EASTLEIGH | XAAFADA SOOMAALIDA | NAIROBI, KENYA

  Рет қаралды 145,838

Geenyada

Geenyada

Күн бұрын

#GEENYADAMADOW #QURUX KUDHIGLE #QAYS #EASTLEIGH
Follow me:
IG: / geenyada1
SanpChat: Marian114
Facebook: / mabdi113

Пікірлер: 538
@Geenyada
@Geenyada 3 жыл бұрын
maxa kaloo jeceshihiin ina Nairobi ka aragtaan ama ka ogaatan ?
@yuusufbajamaas9994
@yuusufbajamaas9994 3 жыл бұрын
Samiixa iyo asxaabteeda noo soo qabo kaagama jeedno waa naga codsi hadii aa nahay team geenyada one love sister ❤✅✌
@MohamedAli-jb2zp
@MohamedAli-jb2zp 3 жыл бұрын
southc wll geenyow imow
@ayuush14
@ayuush14 3 жыл бұрын
*Walaalahayga soomaaliyeed waxaan idin ka codsanaya inaad 1k subscribe igaaarsiisan idinko mahadsan*
@abdullahiabdikadir4799
@abdullahiabdikadir4799 3 жыл бұрын
I like to have one pic with you be4 you leave
@monamohamed2052
@monamohamed2052 3 жыл бұрын
Plss qurux ku dhiigle waraysi fadhi ah la yelo qurux ku dhiigle I lve that man pls respect codsigayga nairobi wa qurux ku dhiigle io iidle yare 🤘
@farahhassan7829
@farahhassan7829 3 жыл бұрын
Geenyada waxa i soo xasuusisay Hodan Naaleeye Alah u naxariisto Amiin!!!😭😭😭😭
@duniyalayla567
@duniyalayla567 3 жыл бұрын
Farah Hassan, warunta, gabadha she reminds us Hodan Naaleye,😭illahow janada farduus kawarubi. Wa Qof aan la ilowi karin.
@malyundahir9711
@malyundahir9711 3 жыл бұрын
Aamiin yarabii 🤲
@farahhassan7829
@farahhassan7829 3 жыл бұрын
@@duniyalayla567 aamiin yaa rabi
@maxamedcabdi5709
@maxamedcabdi5709 3 жыл бұрын
Ilahay hauNaxarito
@derrickmutuma7185
@derrickmutuma7185 3 жыл бұрын
One love from Kenya. We love our Somali brothers and sisters.
@madeyaadanmadeyaadan3538
@madeyaadanmadeyaadan3538 3 жыл бұрын
Mashaa allaah hadaashay kuus
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 3 жыл бұрын
Qofki ugu horeeyay ed jeclaatay magiciisa ma xasuusata😘😿😰.maashaallh Tabaarakallah sawiraaan indhaheyga ayeeysoo jiiteen naxariis fara badan & qurux & farxad ayaa ka muuqato farxada waan jecllhy maashaallh ubaxeena Allah idinka dhigo kuwii dalkooda&Dadkooda anfaca❤
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 3 жыл бұрын
Anii America Nairobi aya iga fican Wlhi Waliba isli ha iska dhiqa badnatee😂😂Mel lo xiiso wayeh❤
@alimohamed9960
@alimohamed9960 3 жыл бұрын
aniga maad ibadashid walaaleey
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 3 жыл бұрын
@@alimohamed9960 maxan ku badala wll?
@khatroabdi4144
@khatroabdi4144 2 жыл бұрын
Abyo islii xafaheda magcood
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
🇰🇪
@malikasomali976
@malikasomali976 3 жыл бұрын
Welcome to Nairobi our sister Geenyo you made my night thank you
@fai602
@fai602 3 жыл бұрын
Wlhi i was smilling from the start to the end and am not a fan of watching vlogs but this one caught me to the end genyada madow wish u the best
@seemore......1322
@seemore......1322 3 жыл бұрын
same wlhi
@rukiamohamed5135
@rukiamohamed5135 3 жыл бұрын
First and foremost, is been a year since I visited your channel. I remember the early days when "Genyada Madow" used to get under your skin. I'm glad you grew thick skin and owned the name. Masha Allah your YTube account has picked up aswell I noticed congratulations. The link to this specific video was sent to me not ones or twice. Heck I thought to myself let me go watch it since I have 2hours of doing nothing today Alhamdulillah. The only reason I'm commenting is how you're potraying Eastleigh. We damn well know our streets are not the best, however, we've come from far. Last two times I was in Eastleigh, Constructions were on going. And so called Mr. Yusuf "not sure if he's still the MP of Kmakunji" was somewhat doing a good job by installing street lights, road construction was ongoing too. Gangs were being ckeared off the streets. Business owners pay tax, and if you look at the Kenyan revenue statistics, Eastliegh itself brings inn Millions of money each year. It's sad that our people don't know their rights. And those who are well educated are like dead beats in the hood. We have lawyers and activists. Who can't seem to help the community with their knowledge and Guide them how to better their environment and or living standards. We may Not be an advanced country but the voices from Eastleigh will be and should be heard loud n clear. "Not even having a somali born as a majority leader did us any good with infrastructure" That said. Kindly don't focus on "dhiqada" only, they say; "When you go to Rome do what the Romans do" I'd advice you to blend in and focus more on what makes Eastleigh to be Eastliegh, which is Us the community hence, "Little Mogadishu". Let your content be crtitic free and Stay Neutral whatever you go as a You Tuber. I'm sure most of your fans are from Africa so Humble yourself while back at home. Like Hodan Nalayeh did May Allah SWT have mercy on her. Let her be your role model since we can never have anyone coming close to who she was. Let that sink in!!!! Mic Dropped 🎤 🎙 🎤 🎙
@mohammednoor6439
@mohammednoor6439 3 жыл бұрын
Well said abyo
@ikramabdihussein4460
@ikramabdihussein4460 3 жыл бұрын
No you don't have to be negative she just stating what she has seen girl ...this is what we call freedom of speech 🦋😝😝
@UsefulRevolution
@UsefulRevolution 3 жыл бұрын
She said “mic drop”... naa bax, nobody needs your comments... she didn’t focus on “dhiqada” only, if you watched more than 5 mins you’d know. She was asking a legitimate question as to why there is so much development in terms of business but nothing in terms of infrastructure. And if you’ve been in Eastleigh for more than 5 mins you’d know she ain’t wrong. Go preach your unnecessary mic drop somewhere else, qasaaro
@yangbwi6525
@yangbwi6525 Жыл бұрын
@@ikramabdihussein4460 I thought I was expressing mine too lmao, 😂😂
@yangbwi6525
@yangbwi6525 Жыл бұрын
@@UsefulRevolution lmaaaao!🤣🤣🤣🤣🤣 cry Me a river
@hafsacdy60
@hafsacdy60 3 жыл бұрын
Alla maxaa islii uxiisay meshan waaa kuso koray aniga 7jir ah ayaa leykenay ilaaa heer waxbarsha ku dameyay walhi 2sano ka hor ka tagay I.a one day i will came back 🇸🇪swedan kaso salamaya genyo xasuus igalisay cawa one lov reeer islii 😘😍😍
@sheinofficial6888
@sheinofficial6888 3 жыл бұрын
M.a such a good memory
@aishazahid5718
@aishazahid5718 3 жыл бұрын
Masha allah wlh it make's so happy to see som KZbin's like you I'm so proud keep it up my sis great video
@fatushhussein9715
@fatushhussein9715 3 жыл бұрын
W2
@fazzishkhan5011
@fazzishkhan5011 3 жыл бұрын
War Illahay kacabsadha oo kaxishooda nabiga magicisa haisticmalina sidha aad kuheshan like....subxannAllah....nabigeena sallahu caleyhi wasalam waamid Sharaf mudhan....xasbunnAllah....wale waalayaab
@marianliban4312
@marianliban4312 3 жыл бұрын
I miss eastleigh 😭😭😭
@hannaupdy646
@hannaupdy646 3 жыл бұрын
🤣😂Shanta soomali sharukhan kood🤣👌🤜kibish in the house
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Hanna walal Subscribe isaar
@souldrag6452
@souldrag6452 3 жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 abyo ana kusarayo inkasto 1k aad wadato isku day inad video yaal aad dadka kuso jidan karto sameysid markas subscribes ayaga iska imaanayo peace wllo❤
@omarali2394
@omarali2394 3 жыл бұрын
masha allaah Qurux Ku Dhiigle Waa wll Qalbi Wanaagsan si Hagar La i ah ayuu walasheen runtii ula duubay barnaamijka 🙏
@marashow8454
@marashow8454 3 жыл бұрын
Only KZbinr I like to watch genyada madow welcome Eastleigh
@mohameddiisbille6710
@mohameddiisbille6710 3 жыл бұрын
I live in Kenya 🇰🇪 for my suggestion,the reason bn most Somalis business owners don’t want construction of roads just to avoid increase of the tax but little they know the positive side,for now they just threw the dust anyhowly and sell the clothes anywhere that is it.
@ksgrmdsdl2383
@ksgrmdsdl2383 3 жыл бұрын
Somali business persons in Eastleigh need to formalize their business engagements and they need to trust local financial institutions instead of relying heavily on hand to hand cash transactions. I guess the challenges in Eastleigh is that most Somalis in there have low levels of educations and rely only on business for survival. I wish that they start using their fortunes to educate their children so that in the future, Somalis can diversify to other professions instead of just business.
@abderasmiraaso8335
@abderasmiraaso8335 3 жыл бұрын
Hodan naleeye iso xasuusiyay horay oo soco my girl karibu sana
@abdulrizaqisxaq4633
@abdulrizaqisxaq4633 3 жыл бұрын
Alla ha unaxaristo
@abderasmiraaso8335
@abderasmiraaso8335 3 жыл бұрын
Ameen
@cabdifitaaxcabdullahi5865
@cabdifitaaxcabdullahi5865 3 жыл бұрын
Masha alah genyada madow waxankugutagera midibkaga adan badalin
@AQOONINSTITUTE
@AQOONINSTITUTE 3 жыл бұрын
Nice documentary! Please do such Documentary in all places you Visit!
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
Proud Kenyans here 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪
@abdullahimohamedali6035
@abdullahimohamedali6035 3 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle dil ama doro la soo samey sxpey geenyada madow💯💯✌✌
@qeyrsheeg7976
@qeyrsheeg7976 3 жыл бұрын
Genyada vlogan wuu fashilme sababto ah magalada haldhinac ba laga tuse teeda kale muqalka waxa is muqdo carurnimo badan iyo dacayad lagaga baran inshaAllah kuso celi mid fcn oo is hadlayo hal aburka iyo dhaqdhaqaaqa ganacsi ee xafada sida baxada weyn oga jiro inshaAllah gul bn kuu rajeynaya am ur number one fan! More love 💕
@zaedzahid8217
@zaedzahid8217 3 жыл бұрын
Geeyada madow Dalmaar salan baan ku taagay keep going my sister
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 3 жыл бұрын
Maasha Allah.geeyo xafiidu laah.aamin yaa rabi
@mohameddahir7514
@mohameddahir7514 3 жыл бұрын
Walashay geenyada aniga horta ma ihi qof caan ah balse adigan ku tagera kuna jeclahay hada Nairobi wan ka tagay balse hadan ogan laha inad Nairobi iman doonto kama tagi lahayn ila aan kala galo sawirka xasuusta lkn ma qornayn waxan sugaya markuu Allah qoro inan kula kulmo insha Allah Walashay waxan ku leeyahay hore u soco waqtiga iyo wayaha kuma celiyan garab kaga Rabbi ha buuxiyo
@mohammeddirie9800
@mohammeddirie9800 3 жыл бұрын
Guulayso wll mcn. kama daaalo in aan ku iraaado horay u soco, Oo gaar hiigsigaada Nololeeed. Muqaalo aad u qurux badan ayaaan halkaaan ka daaawadaaa. Oo markaan FB & KZbin-ka waxaan raadiyaaa Geeyada Madow muuqaal ay soo galisay labadaba. I love my sis❣❣❣❣ walatinimo
@asharimohamedfarah7910
@asharimohamedfarah7910 3 жыл бұрын
wel done geenyada mesha joogi jiray soo tuubtay thankz
@mahadmaxamed8293
@mahadmaxamed8293 3 жыл бұрын
mashallah waxad noqotay gabadhii labada ee banaamiyo fiican so bandhigtay ma imaan dontaa mogdish somalia
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle noo casuum Geenyada ❤️❤️❤️ iyo Qaali Ladan
@dennisrenk8723
@dennisrenk8723 3 жыл бұрын
MASHAALLAH sister you remind me very far. When I hear about Kenya, first thing comes up to my is Eastleigh. The show was beautiful no matter how bad the roads were. Keep going my sister.
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Geenyada madow hore u soco
@farxiyacabdi5830
@farxiyacabdi5830 3 жыл бұрын
M.a keep going my sister
@princessgacal6245
@princessgacal6245 3 жыл бұрын
M.a keep going my sister
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 3 жыл бұрын
Mashallah dawashadina laga ma dalayo qurux ku dhigle meelo kujiro qosol laga ma weynayo nairobi isli Meel lo xiiso wey tahay wlh
@liveststudio9428
@liveststudio9428 3 жыл бұрын
geenyada madow nin kaa qurux ku dhiigle fayuuq ka sii waa sida uu sheege wllo walahi waa iga qosliseen masha alleh waxaa ku fikiray alleh ha idiin rumeeyo calashaan waad isku soo baxay saan nice vloga aad daawaday
@fartuuncismaan9615
@fartuuncismaan9615 3 жыл бұрын
masha alaah walaashay genyada waan kugu faanaa waxa tahay qof aad u wanagsan midabkeeda ku faanayso masha alaah horay u soco walaashay
@hafifahaji44
@hafifahaji44 3 жыл бұрын
Maashallah walashey macaan..documentary adh noo sodigtey...hafasha somali south c kusoodowaw
@habibanur9932
@habibanur9932 3 жыл бұрын
M.a genya abayo wan ku salamay hd ayn kugu so biray iso dhaawey inshhllah isiil wad i xasusisay
@khalidoumoha5874
@khalidoumoha5874 3 жыл бұрын
Wll wa codsi muqdisho haka noqon somaliland imow waliba awdal wll wanku tagerah inta iigu dhiirigali😢🇸🇴
@libanolow5963
@libanolow5963 3 жыл бұрын
I like your intro sis 😍
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Liban olow walal Subscribe isaar
@cabdiyare1085
@cabdiyare1085 3 жыл бұрын
Wwwwwwwwww.wwwwwwwwwwww.Geeeenyada.madow.runtiiii. Waa.in.aad.ku.birtaaaa.wariyaasha. Waayo.codkaga.waaa.m.a Marka.wll.qli.keeeeeb.goin
@monamohamed2052
@monamohamed2052 3 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle waa wataaa wllh😍 mood ka ayuu no saxa kibish in the building
@Ubax2007
@Ubax2007 3 жыл бұрын
Mashallah my sister. They need to fix the roads
@xaragosagal451
@xaragosagal451 3 жыл бұрын
wax genyada madow ad ahataba hada waxad mareysa genyada cad😜😜😜😜
@fartushofficial4567
@fartushofficial4567 3 жыл бұрын
Geenyo melaha dhiiqadaa wale nomadan qarin kistoo noqari.keep going abyo ❤
@umuyusuf2293
@umuyusuf2293 3 жыл бұрын
geenyo wariye maa isku badashay hore u soco wllshy wanku wadanaa
@OmarAhmed-re7gw
@OmarAhmed-re7gw 3 жыл бұрын
Geenyo you nice person abyo,hope you find someone like you.keep going but watch out over there.
@amiinpogba136
@amiinpogba136 3 жыл бұрын
Geenyo iidaadi soo qawo waa ku tuuuuugaaaa abayo🙏
@jawahirciise3147
@jawahirciise3147 3 жыл бұрын
Insh Allah waxan rawa inaa ku arko
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 жыл бұрын
Dhiiqaba haiska ahaatee waa sixir loo xiiso I miss Eastleigh 👌
@fatumaosman680
@fatumaosman680 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😅😅
@whitesugarboy3647
@whitesugarboy3647 3 жыл бұрын
😁😁😅maqayada isa saar inta taqaano like & subscribe igu qabo ree Nairobi umadeena ma ahan🥰❤💯
@nimcomahamed6497
@nimcomahamed6497 3 жыл бұрын
Waanku sre adna isoo boqo pleaz
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
🇰🇪 💪
@rushdaqueenyyyy8808
@rushdaqueenyyyy8808 3 жыл бұрын
Genyo gurigena lee mahausogali weysey their we leave wlhi I wish I could see you keep going sister that mud 😅😅we can't leave without it 😅😅😅
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
I grew up in California nairobi xasuus iyo 199s ❤
@samaanabdiqani4775
@samaanabdiqani4775 3 жыл бұрын
Manshalaah thanks genyada madoow
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 3 жыл бұрын
Amniga iyaga waaye dhismahana anaga waaye fayuuq😂😂😂😂😂
@salimabdalla5512
@salimabdalla5512 3 жыл бұрын
Just look for me. I will give u a complete history of the somali community in general. From political persuasion,economical hindrance et al.
@SoccerTime254
@SoccerTime254 3 жыл бұрын
Hormarka waxa udidhey somalidha waa qabyaladha
@Hassan_742
@Hassan_742 3 жыл бұрын
Eastleigh is not part of pumwani, its part of kamukunji constituency
@MuhaajirwalAnsaar1
@MuhaajirwalAnsaar1 3 жыл бұрын
Eastleigh not only Somali nation lives there, ask in Eastleigh Oromo street section 1, masajidka Oromo meshuyahay weydi.
@mrshonourable
@mrshonourable 3 жыл бұрын
She didn’t say it was only Somali, but Somalis are the predominant group. You’re Oromo so you can make a video about oromos in that area.
@wafaguzelik2511
@wafaguzelik2511 3 жыл бұрын
Mashallah tabaraka Allah ❤ NAIROBI MEELAHA UGU QURUX BADAN VLOJ KASOO DUUUB💞
@Hassan_742
@Hassan_742 3 жыл бұрын
These guys gave you misleading information, they know nothing about eastleigh, get people to give you the real history of eastleigh genyo
@Anjali-ps5qq
@Anjali-ps5qq 3 жыл бұрын
Ala wn ku arki lha daraad lkn xafadan jogy wakaxumahy wllh genyada dar alle aan ku jecllhy wllh 😘😘😘
@hodanhassan8596
@hodanhassan8596 3 жыл бұрын
Geenyada Cairo Egypt 🇪🇬 imaaaw somali badan joogto melaa badan oo daxiis ah ma way leeday kalay fircooon so araag wad ka heli
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 3 жыл бұрын
Asc masha Allan salama kusoonoqo xabiibtii 💕💖💙meesha Ata kat-kateey🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
Marian Abdi keep going waxa ahay qofki u horeyay yutub marka bilaweysay ku fiirsadey mana ii ogid sorry😭🤦‍♂️
@daahiryare2928
@daahiryare2928 3 жыл бұрын
Kobahaas wasaqda ayaa aniga xitaa dhib kuqaway wlhi maalin meel roob biyo kabuuxiyay ayaa dhagxaan ladhig dhigay oo lagu moodaayay biyaha ayaan is dhahay adigana ku mood saas waan ku dhax dhacay biyihii dhagax ayaa wiliq ila dhahay ciil guriga ayaa u noqday oo kasoo labistay mar kale aniga intaas ayaa igu qabsatay Eastleigh lkn saas ay tahay waa u xiisay marke ayaa unsonoqondonaa insha allah
@sharifadan5683
@sharifadan5683 3 жыл бұрын
beautiful genyaa I salute you
@nidaamiyeqaran3569
@nidaamiyeqaran3569 3 жыл бұрын
keep roaring sister waa kaa dambeenaa anaga ne i mean rallying behind you no matter what
@amiirchachaa0555
@amiirchachaa0555 3 жыл бұрын
Geenyada madow waxan jeclaani lahaa inan ku arko madama wadanka kenya gar ahan magalada nairobi ad jogto waayo anba estleigh wanjoga mana ku arkin wili Nasibkeyga miyan sugaa mise wad iso raadini dontaa madama ahay tagerahada dhabta ah o wiliba xalasha ah One love abaaayo
@quenmalika4604
@quenmalika4604 3 жыл бұрын
Ani xta wan jclaa ina arko islii na socodka iga dhamady
@amiirchachaa0555
@amiirchachaa0555 3 жыл бұрын
Nasibkaa nasibkey wan la kulmi doona inshaa Allah
@SAIDGALER
@SAIDGALER 3 жыл бұрын
Geenyada waxan joogaa easlieigh xageen kugu arkaa walal waaba iga goantahaye
@abdikadiralli
@abdikadiralli 3 жыл бұрын
Meeshan Markan arkay waxabad mooda Wajaale somaliland 💚🤍❤
@nimcoindhouroon5241
@nimcoindhouroon5241 3 жыл бұрын
Geenyo fikirka ana weydisay o ah in lamiga la dhiso waxa laka raba dowlada Kenya
@ahmedhante1138
@ahmedhante1138 3 жыл бұрын
Xildhibaan Yuusuf Xasan ha la weydiiyo sababta. Citizens pay taxes in exchange for basic services like security and infrastructure ( roads,education,health, public transport,etc)
@losman1997
@losman1997 3 жыл бұрын
waa wiilkii ku jeclaa isliina jooga oo aadan arkin wali
@halimaahmed861
@halimaahmed861 3 жыл бұрын
Kenya 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪my home country
@dayibidd194
@dayibidd194 3 жыл бұрын
Jidadka dowlada la rabay inay dhisto like Minneapolis Minnesota
@maryamabdi6660
@maryamabdi6660 3 жыл бұрын
Nairobi wa meal qurux badan Uhuru pack Two rivers National park The Ark lodge Bus Nairobi anaka kudalne Na weydii dadkan Islii o xafada Lee kutusin
@fatmabashir8190
@fatmabashir8190 3 жыл бұрын
Saaax
@SohailKhan-or7ld
@SohailKhan-or7ld 3 жыл бұрын
Melahas aa so tirisay oo dan ma adiga dagan mise somali ba dagan halka somalida ey dagan ba na quseeyso
@hassanmohamad1542
@hassanmohamad1542 3 жыл бұрын
Telefonka yaalagaa dafin abaayadiis iska ilaali
@ayuobalansarichannel9208
@ayuobalansarichannel9208 3 жыл бұрын
Ganacsatada aniga uhoreya ii imada inshlh
@rajupodiyan3147
@rajupodiyan3147 Жыл бұрын
Your canvas is getting week 🏫
@hibanuura658
@hibanuura658 3 жыл бұрын
Genyo Garissa imaw xbbty
@yussufarab5380
@yussufarab5380 3 жыл бұрын
Dadkaa kulel haku diliiiin
@hibanuura658
@hibanuura658 3 жыл бұрын
@@yussufarab5380 kulel ka xitaa wa nimca ilahey
@ahmez5385
@ahmez5385 3 жыл бұрын
EASTLEIGH magalada ganacsiga
@aishazahid5718
@aishazahid5718 3 жыл бұрын
Also wilkan BIN AFRAH waa Somali youtuber from Toronto wuxuu sameyaa video kuwada camal check him out
@angryguy4349
@angryguy4349 3 жыл бұрын
KZbinkisa maxa kuqoraan
@samiyasiman1266
@samiyasiman1266 3 жыл бұрын
Keep going geenyada madow 🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👏👏👏👏
@ayaandhugfe6758
@ayaandhugfe6758 3 жыл бұрын
Masha alaah walashay geenyo wan ku jeclahay noloow
@princessgacal6245
@princessgacal6245 3 жыл бұрын
Keep going
@azmanasapo2748
@azmanasapo2748 3 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle shaarukhanka somalida funny boy❤🤣
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Жыл бұрын
Épilation africaine c'est comme ça
@Videos-pi6qr
@Videos-pi6qr 3 жыл бұрын
Wareyso reer islii qaarkood. Great job ! The Black mare !! Love from St Paul, MN
@hodanmahamud8536
@hodanmahamud8536 3 жыл бұрын
I like Nairobi special islii
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 3 жыл бұрын
Home you will visit Mombasa the Oldest county. Historic land
@ahmedawil6031
@ahmedawil6031 3 жыл бұрын
Ani isbuuc kadib imaan rabaa hee nairobi i.n soo dhawaynta xagiina❤️💫😁
@maryamabdi6660
@maryamabdi6660 3 жыл бұрын
Diyar
@ahmedawil6031
@ahmedawil6031 3 жыл бұрын
@@maryamabdi6660 luuqa iga sooqabo hee maryam😜😆
@ahmedawil6031
@ahmedawil6031 3 жыл бұрын
@@maryamabdi6660 luuqa iga sooqabo hee maryam😜😆
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
@@ahmedawil6031 wl subscribe isar
@familyplca6093
@familyplca6093 3 жыл бұрын
Nairobi town
@Sayless1
@Sayless1 3 жыл бұрын
Qurux ku dhigle funny waaye walahi 🤣🤣🤣 natural swimming pool waaye kulaha
@somalimenscooking6317
@somalimenscooking6317 3 жыл бұрын
Waa AniGo Somali Me'ns food support issiya wxn Ahay Nin Farta ka Xiidhan 😋😋
@maryanmohamed431
@maryanmohamed431 3 жыл бұрын
Aad ayaan kuu daawadaa kuuna jeclahay labaana kuugu doortay midibkaaga oo ku faanti iyo siwanaagsan oo nuture aad u hadashi . Fartuun happy soo qabo adoo la kulmin Kenya haka soo tagin
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 3 жыл бұрын
What a nice vlog Keep up good work sister
@libanabdi7918
@libanabdi7918 3 жыл бұрын
Geenyada Madow hadii aad tagtay Nairobi waxaan jeclahay inaa imaan doonto magaala xeebeedka mombasa oo iyadana somalida dagaan ku yihiin
@sadosaafi1324
@sadosaafi1324 3 жыл бұрын
Waan kusalamay wlashay geenyo keep going
@khankjawil7500
@khankjawil7500 2 жыл бұрын
Ganacsatada Somali Kenya waxay ka qaadaan canshuur aad u badan oo si joogta ah Wadooyinkana waa ka dhisi waayeen...halkaas markay mareyso Somali aya laga rabey in ay dhistaan Jidadka hormara Dhismayasha ganacsigooda intay isku daraan Lacag..waxay kaloo fursad siin karaan shaqale iyaga u gaar ah si joogta ah u nadiifiya...hadii laguu garan waayo garo adigu...
@user-br6ol3qu4s
@user-br6ol3qu4s 3 жыл бұрын
Wow Nairobi m.a
Somali FEMALE Youtuber SKYDIVES 🪂
21:09
Geenyada
Рет қаралды 278 М.
ISBEDEL WAYN OO KU YIMID ISLII - EASTLEIGH, NAIROBI, KENYA
12:48
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 53 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 123 МЛН
Dil Ama Dooro - Aniga iyo Fowzi Igu Sharaf - Qosolka Aduunka
12:24
Geenyada madow Maxay Ree galbeedku ka rabaan?
6:41
Mohamed Gafdiid
Рет қаралды 1 М.
The side of Somalia they don’t show you *MUST WATCH*
13:03
Geenyada
Рет қаралды 77 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 538 М.
Suuqa ugu raqiisan nairobi gikomba
21:27
Dhakhtarrr
Рет қаралды 164 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН