Asc abaayo Amal adiga iyo hawa ilaahey gabedheda alle ha usoo celiyo oo bad qabta qalbiga alle ha ku qaboojiyo
@sudiissa57015 жыл бұрын
Sorry ilaahay ha kuu soo celiyo gabdhadii qalbiga allah kuu qabojiyo sis😭😭
@aminoguled97545 жыл бұрын
Alloow usoo aruuri maskiin
@somalihanolato7415 жыл бұрын
Allaha soo sahlo gabadhaa cadowga Allaha ka qabto Allaha ka soo furfuro
@Awdalstate-2525 жыл бұрын
Hadey gabadhadu noshahay Allah ha ku so ururiiyo
@yaasmiincismaan11164 жыл бұрын
Walaahi waxey ehed gabar yar oo na aqli badan hadii ay dhimatay allaha unaxariisto hadii ay noshahayna farxad ayaa urajeenaa wayo walidked ayaa Ugestay wixii ku dhacay 😭😭😭😭
@ayaanqurux89275 жыл бұрын
Quraan isa saara habo ilaah haku soo celiyo gabadha
@ayanqurux79985 жыл бұрын
Walaal Amal keyse walaalo ninka Harbarwadaag qaba xidhiidh ayaan la leenahay bal Gabdha sawirdeeda ii soo dir iyo ninka gabdha guursada
Amaal waan ku Salaamayaa, gabadhan waxaad ku tidhaahdaan dad ninkan la SHAQAYSTA ayaa idin la degen, walaashiisa Amsterdam degen maxaa loo qaban waayey.
@ifraaxmaxamud3335 жыл бұрын
Walaal haa waa runtaa aniga walaal waxa aan daganahay Nederland waa qasab in la xiro tan aay walalaah aay sheeganayan ee la geeyay gurigeeda lagu hayay 4 weeg waa in aay la taagsadan maxkamad waana loo xirayaa walaal sababtoo ah inantan waxa aay jirtay dayar 16 jir waaye nederlanka walal ma kaftamayan anbasigada aya maxkamad lalatiigsan waay ku qaldamen ohooy oh walaahi waa xanuun ilaahoow kurbada ka feeyed
@fartuunmohamed25905 жыл бұрын
Asc cabdulaahi xasan gabadha xagee joogtaa ad sheegaysaa Amsterdam xagee bay ka degan tahay bal lambarkaga na sii anaga family lah oo karadinayna e noo sheeg nagta walashiisa
@umurayaanxuseen24485 жыл бұрын
Wllo ilahay darti ayan kujelah
@nimcokeyse3834 жыл бұрын
Asc Amal keyse walalo ma u ducayanena Hoyada in Ilahay u so ceeliyo gabadha Ilahay ka farxiyo Ilahay ugu badalo farxad iyo inay hesho gabadheda
Naa politie usheeg nagta asga ladhalatay ee holland dagan dacwey gabadhado qangaar ahy ayey gurigeda ku qarisay ayadana shegeysa meeshey gabadhadi jogto subxanalah
@ifrahkhalik67095 жыл бұрын
Lkn hada waa too late. Cadayna ma haystaan. Policeku hadal keliya ma rabo.
@Shumeey6565 жыл бұрын
@@ifrahkhalik6709 ha
@sahranuura9465 жыл бұрын
Subxaanalaah Malikul Quduusu Salaama.
@faziaabdie15165 жыл бұрын
Xasbiyalaah wanicma wakiil
@munasaleban39295 жыл бұрын
Amaly qisadan adban uga xumay hablan dhalay oo cawa calosha igubanaysa walahay cawa magaranayo sidan umurugaysanahay ax ax somali hadba ka dhergay rag iyo dumarba waxan noqonay qomiyada ugu murugada badan ee cadaw kasta ka dhergay hoyoda waxan leyahay horta sabir isna furdamiya waa intasoo inata dawo unoqdaye haday noshahay
@zoyaquruux14665 жыл бұрын
Subaxllah musibad maa dhamato allah usahlo hadey noshahay
@faysaabdirahmaan33565 жыл бұрын
Masha allah habo amaal
@salamkala143 жыл бұрын
Somali people are everywhere on earth please look for the poor girl if you in Angola 🇦🇴 she really wanted to talk to her family
@Qaali125 жыл бұрын
Wllh waa xanun allaha ku caawiyo wllo Allah bari oo istiqfarta badso
@asiyaindhayare37105 жыл бұрын
Ilaahy ha kuuu soo dhaweeyo
@falisanmuuse37063 жыл бұрын
Well hargaysa Jong Waxan Raba girimK wajiga ee amal girim
@ifraaxmaxamud3335 жыл бұрын
Subxaanalaah xasbiyulaah wanicmal wakiil ilahow xafid laakin walal dacwe ku qabo dalbo maxkamed kuna dacwo inanta in aay aheyed 16 jir nabadgalyodon ahyeden maxkamed dalbo walaal
@lifeofhuda36745 жыл бұрын
Bismilaaha 😭😭😭😭😭😭😭😣
@Nasro_Warsame20235 жыл бұрын
Mida kale gabartaa family problems baa hayay ninka jareerka reer is dagaalayo buu ka faaiideystey mise ameey gaalada refuge geeyen ooy rabin meeshey joogto in la ogado 😭😭😭😱😱😱💔💔💔
@raqad46425 жыл бұрын
Umu Fatima_Amelia gabar maqan haday tahay number ka ay kaso wacday maxay police ka holland ugu gudbin waayeen? Side passport kuheshay cunug 16 jirto oo xero qaxooti kujirto? Sheekadan waxba ka qaldan. Biyo kulul ba aabahed kurogay wana laga qariyay cunugta gaalada wa la ogyihiin ban filaya. Gabadha haday dhimatay waxan umaleynaya in la qashay oo kilyaha iyo organis ka kale kala baxeen
@Nasro_Warsame20235 жыл бұрын
Princess Mackenzie sax reer abuser ah beey ahayen gabartaa yar meel refuge la dhaho baa lagu qarinaya nin meey raacin ee ilmo victim oo dhiban beey aheyd reerka jareerta ineey caawinayen baa laga yaaba black sheep in the family beey ahyd gabartaa maskiinta and ilmo badan oo gabdho u badan baa saas ku maqan ee hooyo xun iyo aabo xun guriyaha ka joogi wayeen 😭😭😭💔💔💔😥😰😰😓😨😱😱👎👎👎
@solekhashuwa5 жыл бұрын
@@Nasro_Warsame2023 i agree, sheekadaan has no consistency, waxaan aaminsanahay inay wax badan qarinayso duqdaan, waayo macquul maaha waxay sheegayso, dabcan waa sida sheegtay oo waxa dhalay dad dhaqankii wadanka meesha la yimid oo sida darteed gabadhaan uga oraday, from time the child is staying i don't feel loved and the mother is saying waan kaa sabri goes to show there was a family problem and these angola people are being used to blame, its clear tje mother doesn't want to take responsibility and wants to blame someone else.
Ilahay ha cafiyo Gabdha yar walhi afrikanka waa dad xun galada xata Gabdhahooda yar yar waay ka sixran waxayna ka baran Darookada
@afrahafrah68195 жыл бұрын
ALLOW hooyadan u sodhawan Gabadheed haday noshay ani waxan u maalenay inay gabadhu dhiimatay qaliibiga hooyadu waxabu xiise
@umufadumosahra14215 жыл бұрын
Waxaa suuro gala inuu aqal getstay .. sixirbay ku qaban
@basi46525 жыл бұрын
Ameen
@mustafaali73975 жыл бұрын
Aniiga waxay ilaa tahaay inaatasi in oo kaxastay in xubneeda laa ibsaday wayo beerka iyo kalyaah laga baxay wayo dad waxa jira dad ka ganacsada xunaah jidhka intasi waxay ila tahay iyo nol inaay hooyade ka amuusi lahayad
Malaga yaaba inay wayday gabadhu meel ay reerkeeda kala soo xidhiidho
@salamkala143 жыл бұрын
Ilhay rabiyow Biyow Xaqa so intiini
@marwodumar39815 жыл бұрын
Astamhay sheegtay wa sixir rabbi ha kusoo dhaweeyo illhayna talo saaro
@Nasro_Warsame20235 жыл бұрын
Gabartaa maskiinta ah abuse iyo dhib beey ka carartey ninka jareerka ciil beey u raacdey laga yaaba iyo dhibka aad ka baxdid jareerta hablaha vulnerable ka beey easy target gareyan hadhowna ayaga abuse gareeyo 💔💔💔💔😭😭😭😥😥😓😓😰😰😨😨😢😢
@therealprincess1235 жыл бұрын
Saaxiibey waa runtaa waan ka helaa figradahaaga
@Nasro_Warsame20235 жыл бұрын
@@therealprincess123 thanks walalo
@umufadumosahra14215 жыл бұрын
Hhhh jareer muxuu siin anakaa la degan waa tuug walahi.guur ajaanib cadaan lama dhammo
@Nasro_Warsame20235 жыл бұрын
Aqas uuuf oooc jareer naag la waso cuno badan oo la cuno iyo niiko aduunka ka yaqanan kaga sii darane dadkaas aad aragtey ee aduunka ugu foolxun kibir Isla weyni iyo madax adag aa ku jiro ineey ku xukuman beey isku dayi naagahii u galay dhan waa soo cararen viva white men big respect they know how to treat women 👌👌👌👌👏👏👏👍👍👍👍
@yaasmiincismaan11164 жыл бұрын
Sax waa gabar ay ayagu dhibaatda ugeeysten Markey LA so xiriirtayna anan daneenin wey cadaha, tas 😭😭😭😭😭😭
@abirmahmud18955 жыл бұрын
Naa tan amaalihi codkeeday ka heshay naa dee naagtu somali bay ku hadlaysaa aan dhagaysanee aamus dee
@raqad46425 жыл бұрын
Inta gabdhaha yar yar la garaaco oo ladhaho wan ka samrayaa sidii tii dhimatay oo biyo kar karaya lagu daadiyo ba la leeyahay wa nalaga sixray cajiib cunugaga hadu kuyiraahdo ima jeclid wana i waayin ma waxan oranaya wan ka samraya mise inta boga galiyo ban leeyahay Hooyo ama Aabe wan kujeclahaya somaliyey waalidka somaliyed qumanahooda qoorta ugu jira iyaga isla saxan bal qof biyo kar karaya lagu rogayo kawaran
@lovelyunicorn6105 жыл бұрын
Odayga ma fiyoobo haduuba wax tuurayo
@ceynicade40145 жыл бұрын
soomaalida waalidiintooda in badan aad ayey u xunyihiin oo u raxmad daranyihiin
@ifraaxmaxamud3335 жыл бұрын
Walaal cabdi walaahi Nederland ayaa ka jarci wanagsan maxkamed halakoren tii aywalalha sheganeyen sabato ah inantu waxa aay aheyed 16 xabsi aya lootalabi
@anisaosman61925 жыл бұрын
Angola waa wadan soo koraya aduunka cid aan joogin oo aan ka shaqaysan majirto! Hadii ninka nambarka telephone ka uu kasoo wacay ay qoranlahaayeen easy bay ahaan lahayd oo waa la heli lahaa!!balse sidee ayuu ku ogaaday inay daba joogaan ninkaa yurub ayuu la joogaah reerka.
@khadramahdi41165 жыл бұрын
Gabadhaan Angola ma Aadin waxay joogtaa Yurub waa laga Qarinayaa ee Haraadsato Gabadha ninkaladhalatay. Ee Holland lajoogta
@zahrahussein27035 жыл бұрын
Se ku gartay wllo
@khadramahdi41165 жыл бұрын
Sababtu waa reerku cadayn uma hayaan in Gabadhu yurub kabaxday? Sharcina malahayba gabadhu ay kuaga baxdo Yurub. Takale Ninku isaguna Qaxootikale oo aan sharcilahayn ayuu ahaa Marka way iska cadahay in aysan yurub kusugantahay iguna Waqti magalinin gabadha way kadaba Hadheen. Cadaynta buu daa waxaytahay Dacwada iga joojoya ayuu kuyidhi Haduu aftica joogo madaneeyeen in ladacweey mana ogaadeen in ladacwaynayo. Anigu danbi baare ayaan ahay oo meelahaan kunool askarta dhar cadkaan ahay. Marka saas ayaan dareemay waan kaxumahay hooyadaas wax kudhacay.
@razmi45685 жыл бұрын
@@khadramahdi4116 reerkaan caawi wllo
@khadramahdi41165 жыл бұрын
Razmi meshay daganyihiin madagani iyagu waa in ay dacada dib usoo bilaabaana Uguyaraan nnika way soo helikaraan waayo wuu lasocdaa dhaqdhaqaaqooda