaan inay dad iyo caruro dilaane Ilahy bini adamka qarba meel ku abooreene meeshoda ka jogan qudhunku Ree muqdisho sidaa ku dhaman maayaan alxamdullilah barwaaqo iyo horumar ayayba ka zii gaadhaan alxamdullilah Allow jabi cadowka adaa wayne ❤
@AbdullahiAdamAhmed
@AbdullahiAdamAhmed 56 минут бұрын
Waxu qabiil malaha waa maafiye ujeeddo leh Dadkaas aad sheegtayna waxay ku heleen ayagoo ummi ahaa , ayagoo diinta jeclaa, ayagoo beeraleey aan firfir coonayn ah oo aan iska kicin karin marka carruur toodii ayay iska biliqaysteen waxay rabaanna ka dhaadhiciyen raxanweyn wax ku gaara maaha kuwan xattaa midka ugu sii xun waa jareer waad u jeedaa
@Abdullahi_Dhakaal
@Abdullahi_Dhakaal 3 сағат бұрын
Muzal,zal aan dhamaan waaye raggaan shaqadoodu
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 сағат бұрын
Been abuur lahayne kuwa usameeyay soo qabta
@KeegCune150
@KeegCune150 3 сағат бұрын
Qori ii keen kulahaa 😂😂😂😂
@TaajirkaXafada
@TaajirkaXafada 3 сағат бұрын
Shuute wuu yaabay aa i gaadaa uu taagan yahay😂
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@cabdallemaxamedabvdiabdi5326
@cabdallemaxamedabvdiabdi5326 2 сағат бұрын
masha allaah waa illah mahadii kuwan allaha ka qabto umada musllimiinta
@bafooabdi5570
@bafooabdi5570 2 сағат бұрын
Askartaas jeebo la'aan ayaa caqabad ku notay iyo qibrad Yari😮😮😮😮
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom Сағат бұрын
saas ayaa lagu dhahayaa Dowlad ayeynu nahay waayo magaca dowlad waxaa laga rabaa iney wax kaste udhamestiran tahay Sida ciidanka,, Bada,,io ciidanka Cirka,, sida ka ilaalinta Dayuurada Cadowgu leeyahay,,, ciidanka,, difaaca,, Dhulka ciidanka Furimaha joogiska ciidan qibrad uleh wax kaste baa loo bahan yahay Soomali,, power,, lobo ciidan baan u hayaa,, 1,Danab oo AMERICA tawa barte 2,,Gorgor oo Turki tawa barte inta kale waa shushul leey
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 сағат бұрын
Walee waan yaabay Raxanwayn iyo isaq ba somali layntayda ayey u soo kaba geshteen ,shaqadiisa waa inuu somali laayaa
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate 2 сағат бұрын
Nio RAXAWYN MAAD KY NAXSANTHY MISE WAXBAY KUGU SAMEYEEN KUWAN INANAY RAXAWEYN AHAYN WABA UJEDAYE😊
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 сағат бұрын
Haaa umada ayey dabar goynayaan waa in dalka laga saraa
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 2 сағат бұрын
Taasa ben ahyn inkastow dad wanagsan ku juraa lkn 2das qabiil ubdn qaasatan raxawaynta
@nocopyrightedbackgroundmus454
@nocopyrightedbackgroundmus454 2 сағат бұрын
Hhhhh isaaq isma qarin kartaan hawoye iyo daarodow cadaawadena ma qarsatan ma waxad maraysan heer aad ku calaacashan somalinimada wa laydin wasayaa ilaa somalinimada aaad ka baxdaan
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 сағат бұрын
@@nocopyrightedbackgroundmus454 isaaq waa argagixiso halayska qabto hawiyow raxanweyna iyagaa galaafanaya
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Сағат бұрын
Allh ha amansado wiilkan amniga u shaqeenayo,wuxuna leeyhy abaal gud fcn iyo dalacsiin si ciidamada niyada loogu dhiso
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 2 сағат бұрын
Ragan waa rag qaangaara ah, usocday iney umad muslimiin ah halagaan, kuna taagan wali fikradaas sida darteed waajibkooda halaga guto tiirka hala geeyo.
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 3 сағат бұрын
Ka wariyaha ah qabiil baa lagu keenay iyo garab kii hore ayaa codwanaagsanaa. Sharaxaad wanaagsanaa war soo celi ninkiihore
@Cabdiyareibraahimcali
@Cabdiyareibraahimcali 3 сағат бұрын
Guuuull somali
@AbdiRashid-c3h
@AbdiRashid-c3h 38 минут бұрын
Tirka halageyo kuwan😊
@Hamdushhassan
@Hamdushhassan 3 сағат бұрын
Kan jareerka indha adkaa hadda wax dilaa.ayuu taaganyahah
@Mohamed1-h4h
@Mohamed1-h4h 2 сағат бұрын
Wuxuu arkay dad aan Qoorta kajarayn oo naxariis u fidinaayo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 сағат бұрын
​@@Mohamed1-h4h hada qori ii keen kulahaaa 😅
@abdu5777
@abdu5777 Сағат бұрын
😂😂😂😂
@faraxsanxaaji5261
@faraxsanxaaji5261 3 сағат бұрын
Isago shuute hortaagan bu leyahay hada usocda hotel doorpin
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 сағат бұрын
Waa rag dhiiran inay na dilaana rabaan kan somali ma ahan waa oromo indho adeega aaba iigu daran war toogta argagaxisada waa Cancer ee dila
@beryalex1798
@beryalex1798 2 сағат бұрын
tabarkooda ka mid ahaa in maxkamada saan looga hadlo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 сағат бұрын
Waxaan maxay ahaayeen musiibada ah
@fadumafarey
@fadumafarey 2 сағат бұрын
Yaab jihaadka xamar yaalo iyo gaalada xamar joogda tolow ma ahacabka somaliyed beey gaalo u yaqanan ragaan
@mohamedyussuf-ik7xj
@mohamedyussuf-ik7xj 2 сағат бұрын
Il adaygooda iyo dhiiranaantooda ayagoo maxkamada hortaagan ayaa cadownimadooda muujinayso. Kuwaan naxariistoodu waa dil. Xabsiyadaan laalushka qaadanaayo ee rag aan sax ahayn damiin ahaan cadow oogusii daynaayo
@luulali7231
@luulali7231 57 минут бұрын
Dolada hatogato raga dhiiga dadka somaliyey u socday afka somaligu wa ku dhib dadka somali asal maha wa dadkii. Wadanku intu dubsana. Lagu dhalay dalka.
@Unknown_legend_22
@Unknown_legend_22 2 сағат бұрын
Jareer iyo eelaay ha aaminina somaliyey 95% alshabab waye iskajira
@yusufmohamed7549
@yusufmohamed7549 Сағат бұрын
Ilahayaw ciidankeena Qaranka Guulaysii Kuwaan dhaqso sharci halamariyo
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 2 сағат бұрын
Xayaankan oo kale shuurow ku xukun in cadba mar la jaro
@anababdi9566
@anababdi9566 2 сағат бұрын
Bisinki ku waan loyarka u ah ayaaba inkaaran inkaar hakudhacdl halatoogto
@AbdiwaliAhmed-w6m
@AbdiwaliAhmed-w6m 3 сағат бұрын
Khawaarij kulahaa qoray ii dhiib aan ku tusee
@abshirdeeqo
@abshirdeeqo 2 сағат бұрын
😂😂😂😂.
@abdu5777
@abdu5777 Сағат бұрын
😅😅😅 shuute
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 2 сағат бұрын
Acuudu bilah tiro badana goormay dhamani kuwan cagtamariya
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Сағат бұрын
War wadan qolooyin aan somali aheyn ayaa nala dagaalamayan allh hanaga qabto
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 38 минут бұрын
Mahadsaniid askartii ku dadaashay ineey qabtaan kuwaan danbiigina allaha dhaafo
@aishaibrahimahmed4920
@aishaibrahimahmed4920 2 сағат бұрын
Masha Allah ilahey ha idinka badbadiyo sharkooda
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 2 сағат бұрын
Alxmdulillah waxan Alle ka baryaa in dhamantood sida loso wada qabto iyago wax nagarsiinin caradiina la dhinta oo khawaarij waba tihiin faracodiye Alle ha idin dabar jaro ila xiligii saxabada ayey muslimiinta laynayen oo khulufadi janada loogu bishareyay ayago nool ayey dilen inagana muslim aan nahay dhageysan maysine Alle hortiisa idinku sugayna aduunkana geesiyashena aya idinku ciqaabaya bi idinillah
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom Сағат бұрын
Halkaan mid waan kaa diide Asxaabta,,waayo xiliga saxabiyada mawa jirin qoray lagu dagalamo kaliya gaalada Ay muslimiinta lada galameyen kufaarta waxa ay wateen WARAN SEEF,,FALAAR KALIYA BAA LAGU DAGALAMI JIRE XITAA ALSHAAB XILIGII CABDI QASIM,, IO SIYAAD BARE MEYSAN JIRIN AYAGA OO DHAMI SIDA SAXDA AH MAXAAKIMTA AYEY SOO IFBAXEEN LADAGALANKA DOWLADA SHIIKH SHARIIF AYAA KU BILAAWE
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 2 сағат бұрын
Jareer taan hala laayo waaba sii bloteynayaan
@nourayn766
@nourayn766 3 сағат бұрын
nacala dhaly kibir baa ku jira 4 toda beerka halaga garaaco ayago la hayo isku dayayan iney wax qariyan
@ibraah1
@ibraah1 Сағат бұрын
Halkaas waxaa ka cad qaraxyadii iyo hubkii in ay magaalada dhexyaalaan, oo waa loo keeni lahaa markeey howshaan galayeen ay rabeen. Ee maleys weydiiyay arintaas ileyn midiyo hotel hub yaalo mudiyo laguma weerareene
@howtoinvestonyourselfbutno4613
@howtoinvestonyourselfbutno4613 Сағат бұрын
askarta jeebooyin ha la siiyo.. hadii askeriga waxbaarayo uu shakiyo waa in askarta oo dhan muujiyaan feejignaan iyo wadashaqeyn hufan. imiso askar ayaa joogtay check poin-tiga. waa maxaay fakasgada iyo hal askiri oo shaqadii wada qabanayo?
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 Сағат бұрын
Alxamdulillah Hadiiba laqabtey inteysan umada dhibaato ugaysan. Maxkamada waxaan ka codsan lahaay ineysan siideyn waligood, kuwaan waaba kuwo indho adag oo sharto kamuuqato
@faadumabaasha
@faadumabaasha 46 минут бұрын
Rag qooqan bay Soo direen markan😂😂😂
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Сағат бұрын
Subxanallaah Subxanallaah
@ashaelmi3575
@ashaelmi3575 Минут бұрын
Balayo idingashey jihaad kulahaa yey ku jahadayaan 😢
@abdisalanibrahim1457
@abdisalanibrahim1457 Сағат бұрын
Allah Ayaa mahad iskaleh iyo ciidanka sooqabtay kuwaan bulshada kudhexjiray. Lkn waxaan kutalinaa in ciidanka lasiiyo jeebo
@bashirxersi1986
@bashirxersi1986 2 сағат бұрын
War wacalkaan foosha xun ee hanjabaayo xabsi daain halagu xukumo nacalada gafuurka ween
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 2 сағат бұрын
Haddii lasii daynayo Maxaa nootusaysaan eeyaha Naarta.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 сағат бұрын
Dadkaan maxay cabaan ani waan yaabee gaalada xagay joogaan may Ethiopia dalkeena ka celshaan haday jano rabaan
@FartuunIsmaan-m2v
@FartuunIsmaan-m2v 2 сағат бұрын
Wax inkaaran weeye bela idin qaaday dheh
@HusseinMohamed-l9g
@HusseinMohamed-l9g Сағат бұрын
Scw
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 34 минут бұрын
Waxan firi indha adeygiisa subnllha
@Umusiiriin
@Umusiiriin Сағат бұрын
Hhh ayaga halagu bireeyo ayagaa geensadayee😅😅
@Said-z7l1c
@Said-z7l1c 43 минут бұрын
Nimankan doonaya masakiinta yaan bulshada lagu sii dhex daynin ee sharciga Hala marsiiyo waa arxan laawayaal
@SomalianTime
@SomalianTime Сағат бұрын
War gowraca waa kuwa ugu xagjirsN baqtiga
@ahmedhassan5175
@ahmedhassan5175 3 сағат бұрын
AS Dadka Dhiman dhimanka ah eey ka faa'ideeystaa, Bal arag Dadkaan wada qabyadaa, AS Nin wax bartay uugu yaraan iskuul soo dhigtay marabaan kuwaanoo kale eey naftooda halaagaayaan
@MaaidoHassan-h4f
@MaaidoHassan-h4f 2 сағат бұрын
Haa kulidood waa Maahsan yihiin maba joogan
@AishoXusen
@AishoXusen 2 сағат бұрын
Qoray iken kulaha shuute muu togan rabaa😂
@ShahadOsman-f3j
@ShahadOsman-f3j 2 сағат бұрын
😂maxkamada miyu Practical ku Sameyn Rabaa
@cumarnuur8599
@cumarnuur8599 2 сағат бұрын
Raxa weynta diinda ku yar
@KingzakariyexassanCumar
@KingzakariyexassanCumar 49 минут бұрын
War waxaaan tiirka Hala wada geeeyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 сағат бұрын
Shaqadi Dowlada Ay umada Soomaaliyeed ka sugayeen Ma waxay noqotay Maxkamada Shuute
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 сағат бұрын
CAJIIB MEESHA UU KA YIMI IYO MEESHUU DAGAAL U YIMI BAL EEG
@OdayaOday-m5m
@OdayaOday-m5m 2 сағат бұрын
War waxan wajiyadooda firi lacnad ha idinku dhacdo
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam Сағат бұрын
Subxana laah kuwaan waba indho adeeg ilahey umada kaqabtay
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 Сағат бұрын
Waa yaab askara anaa wadanin gatena oo hoolkala sobenaya waa ayatara midakale raga indarbega u jedasaan ma asgaar kale cawataan ama hal hal u xeertan waar arinkas wax Haa laga badala 8 askari haa leesku raciyaa almena
@taifakali1981
@taifakali1981 2 сағат бұрын
Good the millatarry police men
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Сағат бұрын
Kan kuusan waa dhiigya cab ee ha la ilaaliyo
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 11 минут бұрын
Ilaahow naga qabo waxaan waa yaabe
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 сағат бұрын
Waajib lahayne Orod dee yuhuuda ladagaalan Oo gaalo raadso anagu muslim baanahay
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 сағат бұрын
Guryaha ku dagaalama!!!!
@zakiosman4018
@zakiosman4018 2 сағат бұрын
nimanka Askarta ah ee lahjada Abgaal kuhadlaayo xitaa lugaha lagama soo dhaqin sidii baadio looga keenay waaye
@madaxwaynahayoutube9062
@madaxwaynahayoutube9062 2 сағат бұрын
Cuqdad qof heeyso cml uhadlee wll
@mfarah9231
@mfarah9231 Сағат бұрын
Wey kaa qiimo badan yihiin ileyn shacabka bey dhibkaas u maraayaan ee ilaahy haku caaafiyo qashin baa thy😏😏
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Втратив сина, онуку і невістку через обстріл
0:32
Суспільне Новини
Рет қаралды 28 М.
Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
26:04
В Швеции ищут, кто разорвал подводный кабель
1:01
Euronews по-русски
Рет қаралды 49 М.