Dr. Asadb Aliweyd oo lagu Soo daabacay Bogga hore Wargayska loo yaqaan Insight Magazine .

  Рет қаралды 154

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

Күн бұрын

Aqoonyahan Dr. Asad Khalif Aliweyd ayaa lagu Soo daabacay Bogga hore ee Wargayska caanka ah ee loo yaqaan Insight Magazine ( WHO IS WHO IN AMERICA ) oo looga faaloodo dadka arrimaha bulshada wax ka soo qabtay . Wargayskan ayaa bogagiisa qeybo ka mid ah ku soo daabacay Dr. Asad Aliweyd waxqabadkiisii dhinaca kobcinta dhaqaalaha iyo adeega Bulshada si weyna u lafa guray waxqabadkiisa. Wargayskan wuxuu sanad walba xusaa Shaqsiyaad kala duwan oo bulshada Maraykanka Wax ku ool u ah . Hadda Wargayskan waxaa ku jira dad caan ah oo isugu jira Jeneraalo Ciidanka Maraykanka ka tirsan , Sayanisyahano, Profosooro, iyo Ganacsato eyagoo dhammaan lagu abdalmariyay Abaalmarinta 2024 ka ee Who is Who in America.

Пікірлер
What the Maker of Ozempic Doesn't Want You to Know: It's Bankrupting America
12:01
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Qaladaadka Diinta Laga Faafiyo Sh Abdirahman Bashir
29:44
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 13 М.
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41
Chomsky's Philosophy
Рет қаралды 6 МЛН
Similarities Between Arabic and Urdu
14:48
Bahador Alast
Рет қаралды 763 М.
Loolanka Dagaalka Israa’iil, Falastiin, Lubnan iyo Halka uu ku Danbeyn Doono
38:59
Noam Chomsky - The Crimes of U.S. Presidents
11:35
Chomsky's Philosophy
Рет қаралды 6 МЛН
Daawo Sheekada Murugada Leh ee gabadhan Geesiyadda ah oo Minnesota Dagan ,
5:53
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН