DUMAASHIDAY SIDAY IIGA OYSIISAY KADARAN AYAAN UGA OYSIIYAY DARTAA WAA LA,IIFURAYE NINKAAGA IGA AG

  Рет қаралды 24,794

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

#ayaangobdoon #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 417
@iqraali6298
@iqraali6298 8 ай бұрын
Wey ku sugtay wana nag nol o karti badan wadna ka guleysaty wax ceb malihid ninkana wuku bananyhy quresh quruxy ❤
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 8 ай бұрын
Waw quraysh wa gulaysatay gurkuna wax ceba maleh nagtina waka ar gosatay ilmahedina way heshay wax barashadi ay ka tag tayna waw si wadatay waw Gabadhiy mesha ad ku jabtid hasi fadhiyen
@lugayar9163
@lugayar9163 8 ай бұрын
😂😂😂hafadhi weynaato 😂
@soulonajourney1343
@soulonajourney1343 7 ай бұрын
Guusha Qureysh gabar walba oo la dhibateyay Allah ha siiyo wa naag nool oo ka guuleysatay iyadoo wax xun sameyn
@Naima-43
@Naima-43 8 ай бұрын
Inantu fariidsana wa wax yar o aqlibadan wale gacan baan u taagay qureysh ❤ noloshaada iyo rerkaaga Allah haku barakeeyo huuno wad gulaysataye
@monaduale2364
@monaduale2364 8 ай бұрын
What a strong woman Mashallah I am so happy for her. May Allah grant her more success and happiness
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 8 ай бұрын
Wey gulesatay ceebma ahan waa ubananyahay Alle haiskukin xafido qureshey huuno❤
@bamiiman8891
@bamiiman8891 8 ай бұрын
Waa caadi nabiguba scw saynab ayuu guursaday rc oo qabi jiray sayid❤❤❤❤
@iqlas2638
@iqlas2638 8 ай бұрын
Qureshey hadad message keyga aragtid isoo jawaab xapipti waxaad tahay gabar adag oo aarsatay wlhi anigoon ku aqoon ayaanba qalbiga kaa jeclaaday waxaa tahay qof nolosha usamirtay illaahey reerkaaga iyo owladada hakuu barakeeyo xapipti 🎉
@XafsaXasan-e7l
@XafsaXasan-e7l Ай бұрын
Waa ikn mcney 🎉
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 8 ай бұрын
Mansh allah ayaaney qurux cilanka waan kuwata qureeshna wey guuleystey alle haku barakeeyo reerka saasa loo ooya sida hauoeydo ceebna maaha
@HafsaMohameth-rp3yd
@HafsaMohameth-rp3yd 7 ай бұрын
Masha allh wllhi waa kahelay qisadaada abaayo naag karti leh ayaa tahay wllhi waad kusugtay illhay reerkaaga iyo caariirtaadaba hakuu barakeeyo🤲❤️
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 7 ай бұрын
Habo qureesh ma gulesta aa misa M.a Guur xalala gashe Guur aad cil ugu paxde wye m.a habo qureesh nolashada hore u wado
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 8 ай бұрын
Masha Allaah ayaan quru barakallaahu fiki ❤ wey guleysatay quresh wax badan ayey dhibin ogu denbeyti wey ka reusay naag nool Masha Allaah
@ManaalAbdiMahamuud66
@ManaalAbdiMahamuud66 8 ай бұрын
Alla saan usugayy leee Qisadaan xiisay leedahy xalay markay iga dhamaty yaa qeybta kale kugu so daran islahaa Wllhi inta haben laga garaa waan dharayy waqtiga mid mid baan uxisabinayyy Finally waaad soo dhig tay alx ❤❤❤😊
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 8 ай бұрын
Jah cilaanka lee Suu kugu soo baxay masha Allh Ina goobdoon❤❤❤
@nimoco401
@nimoco401 8 ай бұрын
Wallhi waad guulaysaty masha allh ❤❤
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 8 ай бұрын
Jah si fiican bey ugashay qureysh gacana utaagay gabar karti badn ❤ ceeb ma ahn guurkaas
@NadiifoMaxammuud
@NadiifoMaxammuud 8 ай бұрын
Wlh qureesh si wngsn ayey uga aar gosatay wala rabag jabkaas iney guursato na ceeb mahan ❤
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 8 ай бұрын
Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiiso jazakallah
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 8 ай бұрын
Naa qureeshy waa guleesaty😂❤
@Maria6907
@Maria6907 7 ай бұрын
M.a Guriga Ceeb ma ahan Alle ha isku kiin barakeeyo✨❤️ Naag nool Qureysh Waad Guuleeystay runtii 😍👌🔥Allaah ku Xafido abyo🤲🏻❤️
@muna607
@muna607 8 ай бұрын
Maasha allah tabaarakallah aad baad u qurux badanthy ayaney ilahay haku siyaadiyo🥀❤🧕
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 8 ай бұрын
Alla Ayaaneey saan kuusugaaye qisada markay saan umacaan tahay Nala soo dhaqso xabiibti 😢😂😊🎉🎉🎉
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 7 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah maanta Qalanjadha Caduunka Allow Carurda iyo xajiga kuu barakee
@yusra1455
@yusra1455 8 ай бұрын
Ayaan ilahay haku sharfo qali qisadan qisada xiga pls pls pls huno magacayga ku zoo qado yusra yusra huno waa ku baryaaah
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 8 ай бұрын
مشاءالله. qali. hanblyo❤❤❤❤ 100 quresh m. a gul gartay qali waacadi
@muhuboyusufnur1991
@muhuboyusufnur1991 8 ай бұрын
Quraysha wa farid farta kaxiran Wana ok sido larabay bay sanaysay thanks ❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@sabirinomer3127
@sabirinomer3127 7 ай бұрын
Naag nool waaye keep going abayo cadkaaga waa la dhacsadaa in lagugu deydo ayaana mudan tahey any way hampalyo 🎉
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv 7 ай бұрын
Wlhi way guulaysatay gabadhaasi ceeb maaha ee waa cajiib wlhi mshallh
@fartunnuur6759
@fartunnuur6759 8 ай бұрын
Masha allah ayaaney qurux waye cilaanka
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 8 ай бұрын
Way Guuleesatay Naagti Xunba Sidaas Ha Loo Galo Gabdhow Hada Kadib Naag Nool Wlhi ❤
@FilsanCabdiraxmaan
@FilsanCabdiraxmaan 8 ай бұрын
May ceeb maahan runtii gabadh fiicn weeyaan qureysh❤❤❤
@kamalali79
@kamalali79 8 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 8 ай бұрын
9:19duruufuhubway dhacaan wakhtigu wuu isdaba socdaa adoo dilanbaa afkiyo dibnaha qosol lagu qasbaa maxamed bk thank you my sister ayaan marke wllo❤
@bayaanjama629
@bayaanjama629 7 ай бұрын
Masha Allah Tabarakallah taasi waa igu banan jah jah jah iidaa waa saan yeli lahaa walee waa naag nool ❤❤🥰🥰🥰💪💪💪
@Raqry__ehrett
@Raqry__ehrett 8 ай бұрын
Isha calaa naag. Naag naag dhaaftay. Naag nool weeye❤❤😂
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 8 ай бұрын
Cilanka qurux aya kutahay abayo Ayan mnshallah
@ArwaaSaid
@ArwaaSaid 7 ай бұрын
M.a way arstay quraysh meladn filaynba mahdi ku noqtay abyo Allah nolshda hku barkeey
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 8 ай бұрын
Alla Ayaaney qisoyinka saan cml nooso badi please😂❤️
@FaadumoCabdullaahi2213Dugsi
@FaadumoCabdullaahi2213Dugsi 7 ай бұрын
Wow cilaanka waad ku qurux badantahay
@samsamhalane6779
@samsamhalane6779 5 ай бұрын
Waad ka gulaysatay gurkana waa cadi wayo ninka allah baa ku baneyay
@sans123-d8c
@sans123-d8c 8 ай бұрын
Well done she deserve keep goingQureesh sifiican baad sameeysay abaalkeedii baad marisay
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 8 ай бұрын
Maansha Allah way guulystay hamblyo qureesh ka maydho wixii kusoo Mary Ayaan midhaa markanoo kale😂❤❤❤❤
@ZamzamMohamed-lf4bv
@ZamzamMohamed-lf4bv 8 ай бұрын
Wllhi ayaney m.a cilanka wad ku qurux badn thy nayaa haa iska dajin cilanka iyo karenkabo yaan nag lagula gur san mar ilmihi ku mash qul mar anaga wax noosodub leen waqtiga yuna kaga dhaman is qurxi awl bat qurx bad neyde m.a ayaney intas wa iska lftn lkn qureysh wllhi wey guleysata mana ahn ceeb nin ka rabi baa u baneyey❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 8 ай бұрын
ayan salama Caleykum maasha Allah quree sh way guul ay sa tay maasha Allah waa naag nol waaye ceeb ma han Allah is ku brakeeyo aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Naima-43
@Naima-43 8 ай бұрын
Wow ayaanay cawa cilan bad nagu garacday m.a qurux waye runti nuurkaaga sii baxayo masha Allah
@denizertugrul1955
@denizertugrul1955 8 ай бұрын
wa guulaysatay wlhi m.a ceebna maaha
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 8 ай бұрын
Qurx cilanku waa qayb kamida quruxda gabdha ❤
@kamalali79
@kamalali79 8 ай бұрын
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمينالسلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@shukrixuseen3181
@shukrixuseen3181 8 ай бұрын
Waa guul meesh ugudanbesay❤❤❤❤
@xafsocabdirisaaq6116
@xafsocabdirisaaq6116 8 ай бұрын
Msha Allah abyo
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 8 ай бұрын
Wlaahi qureesh qisadeda wan kahelay 100% Si ddnimo iyo karti kudheehanthy ayy u aarsaty Naag nool weye Wad kusaxneed qaali Wd Guleysaty anaga samirka in lagu guuleysto ayd nabarty
@FaadumoAbdisamed-sn8vl
@FaadumoAbdisamed-sn8vl 8 ай бұрын
naag nool dheh wlhi way guulaysatay saan sameen lahaa ay ila thy😂
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 8 ай бұрын
Masha Allah mahadsanid wll ayaan,inantaa,hambalyo ayaan leeyahay,dumashiyo xun xun ayaa Jira sida tan oo kale ganbadh leg baad Ku fadhiisisay,ninkuna nin geesi ah buu aha illaahay haysu kiin barakeeyo aamiin.
@MaariyaMaxamud
@MaariyaMaxamud 8 ай бұрын
Wad gulaysatay wlhi ceeb maaha naag caqli badan bathy gulyso xbbt❤❤❤😊
@RunHajiAhmed102RunQalpi
@RunHajiAhmed102RunQalpi 8 ай бұрын
Jh ayn qurux allha kuxafido abyo mcn❤❤
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 8 ай бұрын
Way ku sugtay wlhi qurshay abayo wad saxan thy reerkaga allha ku bara keeyo ❤ walshay ayaan mahad sanid ❤
@falishassan528
@falishassan528 8 ай бұрын
Beautiful henna Masha Allah ❤❤❤
@Adcas-h8v
@Adcas-h8v 7 ай бұрын
Masham allaah waa aarsi iyo guul Iskujirta waykusugtay
@sumayasharif910
@sumayasharif910 8 ай бұрын
Cilaanka wa ku qurxon thy masha allah ❤❤
@DaacadDayib
@DaacadDayib 7 ай бұрын
Guushii ugu fiicnede guulesatay qureesho❤
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 7 ай бұрын
Ayaaneey cilanka waad ku qurux badan tahay masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@xaliimoadam1929
@xaliimoadam1929 7 ай бұрын
Masha Alaah Ayaanay cilaanka gacmahaagu way ku quruxbadanyihiin ❤
@SeynabXuseen-wp5jh
@SeynabXuseen-wp5jh 2 ай бұрын
Wey guuleysatey waana caadi iney guursato ileen kii hore wuu furey somaha
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 8 ай бұрын
Jah ayaaney cilaanka waad ku shidantahy xijaabka aad wadatana aad buu uqurux badanyahy abyo wlhi waa ka helay 😘😘😘😘
@ifrahhassanhussein9760
@ifrahhassanhussein9760 8 ай бұрын
Masha alah ❤❤❤❤❤❤
@QueenSomali-y9t
@QueenSomali-y9t 7 ай бұрын
Wey guulesatay masha alaah wena ku saxanthy guurks
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 8 ай бұрын
Mashaa allaah qureesho waa fariid cad sifiicanbaad yeeshay bartaa kahay dulmileyda yaahuu dheh. Waligaa ha isku aamiin reerkaas ninkaan kaqaad ha oydee dumasshi xumeey SaaS ayaa ku wac inloogalo❤❤❤❤ very smart qureesho waad guuleysta abaayo akhiro iyo aduunbo jano alle hakaaga dhigo❤❤❤
@nastexonalka2722
@nastexonalka2722 8 ай бұрын
Weey guulesate wllhi nag nol waye🎉❤❤
@faadumoahmed1426
@faadumoahmed1426 8 ай бұрын
Waa fariid aarsaty maaha ceeb ee wA guru caadiya oo aasi la socdo
@faayAdenSuuley
@faayAdenSuuley 8 ай бұрын
Masha allaah waa naag adag ceebna ma aha ineey ninkaas guursato
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 8 ай бұрын
guul iyo nus nag nool quresh ha ka a hato dhulka lagoysay ayada iyo kibirkedi wixi edabdaran saa haloo galo
@AishaSharif-eb5el
@AishaSharif-eb5el 8 ай бұрын
Ayaanay dhiiriginta aaway ❤xapti
@umucamaaraadan7261
@umucamaaraadan7261 7 ай бұрын
Waa guulaysatay abaayo alle hakuu siyaadiyo guurkaan ceebmaaha abaayo
@FardowsaSharif-xi6ep
@FardowsaSharif-xi6ep 3 ай бұрын
Masha Allah xabbti ❤️
@luulabdi8028
@luulabdi8028 8 ай бұрын
Nice story. Wlhi Ayaaney sheekadan mid kafiican inad kasoo sheeday ma ogi. Naag nooool ayaan dhihilahaa sifiican Yaad ooga aarsatay Qureesh
@ruqayaladan7780
@ruqayaladan7780 8 ай бұрын
Way gulaysatahy abayo mshlh ceebna ma ahan
@ayanshaafici8348
@ayanshaafici8348 8 ай бұрын
Masha allaha ❤ xbuibiti aad ku faraxsanahay quraxdada
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 8 ай бұрын
Ayy M.A Habeen walbo Sas miska Ahatido hee Cilaanka iyo Marada Cadi Maha M.A M.A
@xalimoSacadiyo-y7w
@xalimoSacadiyo-y7w 3 ай бұрын
Wey guulaysatay m.a
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 8 ай бұрын
Wlhi qisadan gabdho badan ayey dhiri galin u noqon donta masha allaah gabar karti badan waaye qureysh rerkada sidada u dhuuqso xabibti waa sey ayaan u tiri kan aargosi waa dhaafey kkk
@IfraaxXasan-pq7qt
@IfraaxXasan-pq7qt 8 ай бұрын
Masha Allah habo macnto cilan💗🥺ka waa ku qurux badan tahay ❤
@halista3994
@halista3994 7 ай бұрын
Wow masha allah walahi waa lajamad😂😂lkn walahi ad ayan oga xumaday milowgi qisadeda waa xanuun🥺lkn i.a nolol farxad leh urajena intey nolol jirto❤guurkuna ceeb mahn weyna u qalanta wax kaso wanagsan inantasi😅
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 8 ай бұрын
Haadayee dhiig badanaa gabadhu🫴🙆♥️ wuuuw waawareey mashallah madfacna waa ka daranyahay waxay fashay aleeylahe waad ku sugtey heedhe 100% aan ku raacsanahay iney kor uga ilmeysiidey kuwii isla dhashay😘😘😘alloow ay abid caloosha ka ooydaa taas sidey kaaga ooyisey oo waayo badan kuu giriiftey mahadsanid ayaan iyo qureysh ba♥️😍
@NimcushNimcush-e8d
@NimcushNimcush-e8d 8 ай бұрын
Argoosi tar wye qureysh❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 8 ай бұрын
Wcs ayaan qurux wlhi waligey san dhan wax uma sugin qisadan wanba sugi waye thnkis abayo mcnto xinaha nah waa qurux m.n❤❤❤
@NadiraCqani
@NadiraCqani 8 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤️
@jamilojimcale2543
@jamilojimcale2543 7 ай бұрын
Indhaha faraha ha,iiga galinin waa ujeedaaye manta inaa isa soo naash naashaty ❤😂
@ShadiyaAxmedismaciil
@ShadiyaAxmedismaciil 8 ай бұрын
Waaaw way guulaysatay
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn 8 ай бұрын
Alla mxn wax badan bartay qureysh wey farid dhafty 💯 waqti fcn bn Ayaany ku barty 😊
@hiboali5025
@hiboali5025 8 ай бұрын
Masha Allah way ka guulaysatay Wallaahi
@xaliimasacdiya-f3c
@xaliimasacdiya-f3c 8 ай бұрын
masha allh habo caawa aadbaa u nureysaa masha allh dharka io cilankaba masha allh masha allh
@JawaahirJibriilcismaan
@JawaahirJibriilcismaan 6 ай бұрын
Abaayo dar alle ku jeclahy
@zuuzaana9682
@zuuzaana9682 8 ай бұрын
Jah goalka dhalisey caadi maheyn qureyshey Guuleyso 🙉🙉💪🏽💪🏽👸🏼✊🏾
@hadiyayahye
@hadiyayahye 8 ай бұрын
Niman arkas uurkii hooyadibu ku jira wad ku sugtay naagta ❤❤
@SacdiyaSacda
@SacdiyaSacda 8 ай бұрын
Waa caadi weyna aargosatey geesiya alle haku xafido
@sucadhomohamed7171
@sucadhomohamed7171 8 ай бұрын
Abayo darkaga qurux waye Masha Allah walaléy xagen kahela
@samsammaxamed8209
@samsammaxamed8209 8 ай бұрын
Masha allh ayaaney walhi qurux ku tahy❤❤❤❤
@amaalgaraase8174
@amaalgaraase8174 8 ай бұрын
Naag adag dheh guulayso dheh waa lysku baneyy wax ceepa majidho ❤
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 7 ай бұрын
Mansha allh xabiibti❤🎉🎉🎉❤❤
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,1 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 85 МЛН
Wakhtiga ugu fcn aad bilaabi kartaa wa gorma
4:58
Asma faisal
Рет қаралды 749
LII CAATO IYO SUMAYO OO AFKA FURATAY SHEEKTANA INEY IS FURIIN
14:12
Ayaan Baaldahab
Рет қаралды 27 М.