Dulmiga iyo dhibka uu ku hayo bulshada Sh Aadan Siiro

  Рет қаралды 61,669

Maktabadda Alxusayni

Maktabadda Alxusayni

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 жыл бұрын
illahay ha unaxaaristo marxunka samir iyo iman qoyski iyo asaaxabtii iyo dhaman umada somaliyey oo dhan from Djibouti 🤲🏼😭😭 noleeba wa dhintee
@Muran25
@Muran25 2 жыл бұрын
Subxaanalah Sheikhu Alshabaab ayuu ku biiray hada
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 жыл бұрын
Hhh inkari kugu dhacaday maan ku idhaahda ma sheekhan Sheekhani waaduriyadii Sh adan waan jecelahay
@lakaadan3399
@lakaadan3399 10 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Sheekh Aadan Siiro waxaad u maleysaa 5 sano ka hor inuu xaalada maanta jirto ka hadlayey iyo waxa ka socda Waqooyiga Soomaliya. Qabriga Alle ha u waasiciyo.😢
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 2 жыл бұрын
Ilaahay u naxariiso sheekh aadan siiro
@ahmedsalat8109
@ahmedsalat8109 2 жыл бұрын
Allah yaa rahmaah
@bro__xmas
@bro__xmas 2 жыл бұрын
aamin aamin
@aminaabdullahi8961
@aminaabdullahi8961 2 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo qabrigana haw waasiciyo
@mohamedabdullahi7839
@mohamedabdullahi7839 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso wuxuu ahaa caalim iyo caaqil janatul aclaa Allaha geeyo aamin aamin aamin
@mahseelmi5573
@mahseelmi5573 6 жыл бұрын
Shaikh Adan waa geesi
@abdulmoaw6333
@abdulmoaw6333 5 жыл бұрын
Sheekhow dowaladii dhexe waxa ay illalsaneysay dadka iyo diinta iyo dalka ma ahi in aan leeyahay dowlad ii way saxsaned lkn maxaa laga dhaxlay in laga dhaxlo tan maanta taagan oo waliba aad isla saxsantihiin oo aad soo qufeysaan meyd kii dhintay oo aad tiraah daan waanalala laayaay so somali inteeda kale lama laayin oo aad maalin walba aad bareysaan been dadka maaida ah iyo caruurta hadii dad maxkamad la saaro dadkii dowalada riday SNM SDF USC SDM dawladii aad burburiseen beenta iyo u adeegida dowalad ka liidato dowlad ii somali yeed marka ilaa hada ayaad qas ku wadaan umada somali lahalaago qarax maalin walba magaalada muwdisho waa dad laga soo diray gobolada waqooyi iyo waxa u shaqeeya ithopia
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
kkkk dawaalda afweyen diin maay ilaalileyn akhri cadaabaa yaanad ku galin 7 sheekh baabu ku diley diinta
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 2 жыл бұрын
Maashaalaah wllo
@faysalmuuse7026
@faysalmuuse7026 Жыл бұрын
ALLAH ha u naxariisto sheikh aadan siiro
@AlfawaidChannel
@AlfawaidChannel Жыл бұрын
Allah u naxariisto
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Alaah haw naxariistee wuxuu AHAA cabqari Ilaahay aqoon IYO Cilmi IYO aftahamo dhiiranaan IYO self confident ah Ilaahay jannadiisa haku sugo.
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 5 жыл бұрын
Mashalah cimriga allaha kusiyaadsho wlhi ilaahey dartiis ayaan ujeclahay
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 2 жыл бұрын
Maanta wuu inaga hooseeya Alle haw naxariisto
@abdiazizbushale3120
@abdiazizbushale3120 6 жыл бұрын
Wad mahadsantahiin bahda Al xusayni Gaar ahaan C.raxman sida aad noogu soo gudbisaan muxaadarooyinka
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Horaa qorshe loo sameeyey in Soomaali la kala diro sannadka 2000 marka la gaadho, laakiin Soomaali wali waa taagantahay oo Rabbi bay leedahay, haba ahaatee ummadda Soomaaliyeed hurdada ha ka kacaan.
@Hornscope
@Hornscope 3 жыл бұрын
Masha'allah ilaahay Sheikha denbi dhaaf, caafimaad taama iyo cimri dheer ha siiyo. Waa sheikh had iyo jeer ka hadla xaqa iyo in inaan dadka la dulmiyin
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Cinwaanka si jahawareer ah ayaad u qorteen ee dib u saxa.
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 2 жыл бұрын
Sallallahu calayhi wasallam
@siciidmaxamuud8500
@siciidmaxamuud8500 3 ай бұрын
Somaaliilaahey xaqa hatuso
@abdirahmanahmedmohamed9701
@abdirahmanahmedmohamed9701 5 жыл бұрын
Jasaakalaahu khayr sh.aadan siiro iyo bahda alxusayni.......
@MustafeAxmed-u4j
@MustafeAxmed-u4j 8 ай бұрын
Allha unaxarisdo
@abdulmoaw6333
@abdulmoaw6333 5 жыл бұрын
Marka sh adiga oo saa uog waa maxay ereygan aad ku celceliso somalilan sow maha in aad tiraahdo waan ka gonay somali inteeda kale dadkii burburiyay dowladii somali oo aad u adeegeysen danaha ithopia sow waqooyi maaha iyo buntland maxaa laga dhaxlay in somali ay gasho gumeysi oo gaala laga dhigi dad muslin ah 1400 oo sano
@LiibaanBoojo-zl3ch
@LiibaanBoojo-zl3ch 2 ай бұрын
Alh yarxma
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 5 жыл бұрын
Jisaahu khayiran wajisaa
@Ladykhalifakhalif
@Ladykhalifakhalif 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw 😪🤲🤲
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 5 жыл бұрын
Thank you sheeq kunoolow cimiri dheer iyo caafimad aakhiranah filjanah inshallah 👍🌿🌿🌿💐💐🌿🌿🌿💐🌿🌿💐💕
@khadrahussein3181
@khadrahussein3181 4 жыл бұрын
adventure and I think that was the only way to make money from the only one of the best
@AhmedAli-ng7kw
@AhmedAli-ng7kw 3 жыл бұрын
Somaliland nasiib bey leeyihiin caalimkaan mufakirkaan ka dhaliyay Inkasto aan ka aragti duwa nahay dhanka mid nimada somaliyed lkn xaqiiqatan waa hal door ILAAHAY caafimaad taam hasiiyo
@mohammednoor7774
@mohammednoor7774 5 жыл бұрын
Jazaka'allah sheikh ADAM
@momohammed6359
@momohammed6359 2 жыл бұрын
Inalilahi wainaileyhi rajicun Allaha unaxaristo jannatuĺ firdowsol aclaa Allaha keyo aaamiiiiin
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 2 жыл бұрын
Kol haddii dawlad aynu leenahay aynu dhisan weynay way caddahay in aynu dawladaha deriskeenna ah ku biiri doonno . Arrin daraasad u baahan ma'aha .
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 3 жыл бұрын
Ciwaanka aad ku qorteen iyo muxaaradu isma laha waayo sh.aadan waxa ku qoran inuu dulmi dadka ku hayo muxaadaraduna waa wacyi gelin muslimiinta maanta joogta ee bilaa qualityiga ah al xusayni duubistiisuna waa adiga xaga sare ku sheegay oo in aan muxaadarada la duuban karin oo aad lacag u baahan tahay
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariiisto sheekh aadan siiro
@gureychannel3581
@gureychannel3581 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto shiikha
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b Жыл бұрын
Ilaahy ha unaxariisto❤❤
@asmaaxmed3527
@asmaaxmed3527 2 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto.
@saadomuna3991
@saadomuna3991 2 жыл бұрын
Allow unaxriisto
@ayaanlemaxamed1785
@ayaanlemaxamed1785 4 жыл бұрын
Geesi geesi dhaly aadan siiro
@saudaadan1079
@saudaadan1079 5 жыл бұрын
Masha allah sheekhuna xafida hullah
@caabiyomaxamed8533
@caabiyomaxamed8533 4 жыл бұрын
Sethy
@mohamoudapdi351
@mohamoudapdi351 3 жыл бұрын
Manchallah shekh adan siro
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 5 жыл бұрын
Muusa daalim
@faronasir6029
@faronasir6029 5 жыл бұрын
jazaakalaahu khayr
@cabdilahi1174
@cabdilahi1174 5 жыл бұрын
Sh siiro
@ahmednuur35
@ahmednuur35 5 жыл бұрын
Msha alaaaah
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 5 жыл бұрын
Libaax
@musdhafmohamed4767
@musdhafmohamed4767 4 жыл бұрын
Mnsha allha sheikh allaha kuxafido
@cismaanabdihakimsamatar3401
@cismaanabdihakimsamatar3401 2 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu naxariisto Amiin Amiin Amiin yaa rabiy
@mohamedjama6570
@mohamedjama6570 5 жыл бұрын
Sheekh adan zero allahaagakacabso oodadkajahawareerka kadaa oomalinuun masaladiiniya amawacdiya halaagaafaa iido sheekh hadaadkursidoontahay isasoosharax oofagaaraha tag oomasaajidka siyaasadakadaa haddad madaxda unasteexaynayso Utag hadaanadutagikarayna warqad udir sheekh allahaaga kacabso adigalaftaadu
@masraxafuran1029
@masraxafuran1029 4 жыл бұрын
Ash shaykh Aadan siiro wax ka BARO ama aamus.
@musdhafmohamed4767
@musdhafmohamed4767 4 жыл бұрын
Qoraalka Af soomaaliga baro walal
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 4 жыл бұрын
dadka wax soo qorqoraya waxaan idin leeyahay marka hore af somaliga sida wax loo qoro soo barta
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته ويلهم أهله
@mohamoudapdi351
@mohamoudapdi351 3 жыл бұрын
Allah ha KU xafido shekh Adam siiro jasakallah
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 3 жыл бұрын
Ninkaan waa qabyaladiisa aan waliba qarsan cadalada uu kashekaynayo waxay kujirtaa kitaabka ilaahay nasiiyay ee kitaabka qudhaqma usheeg umada
@joinownpaypaylsavebiihi301
@joinownpaypaylsavebiihi301 2 жыл бұрын
Allah hawnacariisto marxum shekh Aadan
Taariikhdii Khadiija Bintu Khuweylid Sh.Aadan Siiro
1:00:24
Baraarug Media
Рет қаралды 28 М.
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 21 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН
Taariikhdii Ramla Binu Abi Sufyaan Sh Aadan Siiro
30:10
Baraarug Media
Рет қаралды 7 М.
Cadaaladii Rasuulku CSW Dunida Ku Soo Kordhiyay Sh.Aadan Siiro
1:21:40
Baraarug Media
Рет қаралды 87 М.
Qisadii Dagaalkii Qaadisiya Q2 aad Sh Muxammad Cali Biixi
1:14:29
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 18 М.
Asbaabaha ilaahey Dembiga uu ku dhaafo
15:14
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 55 М.
Taariikhda Sh. Aadan X Maxamuud Xirsi (Sh. Aadan Siiro)
51:16
MM Somali TV
Рет қаралды 12 М.
Dhacdooyinkii Nebiga CSW Sh.Aadan Siiro
1:03:37
Baraarug Media
Рет қаралды 59 М.
Siiradii Cumar Binu Cabdicasiis Sh Almis Sh Yaxye Sh Ibraahim
1:21:35
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 59 М.
Khatarta Jinka iyo Sixirka Q.43ad Sh.Muxammad Sh Ismaaciil
47:07
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 15 М.
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 21 МЛН