BINTI BAAFOW OO XALAY TUUG SOO WEERARAY ARIN AAN WELI LA ARAG KU SAMEEYEY QOSOLKA ADDUUNKA 2020 HD

  Рет қаралды 35,667

Durdur Media Group

Durdur Media Group

Күн бұрын

Пікірлер: 225
@hamzaabdikhaliq101
@hamzaabdikhaliq101 4 жыл бұрын
Hhh wllhi way iga qosliyeen 😂😂😂😂😂😂Inta sidayda qosol la dhcdy like bal is kaga qabo
@abdishakourismail4175
@abdishakourismail4175 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 walhi ma noli qosalki aduunka
@ilwaadxasan6977
@ilwaadxasan6977 4 жыл бұрын
Binti bafow gacmaha xayeysineyza inta ila aragtey like dhac sii
@khalidmohamedkhalid7792
@khalidmohamedkhalid7792 4 жыл бұрын
😁AwEYz MaDaxeY inta Qosalkiisa MaQleYso like i saar
@jhussain1507
@jhussain1507 4 жыл бұрын
Binti bafow waay cadaatay qurux noqotay masha allah
@nawalnuur8312
@nawalnuur8312 4 жыл бұрын
Binti baafow waa gabar fariid ah masha alah waayaha aduunka ayaa ciilay
@umurihaam1427
@umurihaam1427 4 жыл бұрын
Inta Binti bafow tagero uah like dhc igusiii🤩
@caaqilkachannel8604
@caaqilkachannel8604 4 жыл бұрын
Wale hassan top iyo teamkiisa gacan ayaa idin taagay
@amorevalogs
@amorevalogs 4 жыл бұрын
Hassan Top the One Only Yuotuber In SOMALIA #Inta igu raacsan 👈👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
Binti baafow iyadaba qiiqaysee maxaa laga xadiyaa
@sahankacusub6153
@sahankacusub6153 4 жыл бұрын
Waa nee salaamay asxaabta durdur media group
@mohamettaamin3588
@mohamettaamin3588 4 жыл бұрын
Hodan naaleye illahay ha unaxariisto
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
See we need two stories like this this is fun 😂😂😂😂😂😂
@apdinuhofficiallchannel1148
@apdinuhofficiallchannel1148 4 жыл бұрын
Hhhhhhh qosley xasan topoow way kugu dheelayaan funny keep going
@runalisankaay9072
@runalisankaay9072 4 жыл бұрын
Xasan top wll qasalad u gad ilaahey dartiis binti bafow wa masakin iska dacada ah wlhi
@walaalboss1521
@walaalboss1521 4 жыл бұрын
Aweys madaxey qosolkiisa maqlooya inta maqleyso like dhac ku sii
@mohamouddahir841
@mohamouddahir841 4 жыл бұрын
Binti baafoow iyadaba qiiqyso maxa laga gaada asxaabta inta iku raacaan 👍
@naimamusa5023
@naimamusa5023 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣it happeneing here in America to the calling u phone asking you send $300 so we can send you $hundred thousand dollar 💵 we say no 😂😂
@j2coerj254
@j2coerj254 4 жыл бұрын
Ar. Reer Dur-dur Media Group Caawa Runta Ayey Ka Hadleen Ar. Qofkii Binta Baafow Bajaaj Ayaan Diyaarad Kuusoo Saaray Qosolka Aduunka, Tankale Anigaa Turfo Toor Ahee Ma Turfi-toor Ayaa Igaadi Kara. Tankale Reer Dur-dur Media Group Waa Shaqaale Shaqo Diyaar U Ah Sidaan Ayaa Loo Shaqeestaan Jadii Kale Banaanka, Ballantu Waa Baydhabo Janaay
@xasanmuuse4529
@xasanmuuse4529 4 жыл бұрын
Walashey baa lagu dardaray sanad ka hor sxbow walaashey waxaa ujoogo wiil cuur yaan ah marka wax baan kuu soo dhiibnay baa ladhay sida eey sheegeyso waaye gabadhaan qasaalada wiijarkA iyo kuwakale baan kuu soo dhiibnay baa ladhahy sxb walashey arinkaan wiilkaas baa loogu soo gambaday waana ladhacay sxbow waaa sax arinkaan
@abdikarinwiire7801
@abdikarinwiire7801 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 diyaarad bajaaj soo saaray kullahaa subscribed iisaara waan idiin saaraa sxbyaal ❤🌹👌🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@wacdichannel7273
@wacdichannel7273 4 жыл бұрын
Xul iyo xarago subscriber Noo saar Khayrka Nla faafi
@abdikarinwiire7801
@abdikarinwiire7801 4 жыл бұрын
@@wacdichannel7273 waa kuusaaray iisaar wllo
@shukrisharaf8124
@shukrisharaf8124 4 жыл бұрын
Kkkkkkk walahi yaab waye team dur dur media ku xiran like igu so waala
@saalahmahadamiin5387
@saalahmahadamiin5387 4 жыл бұрын
Awees Qosolkiisa Aan Qosol Kasii Waadaya Be
@ayanamiira4686
@ayanamiira4686 4 жыл бұрын
Hhhh qosol badana binti bafoow qofki wax kaso doonay qof walan wye😅😅
@xaluushaibrahimxaluusheesa5327
@xaluushaibrahimxaluusheesa5327 4 жыл бұрын
Gawadhaan hadalkeeda waa iska jaclahay kkkkkkkkkkkkkk
@leyloabdullaahiahmed3729
@leyloabdullaahiahmed3729 4 жыл бұрын
Hhhh maskiin waa intay ubahneed binti meshey ka oomanthy bay aragty maskin ilhy mel kafudud hakasiyo way kuwalen
@aishachannel7098
@aishachannel7098 4 жыл бұрын
Binti bafoow kabadal aad helidontaa InshaAllh
@nasraabassnasraabass1888
@nasraabassnasraabass1888 4 жыл бұрын
Hassan top I am from Kenya and i love durdur so don't say that we are bad ppl plz
@abdulkadirmohaa6802
@abdulkadirmohaa6802 4 жыл бұрын
Me to from kny Mombasa
@premqaasiminho5030
@premqaasiminho5030 4 жыл бұрын
Englishka al abaadir miyaa kan
@abdulkadirmohaa6802
@abdulkadirmohaa6802 4 жыл бұрын
@@premqaasiminho5030 if l was made mistake English wards you can help me
@sumayedagan7402
@sumayedagan7402 4 жыл бұрын
@@abdulkadirmohaa6802 hhhhhh
@DaadaChannelOfficial
@DaadaChannelOfficial 4 жыл бұрын
@@abdulkadirmohaa6802 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 жыл бұрын
Dag dag Somali saaju iyo dhulbahnte haleska ilaliyo kkkkkkkkk binti Bafoow waa iga qoslsisay walahi inta igu racsan like isaar
@qalbiadowchannel1219
@qalbiadowchannel1219 4 жыл бұрын
Sujuu ana ah kalixo xasan top inta badan ayaga Ku tagero
@zumaya-beauty
@zumaya-beauty 4 жыл бұрын
Qoftan darteed durdur comment iyo like usaaraaa hhhh
@hindiafsomaliaflaaam
@hindiafsomaliaflaaam 4 жыл бұрын
Filim cusub hindi afsomali 2020
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 4 жыл бұрын
Aweys madaxey qosolkiisa intaan kamaqloya 😂😂😂😂😂😂
@omarhussain3665
@omarhussain3665 4 жыл бұрын
war xasan top wa iga qoslisay Mar walbo wax cusub
@qqqqqq2863
@qqqqqq2863 4 жыл бұрын
Kini xasan tob lagu shegaa waa xiska waxbaa kaqaldan
@caaqilkachannel8604
@caaqilkachannel8604 4 жыл бұрын
Tuug reer magaal waaye gabadha caadi ma ahan
@umulkheirshariff384
@umulkheirshariff384 4 жыл бұрын
Hassan top da
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
Binti is funny walahi
@ifka8884
@ifka8884 4 жыл бұрын
Hhhhhhh ar binti bafow waa funy
@fahmoabdulkadir1783
@fahmoabdulkadir1783 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 wllhi qosol iguma harin bint baafoow waxan kusii qoslay markey dhahde media durdur 🤣🤣🤣♥️⚘👈👆👌
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 4 жыл бұрын
Binta baafow tan ku dhacaysa ma waalan tahay adaaba qaxaan qax eh 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂.
@Zurich527
@Zurich527 4 жыл бұрын
Diyarad inta ka badan bey qaadaa binti se waaye
@amorevalogs
@amorevalogs 4 жыл бұрын
Pro Hassan top Number kaga WhatsApp kaga isooqor
@abdallamahrez3833
@abdallamahrez3833 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk talfanka waa LA isku waalaa alla beerka kkkkkkkkkkkkkkkk
@faahimtube6815
@faahimtube6815 4 жыл бұрын
Binti bafoow aaba ladici rabay kulahaa yasitaanku meelu ka gaaray fiiri
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 жыл бұрын
Binti baafow nag sawir isku diyarineso u fadhisaty cilanka hala arko cml
@xilkasinamaxamed9532
@xilkasinamaxamed9532 4 жыл бұрын
Hhhhh waa furay wallahi sorry sixun kugaleen wallhi binti bafow
@malyunfarah4903
@malyunfarah4903 4 жыл бұрын
Keep going durdur family
@ismailsiad6886
@ismailsiad6886 4 жыл бұрын
Xikmadi ayaa dhamaatay
@xasanmuuse4529
@xasanmuuse4529 4 жыл бұрын
Hay arintaan walaashey baa lagu dhacay sxbow lamberkeyga waakanaa sxbow
@drkaavi728
@drkaavi728 4 жыл бұрын
Bajaaj diyaarad la Soo saarayo 😂 ikooooow
@cfataxyare
@cfataxyare 4 жыл бұрын
kkk walahi wa layaaab masha allah naaag tuuug naag tuug durdur hore u socda waa qiso cajiib ah lkn carabiyay ku dhex tuuree iyadu
@Bbemom458
@Bbemom458 4 жыл бұрын
Xasan top dhibadnaa jilbab wayn kuye 😁😁😁😁
@najmastars4664
@najmastars4664 4 жыл бұрын
Biti wanaga qoslisay 🤣🤣🌺💕🌸
@nimcomacalin7039
@nimcomacalin7039 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khalidismail7441
@khalidismail7441 4 жыл бұрын
2:00 waraa baana astaxyada baro oo dadka kaa weyn sida loola hadlo binti waa waalidkaaga oo kale
@hindahappy8554
@hindahappy8554 4 жыл бұрын
Xassan top taagero buxdo u ahy
@ceeblaofficial5520
@ceeblaofficial5520 4 жыл бұрын
Saas ha la iisameeyo ahaa shekada xasan iyo bafow
@qamar7784
@qamar7784 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍
@hodancalichannel3338
@hodancalichannel3338 4 жыл бұрын
Qosol iguma harin wllhi wax kle kkkkkkk
@wacdichannel7273
@wacdichannel7273 4 жыл бұрын
hodan cali wll Nagusoo biir si aad ula socoto khayrka
@diamondluulaali6334
@diamondluulaali6334 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk I loved the story 😂she’s so funny walhi
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 жыл бұрын
Miskiin walaahi inay dhacdo ay rabtay.
@nanifly1
@nanifly1 4 жыл бұрын
Diyarad iska dhaf ama lagu dhahay imaoga aan kugu so diray 😂😂😂😂😂😂
@umeymamohamed147
@umeymamohamed147 4 жыл бұрын
Baaana yaaa iga ceshto
@leyloabdullaahiahmed3729
@leyloabdullaahiahmed3729 4 жыл бұрын
Sxbkey awes qosolkisa baxayo 🤣🤣🤣🤣
@yuusufsiidcali8733
@yuusufsiidcali8733 4 жыл бұрын
😂😂😂
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 4 жыл бұрын
😂😂😂
@Rays70713
@Rays70713 4 жыл бұрын
Beeen badanaa Qoftaan uf Waax Ruun ah laa,imow diyaaradaa Waax walbo waay qaada doqonyahy
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Allahu akbar binti bfow nag la marikaroh mahn tan😆😁😁ineku dheldhelane rban
@Ololsson
@Ololsson 4 жыл бұрын
Walalkey ama Walashey hadii aad jeceshahay 🇸🇴SOMALINIMADA🇸🇴 isaar Subscribe iyo like 👍😍👌
@jhussain1507
@jhussain1507 4 жыл бұрын
Somalia wanacay lakiin subscribe waan iska saaray
@Ololsson
@Ololsson 4 жыл бұрын
@@jhussain1507 thanks
@maahiryare532
@maahiryare532 4 жыл бұрын
@@jhussain1507 sxb sare subscribe ii saar channelka maahir yare ro waa iga codsi
@Ololsson
@Ololsson 4 жыл бұрын
Maxaad ku nacaday Somalia wll
@hanadabdirahmaan1189
@hanadabdirahmaan1189 4 жыл бұрын
Calankaas waa necbay blue ah Muslim igu Saar dheh waaku saarin
@suleekhaaxmed6006
@suleekhaaxmed6006 4 жыл бұрын
Hodan layeye iyo dhulbahante maxay ugu tuug sanayaan reer kasii maba tuug sadaan
@stohlengegestohlen168
@stohlengegestohlen168 4 жыл бұрын
yaab allaahoow dadka iimaanka iyo xishoodka u gordhi
@sucdiabdihilowle3630
@sucdiabdihilowle3630 4 жыл бұрын
Kkkkkk durdur mediaa funy
@فاطمهجيسته
@فاطمهجيسته 4 жыл бұрын
Binti cadi mahin wllhi 😄😄😄😄😄
@xamdiamin794
@xamdiamin794 4 жыл бұрын
Kkkk binti baafoow yaa wax ka dhacaayo ayadaaba qiiceeysee 90ka tuugsi leey ku jireeyso
@farxiyamohamed5430
@farxiyamohamed5430 4 жыл бұрын
Lug geel xaas maleeyahay gabar yurub joogto aya kaheshay
@nochnicht1817
@nochnicht1817 4 жыл бұрын
May anaa aqaan kugu xiraa lambarkiisana hayo
@daadirmoha9768
@daadirmoha9768 4 жыл бұрын
Runta mashektid adaa kaheshe
@leilawaheliye7389
@leilawaheliye7389 4 жыл бұрын
Xasan topa wiiga qosliisay
@kawtherataash945
@kawtherataash945 4 жыл бұрын
Hodan Naalaye miad tiri Marxumadii
@ruqiyoyuusufcurre2133
@ruqiyoyuusufcurre2133 4 жыл бұрын
Amuu Nadaamiye yahy wakashikiyay
@luluabukar6622
@luluabukar6622 4 жыл бұрын
shekadn ani ay igu dhacdy walhi 200 dolr an dir kadib waxbo alh nga hayo
@sharifomaxamuud1134
@sharifomaxamuud1134 4 жыл бұрын
Saacadu waxay kaagafariisatay bingo baafaw
@bishaaroabdi1497
@bishaaroabdi1497 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@zackariaomar7848
@zackariaomar7848 4 жыл бұрын
Ar somaliyaa
@wacdichannel7273
@wacdichannel7273 4 жыл бұрын
Inta khayra Jecel subscriber Noo saara inshaaallaaah
@najmahassan1954
@najmahassan1954 4 жыл бұрын
Binti calosha I hurisay walahi waxay tiri 360 dollar hada haysan lahaa guri kiraysan lahaa please an wax u qabano
@sumayedagan7402
@sumayedagan7402 4 жыл бұрын
Wecafimad iyo joog qabtaa kuwa kadaran aa jiro abaayo
@sumayedagan7402
@sumayedagan7402 4 жыл бұрын
Masakiint kale agoomaha iyo wayeelada halacaawiyo
@fadumocabdallah9333
@fadumocabdallah9333 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wey iga qoslisay runti dur dur horey usoco
@umucafiifaomar6908
@umucafiifaomar6908 4 жыл бұрын
Kkkk
@mahadabdiyare5694
@mahadabdiyare5694 4 жыл бұрын
Kkkkk waa lagu dhici rabay
@fadumocabdallah9333
@fadumocabdallah9333 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@somalibae2162
@somalibae2162 4 жыл бұрын
Binti bafow waa lagu dhici rabey 😀😀😀
@zamzamdaudborai4636
@zamzamdaudborai4636 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 midi igu darned ala berka
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂balbalaar kulahaa
@bossOfficial6977
@bossOfficial6977 4 жыл бұрын
Masha Allah caawa sxbyal cobsi 100 like 100 subscribe
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 4 жыл бұрын
Xasan top wuxu noocadeeyay inuu durdur u furtey turufatoorenimo 😂😂😂
@hudunadam8178
@hudunadam8178 4 жыл бұрын
Subxanallah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@amaarabduleoffechal4712
@amaarabduleoffechal4712 4 жыл бұрын
Halakii maxa kawada anaa turufatore ah xasan top dada afkada ilaalin is ilaali
@8dsomalisongs319
@8dsomalisongs319 4 жыл бұрын
Kkk Sababta uqoslay ha iwydiin 😂 😂
@najuulynalka7099
@najuulynalka7099 4 жыл бұрын
Asxaabtayda subscribe like sher intaba iku caawiya walalahayga ii saara
@ceeblaofficial5520
@ceeblaofficial5520 4 жыл бұрын
Caawa xasan wuu isqirtay ana waxgaadee see leygaada hhhhh
@aaminetaofficial5782
@aaminetaofficial5782 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhh qosol iguma hrin
@leilasaid9660
@leilasaid9660 4 жыл бұрын
😁😁😁😁 OMG
@fadumoabdiaziizofficieel9184
@fadumoabdiaziizofficieel9184 4 жыл бұрын
Team dur duur media groep subscribe igu caawiiya jiizakallah wall
@yaayaapro4213
@yaayaapro4213 4 жыл бұрын
Abaawe & Abaayo ajir iyo Xasanaad alle Ha idiin siiyo Faafiya Chennalkan Oo qeyrka faafiya #Susbscribe iisaara wll
@faadumofarxaan5155
@faadumofarxaan5155 4 жыл бұрын
Wan ku saary wll
@cabtanbaruudofficial2541
@cabtanbaruudofficial2541 4 жыл бұрын
Turuufo toore ahay lacagta ayaan cunaa dadka isodhibaan
@fatimabedal3150
@fatimabedal3150 4 жыл бұрын
Dad saas ku qaraabo aya jira 😁😆😆😆😆😆😆
HASSAN TOP OO JOORADI U IIBIYEY BINTI BAFOW  MUQAAL QOSOL BADAN
7:44
Durdur Media Group
Рет қаралды 2,9 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 11 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 122 М.
BINTI BAAFOW OO SHAQO ABUUR LOO SAMEEYEY
9:41
Durdur Media Group
Рет қаралды 14 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН