Dr Shukri "Culimada ha ogaadan in ay jiraan gabdho Caalimiin ah"

  Рет қаралды 22,472

Universal TV

Universal TV

Жыл бұрын

Dr Shukri "Culimada ha ogaadan in ay jiraan gabdho Caalimiin ah oo diyaar u ah qeyb ka qaatan hagaajinta Dalka"

Пікірлер: 122
@mahoda4213
@mahoda4213 Жыл бұрын
Such a knowledgeable lady masha allah...keep going walal...jazaak allah.
@Bigtrader86
@Bigtrader86 Жыл бұрын
Diintu caqli ma ahn ee howshaan sh. Xassaaan xuseen Aadam wax halaga weydiiyo
@maryamahussein7468
@maryamahussein7468 Жыл бұрын
Masha Allah walashey mcn shukri xasan osman Dr shukri illah haku barakeyo
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 Жыл бұрын
Maansha Allah Dr Shukri Cilmi iyo Balaaq Alle isugu kaa daray
@farahjamac2868
@farahjamac2868 Жыл бұрын
Masha allah ilaahay hakubarakeya ilaahay hakuxiftaya
@mohamedhajiamiin8164
@mohamedhajiamiin8164 Жыл бұрын
ماشاء اَلْلَّٰهُ لَاْقُوّةَ إِلّاْبِٱلْلَّٰهِ
@liibaanismaaciil7018
@liibaanismaaciil7018 Жыл бұрын
MAANSHA allaah Tabaarakallaahh Allow haweenka noo xafid oo noo barakee.ninkasta oo meel gaadhey hooyo mcan iyo gabadh wnaagsan ayaa ka danbeeyso eh.
@aminaadan6600
@aminaadan6600 Жыл бұрын
عليك ان تلبسي حجابك الشرعيۃ وفقك الله اختي
@haashimshariif9619
@haashimshariif9619 Жыл бұрын
Wayba xiran tahay walshy, inta sharciga u baneeyey baa ubanaan oo kaliya
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
Waa run
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 Жыл бұрын
Sax
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Жыл бұрын
Dr shukri shankaroon. 👍 🌹 🎉
@maryanl804
@maryanl804 Жыл бұрын
Masha allah waa qof diinteda aqoon u leh
@munajama9547
@munajama9547 Жыл бұрын
Maanshalah maanshalah tabarkalah waa sax
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
SHIRKII CULIMADA WAXAA IS DHAX RADHIYA OO GARABKA ISKU HAYA WAA DIIN LA AAN. WAA MUHIIN INAY KA SOO QAYB GALAAN WAAYO GABDHO CULIMO AH OO AHLU DIIN AH WAY JIRAAN LAAKIIN INAY GARBAHA ISKU HAYAAN MA AHAN WAA INAY KALA FARIISTAA MEEL WALBOO LA JOOGO. Ilaahay hana soo hanuuniyo aamiin
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Gabdhuhu waa hooyooyinka mustaqbilka. Hooyo waa lama huraan waana quruxda iyo haldoorka reeraheena.
@nassiimotechnical8011
@nassiimotechnical8011 Жыл бұрын
Mansha allah illahay halbaha sidan oo kale hanooga wadadhigo
@saja9892
@saja9892 Жыл бұрын
Gabar nool waa sax dumarow raga ilaahay xagiisa waa siman yihiin biniadamku makala fadilna
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
Masha Allah. Ilahay ha inoo badiyo dumarka cilmiga diinta leh.
@mohamudmohamed1517
@mohamudmohamed1517 Жыл бұрын
ما شاءالله تبارك الله اختي. اعتقد انها اكثر علما من كثير من اشباه علماء من أصحاب رجال الأعمال ويجمعون الاموال انها عالمة ومفوها وبليغة. اساندك ان شاءالله
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah ❤
@batulaabdulle3085
@batulaabdulle3085 Жыл бұрын
Maasha Allaah Tabaarakalaah Walaasheey ❤❤❤❤❤❤.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Every community and every society without our mothers we're lost.
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l Жыл бұрын
MASHA ALLAH
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@nadifaaddow7388
@nadifaaddow7388 Жыл бұрын
Maasha Allaah WADAAD QURUXBADAN HOOYAA KUSOO TABACDAY MAASHA ALLAAH. ABAAYO RABI HAKUDHOOWRO
@fadumahassan1790
@fadumahassan1790 Жыл бұрын
Mashaa ALLAH
@sagalmaxamedsagalcadey2726
@sagalmaxamedsagalcadey2726 Жыл бұрын
masha allh tabaraka allh
@huriyomuhudin2757
@huriyomuhudin2757 Жыл бұрын
Mashaa allah tabaraka allah
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Maanshallah tabarakallah
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt Жыл бұрын
Maasha Allah
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 Жыл бұрын
Masha allah tabarikallaah
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Amiin ya Allah
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 Жыл бұрын
Masha Allah tabaarakalaah
@hindajimale7918
@hindajimale7918 Жыл бұрын
MASHA ALLAH ,, 👏 👏 👏 👏
@mohamednur3681
@mohamednur3681 Жыл бұрын
hinda mxa mchallah diintee ubaneyse iney näag rag umuxadareso wayo arageeda iyo codkeeda ayaba cowra ah
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Жыл бұрын
الله يحفظكم الله
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN Жыл бұрын
Labadiinaba , culumo iyo gabdhaha/ dumarka.--- Waqti dhumis aa wadiin joojiya.
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 Жыл бұрын
Abaayo waa lagafiicanyahy inaad culimada dhax fariisatan waalagafiicanyahay
@safamarwa2010
@safamarwa2010 Жыл бұрын
Maansha allah inla helo gabdho diinta bartay lkn halkan rag iyo dumar in lasku daro mahaboona
@foowsidirir
@foowsidirir Жыл бұрын
Ma sha Allah tabaraka Allah walaal dumarka kaliya wacdi waxaas oo raga waa laga fiicanan yahay inaad wacdiso iyadoo rag badan oo kaa cilmi badan fadhiyaan
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Mawadiyayso ee message ayay gudbinaysaa oo ah gabdhoow diinta laydinkama xigo ee barta si xaqaaga ubaratid
@user-lv8rx7rc3c
@user-lv8rx7rc3c Жыл бұрын
Masha Allah adi yaa kuu sheegay iney cilmi yartahay horta niyee maamadaan makaseesi ee afkaaga iska qabso qofkee thy hadaa kasi leheed daacad saan madhihi laheenee qof fcn waaye ee afkaaga qabso.
@fatimaidrismohamed3141
@fatimaidrismohamed3141 Жыл бұрын
Yaa ku dhahay diinta kaliya rage u gaar tahy walaal teeda kale ma wacdinooso ee runta jirta hada ay ka hadashy maa ka xuntahy.?
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
@@fatimaidrismohamed3141 miyay maqlikaraanba naag waxbarata waxay rabaan inay xataa diinta rabi iyaga uhoosjoogto sheekhoow biyaa macabikaraa isagoon ninkaygu raali ka ahayn inaykujirto dee
@user-sy1pq7bv3f
@user-sy1pq7bv3f Жыл бұрын
Fiiri meeshaan calaacalka inaa naga dhaafti bax adi meesha istaag kana soo wacdi wacdigaa sheegeesi intaa meeshaan calaacalkaa kusoo qori leheed
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
Feminism ayaan ujeedaa ankee qaab labiska.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
Yaahuuuu maxaa xijaab ka dhahaa horta makan somaliga ooo dhexda ka tolan?
@shaybefarah1910
@shaybefarah1910 Жыл бұрын
Xijaabkeeda ayaa lagu muransanyahay gabadhan sheegatay sheekha... Carabiga ood taqaan maaha caalim, balse waxaad aqriday inay kaa muuqato ayaaba ka horeeya inaad barto
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Allahuma amiin
@busaadcismaan7048
@busaadcismaan7048 Жыл бұрын
M.a cilmi meel waad iska dhigtay bilaa cakayk xijaabo
@hassanabdisamad3006
@hassanabdisamad3006 Жыл бұрын
Naa xijaab so xiro waxbo sheegi maysid e
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 Жыл бұрын
Amiin yaarabi
@zhidk7806
@zhidk7806 Жыл бұрын
m.a waa in labadiya gabdhaha culumada'ah si'ay wax ugu sheegan gabdhaha somaliyed dadka dhahayo gabdhan see ay rag ugu khudbadayse codkeda cawra'ahe . arin macqul mahan gabadhan wax khalada kama hadlayso diin io wacdi ayy wadaa
@fadumofarah9061
@fadumofarah9061 Жыл бұрын
Subhanalahi free mixing of woman and men. Al least put ladies separate and put a veil in between.
@xamdamahamad5297
@xamdamahamad5297 Жыл бұрын
Joooji xabibibti bas basdheh
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 Жыл бұрын
Scw scw
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Жыл бұрын
Wal ciyaado bil'laah! hablahii baa ragga ka horqudbeynaya, raggiina indhaha ka zineeysanaya.
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 Жыл бұрын
XUKUNKA RAG BAA LEH WAX SHEEGIDA RAG BAA ISKA LEH WAXAY KU FOGAATAY WAXAY KU KALA DUWANYIHIIN XOOGAA NERVESNA WAY TAHAY IN LASAXO BAY U BAAHANTAHAY XATAA CODKEEDAA CAWRA AH MADHABTA SHAAFIYIYA WA XABAL WAL XANAFIYA QAL MAALIKYA AFARTOODABA WAY ISKU WAAFAQEEN IN DUMAR U QUDBAYN KARIN RAGGA ARRINKAAN WAA SHEEKA KALE WALAAHU ACLAM
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 Жыл бұрын
Gabadheheena soomaliyeed maxaa cuqdad rakeed iyo mid diineed ba keliyay gabdhow waa nii jecelnahay ilaahay ka baqa xijaabka xirta
@SuperExcuse
@SuperExcuse Жыл бұрын
Mashallaah May allah grant her Jannah and the way she got raised is absolutely amazing
@waxbarashochannel8898
@waxbarashochannel8898 Жыл бұрын
War naga xijaabo, horta meesha club miya mise, qoftaanna Culimo ahaan miya loo soo xushay yahuu
@hassanabdisamad3006
@hassanabdisamad3006 Жыл бұрын
Saxiib usheeg maroodiga takarta saran ma arko Maxay diin sheegi ayadaaba asturnayn
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
Maxaa gabadha ka fiirinaysaaaa adigu gabadha??? Laab indhahaada taasaa xijaabka ka horayseeee! Midda kale maxaa xijaab la dhahaaa ? Go seek knowledge waryaa !
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is Жыл бұрын
Diinta maxey kaqabta in ay dumar hor istaagan rag una qodbeyaan?
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Waa aakhiru zamaan e hala yaabin. Waa qoom gaalo maskaxda kaqabsatay.
@user-lv8rx7rc3c
@user-lv8rx7rc3c Жыл бұрын
Marka wax xun Meay ku hadloosaa wll cunsornimo badnidaa isku laabo wll waxaa dhaheysid iska fiiri maka aqoon badantahay ?
@user-lv8rx7rc3c
@user-lv8rx7rc3c Жыл бұрын
Marka nimanka ay tooda ka hadlayaan oo teena gees dhigaan maa saan dhahdid Lkn marka ay hal haween meesha istaagto ay teena ka hadasho saan baa leedihiin.!!!
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
@@saidhashi2856 soobaro diinta markaa ayaad qalad iyo sax kalafahmiye laakiin hada waxan arkaa inaanad kalasari karin ama caqiidada al shabaab ayaad wadataa waayo waxa ay akhrinayso qudbo iyo diinba hadaanad ukala saarayn sidaad ufahmi
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
@@user-lv8rx7rc3c Waxaaba kasiidaran, iyadoo xijaab wadan oo hadana wixii gaaladu usoo dhiibtay kuhadlaysa ayey hadana miithaal usoo qaadanee ummuna Caaisha iyo Khadija. Subxanallah. Kulahaa diploma iyo master baan wadanaaye culimonimo hanaloo aqoonsado. Culimadu ma aqoonsi ayey raadiyaan mase Ilaahay wuxuu baray ayey dadka baraan iyagoo Ilaahay ugu dhawaanaya??? Munaafaqa hadalkiisa ayaa laga dhadhamiyaa munaafaqnimadiisa.
@qatroadawe3762
@qatroadawe3762 Жыл бұрын
Umukhadika raga ma dhaxboodin ee gurigeedey ku asturneed ee noqo umukhadija ee gurigaada fadhiso
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Kuwaan waa kuwii reer galbeedku soo dirsaday. Culimaan ahay kulahaa. Acuuthubillah. Xijaabkii gabdhaha muslimaadka ah la'amray xitaa kaama muuqdo. Umada haqaldin ilaahay ka cabso.
@user-sy1pq7bv3f
@user-sy1pq7bv3f Жыл бұрын
Halaha kore lee ka arkoosaa aa wax kle iska dhigee acuudu bilaah adi iyo tafkiirkaaga wasiqa ah timaheeda maa meel uga jeedaa?Waa may cawradeeda maa u jeedaa waa may Ee fiiri inaa afkaaga qabsato hortaa usoco Diintana si fcn usoo baro aq.
@user-lv8rx7rc3c
@user-lv8rx7rc3c Жыл бұрын
Adi yaa kuu sheegay iney reer galbeed soo dirsadeen , ilaah amarkiisa hadii wax fiican lasheegaayo mamaqashid miyaa , mida kale ma aragtay qofta markaa xijaabkeeda wax kasheegeysid meel may ka qaawantahay cunsuryadaa wadid wll jooji
@fatimaidrismohamed3141
@fatimaidrismohamed3141 Жыл бұрын
قل خيرًا او اصمت حديث النبي صلى الله عليه وسلم.
@raaidacali116
@raaidacali116 Жыл бұрын
Sorry,We can't help you if you don't have any eyes , you claim to know your region but still don't know anything about it.
@raaidacali116
@raaidacali116 Жыл бұрын
Diin ina taqani aya iska dhiga,bal aqli yesho,so na baro gabadha cawro maxa ku ah iyo maxa u banan. 🙂
@hindajimale7918
@hindajimale7918 Жыл бұрын
GABADHA SOMALIYEED GUULAYSTA
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy Жыл бұрын
Haa inaad natujisaan ayaad rabtaan,
@ibraahimcali418
@ibraahimcali418 Жыл бұрын
Na hijab qada
@mohamedhulbale4404
@mohamedhulbale4404 Жыл бұрын
ياايها النبي قل لازواجك وبناتك ونسا المومنين اين حجابك الاول
@mohamednur3681
@mohamednur3681 Жыл бұрын
nonses waa qalad inaad rag u muxaadareyso waayo codkaga ayaba cowra ah lol
@Ss53426
@Ss53426 Жыл бұрын
Codka dumarku cawra maaha ... miyanaad culimadeena diinta inasoo agadhsiiyag inay dumar ka mid ahaayeen dumar culimaaa Dumarka hadalka xun iyo cod jajabinta ayaan la ogolayn iyo inay rag fitnayso... Sidoo kale waa inay gabadhu xijaabato aanay dhar ku dhegan soo xidhan
@dhamme0
@dhamme0 Жыл бұрын
@@Ss53426 alle haku barakeyo jwbta fcn ee ad bixisay
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 Жыл бұрын
Sax
@mohamednur3681
@mohamednur3681 Жыл бұрын
@@Bintuxaji629 maryan run mä ohoo iney näag rag so hor jogsato
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 Жыл бұрын
@@mohamednur3681 sax ilama axa
@qatroadawe3762
@qatroadawe3762 Жыл бұрын
Culumaasuu intaas ugu filaa bahdil in naag aan xijaabneyn eey wax u sheeg to hhhhh😂😂😂😂😂
@fansofficiallovely11
@fansofficiallovely11 Жыл бұрын
Naa xijabka macnihisa fahan, waa wax ku asturayo Mey qaa wantahay mamada
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
KKKKKKKK .Waxa la mooda inay goob-joog ka hayd waxa ay darbinayso ee loogu sheegay taariikh
@fatimaidrismohamed3141
@fatimaidrismohamed3141 Жыл бұрын
Kuley kaas waa adigo darbi jiif ah oo moobel loo dhiibay.
@raaidacali116
@raaidacali116 Жыл бұрын
Either listen politely or shut up 🙂 nobody asked for your stupid opinion 😐
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
الرب يهديك اختي علموك الخرافات المسمات بالاسلام والإرهاب واساطير زمان الجاهلية . سمموا عقلك بالعقيدة التي تحلل ما يسمي بملك اليمين اي ان يمتلك البشر غيرهم من البشر وان يستحل الرجل عددا غير محدود من النساء بحجة انهن من ملك اليمين وهذه حجة سخيفة جدا
@user-lv8rx7rc3c
@user-lv8rx7rc3c Жыл бұрын
الله يهدينا جميعا يا أخي ، من أنت لتقول عنها أنهم علموها الخرافات المسمات بالإسلام والإرهاب وأساطير زمان الجاهلية وسمموا عقلها بالعقيدة ، هل تغار منها لأنها وقفت وتكلمت عن النساء المسلمات وأن النساء نصف من المجتمع وأنهن مهمات للمجتمع لذا إن كنت ستهنيها شكرا لك لكن إن كنت ستكون عنصريا فاصمت وصلي على النبي.
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
@@user-lv8rx7rc3c صلي الله معنها دعاء علي هذا ان يرحمه الرب الخالق .أما أنا فالاحسن والاعقل ان اسأل الله ان يصلي و يسلم علي والدي . أما هذا الذي أنت تعتبره مرسلا من عند الخالق فما لي اي دخل أين يوديه الخالق .
@user-lv8rx7rc3c
@user-lv8rx7rc3c Жыл бұрын
@@abdigah5364هل أنت مسلم أصلا؟؟
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
@@user-lv8rx7rc3c هل انت هندوسية اصلا ؟
@user-lv8rx7rc3c
@user-lv8rx7rc3c Жыл бұрын
@@abdigah5364 لا الحمد لله أنا مسلمة لذا جاوب علي
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Masha Allah
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 73 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 27 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 461 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Warka Universal TV 27 07 2024
26:33
Universal TV
Рет қаралды 696
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 27 МЛН