Dudaaye oo difaacayay 2 eedeysane ayaa yiri"Eedeysanayaasha waxaa lagu heystaa lacag aysan qaban "

  Рет қаралды 40,129

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Abuukaate Dudaaye oo difaacayay 2 eedeysane oo katirsan Bankiga dhexe ayaa yiri"Eedeysanayaasha waxaa lagu heystaa lacag aysan qaban oo shaqaba ku laheyn waayo lacagta canshuurta waxaa qaadda Wasaaradda Maaliyadda"

Пікірлер: 28
@warsameapdillahi4242
@warsameapdillahi4242 Жыл бұрын
Asc Abukaate iyo xeer ilaaliyaal iyo garsooreba waxaan kacodsanayaa in lagudadaalo cadaalada waad kumahad San tihiin
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Abuukaate jooji ereyada Afka Qalaad Waa ignore gareeyeen ,mexey tahay Dhaqan xumadaas ,war ma fahmayaa eedaysanuhu waxaad !!!?
@ayaanleabdi1728
@ayaanleabdi1728 Жыл бұрын
Ilaahey halaga baqo waxaa dhiman maxkamdii ilaahey garsoore Haku fududaan wax walboo goaan
@alihmd9379
@alihmd9379 Жыл бұрын
Gudoomiya maxka mada ❤ nin adag waaye
@MohamedAli-rd9pk
@MohamedAli-rd9pk Жыл бұрын
Abukaate Dudaaye 🥂
@shimaaliibrahim5514
@shimaaliibrahim5514 Жыл бұрын
Cadaalad waa tii Allah
@guuleedguuleed1811
@guuleedguuleed1811 Жыл бұрын
Dudaaye ay ay dhalaydhe uu iga yaabiyay legenku
@ismail.5g644
@ismail.5g644 Жыл бұрын
Abuukaate #DUDAAYE #XAQIIQDA KA HADLAY✔️
@MadarmohamedMmi-qu2dg
@MadarmohamedMmi-qu2dg Жыл бұрын
Lacagtu bangi iyo maaliyadba iyadoon la isla gaadhin immigration shirkada wy iska siin karan ruqsadaha iyagoo lacagta jeebkoda lgu shubay ileyn card yar weyi wuxuye
@NuradinMohamed_
@NuradinMohamed_ Жыл бұрын
Walhi abukaataha waaba legend lkn waxaa ksii legends macalinkii wx soobaray
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Жыл бұрын
Legends adi muu kuu yahay abulkaate doodiisa miizaan inay lahaataa larabaa Dudaaye hadalkiisa miisaan maleh waa hasocoto
@MadarmohamedMmi-qu2dg
@MadarmohamedMmi-qu2dg Жыл бұрын
​@@adammohamed5339ana kugu raacsan siday dadka bdnkod u arkan ninkan uma arko difaac un ama kuwii lacagta lunsaday ha ahaadan ama yny ahanine shaqada qabso un weyi xaalkisu
@Dalmar66
@Dalmar66 Жыл бұрын
@@adammohamed5339waan kugu raacsanahay runtii
@fartunwarsame7332
@fartunwarsame7332 Жыл бұрын
War nimabka siyaayad Baa loo haystaa
@abdourazakatteyehadenabdou167
@abdourazakatteyehadenabdou167 Жыл бұрын
La letter Contreras la violence n'est pas terminée. C'est une bataille constante. Cela fait partie de la culture du government. Charque,un voleur assis dans une bureau est arrete...????
@abdi2423
@abdi2423 Жыл бұрын
Qoftaan ok internet isgaaajirto maalaqabto aaway xeer ilaaliyaha
@abdi2423
@abdi2423 Жыл бұрын
Avv.Somalia cadi maha if does fit u must quit
@MadarmohamedMmi-qu2dg
@MadarmohamedMmi-qu2dg Жыл бұрын
Abukate dudaaye indha la'aanta nga jooji mesha wxa la raadinaya mha lacag maaliyada gaadhay Generalresit leh dadka awooda uleh ruqsad bixinta shaqalaha ajaanibta ayaa lunsaday lcgtii cashuurte la rabay in maaliyada lgusoo shubo hantidhawrku wxuu baadhis kusoo hely tirada ajaanibta dalka iny ka shaqeyan uhaysta ruqsada iyo lacagtii cashuurta lga rabay iny kasoo xarooto oo islahaan wayey marka wxa cad in lacagtas ay lunsankaran cida awooda uleh ruqsadbixinta shirkadahana u sameynaya card kii lacagtii oo wxlaga dhaafayna suuqa lgaga qaadanayo marka baangi iyo maaliyadba mxy arki hdiiba aan cidba la odhn lcgtas ka qabta
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Abuukate Dudaaye Wey igu Socota arintaada warbixinaha sharciga ah
@AbdihakimAliIsse
@AbdihakimAliIsse Жыл бұрын
Hayaay bank dhexe baaba tuugo ah marka
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 Жыл бұрын
Dudaasye
@ubahabdille8510
@ubahabdille8510 Жыл бұрын
Kkkkk
@AbdihakimAliIsse
@AbdihakimAliIsse Жыл бұрын
Wa kugu racsanahay taa. In bank laga Waresta
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
Ala been badnaa….Ragaan wa noo xeranyihiin aad kujirtaan rag godka jilacoow jiftay uma eko! Beer iyo bana olyo ayeey Darasalaam kaga quracdeen stop playing with us!
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 madinkaba cadaalad ka shaqanaaya
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 Жыл бұрын
Maxaa diiday in cadalada ka hadlaan sharciga u diidayo isheg xanunka kuhayo wa xanun aana daawo lahen
@madaalayaashaqaran2407
@madaalayaashaqaran2407 Жыл бұрын
GUUL IYO GOBONIMO
@kiikiimani
@kiikiimani Жыл бұрын
😂😂😂
Abuukaate Dudaaye oo doodiisa difaaca eedeysanayaasha soo bandhigay
2:04:38
Somali National Television
Рет қаралды 19 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,7 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Warka Universal Tv 06 10 2024
45:47
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН