Ducada lagu helo muraadka aad dagdag urabto akhri 40 jeer xilliyadan ookale

  Рет қаралды 1,383,556

WEYRAX YARE

WEYRAX YARE

3 жыл бұрын

#WEYRAX_YARE
Duco fudud oo samaawi ah qurankana lagu sheegay oo kaa caawineysa muraadkaaga inaad hesho hadii aad raacdo sida uu Sheekha usharaxayo
Fadlan Booqo linkigan hoose subscribe Saar mahadsanid
/ weyraxyare

Пікірлер: 2 100
@aishahaaji
@aishahaaji 6 ай бұрын
Wlhi been ma sheegayi ducadan inta mar aan aqristay xisab malahn intaba ilahay amuuraheyga wa ii aqblayay alxmlilah ilahow ada mahadas iskaleh❤
@hodanaxmadwarsame5510
@hodanaxmadwarsame5510 16 күн бұрын
Msha allaah caawaan bilaabayaa insha allh khayr alle haku siiyo sheekh
@ayaanibrahin7655
@ayaanibrahin7655 2 жыл бұрын
Wlhi duacadan wan ku libaanay alxamdulilah waxan raadinayey shaqo wan ku ducaystay salaada maqrib saacad kadib waxan helay shaqo dadka dhan ay rumaysan waayen qof kastaana iwaydiiyo ya kuso helay alxamdulilah
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Masha Allah walashey Allaha kuu barakeeyo fadlan gaarsii inta aan ogeyn share garee ducadan subscribeta noosaar adigoo mahadsan Insha Allah
@iamproud7936
@iamproud7936 2 жыл бұрын
Asc walal salaada maqrib kadib hal saac dhan miya akhriday imisa maalin aya akhriday
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Salaada Subax kadib ayaa ugu fiican wll
@iamproud7936
@iamproud7936 2 жыл бұрын
@@Weyraxyare mahadsanid walal
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 2 жыл бұрын
Mashaa Allah. Allaha kuu Barakeeyo aamiin
@ruweydoaweysibrahim9367
@ruweydoaweysibrahim9367 17 күн бұрын
Waan aqrisaan muraad leyhay ilhy hai shlo murudkyga❤😢🤲🥺
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 10 ай бұрын
Subxana allah Wlhi blhi tlhi ducadaan aniga tijaabiyay arin culeyskiisa wata iyo murug saaid eh aya isoo wajahay anigoo you tupe wax ka raadinayo ayaa arkay ducadan wlhi markan aqristay kadib 12 saac marka laga joogo arinki sidaa rabay ma ahane si kasii qurux badan waliba aan ka fileynin ayuu ii noqday alxm ilaahayow adaa mahadaa leh dadka iga dambeeyow ducadan ha dhayalsanina aniga wlhi waa arkay waliba saacado kooban aya ku helay rabiyow waa mahadaada waa isiisay waxa aan doonayay
@FarhiaAhmedmohamed-zx5yh
@FarhiaAhmedmohamed-zx5yh 6 ай бұрын
Wlll far somlia maigu soqorikartaa😢😢😢😢
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 6 ай бұрын
Anigo interview isku diyarinayo ayan aqristay ducadan wlhi wanku faiday mashaallah tabarakallah
@abdiqanijeyte3228
@abdiqanijeyte3228 6 ай бұрын
@@FarhiaAhmedmohamed-zx5yh Xasbunnallah sayutiinallah min fadlihi innaa ila laahi raagibuun
@nimcoadam3935
@nimcoadam3935 6 ай бұрын
​@@FarhiaAhmedmohamed-zx5yhxasbunallaaaah sayu' tiinallahu min fadlihiii innaaaa ilalaahi raaqibuun🎉❤
@Allahwayn
@Allahwayn Ай бұрын
Ma sha allah walal imisa jeer akhrisay
@niimahasan5359
@niimahasan5359 2 жыл бұрын
Asc shekh adiga iyo inta kujirto dhan waxa niga codsahaa inaad iso ducesan inu allaah ifududeyo xifdiga quranka iyovwax walbo kher iah 🤲🤲
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Ilaahay waxaan kaaga baryayaa inuu kuu fududeeyo Qur'anka iyo muraadkaaga oo aan macsi aheyn insha Allah
@sacdiyosacdiyo7988
@sacdiyosacdiyo7988 2 жыл бұрын
Allah ku fududeyo inashallah
@amaalxasan3322
@amaalxasan3322 2 жыл бұрын
Alle haku fududeyo mcnto
@sardale447
@sardale447 2 жыл бұрын
Illaahay hakuu fududeyo xifdiga qur anka kariimka sida fatixada alle hakuugu fududeyo iyo wax walba oo kheyr leh
@mariyacabduqadir3949
@mariyacabduqadir3949 2 жыл бұрын
Allaha ku sahlo abyo
@nasiibxeeyle4297
@nasiibxeeyle4297 Жыл бұрын
Ducadaan sanadkii tagay 2022 Aqristay ilaahneh waa ii aqbalay oo meesha rabay waa ikeenay oo eheed USA 🇺🇸 insha alah hadaneh ilaah waxanka baryaa in aan nolol wanagsan meeshanka helo iyo sharci qeeyr qabo Amin amiin amiin ❤
@israasalaad6461
@israasalaad6461 Жыл бұрын
Anagana alle hano aqbalo inzha allh🤲
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aaamin yaarabi
@sacda323
@sacda323 Жыл бұрын
nasiib abaayo xiliyade baad aqriday se 40 miyaad ka badisay si aan uga faidaysano noo faaidee abayo rabiyow muradkena nawada siih aniyo muslimiinta dhan 🤲🤲😭
@ikraancaabi5707
@ikraancaabi5707 Жыл бұрын
Lottery muya kubaxday
@ikraancaabi5707
@ikraancaabi5707 Жыл бұрын
Iso duce Ana inan sanadkan helo wl illahy ducadan ha I aqbalo
@rukiaosman4192
@rukiaosman4192 2 жыл бұрын
حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله ، إنا إلى الله راغبون )🤲somaliyey iso duceya 😭
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
Wax walbood tabaneyso rabi haku siiyo
@ayubibnupharmacy5884
@ayubibnupharmacy5884 2 жыл бұрын
Sidaad niyadada jeceshahay Allaha kuu yeelo
@fadumomoalim8626
@fadumomoalim8626 2 жыл бұрын
@@safiyoxasan9123 ilaho usahal walashen
@c.raxmanm.c.qadircumardrma2231
@c.raxmanm.c.qadircumardrma2231 2 жыл бұрын
Carabkaaga Cadaabta allaha ka ilaaliyo
@haliimogobadofficial4516
@haliimogobadofficial4516 2 жыл бұрын
Wax wlbo aad rabto alle haku siiyo wll
@farhiyamdiriye6554
@farhiyamdiriye6554 2 жыл бұрын
Ducadan anaaa Akhriyay Dhawr jeeer oo aaan wax u baaahna Alhmdulilah waaan helay wixiina🤲
@hudacarab5232
@hudacarab5232 2 жыл бұрын
Wlhi dhe wl🥺
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 2 жыл бұрын
asc wll qaabka aad u akhrisatay Nala wadaag pls
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
Mcnbdn qabkee u aqrisatay xiligeesa aqrisay abayo
@farhiyamdiriye6554
@farhiyamdiriye6554 Жыл бұрын
sorry wll imka arkay xili kasta uuu aaan wax u baaahanahay waaan akhriya tasxbiiix oo kale wll afka mar haka dhigin
@cabdisalaanjordan1486
@cabdisalaanjordan1486 11 ай бұрын
@@quruxdiihablaha1234 IYADAAABA KUGU FILAN WLL HDAAD KUDARTID MIDAAD RABTAY FIICAN
@user-tb3km8hx2u
@user-tb3km8hx2u 3 ай бұрын
Ilaahayow ani iyo xaaskeeyga oowlaad barakeeysan nasii bil kheer lagu jiraahe😢
@user-tb3km8hx2u
@user-tb3km8hx2u 3 ай бұрын
Iisoo duceeya
@WhimsyWorld209
@WhimsyWorld209 3 ай бұрын
Aaamin ilaahay ubad khayr qaba ha idin kala siiyo​@@user-tb3km8hx2u
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
@@user-tb3km8hx2uAllah waxa kaaga baryaa Inuu kuu aqbalo Ducadaada Walal Maxamed xuseen Aamiin
@HafsaJama-xp7fj
@HafsaJama-xp7fj 8 ай бұрын
Xiligan waxay saacadu maraysaa 3:34 insha Allah Ilaahaya wan rajaynyaa Sucad Ilaahaya iga qablo amuuraha Alle iisahalo dhaman umadan qof walab muraadkiis oo macsi lahyen Alle hasiiyo 🤲
@aminahashi3757
@aminahashi3757 7 ай бұрын
Ilahy subxan watacala haku sahlo murdkaga wll
@Malapo22__
@Malapo22__ Жыл бұрын
Walaalahayga muslimiinta ah xoolo idinkama rabo ilaahay dartiisa iigusoo duceeya waan xanuusanaya bilaa shaqana waan ahay in ilaahay caafimaad taama ah isiiyo iyo shaqo xalaala iyo irsaaqad waasaca intaas kaliya iiguso duceeya qofkastana muradkiisa ilaahay haw sahlo❤
@Weyraxyare
@Weyraxyare Жыл бұрын
Aamiin wll caafimaad taam ah Allaha kusiiyo adiga iyo intii islaam ah ee xanuunsan
@hodonaxmed3011
@hodonaxmed3011 Жыл бұрын
Ilhy.dagdag.hakugu.ziiyo
@khadijoabdihamid8150
@khadijoabdihamid8150 Жыл бұрын
Mid dagdag ah ilahay haku siiyo
@dajiyecadde8418
@dajiyecadde8418 Жыл бұрын
allah haku cafiyo abaayo
@nasronasriin9151
@nasronasriin9151 Жыл бұрын
illaahy caafimaad taam ah ha ku siiyo oo deg deg ah shaqo lheyr oo xalalh oo dhaqso leh na eebe ah ku siiyo asagaa awood leh e
@phatushpharah2922
@phatushpharah2922 Жыл бұрын
Wallhi ducadan waan ku duceystay waliba waxaan Allah ku weydiistay Arrin uusan jirin qof qof kle ku cawin kara oo Allah oo kaliya uu awoodo 1usbuuc gudihiisana waa ku helay Alhm_😇🥰 Jazaa.a kallaahu kheyr__
@hidayaabdullahi4544
@hidayaabdullahi4544 Жыл бұрын
Abayo aniga arimo badanaa iga wareere ee see u aqrin jirte xbbti
@phatushpharah2922
@phatushpharah2922 Жыл бұрын
Abyo waxaa soo kici jirey hbnkii 2:40 ilaa 3:30 kadibne waa soo weyso qadan jirey 2rakco oo suno ah ayaan tukan jirey kadibne Ducadan ayaan aqrin jirey 40 mar ALLAH SUbxanahu Watacaalana wuu ii aqbaly wallhi Alhamdulilaah__😘 Adigane sidaa samey Ilahyna hakuu farah qeyr qaba
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
​@@phatushpharah2922 jaskallh xbbti ilhay haa muu barakeeyo
@football8718
@football8718 3 жыл бұрын
Walalahayga muslimiinta ah waxa niiga codsanayaa inaad iisoo so ducaysan muraaad ayaan leyahay🤲
@Weyraxyare
@Weyraxyare 3 жыл бұрын
Walaalow Allaha kuu sakhiro muraalka aad leedahay oo aan xumaan aheyn Insha Allah
@football8718
@football8718 3 жыл бұрын
@@Weyraxyare mahadsanid wllkey
@fatmaqasim2939
@fatmaqasim2939 2 жыл бұрын
Allha ku sahlo wllo
@xawoahmed91
@xawoahmed91 2 жыл бұрын
Illahey haku sahlo muradkga wll
@roodashahmed9430
@roodashahmed9430 2 жыл бұрын
Allah haku sahlo
@MOUMINMSN
@MOUMINMSN Жыл бұрын
Ducaddaan Dad Badan oo Wlalaheen AqrI Alxmduliha oo ilaahey uu Sahlay muraadkooda aniga waxaa rajeeynaa Muraadkeyga in uu ilaahey Si Deg Deg in uu iga Aqballo allah Subxaanahu watacaalaa Insha allah
@nastexoabuukar1400
@nastexoabuukar1400 Жыл бұрын
Dhib io murug baiheso ilahow qalbigega ada og ee rabiyo farxadan rajenayo isii 😭😭
@barackobama6738
@barackobama6738 Жыл бұрын
Illahey Kurbada ha kaa qaado oo Farxad Allaha Qalbigaada ka buuxiyo, abayo
@Sprint-90
@Sprint-90 2 ай бұрын
Aamin
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 6 ай бұрын
الحمدلله Walahi Bilaahi Talaahi walaalayaal ducadaan waa mucjiso weyn oo Ilaahay nasiiye ka faa'ideysta
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 6 ай бұрын
Anaa aqriye arin 3 bilood igu adkaatay oo aan sugayey ayaa salaatul layska aqriyeen kadibna subixii afar saac Arintii Ilaahay wuu ifududeeye Alxamdullilah AllahuAkbar
@haniahmedy9877
@haniahmedy9877 4 ай бұрын
Abowe salada marka kabaxday miyaaakhrisay mise adoo kujira sujuda ku akhrisay
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 4 ай бұрын
Walal shaqada layga buriyay naago nafta ikeenay oo iso dacweyay hadan akhristo in sha Allah natiijo hela see u akhrisay isharax
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 4 ай бұрын
@@sahraahmed6884 asc Ramadan kariim waxaa soo kacdaa 3 saac kadib 2 rakaco iyo witr duko kadib fadhiiso oo adkaartaan aqriso aniga 200 melahaasaa aqriyey umaleynaa commentigaan kagadaale xataa xalada bdn ilaahay igu fududeeye meelbo hadaa Dan kayeesho anoo afka kuhaayo Lee galaa adkaartaan alx Allah hakufududeeyo
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 4 ай бұрын
@@sahraahmed6884 sagaal sacaa kawadaa
@sahraaabdiabdi7168
@sahraaabdiabdi7168 Жыл бұрын
Allow muradkena o macsi lehen no sahal ani io inta Muslim ah yarabi gafkena io geeride ha kulmin dambigena dhaf ya aalah 🤲
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Jasakllh Aamin yaarabi
@axlaamshuceyb526
@axlaamshuceyb526 Жыл бұрын
Amiin yaarabiii🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 8 ай бұрын
Aamiin
@jumcaaleismaaciil5464
@jumcaaleismaaciil5464 2 жыл бұрын
Alxmdulilaah❤️ducadan waa aqristay from three waqtigaa waxaan sugaayay natiijada imtaxaanka ismaan lahayn kaalin ayaad galaysaa lkn waxaan galay kaalinta koopaad ee fasalka ❤️alxamdulilaah
@sihamsiman1221
@sihamsiman1221 2 жыл бұрын
M.a
@kingeero4050
@kingeero4050 Жыл бұрын
M.a
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Mashallh alxamdulillh
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd Жыл бұрын
Imtixanka kdp Mise kahor gorme aqrisy
@tiyaaryuunis6505
@tiyaaryuunis6505 Жыл бұрын
Alhamdulillah sheekhow allah ku xifdiyo, Aniga runtii waan ku liibaaney ducadaan Muraadkii aan lahaana waan kuvgaarey. Umada muslimiinta wax walbo aytabanayaa waxaan ugula talinayaa in ay ducadaan akhristaan xaalada walbo. Sheekhow janatul firdowsa Allah ku geeyo sidaas ayaan ilaahey kaaga tuunaa marwalbo shukran.
@haniahmedy9877
@haniahmedy9877 Жыл бұрын
wll madoo salada kujira akhrisay mise markad kabaxday
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Nosheeg qaali xiligaad akhrisay
@nasiibxeeyle4297
@nasiibxeeyle4297 Жыл бұрын
Ducadaan wanku liibanay Alxmdulilaah ❤
@amalrush1779
@amalrush1779 3 жыл бұрын
"حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلا الله راغبون" 🤲🏽
@Weyraxyare
@Weyraxyare 3 жыл бұрын
ما شاء الله شكراً جزاك الله خير يا أختي
@naciimoabdullahi5765
@naciimoabdullahi5765 2 жыл бұрын
@@Weyraxyare wllo pls somali nogusoqor
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
@@naciimoabdullahi5765 Xasbunallah sayutiinallahu minfadlihi Inaa ilaahi raaqibuun
@naciimoabdullahi5765
@naciimoabdullahi5765 2 жыл бұрын
@@Weyraxyare thank you so much my brother
@maxamedctifoow5601
@maxamedctifoow5601 2 жыл бұрын
Hi
@MI-kv9qd
@MI-kv9qd 2 жыл бұрын
Xasbunallaahu sayu’tiinallaahu min fadlih, innaa illallaahi raaqibuun.
@eilmiali3754
@eilmiali3754 2 жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@fardowsaxusein5266
@fardowsaxusein5266 2 жыл бұрын
Mhdsnid
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Jasakllh
@munaali2207
@munaali2207 5 ай бұрын
Jazakallah kheyr sheikh
@Kikii565
@Kikii565 2 жыл бұрын
Qofwalba oo Muslim ah oo muraad leh Allah u sahlo Anna iisoo duceey walalayaal inuu Ilaahey muraadkeyga iisahlo insha Allah
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Aamiin wll sidokale muraadkaaga Allaha kuu fududeeyo insha Allah
@zabadseed546
@zabadseed546 Жыл бұрын
Aamiin aamiin alle ha ku fududeyoo adna
@OsmanMohamed-kh8jh
@OsmanMohamed-kh8jh Жыл бұрын
Masha Allah. Shiikh ilahay haaku. Xiftiyo
@nadarcabdinadarcabdi7087
@nadarcabdinadarcabdi7087 Жыл бұрын
Aamiin
@dryaasmiinyaska7405
@dryaasmiinyaska7405 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi ,,, abyo murad khayar qaban alle kaga rajayna bi'idnilaa🤲🤍
@farhiyaahmed7843
@farhiyaahmed7843 10 ай бұрын
Alhamdulilh, ducadan wan kuguleste walhy, Alhamdulilh, murad ayan lahaa saake salatul leylka ayan sujuda kuaqriye iyi fajr kadib Alhamdulilh murakeyga wanhele salada duhr intaan lagarin
@aminzo426
@aminzo426 7 ай бұрын
M.a illahay haku xifdiyo ha istajinin wad wllshey❤
@HananCadey-fz8xh
@HananCadey-fz8xh 6 ай бұрын
Mashalah
@geediyogeedi8904
@geediyogeedi8904 6 ай бұрын
Insha allh inan ane illhey ii rumeyo hamigeyga bari subaxba insha allh 😢😢😢
@HananCadey-fz8xh
@HananCadey-fz8xh 6 ай бұрын
@@geediyogeedi8904 gul kurajeyna adiga Io inti Muslim ah inshalah
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 22 күн бұрын
Salatul leylka wll soo 8ragco maaha mise ka badan 3witir 11 ku ah soo ma aha
@mohammedisak4645
@mohammedisak4645 11 ай бұрын
Ducadaan Wax badan Alle wuu igu siiyey Alx Walliba si deg deg ah insha Allah Maanta oo ay tahay Jimco-4-Auguest-2023-Maqrib-18:44 insha Allah Alle wu iga Aqbali doonaa Ducadaan Murugo Ayaan daremayaa💔 Asiga uun ayaa iga qaadi karo Alle Farxad na iigu badali karo iyo wixii aan rabo insha Allah
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 11 ай бұрын
Allh hka dulqado wllo adih iyo dhamntenba isbedel mad heshy hderto
@abdullahimohamedali6035
@abdullahimohamedali6035 3 ай бұрын
31/03/24 hbn kaan waa habeen ramadhan uu marayo 21 ilahow hamiga aan leee yahay wad awoodaye 🤲
@zainabhassan2075
@zainabhassan2075 2 жыл бұрын
Qof kasta oo qoralkayga arka waxaan Ka codsanayaa inuu iiso duceeyo siniyada muraad baan leeyay ilahay idinkana buraadkiina ha idinsiiyo❤️
@abdirizakhassan3234
@abdirizakhassan3234 2 жыл бұрын
Akahaa kusahla waxa aad dobeysaa walaal
@saidagacal4281
@saidagacal4281 Жыл бұрын
Allah SWT HAKUU SAHLO HADDEY KHEYR KUU TAHY INSHA'ALLAH SWT
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
Muraadkaaga o aan macsi lahayn alle hakuusahlo abaayo isha allah alle wuu kuusahlayaa
@WariyeCabdiAwismaaciil
@WariyeCabdiAwismaaciil 11 ай бұрын
Alle haku sahlo muraadkaaga inshalaah
@user-oj9ld4xg4q
@user-oj9ld4xg4q 7 ай бұрын
Allah ku fudayo
@Naxarisey
@Naxarisey 3 ай бұрын
2024 /4/23/04:54😊❤in sha.alaah wan so laban dona markaan helo muraadkeyga😌❤️‍🔥
@Fatima.305
@Fatima.305 2 ай бұрын
Mashallah Allah haku siiyo wll waxaad jeceshahay o kheyr ku leh
@farxiyo77
@farxiyo77 Ай бұрын
Maheshay😢❤
@aliabukar4742
@aliabukar4742 2 жыл бұрын
Ducadaan anaa ku duceystay aniga oo safar ahi oo bad marayo inta doonta la farsamaynaayay ayaan illaah ku bariyay ducadi ne waa oo ii aqbalay wlh alxm alxm axlm alxm alxm alxm alxm alxm
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay hadaad isku xirto waad liibaaneysaa aduun iyo aakhiraba Jazakallah kheyr wll
@fatimamohamud7555
@fatimamohamud7555 2 жыл бұрын
M. A alxm yaarabi anagane noorumey io intiimuslima haurumeeyo iyadoo kheyr eh
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
@@fatimamohamud7555 Masha Allah walashey waa Alle mahadii hadaad heshay muraadkaaga Fadlan subscribe channelka siina share garee ducadan Jazakallah kheyr
@fatimamohamud7555
@fatimamohamud7555 2 жыл бұрын
@@Weyraxyare jaskalah kher wansare
@abdisamadabdirahman9724
@abdisamadabdirahman9724 Жыл бұрын
Ilaahow Kaama Niyad jabaayo Ducadeydana Wad Ii aaqbali dontaa wllyal adinkana Muslim baanu nahee Iso dueceya🥺
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
Muraadkaaga o aan macsi lahayn alle hakuusahlo wll isha allah alle wuu kaafarxin doonaa
@hiponuur9621
@hiponuur9621 Жыл бұрын
allh muradkagon macsi lahay haku siiyo
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Rabi haa kuu sahlo xbbti
@samraqurux9405
@samraqurux9405 2 жыл бұрын
Wlh blh tlh ducadan xalay ayan tijabiyay salatul leylka ayana aqristay 40 jeer sajuuda dhexdeda xafiis dowlada wadankan anku nolahay aya warqad iga xayirned subixi sadex sac an tagay xafiski 6sac duhurki ano faraxsana kaso baxay oo warqadi an uga bahnay ankaso helay deg deg waliba alx ilaah aya mahad leh🤲 sheeikh jazakallaah
@zamzamabdirizakibrahim4065
@zamzamabdirizakibrahim4065 2 жыл бұрын
Plz wll muraad ayan leeyahy RABI inu ducadeyda ii ajiibo igu ducee🤲😭😭
@sakiasaid6810
@sakiasaid6810 2 жыл бұрын
Masha Allah🥺
@sakiasaid6810
@sakiasaid6810 2 жыл бұрын
Hada ayaan kuso ducaystay ducadaan marar badana waan ku ducaystay ilaahay ayaan sugayaa wali🥺💯❤
@emmamohamett4584
@emmamohamett4584 Жыл бұрын
M.a wllhi ani xafiis liiga dhagan yahy wxn rajeenaa inaan ka gudbo aad ugu raafaadsanhy isoo duceeya
@ayanhassan5906
@ayanhassan5906 Жыл бұрын
Abaayo ducada sujuuda aad ku aqrisay sidee kutirisay 40 jeer aniga tirada sajuuda ayaa qaldaa iisoo jawaab wll qaali
@Saada02
@Saada02 6 ай бұрын
Xasbunallaah Sayu’tiinallaahu Min Fadlih Inaa Ilallaahi Raaqibuun ❤ 4:41
@Ahmedhassan13463
@Ahmedhassan13463 5 ай бұрын
Thanks Zxb
@Saada02
@Saada02 4 ай бұрын
@@Ahmedhassan13463 isku lenahay wll
@CaydaruussiciidCayto
@CaydaruussiciidCayto 4 ай бұрын
Wad ifahsii ilaahay fahaanka haku barkeeyo❤❤
@Saada02
@Saada02 4 ай бұрын
@@CaydaruussiciidCayto Aamin wll 🤲🏼
@khalidayi7683
@khalidayi7683 4 ай бұрын
Waad mahadsan tahay masha allah aad baad iifahansiisay wll adna qeer allaha kusiiyo ❤
@liibaanhassan9504
@liibaanhassan9504 9 ай бұрын
illahey ha ii aqbalo muraadna waa leyahy iiso duceeya in AllaH SWT ii sahlo muraadkeyga😢😢🤲
@aalamahamood1465
@aalamahamood1465 2 жыл бұрын
Ducadan wlllhi qofkii akhriya illahy wxu rabo deg deg u siinaya . Manshallah jasakallah khyr sheekh
@huska581
@huska581 Ай бұрын
Alxamdulilaah 😭wlhi muraadkaygi allaah wuu isiiyay si lama filaan ah oo dag dag badan 6bari gudohood muraad aad u culus bu allaah isiyay😭 allow adiga mahad dhan ku sugnaatay from godey gacalo
@Saadaq19
@Saadaq19 11 ай бұрын
Wlhi ducadaaan waa aqriyay ilaah muraadkiii woo ii fududeeyay Alx anoo buufis ihaayo ku duceesty Alx hada meesha rby waa gaarY ❤ilaah qeyr Haku siiyo shiq
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 6 ай бұрын
Wl iga caawi qaabke I akhriday Ana aad uraba dhoof
@Saadaq19
@Saadaq19 6 ай бұрын
@@Hamdamowlid5 abyo salaatul leyl ku aqrinaaa 40 jeer kadib waa in allah aaminsanthy oo ku kalsoon thy iska wad ilaah muraadkaga ka heleyso Ani waqtigaas buufis igu jiray Alhm ilaah Sanad gudaheed ayuu iigu dhameyay Alhm
@ahmez5385
@ahmez5385 2 жыл бұрын
XASBUNALLAHU SAYUTIINALLAHU MIN FADLIHI INNAA ILALLAHI RAAQIBUUUN❤️
@hawodiriye7948
@hawodiriye7948 2 жыл бұрын
Jisakalahi walalo ahmez
@bibi9800
@bibi9800 2 жыл бұрын
Xasbunallahu Sayutinallahu Min Fadlih Innaa Ilallah Raaqibuun
@hanibashir8052
@hanibashir8052 2 жыл бұрын
XASBUNALLAH SAYUTIINALLAHU MIN FADLIHI INNAA ILALLAHI RAAQIBUUN
@user-lv6jz5rf2o
@user-lv6jz5rf2o 2 жыл бұрын
masha Allah shukran
@mocariifofficial413
@mocariifofficial413 2 жыл бұрын
XASUBNALLAHU SAYUTIINALLAHU MIN FADLIHI INNAA ILALAHI RAAQIBUUN
@siciidlaarimaxamed-yz6lc
@siciidlaarimaxamed-yz6lc Жыл бұрын
ducadaan saxiib baa la ahay waxaan ALLE ku weydiistay waa heelay ❤🤲❤
@sofiafarhan5246
@sofiafarhan5246 Жыл бұрын
Aniga waan ku duceystey dhawr bilood ka hore anigo rabey in aan gursado ayaan ugu duceystey in uu ilaahey ifududeyo gurki aan rabey si dhaqsi ah iyo weliba qofkii aan jeclA alxamdulil waan gursadey
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Alxmdulillh Rabil calamiin jasakallh xbbti anigan iso duce ilhay inuu nagaa aqbalo
@ayaanaxuseen1408
@ayaanaxuseen1408 10 ай бұрын
Wll xilimad ku ducaysaty imisa jeer iso sheg
@ayaanaxuseen1408
@ayaanaxuseen1408 10 ай бұрын
Imisa jeer wll xilimaad ku ducaysatay imisaad wadayna
@sofiafarhan5246
@sofiafarhan5246 22 күн бұрын
Walal salada subax mida kle astaqfurtana ku dara
@sharmarkemohamed5400
@sharmarkemohamed5400 Жыл бұрын
Marka Hore Alle Ayaa Mahadiskaleh Marka Labaad Waxan U Mahadcelina Sheqa Qayr Allaha siyo. Walalayal Murad Ayan Laha 24saac Gudohood Aya Aqristay Isla 24gudojood Muradkega Wan Ku Helay Alx Fadlan Aqrista Salad kasta Oo Waajib Ah Gadasheeda 40 jeer si qalbi ah.
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Jasakllh wllo ilhay khayr badan haa kuu siyo
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 2 жыл бұрын
Walaalayaalow Illahay dartiis iigu soo duceeya hadaa aragto fariintayda ha i gudbin🥺🥺🥺muraad ayaan leeyahay inuu Allah ii sahlo 🤲🏻🤲🏻ducadana waan aqrisanaa
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Muraadkaaga Allaha kuu fududeeyo insha Allah
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 2 жыл бұрын
@@Weyraxyare Aamin ya rabbi 🤲🏻
@sacdiyoabdi8920
@sacdiyoabdi8920 2 жыл бұрын
Alle wxaa rabto hakuu sahlo wll
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 2 жыл бұрын
@@sacdiyoabdi8920 Aamin ya rabbi 🤲🏻
@saamabdullah8710
@saamabdullah8710 2 жыл бұрын
Wll macaneey ilahay haku sahlo wa bil barakaysan inshallah🥺🙌🙏
@kunnaayeofficial1322
@kunnaayeofficial1322 3 жыл бұрын
حَسۡبُنَا ٱللَّهُ سَيُؤۡتِينَا ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦ إِنَّآ إِلَى ٱللَّهِ رَٰغِبُونَ waxaana nagu filan Eebe wuxuu naga siin Eebe fadligiisa Anaguna Eebe unbaan wax ka doonaynaa (saasaa u khayroon). -Surah At-Tawbah, Ayah 59
@Weyraxyare
@Weyraxyare 3 жыл бұрын
Axsan sharaxaad yo aqoon dheeraad ah Allaha kuxafido wll
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 жыл бұрын
Surada sheekhu inbaanu akhrin malaa bal u fiiriya
@kunnaayeofficial1322
@kunnaayeofficial1322 3 жыл бұрын
@@najaxyousuf6813 wa rasuulihii ayaa uu ka saarey
@raxmataali8598
@raxmataali8598 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا في الدنيا والآخرة
@farhiya2269
@farhiya2269 2 жыл бұрын
Mahadsanid inbadan
@fariido-mj4be
@fariido-mj4be Жыл бұрын
Ducadan wan bilaaabi insha allah 1/8/ 2023 iilahay wan ku kalsoonahay oo waxan ka rajaynayaa inu isiinayo muradkayga insha allah halkan ayaan kusoo qori doona markan helo insha allah 😢😢 ina soo duceeya
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 11 ай бұрын
Insha Allah abaayo allaha kuu sahlo muraad kaaagaga
@maryanhashi6253
@maryanhashi6253 10 ай бұрын
Wll maheshay ana hadaan rabaa inan aqriyee
@user-oj9ld4xg4q
@user-oj9ld4xg4q 7 ай бұрын
Allah kufuday❤❤
@Sir_Fa
@Sir_Fa 2 жыл бұрын
Masha Allah... Waxaan xaggan ku qu'exige rabay in sida uu sheekhu sheegay an anigu tijaabiyay maanta waanay martay arintaas oo muraadkii aan lahaa wu iifulay... alhamdulillah Alle ha kaa abaal mariyo sheekh sida u kheir badan masha Allah. War dad yahow waa sax ducadaan e laqabsado bi'idni Allah el Karim
@sakiasaid6810
@sakiasaid6810 2 жыл бұрын
Goormee kuducaysty wll xiligee🥺
@Sir_Fa
@Sir_Fa 2 жыл бұрын
@@sakiasaid6810 waxaan dabaqay wax yar oo 20tan daqiiqo udhigma kahor salaadka fajriga... alhxamdulillah
@sakiasaid6810
@sakiasaid6810 2 жыл бұрын
@@Sir_Fa wll xoga sharaxaad iga sii muraad leeyhy
@sakiasaid6810
@sakiasaid6810 2 жыл бұрын
@@Sir_Fa wll iisoo jawaab😥
@barwaqomohamed3679
@barwaqomohamed3679 Жыл бұрын
@@sakiasaid6810 hdan walal ku sharxo san u fahmaY 20 daqiiqo ka hor salada subax akhri
@ayaanbadan9301
@ayaanbadan9301 2 жыл бұрын
Masha allah ducadan dorad baan helay safar baan ahaa ano bila sharci ahaa wlhi masha allah meeshi dadka laga celinayey oo aad loogu dhibayey anigu markan dhafayey mabay i arkan mala xita hal sual imay waydiumin masha allah sheikh jaza akalahum intan noolahayna waan wadi
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Masha Allah waa Alle mahadii haduu Alle kuu aqbalay muraadkaaga fadlan lawadag Intaad kheyrka lajeceshay Jazakallah kheyr
@munasiyaad9693
@munasiyaad9693 2 жыл бұрын
Masha allh alle ayaa mahdleh
@suaadabdi6778
@suaadabdi6778 2 жыл бұрын
jazakalah khayr wan akhriyaya insha allha muradban leyehe isoo duceeya in ilaha isahlo culays iyo murug ayaa isaran
@ayaanbadan9301
@ayaanbadan9301 2 жыл бұрын
@@suaadabdi6778 insha allah wllo alle haku fudaydiyo muradkasto oo aad leedahay murugtana farxad hakugu bedelo saliga nabiga badso insha allah farxad fara badan baan ku rajeyn nayaa
@suaadabdi6778
@suaadabdi6778 2 жыл бұрын
@@ayaanbadan9301 amiiin wallo jazakalah
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 2 ай бұрын
Inshlah waaan aqrisanya murugbaan daremya nin iska.danyaran ahay oon shaqao haysanin ilmo iyo xaasna leh
@kadramohammed3944
@kadramohammed3944 2 жыл бұрын
Mach allh ilaahey amuurteydii Waa i fududeeyey markii aan akhristey ducadan imtixaam aanan islahey waad ku baaseysaa ayaan ku baasey alxamdulilaah ilaahey baa mahada iska leh diinteenu waa nasteexo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️
@yusrobashiir342
@yusrobashiir342 2 жыл бұрын
abyo meqa mar aya aqrisey
@guudweynecca8119
@guudweynecca8119 2 жыл бұрын
Abaayo mayqaa mar ayaa aqrasay
@kadramohammed3944
@kadramohammed3944 2 жыл бұрын
Waxaa akhristey 40 mar salaada makhrib iyo subax kadib. Mach allh ilaa hada Wan akhristaa ilaaheyna amuurageyga wuu ii fududeeyey alxamdulilaah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@guudweynecca8119
@guudweynecca8119 2 жыл бұрын
@@kadramohammed3944 ok lkn sajuuda miyaa ku aqrisay wll mise
@guudweynecca8119
@guudweynecca8119 2 жыл бұрын
@@kadramohammed3944 ilaa aad ka hasho miyaa waday mise 2 waqti lee aqrisay hno
@Suldamo_eb246
@Suldamo_eb246 2 жыл бұрын
Alx ducadan wan akhristey anoo markas wax la an ahaa deyna laygu lahaaa anona filaneyn ayaan bankgeyga haragisa fiiriyey o marka aan ku ogaa 5$ mise akoonkeyga waxa ku jira lacag gaareysa 1595$ Wan amini wayey bankgeyga wacey waxan dhahey lacag dheeri ah ba ku jirta bangeyga ya igu so khaldey cidna kuguma so khaldin lacagtada adaa leh bey igu dhaheen alx Inta dhahy labo racko salada tukadey illahey ajar haka siyo siikh 🥰
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Masha Allah walashey Allaha kuu barakeeyo fadlan ducadan lawadag Intaad kheyrka lajeceshay insha Allah
@shaadiyocadnan935
@shaadiyocadnan935 Жыл бұрын
@@Weyraxyare wll gormee la aqristaa duhurkiiy ma aqrisankaraa
@Weyraxyare
@Weyraxyare Жыл бұрын
@@shaadiyocadnan935 guud ahaan salaadaha gaar ahaan salaada subax
@shaadiyocadnan935
@shaadiyocadnan935 Жыл бұрын
@@Weyraxyare hye wll mahadsanid qer allah kuu siiyo
@dahir867
@dahir867 10 ай бұрын
​@@Weyraxyare walalow waxan kuweydiyey, xasbunalahu sayutiinalahu min fadlihii WARASUULAHU, malaga booda? Fadlan isoo jawaab kheyr allah hakusiiye
@niciimajanno4217
@niciimajanno4217 10 ай бұрын
Yaa rabbi murugta maanta ihaysata farxad iigu badal yaa rabbi qalbiga ii qabooji yaa rabbi iinaxariiso adigay wax walbaba gacantada ku jiraane 🤲🤲
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 10 ай бұрын
Amin wll Amin 😢alle muradkaga oo bila macsiya midigta haka siiyoh
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty 4 ай бұрын
Aaamin yaa raabi wllo🤲
@Abdisalam-Mohamed-Ali
@Abdisalam-Mohamed-Ali Жыл бұрын
Wlhi 2022 ee ehed anigoo exam ka dowlada wx yar nooga dhimanyahay kadib maamulaha aya dhahy lacg ayaa liska rabaa oo id card eh wlhi maan heysan qofka iga bixin jiray schoolka ne hooyo eheed waxn hoyade kawaayana waa wayey lee , subixi udanbeyey eyey eheed oo ninkii lacgta id card ah dhiibin examka dowlada uma xisaabsana oo waa id card la'aan kadib subaxaas aan bixi rabay ayan hebeenki soo kacay 2 rakaco dukaday ducadaan baan 40 jeeer aqristay "ilaahow dadka ha igu hor ceebeyn😢" ayan dhahy wlhi subixi xitaa wadada waan kusii aqrisanayey mrkan schoolkii tagay fsalada ayaan galny 3 saac mrkee tahy baa xafiiska liiga wacay anoo walwalsan baa lii dhahy lacgta waa dhiibtay , xfda marka imid aan hooyo weydiyey na wexee idhahday adeer aabo la dhashay baa soo diray yaa allah😢🤲
@Weyraxyare
@Weyraxyare Жыл бұрын
Masha Allah
@ikraancaabi5707
@ikraancaabi5707 Жыл бұрын
M.a pwe srrg ina is aqoono ba fcnan lahayd mrkas hadna hayn xita dayn banku doni lha illahy muradkaga haku sahlo😢
@Abdisalam-Mohamed-Ali
@Abdisalam-Mohamed-Ali Жыл бұрын
@@ikraancaabi5707 Alx wn ka gudbay baayo hda arday smester 2 sii dhameenaya ban ahay
@ikraancaabi5707
@ikraancaabi5707 Жыл бұрын
M.a pwe inta kuhartay alle Haku dhamystiro
@MaryanDagan
@MaryanDagan 7 ай бұрын
Qof ale ku xiran ba thy ale qofka kuxiran ma dayco bowe ale nbad hkugu dhmeyo❤
@hafsaomar-bl9he
@hafsaomar-bl9he Жыл бұрын
Yaa rabi muraadkeyga iyo kan musliminta no sahal rabiyow gafkena iyo geeridena ha kulminin wllyal muraad ayaan leyahay iso duceeya in uu Allah ii sahlo sheikh aad ayad u mahadsan thy
@nasraabdirahman7004
@nasraabdirahman7004 2 жыл бұрын
Allxamdullillaa walahi ducadaa waan ku liibanay waan waxaan ku ducaysay saqdhaxe subixii balan baan lahaa Allah wax fiican buu igala kulmiyaya allhu akbar wanaagsane waa ilahay allow adiga mahadaa leh
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Masha alh rabi hakuu barakeeyo wll qaliya
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Yaarabi naga farxi dhamanteyn
@user-ph6nc2yd3h
@user-ph6nc2yd3h 6 ай бұрын
@@xabiibaqali8564ex
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 Жыл бұрын
ep 30, 2015 - Hasbunallahu Sayu'teenallahu Min Fadhlihi Innaa ilaa Rabbinaa Raghibun… Hasbunallahu (Allah is sufficient for us)❤❤❤❤
@abdullahimohamedali3526
@abdullahimohamedali3526 Жыл бұрын
😊
@abdullahimohamedali3526
@abdullahimohamedali3526 Жыл бұрын
Copy
@mariamhassanhanshi8764
@mariamhassanhanshi8764 Жыл бұрын
Ya Allah kama niyad jabin ilahow dhaman arimaheyga iisahal iyo inta musliminta ah ya Rabbi Ya Raxmaan
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aaamin yaarabi xbbti
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aaamin yaarabi xbbti
@somalibros2718
@somalibros2718 11 ай бұрын
Amiin
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Aamiin Aamiin
@shadiyasalax4155
@shadiyasalax4155 2 жыл бұрын
Sheekh ilahy cimriga ha ku dhereyo abayo ilahy ha ku fududeyo muradkaga amiin yaarabi
@ZuhuurKhaliif-up5ud
@ZuhuurKhaliif-up5ud Жыл бұрын
Ilhy ha idin xifdiyo iso duceya wllahyga musliminta ahow inu ilhy amurahyga dhan isahlo idin kana ilhy ha idin fududeyo I.a😢❤
@khadrohussen2950
@khadrohussen2950 11 ай бұрын
Maanta oo isnina ayaan bilaabey 28 8 2023 ducadan waxaan aad ugu rajo waynahay in uu ilaahay ii aqbalo muraadkayga illahay ii sahlo aamin ii dhaha wll
@Shukria.4
@Shukria.4 7 ай бұрын
Abaayo allah ma kuu aqbalay dycadiii
@user-ux1zf3po1w
@user-ux1zf3po1w 6 ай бұрын
Allaha ku aqbalo😢😢
@Quman-qm
@Quman-qm 6 ай бұрын
Ana maanto is nin ah bilabay
@Quman-qm
@Quman-qm 6 ай бұрын
Xasbuna allah sayutiina allah min fadlih inaa ilalaah raaqibuuun..
@NimcoCismaan-hz7oj
@NimcoCismaan-hz7oj Ай бұрын
Abyo ma heshay muraadkii😢
@abdirahmanhassan3950
@abdirahmanhassan3950 2 жыл бұрын
Ilahyow Qur'an ka najecleysi no fudude ilahyow muradkey iyo murad Muslim sahal ilahyow murugada naga qad ilahyow cafimad isi ilahyow fahmada iyo fahanka ifudude rabiyow culeyska iga iyo wixi. Idhibayo dhan yaaa daljalali wal ikraam❤️
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Aamiin wll
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Amiiin amiin yaa alah
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Amiin wllky ajar alah kaa siiyo o alh no aqpalo
@nawalaragsansalahiid37
@nawalaragsansalahiid37 Жыл бұрын
Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin Aaaaaaamiiiiiin
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aaamin yaarabi calamiin
@kadarali6223
@kadarali6223 2 жыл бұрын
Maansha allaah Sheekh khayr Alle hakusiiyo Shaly baan waraysi lahaa Waxaan akhriyay 40 kahor fajarka 40 kadib fajar Hamigii iyo walwalkii dhan waa la iga qaaday Waraysigiina waxaba la imawaydiin Waana helay muraadkayga
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Masha Allah wll gaarsii Intaad kheyrka lajeceshay Jazakallah kheyr
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
Masha alh wll alaha ku barakeeyo ane iisoo ducee
@sihamsiman1221
@sihamsiman1221 2 жыл бұрын
M.a wll allaha kusiyathiyo I.a
@naimoali3374
@naimoali3374 Жыл бұрын
Wlhi blhi salaad subax ka hor in aan so kacay aan sajuuda 40 jeer ku aqrin marka ka baxay 40kale aqriye galabtii aqbaar fcn halay
@fartunomar8118
@fartunomar8118 Жыл бұрын
Sheekh qeyr badan alah ku siiyo, Ducadan waa sida aad sheegtay. Alaha waa deeqsi, raxman iyo rixiiim.Waan ku libaanay ducadan. Alxamdu lilaah.
@AloneBoy-rr6ow
@AloneBoy-rr6ow 2 жыл бұрын
Wll waxa rabto Allah kuusahlo ILAAHEY haku barakeeyo❤ ana rabo duco isoo duceya 😢
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
Waxkasta oo aad rajaynayso alle hakuusahlo muraadkaaga o aan macsi lahayn isha allah alle garabkaaga hagalo
@ubahhussein206
@ubahhussein206 2 жыл бұрын
Ilahayow rabiyow raxmaanow muraadkayga isii on macsi lahayn maqalkana ifur 12sano ayaa djegta midigta maqalkii i yarady on dhego cuslaady aydoo wax kudhacay anan garanayn wllyaal iso duceya ilhyow cafimaad taama isii ilayow rabiyow raxmaanow dhamantyo no naxariso hoyadyna ilhyow icaafi meelksto xanunaysa u buksii aaamiin yaa allah 31 may/2022🤲🏻🤲🏻🤲🏻xasbuna llaah sayatuuna llah min fadlihi inaa ilaa llaahi raaqibuun🤲🏻
@mrzack4124
@mrzack4124 2 жыл бұрын
Walal ilahaygi araga lugaha gacmaha kusiyey agtisa waxba kama ahan maqal inu kuso celiyo ilahay waxan kaga baryaya inu kuso celiyo runti wa murugodey qoralkaga marka arkey👏🙏😪
@ubahhussein206
@ubahhussein206 2 жыл бұрын
@@mrzack4124 aamiin wll.mahadsanid ilahy waxanka baryaya wa malin jimce ahee inu ducadada i aqbalo aamiin oo dhegta ibuksiyo
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Macany ilaah maqalkaa ku siyaadiyo ilaag wax laga parye wlhi mlaga wayo waa deeqsi
@ubahhussein206
@ubahhussein206 2 жыл бұрын
@@safaahmed7642 insha alh malin ban halkan qoraal kuso qori dona maqalki oo ibuksdy🤲🏻
@ismahaancabdullahi1147
@ismahaancabdullahi1147 Жыл бұрын
Amiiiin yarabi 🤲😥 xbbtiiii rabiyow kufur maqalka 🤲
@mohamedgeedi2057
@mohamedgeedi2057 2 жыл бұрын
حَسْبُنَا ٱللَّهُ سَيُؤْتِينَا ٱللَّهُ مِن فَضْلِهِۦ إِنَّآ إِلَى ٱللَّهِ رَٰغِبُونَ
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 2 жыл бұрын
Walal alle ajar hakaa siiyo wlh qoraalkaga ayaa shout out aan kaqatay waan aqristaa jisakalahu khayran
@ruunyusuf4941
@ruunyusuf4941 2 жыл бұрын
Suuradee ku jirtaa wll ayadan
@smoorhalamorh4596
@smoorhalamorh4596 2 жыл бұрын
قققق
@smoorhalamorh4596
@smoorhalamorh4596 2 жыл бұрын
ققققث
@smoorhalamorh4596
@smoorhalamorh4596 2 жыл бұрын
قققق من
@abubakarbashir4735
@abubakarbashir4735 2 жыл бұрын
Asc walalayal ducadan walahi aqbal waaye aniga manta ooy tariqdu tahay 4/29/2022 ramadan kana 28 balan ayan kalahaa immigration us citizenship application keyga 4 meel ayu kaqaldana walahi xata maleyweydinin alx lilaah waan kuso gulestay masha Allah
@leehyeong2421
@leehyeong2421 2 жыл бұрын
Mashallah hampalyo wllshey
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Wcs masha alh
@mohamedkhamisdubow4395
@mohamedkhamisdubow4395 3 ай бұрын
Walahi been ma adan sheegin wn sameeya muraadkeeyga Allah wuu isiiye Alxmdulillah Rabi caalamiin
@hadiaahmed1978
@hadiaahmed1978 2 жыл бұрын
Noosoo Duceeya Wllayaal Habaryartay Ayaa Xanuunsan Inuu Ilaahay Noo Caafiyo Nogusoo Duceeya
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
M.a illaahay fiicanaa oo gargar badana illaahoow na cafi ya rabbi 🤲🤲🤲
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 yaarabi yaa raxmaan isii janadaada iyo ubad baari ah rabow adaa ar xamu raaximiina adaa awoodu kuu sugnaatay yaa jala jalaalu
@awdable
@awdable 3 күн бұрын
walaalaha waxaan ka codsanaya inaad isoo duceeysaan qalbigaa i holcaayo yaa allaah ilaahow culeeska i haysto iga dulqaad
@nafisoabdikadirali7825
@nafisoabdikadirali7825 Жыл бұрын
Xasbunallaah sayu'tiinallaahu min fadhli inaa ilalaahi raaqibuun illhow muraadkeyga ii sahal 🤲🤲 iso duceeya wllayal
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Aaamiin Allaha kuu aqbalo Sister
@hodancabdi3018
@hodancabdi3018 Жыл бұрын
Alxm illhay ayay mahadi u sugnaatay ducadaan xalay Ayaan akhristay 100 jeer ayaan akhriyay walaahi saaka subaxii waxaa isoo wacday shaqo iigu yeedhaysa oo aan hore u wadiistay dhowrjeer iguna tidhi mahayo Ayaan markaan aqristay ducadan ii wacday masha allh sheeqoow jizaakumulaagu khayr waar hala ogaado ducadaan walaahi waa cajiib ayay igu noqotay sida deg dega ah een uhelay muradkaan rabay
@Weyraxyare
@Weyraxyare Жыл бұрын
Masha Allah waa Alle mahadii haduu Alle kuu aqbalay muraadkaaga ducadaan aniga iyo dadbadan ayaa kuliibaanay Alxamdulillah sheekhana Allaha ka abaalmariyo insha Allah
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
Masha allah abaayo ana shaqo sugayaa in aan helo rajaynayaa isooducee adna shaqadaad heshay alle hakubarakeeyo mid khayrqabta alle hakaaga dhigo isha allah
@safiaadan6775
@safiaadan6775 4 ай бұрын
XasbunaAlllah Sayu'tiinallaahu min fadhlii,, innaa illa laahi Raaqibuun.
@salaadcade5962
@salaadcade5962 4 ай бұрын
Saxbuna Allah sayu,tiinallaahu min fadhlil innaa illa laahi raaqibuun
@xamdisalaad5734
@xamdisalaad5734 Жыл бұрын
Anigo xanunsan ayan ku duceystay wana cafimaday alxamdulilah jisakalah shiq
@mustafemahamud8990
@mustafemahamud8990 8 ай бұрын
Asc dhamaan walaalaha muslimiinta iiso duceeya inu Allah owlad baari ah i siiyo
@ugasoloveas6115
@ugasoloveas6115 8 ай бұрын
Allah haku siiyo wll Adiga iyo inta aan heysan Allahuma Aamiin🤲
@daariyocabdlecujeyi
@daariyocabdlecujeyi 8 ай бұрын
Allah ku siiyo kuwa wngsn o adu io aqiro ku anfaca adiga io inta kula midka ah 😢
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Allah haku siiyo Owlad baari Ah Aamiin
@abdicbdi
@abdicbdi Жыл бұрын
Walaalayaal hooyadeybaa xabsi ku jirta oo waayeel ah waliba xanuun iyo tabar daro heysato si dulmi ah ayaana gurigeeda lagula baxay warna kama heyno halka iyo mesha lagu hayoba Ilahy dartii iigusoo duceeya
@dayaxabdidhuxulowdayaxabdi7537
@dayaxabdidhuxulowdayaxabdi7537 Жыл бұрын
Allaha kasoo saaaro wll insha allah
@sacda323
@sacda323 Жыл бұрын
illahayow amuurtena inoo sahal shalay ayaan ducadan xaftiyay Rabigayna wan ka sugi inuu iiqabalo 🤲🤲
@HiboAbdullahi-em7pi
@HiboAbdullahi-em7pi 4 ай бұрын
Illahow muradkeyga isahal hamigeyga iyo riyoyinkeyga yaarabi😭😭😭🤲🤲🤲
@mohamedAli-wt6gf
@mohamedAli-wt6gf Жыл бұрын
Mar aan xanuunsanaa oon dhaqtar qurbaha u aaday ayaan ku dhibtooday balantii eey ii qabteen markaas AYAAN QIMAAMU LEYL U KACAY OO AQRISTY DUCADAAN WALIBA SUJUUDA AYAAN KU AQRISTy waana helay subixii ku xigay balanta alxmd waanA xiligii karoonaha
@sumayaahmed1992
@sumayaahmed1992 Жыл бұрын
Asc wlaalahyga musliimta ah muraad ayaan leehay iisoo duceeya in ilaahay swt muraadkaygaa isiiyo 🙏🤲
@nimcomuhumed3621
@nimcomuhumed3621 Жыл бұрын
ISO duceeya umatul islaam in allah heesa dhegaysiga iga so hadeeyo😢
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aaamin yaarabi ilhay haa kaa madobeyo xbbti
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Alle hakuu aqbalo ducadaada
@kawsarapdi-r9l
@kawsarapdi-r9l 12 сағат бұрын
isoo duceeeya IlHay inuu iga Qaado xanunka naqaska qabaa IlHay dartii😢
@halimamayowosman3826
@halimamayowosman3826 10 ай бұрын
Allahayow muraadkayga i sahal ya rabbi iso duceeya walalhay😢😢😢
@somaliyasomalibaaleh6687
@somaliyasomalibaaleh6687 Жыл бұрын
Asc walaalaha meeshan ku jira isoo duceeya bari imtixaan aan leyahay oo leysika gaari ah fadliga ducadaan iyo tiinaba insha allaah isoo duceeya 🤲
@kingboy-ud8vp
@kingboy-ud8vp 2 жыл бұрын
Masha Allah shoukran wa jazaka allahu kheyra fii Dounia wal aqira sheekh Hassan Allah SWT haka farxiyo insha Allah
@user-kn9pz8ww1h
@user-kn9pz8ww1h Жыл бұрын
Ilaahow muraa keey iyo inta muslimka nosahal aamiin❤❤❤ yaarani👐👐👐
@sagalmaxamedcumar7141
@sagalmaxamedcumar7141 2 жыл бұрын
wlahi ducadaan waxan aqrisan jirey salaada subax kahor sidookale marwalbo waxaan aqristaa ayaul kursi mlin anoo shil halisa kujiro ilahay SWC wuxuu igu badbaadshey wado aana fileyn inee mcquultahay lkn ilahay xagiisa macquul kanoqotey alx kalaamka ilahay waxkaweyn majiraan sidhaba hadaa u aaminto❤ jazaakalaah kheyr shikh
@naciimonalkaofficial1800
@naciimonalkaofficial1800 2 жыл бұрын
masha all ah sheekh allah ha ku dhaafo waxa tahay sheekh jecel inayy wax bartaan ubadka somaliyeed
@Saara905
@Saara905 3 ай бұрын
Waan akhrinayaa insha allaah wanso sheegayaa allaah wanaagsane khayrkaan kala kulmo ilaahay kalsooni buuxda kuqabaa hadaan gacmaha utaago🥹📿
@Mudane-Sare
@Mudane-Sare 2 жыл бұрын
حَسْبُنَا اللَّهُ سَيُؤْتِينَا اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ إِنَّا إِلَى اللَّهِ رَاغِبُونَ
@marayanahmed8666
@marayanahmed8666 2 жыл бұрын
Maashaalah
@jimalebiyo4397
@jimalebiyo4397 Жыл бұрын
🎉
@hodanmaxamed5546
@hodanmaxamed5546 2 жыл бұрын
Illhow muradkeyga iyo intii muslim ah oo muraad leh noowada sahal ya rabbi🤲🤲🤲qof walbo qoralkeyga aqriyo siniyad ah haigu so duceyso plz🥺🥺🥺🥺🥺
@janadunia8595
@janadunia8595 2 жыл бұрын
Alxamdulillah dintenu wa nastexo illahow adiga ayey mahad kusugnate🤲
@sophiaabdilahi8664
@sophiaabdilahi8664 13 күн бұрын
Yaa rabbi muraadkayga iso sikhir adigaa wayne muraadka aan leeyahay ilaahayow igu guulee idamkaga 🤲😔
@ruweydoabdirashiid8500
@ruweydoabdirashiid8500 2 жыл бұрын
Allow muraad ayn leyahy allow muraadkeyGa iisahal 🤲🤲🤲
@Kaftan688
@Kaftan688 2 жыл бұрын
Ilaah khayr haku siiyo Sheekho, ducadaan Waa ku liiban, adigana Ilaah ajir hakaa siyo Amiin
@Weyraxyare
@Weyraxyare 2 жыл бұрын
Aamiin wll Jazakallah kheyr
@abukarshiqa6559
@abukarshiqa6559 2 жыл бұрын
Jazakalah
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 жыл бұрын
Wll ma akhrisaty oo ma heshy waxad rajynaysy
@sadiaahmedwarsame1696
@sadiaahmedwarsame1696 2 жыл бұрын
Walal meesha udanbeysa Raqibuna miyaa mise Radibuuna Mida kale maku fa,iiday
@drsgenyo8344
@drsgenyo8344 2 жыл бұрын
@@sadiaahmedwarsame1696 wll raaqibuun waye
@shiyaamshanana9276
@shiyaamshanana9276 3 жыл бұрын
wan walwalsanahay aadna wan u murugsanahay allah waxaan ka baryaa inaa ku dago oo qalbiga ii qaboojiyo waxaan rajeynayanah helo
@Weyraxyare
@Weyraxyare 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay murugada iyo walwalka sidagdag ah hakaaga bi'iyo Insha Allah
@shiyaamshanana9276
@shiyaamshanana9276 3 жыл бұрын
@@Weyraxyare aamin wall
@omaryusuf7231
@omaryusuf7231 2 жыл бұрын
ASC Walaal salaada tugu hadii aadan than hada warwar iyo murug ba salaad daawey uahy
@nastexoxassan2481
@nastexoxassan2481 2 жыл бұрын
Aamiin ya rabii dhamantena
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Abaayo dhamantee kuwo ku dago oo laga aqpalo alh naga dhiga ina so ducaya
@axmedkhadar1370
@axmedkhadar1370 11 ай бұрын
18/8/2023,jimce bacdal casar alle waxan weydisanayaa inuu muraadkayga oo san isiiyo niyadayda waxa ku jirana irumeeyo siduu qof kasto gacmaha so dhigta u usiiyo waxa uu weydistay ,alle waa deeqsi ,arsaaqe ,aragbadne naxaris badane wanan hubaa inu isiinayo niyadayda waxa ku jira ,allow i fahamsi diintada 😢allow i fahansii qur,aankaga aniga iyo muslimiinta dhamaantoood ,allow i sakhir cibaadadada igana dhig kii ku suhuuda kuna rukuuca sacad kaste ,allow irumee riyadayda wanaagsan 😢,imtixanada igu so socdana i sakhir🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@axmedtajirmuuse6553
@axmedtajirmuuse6553 2 жыл бұрын
Waan tijaabiyay wllhi ducadan waxan arkay wax aanan filayn wllhi wllhi ha la sameeyo waxad arki doontaa waxa aanad filayn wllhi insha Allah
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
Wll axmad iisooducee
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
♥️👍
@axmedtajirmuuse6553
@axmedtajirmuuse6553 2 жыл бұрын
Wll ilahay ha ku siiyo muraadkaaga oo bilaa macsiya oo degdeg ah wllshay
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Iaah naxristis nogu sahlo wx kasta
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
@@axmedtajirmuuse6553alx wll qali isoo decee ane in rabi iga aqbalo
@mulkisaney8614
@mulkisaney8614 2 жыл бұрын
Alxmdulilaah shiiq ajar alle hakaa siiyo ani allaah wuu igu liibanay hala aqristo saliga nabiga scw hala badiyo
@shamzo931
@shamzo931 2 жыл бұрын
Maku hashay wll muraadkaada hal mar miyaa aqrisay mise ilaa muraadkaada aad kahashay
@mulkisaney8614
@mulkisaney8614 2 жыл бұрын
Maba joojiyo abaayo marwalbo waan badsadaas saliga nabiga scw iyo tasbiixda magacyada allaah kuwo kamida walahay waalagu liibanah alxmdulilaah hala badsado abaayo najma culeyska wuu kaa yaraan haddaa darento culeys
@iamproud7936
@iamproud7936 2 жыл бұрын
@@mulkisaney8614 walal ma muraad aad lahayd ayad ku heshay mise qalbiga kugu qaboobay ii faahfahi
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
@@mulkisaney8614 ❤❤❤❤❤❤ masha alh mcnto ane isoo ducee
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
​@@mulkisaney8614 jaskallh
@ibrahimibrahim867
@ibrahimibrahim867 2 жыл бұрын
Xasbunalah sayutinalahu min fadli ina ilalahi raqibun ❤️🙏🏾 Allahayow nagu anfac
@falhathaadeshchannel8195
@falhathaadeshchannel8195 3 ай бұрын
Jazakallah kher qoralka da runti ducada sufican usi fahmaa shukaran
Baro Sirta 3 Camal Soo Dedejisa Aqbalka Ducada Sheekh Hassañ Jaamici 2024
18:47
1 Duco lagu helo waxaad rabtid - BEST DUA
11:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 147 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 2,7 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 11 МЛН
Tasbiixda waa dawada kurbo oo dhan looga Baxo  || Sh Mustafe Xaaji
23:55
20 Asbaab Oo Lagu Aqbalo Ducada Sheekh Maxamed Cumar Dirir
17:16
Dacwada Diinta 24 Media
Рет қаралды 40 М.
4 xanuun oo ay dawo u tahay Aayatul Kursi "Sh Xasan Jaamici"
55:00
Xogmaal Media
Рет қаралды 506 М.
Magac Allah Hadii Lagubaryo Uu Ducada Ajiibayo Sh Garaad Mukhtar
11:28
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН