No video

dur-durband.1986.muqtar ramadan iidi part 2

  Рет қаралды 71,183

cujer cajami

cujer cajami

Күн бұрын

dur-durband.1986 jubba hotel part2

Пікірлер: 45
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 5 жыл бұрын
AUNaxariisto Mukhtar Ramadaan Arboow Iidi Waxa uu ku geeriyooday dalka sacuudiga magaalada Jiddah 2010kii,Original Kismayo dadka kabaro!!!. Waa ninkii soo saaray kooxda Dur Dur isaga & Zahra Dawo & C/llahi sharif Cusman "Baastoow"!!!..Xasuus wacan..Goobtu waa Hotel Jubba!!! Sharaf dowladeed!!.scww.
@user-bf1ix8hf1w
@user-bf1ix8hf1w Жыл бұрын
Xusus wanagsan barisamadkii 1986 when I was national Service
@SaaroCali-xz4to
@SaaroCali-xz4to 14 күн бұрын
Heesah muqtar idhi iyo jeyri iyo xabiib sharabi 3adan utagera❤❤❤
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 3 жыл бұрын
Ilmaa igu soo istaagtay markaan AUN Hooyaday mcn oo ka mid ah Martida Arooska kasoo qeyb gashay oo waxay fadhidaa video ga biloowgiisa waxay xiran Dress wada Guduudan iyo Shaash guduudan Sawir qaadaha na Sawir buu ka qaaday iyada iyo sxbteed oo wada fadhiya, I miss you Hooyo Safiyo Shekh Max,ud Janatul Fardowza Gurigaaga Alaha ka yeelo , Ka hor inta uu Ilaahay iga naga kaa jeclaan Aniga,Aabe iyo Walaalahy waxaad nala qaadatay 18 sano oo nolol qurxoon,jeceyl, iyo Nolol aan halkaan kusoo koobi karin ayaad isiisay Hooyo, Qalbigeyga ilaa god la i gesho xasuustada iga go i mayso
@saidaahmed5180
@saidaahmed5180 3 жыл бұрын
Samir iyo Iimaan habo, Ilaahow Janna'tul Fardowsa A'Claa ka waraabi hooyo macaan.
@greatspead1363
@greatspead1363 Жыл бұрын
Amiin Allaha unaxariisto.
@kennedycornermuse3283
@kennedycornermuse3283 Жыл бұрын
Allah baan uga baryayaa janatul fardowsa.
@dalla112
@dalla112 Ай бұрын
allaha u naxriisto walaal hooyada
@libanaden1376
@libanaden1376 5 жыл бұрын
Dad ilbax ah akhlaq leh ayan aheyn waagi dowladii kacaankii barakeysana ee aabo siyad allaha unaxariisto
@xaamramadan7108
@xaamramadan7108 9 жыл бұрын
ilahow kuu naxariiso my dear and sweet daddy
@sareeyegaas4710
@sareeyegaas4710 7 жыл бұрын
aaamin aaaamin meel fcn ayuu ku dhintay walibo asagoo soo xajiyey sidaan maqlay daddy
@Ahmed-ITPro
@Ahmed-ITPro 7 жыл бұрын
Xaam, Murjaan xaguu ku dambeeyey...Aaabo Ilaah ha u naxariisto...
@abdirahman4192
@abdirahman4192 4 жыл бұрын
Allah yaraxma
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto aabo
@keydgalbeed7748
@keydgalbeed7748 Жыл бұрын
Meel qurux badan ayuu joga ❤
@jama3335
@jama3335 5 жыл бұрын
This video makes me sad. I wonder where this couple is today and if they’re still together?
@marshaalmuumin1466
@marshaalmuumin1466 4 жыл бұрын
bismillaahi raxmaani raxiin waxbaa ka dhacay,. Waxaan aha dharjaale fasalka 7aad SH sulfa magaalada heestay xiligaas iyo michel jackson MR IIDI ALLA HA UNAXARIISTO hees uu qosli jiray ayaan aad u jeclaa markii danbe heestas waxa bedelay alla ha u naxariiste jayte
@chugrijama88
@chugrijama88 6 жыл бұрын
Habarwaa the song is love is calling by Womack and Womack there you go.
@sanweyne100
@sanweyne100 5 жыл бұрын
Best voice of his generation. Allah u naxariisto.
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
Thanks Mr Cujeer
@sultanas2242
@sultanas2242 8 жыл бұрын
Allah yarahma legend
@creativesomalia7784
@creativesomalia7784 4 жыл бұрын
Viva Somalia
@cabduqaadirmajaajos6974
@cabduqaadirmajaajos6974 6 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@yonkahaji4438
@yonkahaji4438 11 жыл бұрын
@habarwaa Its Love Calling By Womack & Womack Album War Let Me Know If You Cant Find Thanks
@timothypnolan
@timothypnolan 8 жыл бұрын
is there a studio version by dur dur band?
@faa5800
@faa5800 2 жыл бұрын
😍
@cmcstudio2468
@cmcstudio2468 8 жыл бұрын
aah maxa doladey ku dabay .dadka wagan ninba lefilkisa ayuu la fadhisanayay hadana rer baadiyo walbo aa afka kula soo galaayo jalle siyad dad wa kala hayay ilahow ku naxariiso
@habarwaa
@habarwaa 11 жыл бұрын
Anyone has a clue to the title of this song?
@jama3335
@jama3335 2 жыл бұрын
Love’s calling by Womack and Womack
@user-qk4lt3ne8d
@user-qk4lt3ne8d 10 ай бұрын
Your little girl 😂that is the title of the song 🎵 i remember those days 😅old is gold dad waa dadkii hore
@user-qk4lt3ne8d
@user-qk4lt3ne8d 10 ай бұрын
Your little girl 😂that is the song 🎵
@abdirahmannur9516
@abdirahmannur9516 7 жыл бұрын
Mariixaan Garbahaareey ka yimid aroosaayo Durdur waa loo daadiyay xoogaagooda arooska weey ka shideeen atleast wadan iyo Nabad haaysanay
@honeybadger4812
@honeybadger4812 7 жыл бұрын
Abdirahman Nur hahaha heer koraad ilbax iska dhigaayo
@MrGeelegaab
@MrGeelegaab 6 жыл бұрын
+axmed mohamud arooskan wll malaha mareexaan iyo heer koraad midnaba e bro is daji
@nazwadsharif
@nazwadsharif 5 жыл бұрын
Cafimaad ma jiroo...
@dahirali6422
@dahirali6422 5 жыл бұрын
Low people always talks about qabiil
@libanjama5545
@libanjama5545 4 жыл бұрын
Siilkii hooyadaa ee qaanjeerta iyo biijada lahaa ee caanooleeyda aheyd
@hasangacaalmohamed7156
@hasangacaalmohamed7156 2 жыл бұрын
Not my real name
@timothypnolan
@timothypnolan 8 жыл бұрын
is there a studio version by dur dur band?
dur-durband.sahra dawo new year show 1988
9:46
cujer cajami
Рет қаралды 448 М.
Dur Dur See saa
7:28
daljirdawakhay
Рет қаралды 218 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
The Iftin Band Xabiib
6:06
Somali ET Channel
Рет қаралды 66 М.
abdi rizaq kuukaay a.u.n heesti women
9:25
Somali ET Channel
Рет қаралды 50 М.
xasuus xamar part 5 1989
7:40
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 10 М.
The Iftin Band Muqdisho Is Moving On
7:21
Somali ET Channel
Рет қаралды 66 М.
dur-durband.muqtar ramadan iidi new year 1988.
9:49
cujer cajami
Рет қаралды 43 М.
sateh nding kairama episode 57
33:25
Team Kitabu D Comedian
Рет қаралды 79 М.
dur-dur band jubba hotel 1986 muqtar ramadan iidi
5:17
cujer cajami
Рет қаралды 66 М.
DUR DUR - RAFAAD IYO RAAXO (FULL ALBUM)
1:17:22
deafcurator
Рет қаралды 138 М.
Xabiib Sharaabi Lady
7:12
Somali ET Channel
Рет қаралды 186 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН