Waad noo dadaashey Allah hakaa abaal mariyo ustaad 🙏
@Abdisamad.Abdulle3 ай бұрын
Dr I used to watch your videos as motivation to study medicine and surgery. Now I just finished in high school I wanna inshallah to be like you guuleeyso doctor ..
@DrAdnanAbdallah3 ай бұрын
Guul ayaan kuu rajeynayaa Abdisamad
@abdallamahat42573 ай бұрын
Dictore qalinka najecleysineysaa 😂 now I'm in love with surgery 😂
@sadaammohamedabdi55852 ай бұрын
asc dr.adnan waxan ahay arday rabo inoo barto kuliyada cafimaadka Medicine and surgery waxa u socda dalka masar oo aan rabo ina ka barto heerka 1aad ee waxbarashada ee cafimaadka fadlan ustaad wax information iga sii wax yaabaha la iga rabo iyo imitixaanadka qabuulka inta jamacada kalin ka hor please
@DrAdnanAbdallah2 ай бұрын
Wcs walaal hadii aad minxo heysatid ama aad adiga iska bixineysid lagaagama baahna wax qabuul ah. Toos ayaad jaamacada ugaleysaa kaliya buundada aad kaheysatid dugsiga sare ayey ku xirantahay in laguu ogolaado Medicine .
@AishaMustaphe3 ай бұрын
Cadnam aad ayaan kugu xirnahay wax banana ayan ka faa iiday mahadsanid Waxaan kaa codsanaya inaad kso hdasho arday barty nursing midwife pharmacology ama mid kleba muxuu. Master baran karaa mida kle qof bsc midwife ah oo master of obs and gyn ah imtixankii digfeer ad ka hdashay magali karan Mahadsanid Dr cadnaan
@Fathiibrahim52452 ай бұрын
Wankula qaba inu arka rajaynyna drka
@NajmalAbdisalan3 ай бұрын
ASC Dr Pls Nairobi Ayan Joga Xage Kaxela Pls 👏
@DrAdnanAbdallah3 ай бұрын
Wcs walaal Instagram igalasoo xiriir Dr Adnan Abdallah
@Wanaas19773 ай бұрын
Dr thanks❤😂😂
@DrAdnanAbdallah3 ай бұрын
U welcome
@mahiigaanChanal3 ай бұрын
Dr ka soo hada cilmiga kalkaalinta caafimadka
@CabdishakurCabdiqadir-n4j3 ай бұрын
Dr mahad sanid waxbadan ban ka faidey
@abdirahmanali90253 ай бұрын
Dr adnan waxa iloowday inaa u sameysid sida prostate resection TURP😂😂😂
@DrAdnanAbdallah3 ай бұрын
Hhhhhh hadii Cystoscopy aan heysanlahaa waan usameynlahaa 😂😂
@abdirahmanali90253 ай бұрын
😂😂
@ahmedali-oo9nh3 ай бұрын
@@DrAdnanAbdallahDr dhagax baa kalida la iga sheegay malin hore biyo badan ayaan cabyay ilaa 3 maal mood manta waxa kadida soo raacay wax yar oo madow ma dhax baa mise wax kale please isoo jawaab
@hothen7773 ай бұрын
Cambo buro laga saray miyaan cunaa😂mashaAllash tusale fican ayaad noo samaysay