Doorka Farsamada gacanta ay ka qaadan karto shaqo abuurka Dhalinyarada,

  Рет қаралды 27,374

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 31
@safiaali9957
@safiaali9957 4 жыл бұрын
shaqaalo ajnabi looma baahno ee dhalinyarada ha lagu dadaalo in wax la baro. ajnabi macalin wax baraayo haa laakiin ajnabi u yimid in uu wadanka ka qabto shaqo qof muwaadin Somali ah qaban karo waa qalad weyn ee ha la joojjiya
@safiaali9957
@safiaali9957 4 жыл бұрын
masha Allah tabarakalaah farsanada gacanta in ay bartaan dhalinyarada aad ayaan ugula tslin lahaa oo ay moqdaan self employed .wa in bartaan mechanics electrician, koronto yaqaan plumber tubiiste iyo wixii la mid ah .👍🇸🇴❤❤
@safiaali9957
@safiaali9957 4 жыл бұрын
dhalinyarada uma aha bajaaj shaqo abuur caalamka dhalinyarada ayaa qabato shaqooyinka muhiimka ah badankood. ee yaanan lagu lug gooynin bajaajyada
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 4 жыл бұрын
Masha Allah waa wax loo bahanyahay yurub iyo Mareykan jamacdo baa loo ga soo baxa hooshan waxay na dhahan industri waa waxa ay la hormaren oo wadamadoda na uga dhisten Wn soo dhaweynaya in dhalinta Somaliyed ay wax barashada kala duwan ay barten wadan ka na hormar bey gaarsin karan
@abdirahmanahmedabdulahi5489
@abdirahmanahmedabdulahi5489 3 жыл бұрын
Masha Allh Waafigrad Agrad fiican masha Allh Dal Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedabdi2091
@mohamedabdi2091 4 жыл бұрын
waddankaan waa waddan burbur 30sano ah ka soo kabanaayo sida kaliya uu waddankaan uu ku hormarikaro waa in dhallinyarada xirfado kala duwan la baro, taas waxey sahleysaa in waddanka si dhaqso ah uu ku soo kabsado.Waxaan ognahay in dadka soomalida ay dhaqan u leeyihiin in dadka farsamo yaqaanka ah ey yasaan oo ay ugu yeeraan magacyo xun xun sida (Midgan,Tumaal,Jaaji ) ama wax la mid ah , taasna waa dhaqan jaahili ah oo meeshi laga amaani lahaa dadka farsamo yaqaanka ee gacantooda wax ku soo saaro ayaa taa badalkeedi xirfadoodi ayaa lagu caaynayaa oo looga dhigayaa in ey yihiin Nasab Dhiman, dhaqankeeni wuxuu noqday mid dhiirigalinaayo mashaqeystenimada iyo shaxaadka. Halka adduunyada horumartay dadka farsamo yaqaanada ay yihiin dadka ugu sharafta badan waana kaas wadamadaas caalamka iyaga ayaa ugu horumarsan.Halka anaga aan caalamka aan uga jirno kaalinta ugu hooseyso dhinac kasta, taasna waxaa keentay dhaqanka xun ee aan heysano oo keenay in farsamada gacanta leysku caayo ama leysku yaso ilaa heer la gaarey beelaha farsamada gacanta ku shaqeeysto la faquuqo meeshey ka ahaan lahaanyeen dadka soomaalida ugu sharafta badan.Hadalkeyga waxaan ku soo gunaanadayaa talo aan siinaayo maamulayaasha DUGSIGA FARAMADA XEYKE BARIISE . Fadlan u qoondeeya SCHOLARSHIP dadka la yaso ee farsamada gacanta ku shaqeysto si ey dhallinyaradooda dhiirigelin ugu noqoto in shaqadooda loo baahan yahay. Maamulka Dugsiga Xeyle Bariise waad ku mahadsantihiin howshaan muhiimka ah ee aad bulshada Soomaliyeed u haysaan siina laba jibbaara howshiina.
@ahmedalii1513
@ahmedalii1513 4 жыл бұрын
Waana umahadcelinyaa mahadka xeyla bariise & Tv_ga qaranka SNTV mudane cai mahdi waxaan leeyahey mahadsanid
@abdiabdullahi3827
@abdiabdullahi3827 4 жыл бұрын
Masha allh
@cxakiinaxmed2305
@cxakiinaxmed2305 7 ай бұрын
Masha.alaha hor mar wacan Dahlinta Somaliyed
@ahmedalii1513
@ahmedalii1513 4 жыл бұрын
Allow soomaliya ugargaar
@salmaanfaaq8296
@salmaanfaaq8296 Жыл бұрын
Farsamada tubistaha mala bixiyaaa?
@mahdisuliemanibraahimelmi6821
@mahdisuliemanibraahimelmi6821 4 жыл бұрын
Waxaan alle ka baryay naa inaan kuwii guuleysta noqono.
@zakariyeamin5520
@zakariyeamin5520 5 ай бұрын
Haye zxp maku guleysaty oo mesha save miya?
@hassancarabowhassancarabow625
@hassancarabowhassancarabow625 4 жыл бұрын
M,a dhalinteena Somalia horey u socda wll
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 4 жыл бұрын
xamar waa ka jirto meeshaad rabto iska dhiso Danguud hanoqoto Ama Dhul dad shacab ah aay leeyihiin hanoqoteee. waa yaaab.
@johnali4402
@johnali4402 3 жыл бұрын
Dhul naguma yaro. Jarmalka iyo Talyaaniga oo laysku daray ayaan ka dhulwaynahay.
@XasanSiciid-ou5dz
@XasanSiciid-ou5dz 10 ай бұрын
Xageen ka helaa inaan barto ayaan rabaa
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 4 жыл бұрын
MASHAALLAH
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 4 жыл бұрын
Maasha allaah shaqo wacan👍
@aliwarsame5127
@aliwarsame5127 4 жыл бұрын
Masha allah
@leeleefoow1798
@leeleefoow1798 2 жыл бұрын
Soomaali hanoolaato
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 7 ай бұрын
Xaguu ku yaalaa
@mohamedcabdule463
@mohamedcabdule463 4 жыл бұрын
maasha alaaah
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
Bal eeg kuwa wax dhisa ama sameeya waa HINDI BANGAALADHEESH INDHO YAR:
@isiri.2835
@isiri.2835 4 жыл бұрын
WAA IN AAN DADKA LIITA OO XAASADKAA LA MAQLIN: ADUUNKOO DHAN MARSAMADIISA BUU KAGATAA EE BOOBSIIYA OO WAX BADAN SOOSAARA:
@anhaarabdul4535
@anhaarabdul4535 4 жыл бұрын
Shukri abdulkadir salaad my sis guul
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Wa idin sarey isaara
@mustafdahir5814
@mustafdahir5814 4 жыл бұрын
Masha Allah good job
@mohamednor8333
@mohamednor8333 2 жыл бұрын
Xaruntaa intee ku talaa arday ayaa ka noqonlahaay
@ismailali-xc8iq
@ismailali-xc8iq 2 жыл бұрын
Xamar ayey ku taalaa waxaa la dhahaa xeyla bariise
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 130 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 17 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 25 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
Maxaa ka haleysnaa saacada masjidka
13:08
NuxTek
Рет қаралды 1 М.
Kajawaabida Suaalaha Saaxiibada Nuxtek || NT27
7:30
NuxTek
Рет қаралды 3,5 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 17 МЛН