Dulmi diid xawaadle 1988 gabaygaan waa taariiqi

  Рет қаралды 36,071

dulmi diid

dulmi diid

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 8 жыл бұрын
masha Allah guuleysta wiilsha xabadka xabadda u dhigto birta baaruudanne biya ka dhigto guuleesta waaleedi yaqaan waxaa gashiin sooma jeestayaaloow dulmidiideen dadnimadiina dadkoo dhan ayaa idin yaqaan anaga garabkiina ayaaa taaganahay abwaan mhdsnid 👍👍👍👍👍👍 xawadle jira oo jooga hiiraan hir lagu hiigsadaay Halkiii leygu beeraay beertii nabadaay bar lagu qaboobaay beertii xoriyadaay xor ku noolaadda dhiigeyga🇸🇴💘
@oskarubac8152
@oskarubac8152 4 жыл бұрын
Adeer will xawaadle meesha uu soo kalo waa layaqana viva xawaadle
@abdicadedahir7161
@abdicadedahir7161 2 жыл бұрын
xawaadle dad aan been been aqoon nin reer hargeysa yaa igu yiri hargeysa xaafad la yirahdo xawadle aya jirta qabiilkan waa qabiil fac weyn oo geesiyaal ninka reer hargeysa wuxu yiru tiro yar oo xawadle ah aya nala daganeyd waqti fog markey dagaalka nala galaan waan guuleysan jirnay oo waa dad xabadodu kulushahay geesiyaal banaanka yaal kana culus hawiye ha intooda kale waa rag irirsamaale ah oo aan ka gaban
@yaxyehusseinosman5876
@yaxyehusseinosman5876 5 ай бұрын
Xawaadle waa niman meyle samaale
@YazinOzil
@YazinOzil 8 ай бұрын
Viiva xawaadle from cali madaxweyne ❤️
@liibaanyare7942
@liibaanyare7942 2 жыл бұрын
Wiil xawaale ali madaxweyne walle waa libaax yo aan gamban guleysa waligeen dagalkan waa 1984 cookie maqane ayay ubixiyen habargidir
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
abwaan gabay fcn inkastoo uu gabay qabiil yahay hada luuqda iyo midhaha ayan ka helay
@maxamedabd4333
@maxamedabd4333 4 ай бұрын
Kan maaha gabay xawadle
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
Quweys ❤
@abdirashidhassan9699
@abdirashidhassan9699 8 жыл бұрын
gabay tariiqi ah
@omarhalane5130
@omarhalane5130 7 жыл бұрын
Abwaankaan magacii
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariistee waa Abwaan Mohamed Hassan Gurre
@newalbumsomalisongs5578
@newalbumsomalisongs5578 9 жыл бұрын
alow somali qabilka ka sar
@abdikani5290
@abdikani5290 6 жыл бұрын
new album somali songs Amiin
@liibaanyare7942
@liibaanyare7942 2 жыл бұрын
Hg kalaan xawadle aheyn somalia xoog ayay ku qabsan lahayen sxp
@hugdheh
@hugdheh 6 жыл бұрын
Abwaankan magaciis markaa ?
@burhanali8310
@burhanali8310 7 жыл бұрын
kkkkk
@yaxyedumaal2186
@yaxyedumaal2186 9 жыл бұрын
xawadle xar weyne maxa tahay horta hhhhhh ben badanaa war dadnima mahaysan ee benta daya balad weyne shabab waxa ka saray wilashii jijele e an gaban ayagana hada wey idinka baxen o wakuwa mamulka westland state la baxay hada ya idin muslim ah
@basharabdi8179
@basharabdi8179 6 жыл бұрын
Boqol ciidan dhaafaa la dilay Sida cadaan kaaye Cagteey ciida saareen baqeey cidhifka yaa ceene weeysigu caweeyeen wiilashii camalka waal naaye niman caabanoo sixir qabeey caasha galiyeene rag baa cagaag kugu eryaday tan iyo ceel dheere hubkeey idinku ku soo caawiyeen cidaha reerkiinu isagoo casriya waa nigii soo cantoob sadaye hhhhhhhhh waa barigii xawadle xawadle ahaa waa gabayaa weyna sida uu erayada u helayo ayaad ka garataa codka iyo luuqda ayaa iga gadan aniga
@ariifelmi6528
@ariifelmi6528 6 жыл бұрын
Adaa xaar weyn gidir gooji abahaa weydii markas ayaa ogan dontaa cidii xar weyn
@mohamedjamaomar3597
@mohamedjamaomar3597 4 жыл бұрын
Jijeele maxaankala hadlaa waa dad aan u taliyee
@liibaanyare7942
@liibaanyare7942 2 жыл бұрын
Abahaa soo weydii colkii maqane hhh away dheh
@mariamufs2023
@mariamufs2023 2 жыл бұрын
Xawaadle wa raga an been been qadan tariikh ne ku leh gayiga hiiraan manta na wa kubwa cunay shababki somali dhan ay ka cabsaden marka ninka fulay ga xaarka weyn wa adiga 😂😂😂😂😂
@YazinOzil
@YazinOzil 8 ай бұрын
Viiva xawaadle from cali madaxweyne ❤️
dulmi diid xawaadle
9:49
dulmi diid
Рет қаралды 4,3 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 50 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Buraan-bur. Jawaab u ah buraanburkii doolka
15:04
Xawaadle Maxamed
Рет қаралды 534 М.
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 13 М.
KIIS MURUG BADAN WIIL ISAGO 3 BILOOD JIRO OO ISBITAALKA  SOS LAGA HELE  | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
47:22
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 59 М.
JAWABTII DOQONTII XAWAADLE
18:13
Surre Mahaa
Рет қаралды 115 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН