Odagan wa run run sheeg wa aminsan nahay Safiya Tusmo inta an ka aqan wa gabar been lagu baran sharaf leh 5Somaliweyn wa jecelnahay Safiya Tusmo
@Xasancabdilaahi-u9mАй бұрын
Safiyo tusmo too buur baa Kayla tegay lahayd ee dhilada ahayd miyaa mise waa mid kale
@ZahraAbdullah-nx1ltАй бұрын
WAABA DAWLAD SAQAJAAD AH MAXAY GABAR KA DABA GELAYAAN
@princesshawd6859Ай бұрын
Cidi may daba galin
@MubYusАй бұрын
Meheradeeda iyadaa gubtay. mashruuc ay dibada ka soo qaadatay.
@Kaafiyoisse14 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲
@abiiboladjama1659Ай бұрын
Dawladu saw ma bakhtin dee
@SasqwwgvtggАй бұрын
Dawladu msxay kaa helaya sa inaye gubto
@Xasancabdilaahi-u9mАй бұрын
Meherada malaha yaabaa inaad Adigu gubtay waa siday u egtahay
@MaxamuudMaxamed-sm3ubАй бұрын
Taliyaha sirdonka gurikyga ku qayila kulaha ma nin reer leh gurkisa taliye sirdon ku qayilaya 😂😂😂
@IfrahJama-d4nАй бұрын
Kulmiye waa ina dhafaya fartiina ku ciil baxa wanu tu qaadano laba biilood baa ka hadhay illaahay cawil khar qabo soomaaliland is beedal bas imanaaya ee dul qaata kulmiye illaahay hana dhaafasho
Habrihi faqashta o dhan boramay ka dul musanabayan wax qaxa jecela
@bashirmohamed383Ай бұрын
Meheradu miyaanay suuq kuoolin xaafad ba lamoodaba meesha cameradu hayse
@fatxicabdi2384Ай бұрын
Waxaan la yaabanahay Gabadhu waxay Ay samaysay ee cadaawada intaa le,eg loogu qaaday 😢
@TaaroAliАй бұрын
Meheradan wayn ee aad sheegayso maxaad kamerad cctv ga maxad ugu xidhi waydeen waar meherada macaamiishaa reer jabouti ee aad sheegayso waxa ku jira sirdoo reer jabouti ah ee uyeedh oo cadee waxay ahaayeen macaamiil may ahayne waxay yihiin sirdoon reer jabouti ah oo aad qandaraas ka qaadateen oo iyagaa meeshaa gubay oo idinku yidhi lacagtiinana qaata dabkaa kacayna ku eedeeya dawlada oo waxan shalaybaanu sheegnay safiya tusmo na waa basaasad ay jabouti soo diratay adiguna af kaaga ayaad ka cadaysay inay qolo reer jabouti ahi ay Alaab ay qaadanayeen u yaaleen hadaba cidaasi waa sirdoon reer jabouti sida uu ninkaasi sheegay oo ay safiya tusmo usoo dirtay si loo gubo meeshaa kadibna iyadu ugu masabido dawlada j.somaliland waxanina waa khad isku xidhan oo safiya tusmo iyo qoladaa reer jabouti ay ku heshiiyeen?
@Xasancabdilaahi-u9mАй бұрын
Lamaanka kaa lagu baryayaa cida buu samaysa uyaalaa ku dhib qabta
@HassannuurCilmiАй бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂beenbadana sxbkay
@MubYusАй бұрын
Beeenaaale.
@Xasancabdilaahi-u9mАй бұрын
maxaad itoobiyaan iyo Suldaan you geeyay mashaqaale kale oo muwaadiniin ah ayaad wayday
Taliyaha sirdonka ma adiga la qayili jiray marka gurikga qaadka ku cunayo timir laf ba ku jirta 😂😂😂
@AyaanWaanoАй бұрын
Beeeeeeeeenle
@Wrd-x8hАй бұрын
Samaroon sida dhulbahante iska sara besha-dhaxe ilaah nima duleen Samaroonow
@ashaadenosman2645Ай бұрын
Nin raga
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdiАй бұрын
Awr awr wado iyo nin naagi wado midnakaama baydho baldoqonkan daliyuhu mahoradiisa mawaash maanbuu ka ahaa
@MaxamuudFarax-f8gАй бұрын
Dab damisku maxay mar hore booyadaha Biyo ugu shubi Waayeen
@salanabdi3812Ай бұрын
Hotida aad sheegtay kabaadh iyagaa kaa gubay waliba waxa lays la dhex marayaa inaydaan lacag siin jirin
@bashirmohamed383Ай бұрын
Rer boramow caqli maaha meherad bay dawladi gubtaye meheradu ileen jaar bay leedahaye mad xaqqa ku eedantaan o ilmaderayalow sheegtan waxa ka ogtihiin falkaas tuhunku waxaarane ani fakarkaygu haidanbeeye xaqiiqada baadho nio cidi kuluglehna sobandhigo
@abiiboladjama1659Ай бұрын
Arinkani police sfcn ha ubaadho intil ayaa kujirtee
@Xasancabdilaahi-u9mАй бұрын
Af qadhmuune Adaa gubay meherada dadka xaqoodii sii