Dumaroow dantaada saan u ogoow

  Рет қаралды 39,661

Cafimat Fican

Cafimat Fican

2 жыл бұрын

Asa walaalaheey, dumaroow dantaada ogoow.
Honey link www.unaniherbal.net/product-p...
My Amazon shop link www.amazon.com/ideas/amzn1.ac...

Пікірлер: 128
@dajiya5984
@dajiya5984 2 жыл бұрын
Mama yasmin ano gabar ah kudawan jire o ardayad ah hdana hooyo ahay wana kutageraa habo guleso
@queenbella4894
@queenbella4894 2 жыл бұрын
Sido kale wllhi xbbti 🤣
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 2 жыл бұрын
Manshallah abayo yas waxad modaa in an is ognqhay adi ayan ku fiirsanaye qadona wan karsanaye inta an shaqo tegin guriga na wan nadif saday wallahi waxa ad modaa in an is ogeyen balantenu waa Ka faideyso waqtiga😘
@CafimatFican
@CafimatFican 2 жыл бұрын
JazakALlah Qeyr walaalaheey macaan 💋
@zeinababdi4757
@zeinababdi4757 2 жыл бұрын
Sister how do I contact you, Iam not in the USA.
@nasrodagan6129
@nasrodagan6129 2 жыл бұрын
Abayo yaasmiin wan ku baahnahay xagee kala so xiriiraa
@ayanabdi3857
@ayanabdi3857 2 жыл бұрын
Wlhi tano kale ane iku dhacday waka meshan kucusba ano walac tacban la aha on hbenki dhan sojedi jiray marku oday baxo an isdhaho sexo subaxdi xoga xita ba mid ilmaheda uyar ujiro 9jir iguso kalihi jirtay san manto dhan afkeda ufirinao ninkeyga ano waxbo diyarsan igu iman jiray lkn markasne gurka kucusba io mesha wahel kadhigo isdhihi jiray lkn dib wxan kafahmay iney xasidthy lkn hda wanka restay meshine wanka guray alx
@sadiawarsame730
@sadiawarsame730 2 жыл бұрын
Jazakillah abayo
@fatehasan
@fatehasan 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@zamabdul4945
@zamabdul4945 2 жыл бұрын
Mahadsanid Abayo Yasmin🙏🏽Allha ha noka xifdiiyo❤️❤️❤️
@nimcoosman4838
@nimcoosman4838 2 жыл бұрын
masha alah abayo yasmin
@safiyosayid-alimohamed7525
@safiyosayid-alimohamed7525 2 жыл бұрын
Abaayo yaasmiin qeer allaha ku siiyo mar walibo waa noo nesteexeysaa maasha Allah waxaan joogaa somaaliya danteyda waan ogahay gurigega waan dhaqdaa balse hal dhib ayaa I haysta ii soo duceya in uu ilaahey iga qaado
@Candyg14
@Candyg14 2 жыл бұрын
InshAllah abayo 🤲🤲🤲❤️❤️
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 2 жыл бұрын
MashaAllah TabaarakaAllah sister we love you and your family bless ya
@sadiahassan8136
@sadiahassan8136 11 ай бұрын
Maasha allaah abaay yaasmiiney ad ayan kusalamayaa illaahey haku xafido adiga iyo caruurtaada iyo xaajigada adban ku jecelyahy illaahey dartis iyo sida wanaagsan e ad nogu faaideysid jazaakallaahu qeyr walaashey macaan
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah abayo Yasmin Talo aad u wanagsan, JazakAllahu khayr Ilaahay hakuu barakeeyo naftada iyo gurigaga, Allahumma Aamiin Aamiin❤️❤️
@maryambishar1913
@maryambishar1913 2 жыл бұрын
Masha allah inshalah jazakallahu kheyr wa jzk
@munaali271
@munaali271 2 жыл бұрын
Masha allaah habo ❤❤❤
@anabissefarah8928
@anabissefarah8928 2 жыл бұрын
Maansha’allah Abaay Yasmin Allaha nawada xafido 🤲🥰❤️❤️
@birimoboss747
@birimoboss747 2 жыл бұрын
Masha Allah baarakallaah dadka dadka dabaliyo wey buuxaan
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 2 жыл бұрын
Allaah dhamaanteen hayiina xafidido hayiina bara keeyo Aamiin Aamiin
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 жыл бұрын
Man sha Allaah dantee aduun iyo aaqiro Alle hana garan siiyo aamiin aamiin aamiin yaa Allaah Abaay yasmiin qaali
@mamayusra8202
@mamayusra8202 2 жыл бұрын
Mashall Allah 👍
@sucadyusuf2712
@sucadyusuf2712 2 жыл бұрын
Mash Alha abyo thanks sister keep going sister waxa kaso hdshaa isfahaka lamanha thanks
@haniaweismohamed93
@haniaweismohamed93 2 жыл бұрын
Masha Allah maamo. Yasmin Allah ku Sharfo. Walahi wax yaabo badan ka bartey.
@ayaanjama3564
@ayaanjama3564 2 жыл бұрын
Bismilaah Mansha allah may Allah bless you sweetheart habo ❤️❤️❤️💯💞
@hawahassan5450
@hawahassan5450 2 жыл бұрын
Mashaa allaah abaayo wallaahi waa wax jira arinkan aad ka soo hadashay
@shacniiimaan8078
@shacniiimaan8078 2 жыл бұрын
Masha allah Mamo yaasmiin adi iyo reerkaaga Alle ha idin xifdiyo
@yusufquresh9805
@yusufquresh9805 2 жыл бұрын
Masha Allah 🌹
@xalimamuse3391
@xalimamuse3391 2 жыл бұрын
Masha Allah
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 2 жыл бұрын
Mansha alah mamo 🤙❤
@ummucayn2474
@ummucayn2474 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمان❤❤❤
@mahadxuseen5612
@mahadxuseen5612 2 жыл бұрын
Mn
@nasramoham5236
@nasramoham5236 2 жыл бұрын
Mansha allah abaayo yasmiin
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@umKawtheronline
@umKawtheronline 2 жыл бұрын
thank you abayo qaali
@abduhirabe6132
@abduhirabe6132 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah Mamma
@saynababdilahi7722
@saynababdilahi7722 2 жыл бұрын
Masha allah
@Ugbaadkoshin
@Ugbaadkoshin 2 жыл бұрын
Masha'Allah
@indhauron7326
@indhauron7326 2 жыл бұрын
Mansha Allah abyo
@maryanxbarre7183
@maryanxbarre7183 2 жыл бұрын
Shukran
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 жыл бұрын
Barakallaah walashy Yaasmin Waan kuu hiloobay wlhi ❤️❤️
@fartunsalyman8001
@fartunsalyman8001 2 жыл бұрын
Masha alla abayo ilahay haku barakeyo
@deeqafaarax7021
@deeqafaarax7021 2 жыл бұрын
Maasha allaah habbo allaah haku xafido
@zamzam5255
@zamzam5255 2 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH WALALEEY DORAADA HIID MAA UU SHIIDA 💖 ♥️ ♥️ ♥️
@user-jw5ub9rl1f
@user-jw5ub9rl1f 2 жыл бұрын
Maaansha Allah haberyar yes ilaahay datii ayaankujelelahay
@lailasirad7211
@lailasirad7211 2 жыл бұрын
Maamo sharaf leh baad tahay ,ilaahey haku xafidooo
@shamsoabdi3740
@shamsoabdi3740 2 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay ha xafido abaayo
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 жыл бұрын
Mashaa Allah abaayo yaasmiin ilaahay haku barakeeyo
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 жыл бұрын
Maashaa’allah
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
Wcs xabibti c.fmd.fcn lkn gabdho video muqdisho morning routine ah so dhigay so dawada inshllah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 жыл бұрын
Mash allah abaayo yasmiin waku salamay igu salan Dumashigey salax❤️❤️❤️❤️❤️🤝
@abditryhard3529
@abditryhard3529 2 жыл бұрын
haye yasmiin mashs allah
@khadrojamac1219
@khadrojamac1219 2 жыл бұрын
MashaAllah
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 жыл бұрын
MsahAllah says 😋😋👏
@ammranxassan9183
@ammranxassan9183 2 жыл бұрын
Masha ala habo wan wan kujeclaha ilahey dartis waxbadan an kaa fahmay
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
Masha allaaah
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Thanks xabibiti qali
@dhoofomaxamed1283
@dhoofomaxamed1283 2 жыл бұрын
Masha alaah
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 2 жыл бұрын
Axsan marwo allaha ku xafido
@hafsamohammed599
@hafsamohammed599 2 жыл бұрын
long time ma ku fiirsan miss you sis farxad ku waara
@nagiskadhig5195
@nagiskadhig5195 2 жыл бұрын
Mashllah hoyo mcn
@user-fl1dz5lz1h
@user-fl1dz5lz1h 3 ай бұрын
Abyo yasmin jasakalah
@d.rpiyaarjalaala7084
@d.rpiyaarjalaala7084 2 жыл бұрын
masha Allhaa
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 2 жыл бұрын
M.allah habaryar yaasmiin, alle haidin xafidho qowskiina amiin yaa rabbi 🤲🙏🤲✌❤💯💚
@fadximaxamed9856
@fadximaxamed9856 2 жыл бұрын
Yaasmiin kujecliyaa maxaan waxkafaa iday
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 2 жыл бұрын
Yaaska mansha alah
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 жыл бұрын
Wcs aamiin aamiin
@diaatik9022
@diaatik9022 2 жыл бұрын
Hoosta madow maxaa lagu nuuriyaa oo lagu cadeeyaa aroos baa galayaa abayo
@ubahtohob3158
@ubahtohob3158 2 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 2 жыл бұрын
Abaayo yasmin waan kuu xiisay
@roodaahmed9758
@roodaahmed9758 2 жыл бұрын
manshalah manshalah
@shacniiimaan8078
@shacniiimaan8078 2 жыл бұрын
Shariifo igu salaan ❤️
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 2 жыл бұрын
Ayaan tan waa lagu waayay
@Daudpost
@Daudpost 2 жыл бұрын
Hambalyo hooyo fiicanbaad tahay runtii sidaad digaaga u dhaqday/u daryeeshay. Hambalyo
@naimaiman6420
@naimaiman6420 2 жыл бұрын
Asc Abaayo Yasmiin Codkaka Wa Uxiise Muddo Kuma Maqlin Abaayo Alle Darti Aya Ku Jeclahay
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 жыл бұрын
Wcs Juma mubarak 🤣😇😇😇❤❤🔥🔥🔥🐔🐔🐔🐔
@fatumaahmed8627
@fatumaahmed8627 2 жыл бұрын
Hoyo Yasmin miss u mom
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 2 жыл бұрын
wcs abaayo mahada sanid
@AbuZeyd
@AbuZeyd 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo Biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali
@sirathalane5259
@sirathalane5259 2 жыл бұрын
Abaayo yasmiin cadey
@amalmohamed8465
@amalmohamed8465 2 жыл бұрын
Asc wan ku salamey ubax gududan Dagan ka heli kara Ishiguro shek
@Qooyskena
@Qooyskena 2 жыл бұрын
Asc abayo yasmin batatigan iyo ki xamar mislahan kan waa jaaalo
@ahmedyare996
@ahmedyare996 2 жыл бұрын
Asc waxaan u baahanahay malab saafi ah sidee loo helaa.
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 2 жыл бұрын
Sax waaye
@bra9749
@bra9749 2 жыл бұрын
😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ismahanhirsi619
@ismahanhirsi619 2 жыл бұрын
Asc yaasminey waxad tahay gabar ad u dagan o aqlibadan masha Allah ilahay ha ku barakeyo aqligaga abaayo waxan ku so aday talo badsi macalimada iskuulka baa iga sogaracday wiilkega waana Galatasaray kobad marka asaguna waa ishegay in macalimadu so dharbaxday wana kalatuurtay ilmihii lasocdayna waa I shegeen ee abaayo talokeen see Ulahadlaa dadkuna waxey ileyihiin hadii ad dacweyso cunugaye ka go antahay
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 2 жыл бұрын
Abaayo waxba kuma dhaamo laakiin rayigeyga hadii aadan dacweyn karin iskuulka kabadal
@hawamohmoud3396
@hawamohmoud3396 2 жыл бұрын
Asc abaayo yaasmin setahey adiga iyo familga ayaamahan waa lagu waaye
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 2 жыл бұрын
mashaa Allaah kujecliyaa
@nasraabdirahman8485
@nasraabdirahman8485 Жыл бұрын
Abaayo Alla Haku xafido caruurta iyo xaajiga Abaayo Digaaga maxaad kaga ilaalisaa cayacaanka gala
@ayaansugow7826
@ayaansugow7826 2 жыл бұрын
MashaAllah lovely
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 2 жыл бұрын
Dooro waalakasaa
@sagalabuukar210
@sagalabuukar210 2 жыл бұрын
Abayo yaasmin ale dartiisa ku jeclhy
@hiboabdulahi4950
@hiboabdulahi4950 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo yaasmiin allaha kubarakeeyo adiga iyo ciyaalkagaba
@abdiamare6487
@abdiamare6487 2 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay waa digaag maaha dooro dooro waa cay runtaa weeye abaayo
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
🌃الصلاةالل🌃 *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa Umada iyo Walalah Cafi Allaa Drtis* ✔ *SALAADA SAQDA DHEXE* 👇👇👇 *Salaatu-laylku Waa salaad aad u fadli badan Waxana wanagsan in la tukado qeybta danbe ee habeenka ka mid ah Waxa la badiyaa* 👉 *DUCADA iyo ISTIQFAART* 📚 *Waana marka ay jiifaan dadkii dambiilayaasha ahaa, Waxa la weriyay nebiga (s.c.w) Inu yiri* 👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽 ينزل ربنا تبارك وتعالي كل ليلة إلي السماءالدنيااي ينزل امره حتي يبقي ثلث الليل الاخيرفيقول (من يدعوني فاستجيب له ومن يسألني فاعطيه ومن يستغفرني فأغفرله (رواه البخاري ومسلم)👇👇👇 *Wardi iyo Ducoo Marka Hurdada laga soo Baraarugo* 👉 🏼 *Habeenkii*👏🏼 👉🏿 *Laa ilaaha illal laahu Waxdahulaa Shariika lahu lahul-Mulku .Walahul Xamdu .Wahuwa Calaa Kulli Shay"in qadiir Al- Xamdu lillaah Wasubxanallah Walaa ilaaha illal laah. Wallaahu Akbar Walaa Xawla Walaa Quwwata Illaa billaahil caliyyil Cadiim Allaahummaqfir lii* 👉 *Wallfilh Khyrka Jcl Adigo Raali Allaaa Drtis* 👉 *(2) laba rakcadooda* *Rbi ha ka dhigo Habeeni Walba yawku.Dhaaafin Cazawajal *ha ku Xfdyo Amiiiiiiiiiiiiiiiiin* 🤲🤲🤲
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 2 жыл бұрын
Asww abaayo yasmin intee ka baxday baryahaan waanku waayay aniga ma aqaano Engelish ka .
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 2 жыл бұрын
Asc runta waye mamah waxajirto dhaheyso dantiis moge mara düd eh Horten ayu dhamada
@deganali8088
@deganali8088 2 жыл бұрын
Dooro an dhahna anaga lahjadena 😅
@bellanajax750
@bellanajax750 2 жыл бұрын
Abayo Yasmin maxaa waye ? Ros shaah? Laga sameenayo ? Haye fasir hee abaayo
@umumustafe5014
@umumustafe5014 2 жыл бұрын
abaayo Yasmin ubax shaxa ka sameysay magaciisa isoo qor Somali ama af English
@khadiijoahmed779
@khadiijoahmed779 2 жыл бұрын
Yaaska xaqiidii wx thy hooyada aduunka ugu wanaagsan wxna ku dhashey hooyo wanaagsan
@xiisinahasanxiisinahasan990
@xiisinahasanxiisinahasan990 2 жыл бұрын
Hbo yasmin wilkada igu darso
@nasraabdi603
@nasraabdi603 2 жыл бұрын
Hoyo gallstones kadohadal
Gurigaaga see jano looga dhigaa oo ninkaaga loo xanaaneeyaa
8:17
Cafimat Fican
Рет қаралды 27 М.
Gabaryaheey dantaada ogoow.
8:12
Cafimat Fican
Рет қаралды 12 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 34 МЛН
Habka yogurt gurigaaga loogu suubsado| malinta 27
6:29
Cafimat Fican
Рет қаралды 6 М.
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 77 МЛН
SAMBUSA UFIICAN DADKA SOKOROOWGA/ MACAANKA QABO #somalia
8:43
Cafimat Fican
Рет қаралды 32 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
SITIMANKA AAD CAADADA QABTID SIDAN ISAGA TAXADAR NAFTAADA. #somalia
8:33
ISKU DIYAARINTA RAMADAN SUUQA ADEEGA|#somalia
6:23
Cafimat Fican
Рет қаралды 6 М.
Qofka uuka raadinaayo ay aad ugu fican tahay| malinta 25
6:22
Cafimat Fican
Рет қаралды 10 М.
CALOOSHA KUJAR CUNTADAN #somalia
8:02
Cafimat Fican
Рет қаралды 29 М.