M.a 2023/ 11/12meshn joogy mnta majoogy Alhamdulilaah Alhamdulilaah whi dadalkeyga wan kufrxy nafsdeydne wan uhanmalyeynayaaa❤ jazakallaah dr
@fardowsoyacquub13 күн бұрын
Samiyeey xa sameyaa isheegba 😂
@Iskujoog202317 күн бұрын
Diktoore mowduuc waxaa jira aan aad ugu fikiro badanaa aduunkan dadyowga nagula noolne iyo afafka qalaad ay kukala hadlaan aad ugu weyn waana dadka iney xad kala leeyihiin tusaale qof aadan aqoonin ama qof shaqo kuu haayo ama meel aad kawada shaqeysaan xitaa dhagtarkaaga macalinkaaga looyarkaaga yacni cid walba oo qoyskaga ama asxaabtada ka baxsan inaad si gooni ah oo xushmad leh ula hadasho oo waliba xad inuu idin dhaxeeyo iyo ixtiraam laga dareemaa hadalka idin dhexmaraayo afaf badan oo aduunkaan looga hadlo waan ku arkay lkn afkeena iyo dadkeena ma yaqaaniin tusaale hadda inan waryaa ama quruxoow kugu yeero xaq uma lihi waayo isma naqaano marka waxaa qurux badan si ixtiraam leh inan uwada hadalno qoraalka waan soo dheeredyay mana aqaan in lafahmi doono lkn hadad fahanto macquulna ay noqoto inlagala hadlo dhalinteena iyo bulshadeena sided u aragtaa Taas macnaheeda ma ahan inaadan qoyskaga iyo asxaabtada ixtiraameynin lkn waa iney dadka kale kaaga dhowyihiin aad ayaga lakaftami karto qofka banaanka kaajogane aadan la kaftami karin in wax un leyga fahmay rajeynaa 😅 Mahadsanid
@MaryamShyussuf17 күн бұрын
Waan ku salamay doctor Run ahaanti nolosheyda wey isbadashay saan kugu sobiray waxan jeclaan lahaa in aad ka sohadasho xanuunka qalalka dawo maleyahay wax badan in aan ka faidesano ayaan rabnaa plz i soo jawaab✋😊❤
@abudhayib___691517 күн бұрын
Luuuqadaha Kaso Hadal 🤝😍
@SamiiroAdem3 сағат бұрын
Jasakalah dr😊
@FataxFatax-m8r14 күн бұрын
Dr adnan Abdullah thanks so much allow ku dhowro ❤ Jasaakalaahu kheyr
Mansha allah alle haku barakeyo wallo maanta ayaa. Dhagestay video waxan rajaynayaa inan isbadal aan samen don inshallhu tacaala shukran wallo
@Aisha-A4516 күн бұрын
Dr aad baan usgaa vediogada illhey haku barkeeyo😻waxa thy dhiirogaliyahayga
@malyuunmacalinxasan309516 күн бұрын
Dr aad u mahad santhy dhmn qodabada aa ka hadashy kuli waa muhiim lkn qodabka 7 aaya wax bdn so koobay thnkz
@ShugriIbraahim-u4t5 күн бұрын
M.a dhiirigalin fiican oo iga dhaadhacay
@hamdihasan474316 күн бұрын
Maashaa Allah Allah haku xifdiyo caqligaga iyo aqoontada alle haku barakeeyo hore usoco howl wayn haysa waxban idinka faaidnay
@nazteehadhonbe947912 күн бұрын
Tnx ustaad allaaha kaa abaalmariyo
@malyuunmacalinxasan309516 күн бұрын
Dr waa kaga mahad celineenaa Mar waliba sida mawduucyda muhiimka diirada inagu saarto thnkz our docter
@AbdimaalikMaxamed-r4q5 күн бұрын
Thank you program
@CashoomarXaaji13 күн бұрын
Dr mahadsanid ❤🎉😊
@TOWXIID1117 күн бұрын
Maansha allah dr adnan waxaa ii tahay role model allaha ku barakeeyo
@abdikarimmahdi78927 күн бұрын
Thnks wll
@SuweydoAbdisalan12 күн бұрын
Thnkz
@SubanAbdirizak17 күн бұрын
Mhdsanid dr Adnan qof wangsan oo positive ah bad tahy❤
@IjaboabdiIjaboabdi11 күн бұрын
M.a shukran wllo❤❤
@NasraCabdirsaaqmohamed10 күн бұрын
Guulayso dr🥰
@abdiyare76379 күн бұрын
Shukran ustaad lkn heesta bilowga ka reeb khyr allaha ku siiyo dad badan wngsn kugu xiran adna danbi kaa hara yuusan kugu noqon
@asmanajax7378 күн бұрын
M.a dr adnan abdilahi keep going
@Yuukey01115 күн бұрын
Dr alle hakaa abaalmariyo guubaan’bintaada.
@KhadiijaMayow15 күн бұрын
Asc wr wbr Dr cadnaan aad iyo aad ayaad umahadsantahay run ahaantii waxyaabo badan aan soo koobi karin ayaan ka faaidey muuqaaladaada, ajer aan lasoo koobi karin rabi ha kaasiiyo. Dr/ustaad adoo mahadsan muuqaal ka soo wax barashada wadanka masar (jaamacadaha).
@nortaabdinoradow2629 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء دكتور
@Fathiibrahim524517 күн бұрын
Dr plz luqadan kudhibanahay kasohadal qabkan oga gulgaari laha plz
@nawaaraomar31614 күн бұрын
Ani xitaaa wa ubahnahy😊
@Iskujoog202317 күн бұрын
Macno aad iyo aad u weyn ayuu sameynaayay waliba mahadsanid in badan
@Anasxaaji-z3v17 күн бұрын
Mahadsanid dr adnaan
@gulledahmedgulledahmed147817 күн бұрын
M.allH jasakalaahu khyr Dr
@Kaltun_kanza16 күн бұрын
جزاك الله خيرا يا دكتور عدنان 😊
@FaatimaZahra-f3e15 күн бұрын
Mhdsanid Dr adnaan 🙏🥰
@AdanManuur17 күн бұрын
الوقت اثمن من الذهب wakhtigu wuxuu ka qaalisan yhy dahabka
@maryamismail373315 күн бұрын
Thanks doctor 🧑⚕️
@AswanAthem17 күн бұрын
Jasakallah dr❤️
@rayaansiyaad510416 күн бұрын
Maanshalh keep go dr
@drabdirahmanmohamednor694817 күн бұрын
Masha allah shukran dr adnan ❤
@Ismahanyy17 күн бұрын
Mahadsanid Dr cadnan
@xuseenym17 күн бұрын
بارك الله فيك أستاذنا
@SagalSaman16 күн бұрын
Masha Allah dr thanks
@MariamIlyas-u9j17 күн бұрын
Mashallh shukran Dr Adnan❤
@shukric.naasir584517 күн бұрын
Shukran dr adnan 🙏🙏🥰💜💖💖
@amalmohamoud367916 күн бұрын
Hore u soco wll
@adanmohamed603117 күн бұрын
Waa mahadsanthay❤❤❤
@maryanguleed368116 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@NastehaAbdikafi-ju2ip17 күн бұрын
Dr adnan jazakalah khayr wlo❤
@SucdiCrisaaq-v6o17 күн бұрын
Dr Thanks ❤ illhay ha abalmariyo
@fatimaomar-t1k17 күн бұрын
thanks ustaad
@AshaismailHassan-w6x15 күн бұрын
Aad io aad💯
@AsmaHarunasma17 күн бұрын
Mahdsanid dr 🫡🤍
@AliYarr-d8f17 күн бұрын
Thnks dr
@caaishasaleeban455515 күн бұрын
Mash allah ❤❤❤
@HaboonMohmed-j5j17 күн бұрын
Thnks Dr
@MaskaxFuran17 күн бұрын
Shukran ustaad
@abdukadirali202017 күн бұрын
Mahadsanid dre
@AnisaAbdi-e3k17 күн бұрын
Ustaaaad +Dr❤
@HalimaxasanKaahiye16 күн бұрын
Quraanka bartaa inaa xifdiyaa rabaa hurda idhibtay media ha waaba iska xakameyn kara subaxdii inaa hurdada kuoaabta rabaa duhurkii ina jiiftaa rabaa
@XaawoXaawoxireey abayo waxa dhigtaa weekii afar maalin isniin ilaa qamiis labo dugsi waaye mid whatsapp group ah iyo mid aan aado marka modka hoose xifdis waye jakalaah abayo thanks
@NadiiraApdirahmanNadiira17 күн бұрын
M,a dr aad baad umahadsanthy abaalkaagu jano❤
@SalmoSalmo-l2u12 күн бұрын
Walal isbadlaka nolosha kasoo hadla please 🙏😔😭👍
@FaysaFarax-lk3py17 күн бұрын
Chances ka public health ayan waxyalaha focus saarilhaaa khibrdeda koban ama group igu dar wllkay
@GafadhimohammedAli3 күн бұрын
Sxb waa mahad San tahay
@aminoaden667117 күн бұрын
Guuleyso wll qali
@IimiAhmed17 күн бұрын
جزاء الله خيرا جزاء
@AbdimalikMohamed-n2t17 күн бұрын
Ustaad luuqadaha sida loo barto kasoo hadal. Mahadsanid.
@NastexoWarsame16 күн бұрын
Mabalyo wllky ilxunkumaqabato ❤
@NimcoMahamed-nn4og14 күн бұрын
Doctor waxad ka so hadasha sida lagu doorto faculty ga aad qaadan laheyd jamacada❤️🔥
@israAbdinasirIsracadey7716 күн бұрын
I like this video 🎉m.s
@Bushraqal17 күн бұрын
Mashaalah
@SaabariinIbrahim-qg4se17 күн бұрын
ما شاء الله االله يحفظك ❤🎉
@farxannuur72816 күн бұрын
Dr matay maxaa bartaa igula talinlaheed ow an bartaa
@AwaleBoyКүн бұрын
Nio waqti maxaa kawadaa
@RuwaydaCraxman16 күн бұрын
Ok ❤
@MahadSiciid-w2y17 күн бұрын
M.a dre❤
@hipaakshukri875310 күн бұрын
Wallo waxaan raba inaad i caawiso markan ku leeyay i caawi maaha aduun isi dano shakhsiyana kaama rabo lkn culeys maskaxda ayaa i saran Dr hadii aad haleesho inaad ila hadasho please ilaso hadal 😢
@DrAdnanAbdallah10 күн бұрын
Fadlan laxiriir numberka balamaha Dr Adnan ee whatsApp +252615830555
@Rayaanymohamed3930Күн бұрын
Vedio ga wa cajiib qaab fikirka iyo qaab duubitanka lkn hooga edit ka gaabisen hdii aad ubahantahy wa ka caawin kara wllo🎉