DV LOTTERY SIDEEN UGU GUULEYSANAY, IMISA JEER AYAAN XAREYSTAY…

  Рет қаралды 26,757

Banadir vision

Banadir vision

Күн бұрын

Пікірлер: 264
@haniali229
@haniali229 2 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo qof waliba hami bu leeyhy wlh aniga dibad kuma haminoyi xilgan coz awlaadeydaa u baqayaaa aniga hamigeyga wa wadan islaam oo wax barashada ku fiican oo diinta igu bartaan ciyaalka insha alaah
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
isku mid
@faadumociise4379
@faadumociise4379 2 жыл бұрын
Masha allah apayo wlhi isku hami ayaa nahay wadan islaam moyane wadankle umadocdo insha allah
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 жыл бұрын
Mnsha allh hooyo wanaagsan baad tahay🥰
@mulkimohamed8238
@mulkimohamed8238 2 жыл бұрын
Wl waligaaa haku hamin waaa meel ilmaha lagugu kantarolayo ilmaha waxba ushegi karin iska daayo haday wax gaadhaaan ama uu dhaco waaa lagu hystaa cabdi baaa galaysaa diin xumadu kaaaga daran ciidan daro ehel la aan umul iyo uur iyo xanuuuun cid ku caawinayso malahan waaa rafaad
@myrajochannal2
@myrajochannal2 2 жыл бұрын
Masha allah congratulation my family illahey kheer haniiga dhigo insha allah 💯❤🌺
@suhanabea124
@suhanabea124 2 жыл бұрын
Muniiro mx kher eh waba beene
@aslihasanosmaan2058
@aslihasanosmaan2058 2 жыл бұрын
been.waayo.dhamaayso.ay.muniiro.ar.adaaa.daacad.daganaa.tahy.yutuber.amin..maleh
@kaltuumoxuseen5498
@kaltuumoxuseen5498 Жыл бұрын
Lootariga Asc walaal wxaan ku weydiinaya sharuudaha waxaa kamid ah inaad dugsi sare aad soo dhigatey haddii aadan school soo dhigan maxaa dhacaya oo shahada aan heysan wll iisoo jawaab Adigoo mahadsan
@mediaz4316
@mediaz4316 2 жыл бұрын
C/salaan Sxpp wlh Lottery Aniga Xitaa wuu iso baxy plz Icaawi Intaad iga aqon fcnthy Plz plz plz😭😭🙏😭😭😭
@hafsayusuf1992
@hafsayusuf1992 2 жыл бұрын
Markii 3daxaaad mahelin alxmdllhi Insha allah wan heli doonaa aduu alle ii qoro alxmdllhi
@susharafchenal5079
@susharafchenal5079 2 жыл бұрын
Ilove youuuuuuu reer comnt wallhi anigoo waxbdn fiirsn baad shaxda iiga daba geeysen mhdsnidiin reer comnt prnk 🥹😃😃😄😄😄
@umumaxamedamin8984
@umumaxamedamin8984 2 жыл бұрын
Nolosha quruxda badan ee aad heysatiin matalo yurub iyo America qofkan arag ey qiimo la leedahay
@safkaxaaji7992
@safkaxaaji7992 2 жыл бұрын
Masha allqh boowe anaga xalay laguma qaadan ley dhahay allow kheyr ka dhig
@Khadro8796
@Khadro8796 2 жыл бұрын
Ani sanadkan an xarestay kuma gulaysan Insha allah sanada kale wan rajayna hadu qeyr iyahay
@naimaabdalla4553
@naimaabdalla4553 2 жыл бұрын
Masha'Allah wall dareen la qiyasi kareen waa ani 10 sano aa gurba joog aha aan jid lamara radiinay markaan quustay April an somaliya imadhay 30 malin kadib dv lottery aan ku gulaystaay alx alx alx
@Istarlinmarketing
@Istarlinmarketing 2 жыл бұрын
Mashallah congratulations both of you!!
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 жыл бұрын
Please tell us the way to apply it
@fatumaomar1049
@fatumaomar1049 2 жыл бұрын
Congrats stay kenya the process are the same and I know a lot of people who travel from kenya if you don’t have kenya passport you can say you are from Somalia and use Somali passport
@ummuazimofficial
@ummuazimofficial 2 жыл бұрын
Nagatag bax mnta dhan wlh wxa niyeysanaye fartuno america tagtay oo routine noso duubeyso anigana fiirsanayo jah prnk lee kuso afjartay kadib
@فرححسن-ش8ق
@فرححسن-ش8ق 2 жыл бұрын
Masha alaah alaha kuwaafijiyo qeyerka
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 2 жыл бұрын
Asc aamiin thank you 🙏 thank love ❤️
@ayaanyasiin1775
@ayaanyasiin1775 2 жыл бұрын
abowe aniga hadan passport lahayn kibandhah makugalikara
@shokriahasan8316
@shokriahasan8316 2 жыл бұрын
Mabruuk wll adiga iyo fartun wax waliba wad uqalntan kheyr ale haidinka dhigo famili quruxbadan ana iso ducey wan xareystay inan ku guuleysto insha alah ana wan idin so duceyna
@moosman3572
@moosman3572 2 жыл бұрын
Congratulations sxb allaha idin xifdiyo
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 2 жыл бұрын
Haye hambalyo baanba soo qorayaay meesha u danbeeso maxaa saas dhan noogu gasheen waanba idinla farxay markan oo kalanba nacaa somalida sida ee prank u istacamalaan na dhaaf yaaqey
@naimajama2214
@naimajama2214 2 жыл бұрын
Saan usoo orday
@gymforlivegymforlive7515
@gymforlivegymforlive7515 2 жыл бұрын
Asc Hambalyo family alaha idin fududeyo Mdkle ani Waxan maqlay kenya inay Dadka dhiban safaradoda marka meel kle ka Buuxi abowe alaha idin fududeyo
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 2 жыл бұрын
Haniyad jibin waayo mar uun waad heleysaa wayo 3sano Kenya kusugaaye kadibna waan helay canada mar uunwaad helaysiin
@cookcleanwithamina
@cookcleanwithamina 2 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah mabruug mabruug
@hamdacayr2197
@hamdacayr2197 2 жыл бұрын
Shekada weey igu socotay run ban moday 🤭 insha Allah wixi qeera wa heleesan
@devidfarah5253
@devidfarah5253 2 жыл бұрын
m.a congratulations 🎊
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali 2 жыл бұрын
Congratulations guys ilahay haidinka dhigo kheyr walalayaal
@hamdixiis7058
@hamdixiis7058 2 жыл бұрын
Wallhi billaahi siniyad ah ayaan kuula farxay hadane markaa dhahday prank qalbiga dhan dhac ayuu idhahay subxaanallh fartuun iyo c/salaan waan idin salaamaa illahey ha Nii xifdiyo bye🥰
@shankaroon8172
@shankaroon8172 2 жыл бұрын
Waaw hambalyo kun jeer walaahi wan kufarxay guushiina Prank beel madax buur yahaw 😂😂😂
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi alaaah haku barakeyo Lanka heesha hamabalyo ku leyahay
@zumayazuuzu4557
@zumayazuuzu4557 2 жыл бұрын
Congratulations my family's favourite
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 2 жыл бұрын
Hambalyo ❤️❤️❤️
@amirabeauty345
@amirabeauty345 2 жыл бұрын
Masha allah family congragulations ilahey kheyr ha iidnka dhigo i.a
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 жыл бұрын
Waa been
@amirabeauty345
@amirabeauty345 2 жыл бұрын
Run ayan uhestay c salaan saas uguma baran
@sundusiinadayib2535
@sundusiinadayib2535 2 жыл бұрын
masha allah congratulation ilhy khayr haydinkaga dhigo 🤲
@haykalinaabdilaahi5101
@haykalinaabdilaahi5101 Жыл бұрын
Congratulations samali family ❤🎉
@kamilismail4925
@kamilismail4925 2 жыл бұрын
Illahay haku fududeyo sxb adika iyo familka ka
@hafsasaid457
@hafsasaid457 2 жыл бұрын
Wlhi run umaleye waa farxay sida in aniga ku guulestey
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo family qurux bdn PRANK GA xitaa wadku mahadsantahe duma abdi Salan
@hodanahmed6773
@hodanahmed6773 2 жыл бұрын
Inta dhiman ilahay idin fuduudeeyo walaalayaal
@hankoriyechanal6844
@hankoriyechanal6844 2 жыл бұрын
Masha Allah wllky Hampalyo. Hampalyo mabruuk alle Inta ku dhiman hakugu Asturo .
@blackboy6604
@blackboy6604 2 жыл бұрын
GUUL ZXP LKN SAFARADDA UGANDA KA DHIGTAVBALANTA KENYA ISKA ILAALIYA WA AIGA TALO ANIGEY IGU DHEGAN YIHIINE ZXP
@filsanahmed1569
@filsanahmed1569 2 жыл бұрын
Horay leyga so jwbay maxa kawada sanka wayo October laxarestaa may na waso baxaa 6 bil kadiba laso jwbaa
@arcticuchiha1379
@arcticuchiha1379 2 жыл бұрын
Walaakiis meeshaada joog waayo meel walba waa iskumid waa muhiim halcin waan aan guurguuren in qofku yeesho muhiimka waa cinwaanka habadalin waliba laba ku qor wax kasta waa macquul mida kale safaaradaha hada kenya ayay ku badanyihiin
@samiramohamedyarow8107
@samiramohamedyarow8107 2 жыл бұрын
San u frxay le anna isku maleynayey qofka helay wlh hdan gadaal wn ka naxay prankigan managa deysino somali maxmed
@xiisinahasanxiisinahasan990
@xiisinahasanxiisinahasan990 2 жыл бұрын
Masha Allah hadey runtahay alle ha nifudeyo hadii brnk tahayne alle ha nirumeyo
@ramlaabdirasaq2609
@ramlaabdirasaq2609 Жыл бұрын
Mansha Allah wll
@sahroshire1076
@sahroshire1076 2 жыл бұрын
Manshallah hambalyo aniga nasibka imasin idinka kugulesaten hambalyo my family
@Halemxh10
@Halemxh10 2 жыл бұрын
Mashaallah Hambalyo I hope case number fcn waad heshid .Ds260 neh hadahinina daqso xaresto inshalaah carefully. 2nd notification letter daqso Allah idiin saqiro taas muhim ah inii cafimadka daqso martan kadib neh interview gashan. Talo please ds260 unlock hadihin Abdisalam hdii inaa daqso heshid 2nd notification letter. GUUL WCN GUYS🥰🙏
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 2 жыл бұрын
Abyo plz intee kala soo hadla 🥺🥰
@Halemxh10
@Halemxh10 2 жыл бұрын
@@Alhamdulliha12345 dadka guleste miyaa kujirta wllo?
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Masha Allah congrats 🎊🍾 wllo
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 2 жыл бұрын
Marku lacagta naga dhufsaday miyad prank leedahy ma anaa yaabin family members dhan inuso baxay kulaha taas ayan markii hore ka shakiyay anyway keep going
@bilanabdihussen4274
@bilanabdihussen4274 2 жыл бұрын
Masha allah hambalyo inta hadhayan illahay haynii fududeeyo
@farhiamohammed7434
@farhiamohammed7434 2 жыл бұрын
Saan u farxay iyo prank aaaaaa?hada ka yeelo
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 2 жыл бұрын
Masha Allah
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Tan guul lama odhankaro bro markaad gulaysani waa marka visa ha lagu siiyo
@amiiirah8767
@amiiirah8767 2 жыл бұрын
hambalyo kulahaa rer comment makula ogyihiin war waxan waa 🤣🤣🤣
@naimayusuf278
@naimayusuf278 2 жыл бұрын
M.a ilahey qeyr haidinka dhigo
@Istarlinmarketing
@Istarlinmarketing 2 жыл бұрын
Alhamdulilah
@cuntomacaan9962
@cuntomacaan9962 2 жыл бұрын
M.a Hambalyo qeyr allaha niiga dhigo
@aasiyosheikh9829
@aasiyosheikh9829 2 жыл бұрын
Beenta wa xaraam wa sheyga nabiga scw اخر حياته uu kadigaaye Beeenta wa wax weeen Anagana aabo iyo hooyo been shegayo Side ubadka logu tarbiyen kara beenta ine xunthy😭😭😭😭😭 Beenta kaftanka xita diinta wey xarintay Culimadi way kadigayan malin walbo Arzaaaqda ad radineso xalal kuradiya ubadka yar qurux badan xaran hasi nina Ilahaw darta ayan ujeclahy usradan rabbiyo fitnada zamanka kaqabo يا الله😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@yyos6875
@yyos6875 2 жыл бұрын
Aniga sanadkan waaye iyo kuwo ka horeyo nasiibkaga mshllh lkn talo badan samee plz abowe haku dagdagin
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 жыл бұрын
Ilahay irzaqad wasaca haidin siiyo adhigoo nin weyn ah miyaa wxaas dad lasoo hor farisatay 😲 😱 😲 😱
@hodanahmed6773
@hodanahmed6773 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@miskimohamed346
@miskimohamed346 2 жыл бұрын
Bisinkow saan ufarxay lee iyo say gadaal kanoqotay maxaa jiro dumashiyo ood noga nixisay Ani waxanqsanhay hdaba 😬🤔
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 жыл бұрын
Wwww Hambalyo Hambalyo Hambalyo family walhi aad an ugu farxa
@abdirahiinmohamedosman4480
@abdirahiinmohamedosman4480 Жыл бұрын
Congratulations Somali family 🙏🙏👌👌
@ramlaabirahmn6056
@ramlaabirahmn6056 2 жыл бұрын
Inaliaali wa ina ilyhi rajicun maxaa sas noogu gashy farxda aan fatxy walhi wad yabi subxna allh saan hanoo galin walhi waa naga gashtay
@hodmanluula7103
@hodmanluula7103 2 жыл бұрын
Ani dijbouti aan jogaaa Ani dacwo maroyaaa hadii la dhoho safraad dijbouti uku fudud itobiya kenya wqdik dheer inkastoo samliyda dijbouti ku badneeen hadne guul idin rajeynaaa dhamdeen insh allh
@cabdallalcaadil6278
@cabdallalcaadil6278 2 жыл бұрын
Hada dul gaalo aad alle waydisatay alle rali kagama aha ee waa albaab shar oo lagu furay wll
@ifrahhassan4727
@ifrahhassan4727 2 жыл бұрын
MashaAllah congratulations
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 2 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo
@fadumomohamed2407
@fadumomohamed2407 2 жыл бұрын
SubxanaAllah Ilaahey irsaaqda meel xun ha inagalli, beentu danbii
@IsraCaday
@IsraCaday 2 жыл бұрын
Ma israaq ba melxunkagashay wax ayuu noshegaye
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 2 жыл бұрын
@@sabaxibrahim2634 soo kan dhahay waa pranki
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 2 жыл бұрын
@@fartunmohamed1254 wlhi m ba dhameysan dhmdk
@IsraCaday
@IsraCaday 2 жыл бұрын
@@fartunmohamed1254 sorry xppt intadanbe madawan
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah ilhy h idin fududeyo
@shukrishacni3740
@shukrishacni3740 2 жыл бұрын
Saan maanoogashay 😂😂😂
@nimofarh1114
@nimofarh1114 2 жыл бұрын
Manshala
@munayusuf2234
@munayusuf2234 2 жыл бұрын
Ani 2020 ayaan kuguuleystay nabar hore galay lakiin visihi ayaa Kai diday.
@simanmohamed3343
@simanmohamed3343 2 жыл бұрын
Si kale irsaaqad lagu helaa jirta ilaahey kabaqa marka xalaall wax ku raadsada soo macuneysna lacag soo kam xajineysaan yaahuuuuuuuuuuuu
@najmosaciid2925
@najmosaciid2925 2 жыл бұрын
Alle haidin fududeeyo my family congratulations
@bushramohamed91
@bushramohamed91 2 жыл бұрын
Hambalyo beautiful family ❤️♥️🥰❤️
@aidarous8642
@aidarous8642 2 жыл бұрын
congra sxp
@adifakhalaf1699
@adifakhalaf1699 2 жыл бұрын
Hambalyo inta dhiman allaha idiin fududeeyo
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 2 жыл бұрын
masha allaah
@iqraaden8514
@iqraaden8514 2 жыл бұрын
Maansh Allah hambalyo kunjeer walashey and walalkey
@munoabdirahman9016
@munoabdirahman9016 2 жыл бұрын
Mashaa alha go to Egypt si good
@omarismael3501
@omarismael3501 2 жыл бұрын
Macha allah wll forme Djibouti
@ikranabdi9466
@ikranabdi9466 2 жыл бұрын
Wcs akhi 🥰🥰mshllh family❤️🥰🥰congrat
@boqoradainaabdiboqoradaina8628
@boqoradainaabdiboqoradaina8628 2 жыл бұрын
Gorte haresten ishega bal plz 2020 mise 2019
@anabhassan9291
@anabhassan9291 Жыл бұрын
Mashallah Allahyabarik 😍
@farhiamohammed7434
@farhiamohammed7434 2 жыл бұрын
Fartuun guriga ii tilmaan yaqey prank ma yeelayo kk wa Iska kaftan lkn kow wlhi wa farxay runa umaleye prank Marka dhahday wa xanaaqay kk
@simanmohamed3343
@simanmohamed3343 2 жыл бұрын
saa prank nogu sameysay adna lottery hakuu gu sameyo waakala qabnaa adeer
@najmosaciid2925
@najmosaciid2925 2 жыл бұрын
Congratulations my family
@liibaancise5416
@liibaancise5416 2 жыл бұрын
Hhhhhh sorrry wlhi waa quslaaay markiih horiih roon ayaaa mudaaay lakiin anu dhamaysan ayaa kumatiikah aqriiyaaay markasa dariimaay in uyahaay brrnk hormar wacaan
@farxiyomaxamadaadan9099
@farxiyomaxamadaadan9099 2 жыл бұрын
Hamblyo hamablyo
@homemadeafrica
@homemadeafrica 2 жыл бұрын
Waaba yaabay dad familly ah maba helaan lotry
@amranabdi6468
@amranabdi6468 2 жыл бұрын
Masha allah illahay ha idiin fududeyo happy family hambalyo
@qamarfarah15
@qamarfarah15 Жыл бұрын
Bisinka waa farxay hadana waa ika nixisay dumashi 😭😭😭😭😭
@qadraahmed8181
@qadraahmed8181 2 жыл бұрын
Saan ma nogasheen reer happy family Saan farxay Lee gabar hurdeysay Ayan kicin rabay
@jiyaaaalove4675
@jiyaaaalove4675 2 жыл бұрын
Hhh anni maa idaline nio comments ka aqriye 😅😅😅benlow
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 2 жыл бұрын
wooow m.a mi fmly Allaha idin suurtagaliyo anagana sida loo xareesto nagu càawiya❤ Abdisalaan waad nagaaday runti lkn marwalba farxadiina waan idinla jacelnahay
@hafsuja114
@hafsuja114 2 жыл бұрын
Indhaha taageysid laga fahmayaa ee inaga yareey qardada
@cumarbashir3735
@cumarbashir3735 2 жыл бұрын
Sxb hambalyo aniga waan wayey
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 2 жыл бұрын
Congrats to you and your family 🥰🥰
WAREYSI: MUBARAK OO DHAWAAN DV LOTTERY 2024 USA KU YIMID
35:21
Mohamed Bullale
Рет қаралды 12 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 587 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 44 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 163 М.
Wax badan ka ogow qisada nolosheeda..
8:31
Banadir vision
Рет қаралды 6 М.
Qaabkii aan ugu guuleystay lottery visa aan ku imid amerca sanad ka yar adna xarayso
17:47
Bella qurux Beayty and vlogs
Рет қаралды 226 М.
PART ONE: DV LOTTERY SUAALO IYO JAWAABO
20:31
Mohamed Bullale
Рет қаралды 2,9 М.
Interview gayga sidu u dhacay su aalaha la I weydiiyay
11:07
Bella qurux Beayty and vlogs
Рет қаралды 39 М.
Su’aalihii layga soo weydiyay safarkaygi lottery-ga.
9:35
Abdalla Muhya
Рет қаралды 19 М.
Dal kasta waxa la siiyah 3500 dv lottery visa | episode 11
5:29
Somali Cowboy
Рет қаралды 6 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН