Waa ducooyin aad qiimo badan oo u baahan in lagu dhaqmo illaahay sheekh maxamed na alla ha abaal mariyo
@nimcoabdullahi3560 Жыл бұрын
YAA RABI 🤲🥰❤️
@____Cumar____3 жыл бұрын
الله أكبر Runtii waa khudbo aad u qiimo badan ducooyinkaa uu sheekhu sheegayna waan baadhay oo waan helay ilaahay kaa abaal mari sheekh wllhi dar ilaahay ayaan kuu jecelahay ma aqaani cida aad tahay lkn toosnaantaa iyo labada hadal ee ugu qiimaha badan ee kalaamkii ilaahay ah iyo kii rasuulka ayaan kugu qiimeeyaa iyo aqoontaada alle miisaanka wanaaga ha kuugu darro dharaaro badan ilaahayow ku jirsii si aan aqoonta diiniid kaaga qaadano
@aswanahmed56523 жыл бұрын
اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم لاحول ولا قوة إلا بالله جزاك الله خير يشيخ محمد
@aishaamira25483 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@sulemanelmi56702 жыл бұрын
Allahu akbar kolay ani wax badan baan kaa faa,iday sheekh allaha kubarakeeyo
@maxamedbaashe849 Жыл бұрын
Jazakallah sh mohamed macalin Alle hakuu saaro miizanka wanaaga?
@cabdixaashi4983 жыл бұрын
Masha alaha Alaha kuxifyo sheqena
@ismahanbiintufarah20673 жыл бұрын
Masha Allaha jazakalla kheyr Sheekh Maxamed
@JamaculAwliya-nz5lg8 ай бұрын
masha allah walal ...scw ❤❤❤❤❤
@sacdiyogaraad1534 Жыл бұрын
Allah kubarakeeyo sh
@DeeqoCismaan-rx6oz2 ай бұрын
Masha alah shiikh alaha kubarakeeyo❤
@iyigunler95092 жыл бұрын
Alahu akbar insha alh alha iifududeeyo ilahow iguna caafi
@mohamedawalhassanawalhassan5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@khadijomaxamud50633 жыл бұрын
جزاك الله خير شيخ
@munaaxmed6263 жыл бұрын
Maansha allaah jasaaka allaah khayran
@ismailmohamed23963 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزا في الدارين وللمسمين اللهم امين رب العالمين شيخ محمد ابشر معلم
@mohamedjaamacvivaajuuraane34653 жыл бұрын
MashAllah that's great and awesome may Almighty Allah SWA reward you for your efforts in propagating the beautiful Deen of Islam
@Dhir.iyo.deef.3 жыл бұрын
Who is Ajuuran I used heard when I was young
@mohamudjama81763 жыл бұрын
الدعاء الأول. يحفظه إن شاء الله اللَّهُمَّ رَبَّ النَّاسِ أَذْهِبْ الْبَاسَ اشْفِهِ وَأَنْتَ الشَّافِي لَا شِفَاءَ إِلَّا شِفَاؤُكَ شِفَاءً لَا يُغَادِرُ سَقَمًا
@asxabiboqore45213 жыл бұрын
Jassa ka allah khayr wll
@nasramahamed83209 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faysaibraahin13133 жыл бұрын
ASHEEKH Ilaahay iibari bar I inuu Ilaahay wiilkayga adigoo kale ii ga kaadhigo
Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah
@munaabdi3183 жыл бұрын
Jazaakalaah 💙❤️🙏🙏🙏
@shcybshcyb82293 жыл бұрын
Ascwrb. Waxaan moodayeey oon u haysta in Ducada ka bilaabato......allahuma raba naasi ad-hibil ba's, washfii wa anta shaafi, laa shifaa' ilaa shufaa'ka , shifaa' laa yuqaadiru saqama. Ii saxa walaalayaal.
@____Cumar____3 жыл бұрын
عن عائشة -رضي الله عنها- مرفوعاً: أن النبيَّ -صلى الله عليه وسلم- كَانَ يَعُودُ بَعْضَ أهْلِهِ يَمْسَحُ بِيدِهِ اليُمْنَى، ويقول: «اللَّهُمَّ رَبَّ النَّاسِ، أذْهِب البَأسَ، اشْفِ أنْتَ الشَّافِي لاَ شِفَاءَ إِلاَّ شِفاؤكَ، شِفَاءً لاَ يُغَادِرُ سَقماً».
Asc Sheik sannad ka hor anoo Ethiopia jamacad ka dhiganaya type 1 diabete ayaa tahay insulin ta laysku mudo ma daynaysid marka isoo duceeya inaan ka maarmo iskama daynaysid ayey dhaheen Alle inu iga dulqaado inshallah
@mohammedawil10413 жыл бұрын
Walashey Alle haku caafiyo. Tankale Allah isku xir , markastana duceyso oo Alle bari. Istiqfaarta badi, quraan aqriskana badi. Insha alh caafimad dag dag ah ayad heli doontaa. Mahadsanid
@mohamudjama81763 жыл бұрын
Fadlan ducooyunka oo af carabi kuquran nosoo qora هل احد ممكن اكتب لنا ادعيا والدليل هما
@____Cumar____3 жыл бұрын
عن ابن عباس رضي الله عنهما عن النبي صلى الله عليه وسلم: ((من عاد مريضاً لم يحضر أجله فقال عنده سبع مرارٍ: أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك، إلا عافاه الله من ذلك المرض)). رابط الموضوع: www.alukah.net/sharia/0/129431/#ixzz6irdPmkM8