Eedaan layaabee arxankeedu daranaa part 2

  Рет қаралды 644,100

naciimo jookar

naciimo jookar

Күн бұрын

Пікірлер: 576
@قويةبمعيةالله
@قويةبمعيةالله 7 жыл бұрын
ilmo ninkeyga dhalay ayaan hayyaa wlhi hoyadood anigay iga jecelyihin hooyo waxaan ahayn na ima dhahaan wlhi waxaan u koriyaa akharo in allaah maalin aan waxba awoodin in uu igu karaameeyo ajarkeedana isiiyo. ayaga iyo zawjkeyga iyo islaamka inta wanaaga jecel allaha ii xifdiyo.
@mohamedrujaal5372
@mohamedrujaal5372 6 жыл бұрын
Allaha kubarakeeyo
@fardowsaxeydar5418
@fardowsaxeydar5418 5 жыл бұрын
Abyo alle garbakaa ha kalo
@mohamedhussein9790
@mohamedhussein9790 5 жыл бұрын
Mansha allah Allah haku barakeeyo wll
@samiirocumar9396
@samiirocumar9396 5 жыл бұрын
masha Allah dadka ma wada wanagasan waxan goob joog ahay edo heyso ilmo rajo ah oo hadana dhahdo kuwan waaa hooyadod oo inta tagan hada ogow waaa islan dhimatay alow dadka wada hagaji rabow hooyo no daaaaaaaaa
@liibangeljir5793
@liibangeljir5793 4 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo abaaayo
@jaamacabdi9174
@jaamacabdi9174 6 жыл бұрын
Alx aniga hooyaday iyo Aabahayba weey dhinteen anagoo yar yar anigiyo walalahayba waxaa nasoo korisay eedo wngsn waxay noo ahayd hooyo iyo Aabo walipa walidka wngsn ayeey noo ahayd Waxbay nabartay ilaa hada weey nabaraysaa anigiyo wllahayba jamacado iyo schoolo ayaan kala dhiganaa alx eedo wngsn ayaa isoo korisay kuwa dhibana allaha kasaaro poqoradayda eedo Aamino idil ilahay cimrigaaga hadheereeyo eedo amaal igu leedahay😙😙😙😙 alx alx alx
@IshwaaqRuun
@IshwaaqRuun 7 жыл бұрын
aniga hoyaday iyo aabe haay anigo yar ayay kalatagan aabe hay ayaa isokuriyay asago naaga gursan markay ladhaho gurso kuwan markay kuran ayan gursan ayu dhihi jiray walhiy aabe hay waxn kajicalhay malhan malintay shaqo ayu adijiriy habina kana dharku nodhaqijiray ilhay aabe naxaristad ugo daqa adun iyo aqiri
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 жыл бұрын
Ishwaaq8080 Ruun Aabbe hadda ma nool yhy; hadday haa tahay ka duceyso Aabbahaa kana farxi mar kasta wll..
@IshwaaqRuun
@IshwaaqRuun 7 жыл бұрын
Abdiaziz Said Ahmed haa wanuul yahay ila mahisan anigo ijacel yahay inasha Allah waxan jacelhay warad ka xaqisa ina lafahmo nago layahy
@قمرموسي-د8ن
@قمرموسي-د8ن 7 жыл бұрын
Ishwaaq8080 Ruun ilahey hakudhafo
@hamdidiamondmufasa6156
@hamdidiamondmufasa6156 7 жыл бұрын
Masha Allaah Aabe fican ayaa ku dhalay ka duceyso o lugaha u dhaq.
@haniabdishakur5520
@haniabdishakur5520 7 жыл бұрын
Ishwaaq8080 Ruun msha Allah
@khadraqali8296
@khadraqali8296 7 жыл бұрын
eedaan layabee arxankeeda daranaa allow eedo hana badin inta xun inta wanaagsanaa kabadan illaahoow kuwa xune qalbiga raxmad ugali aamiin
@guliadiman4879
@guliadiman4879 7 жыл бұрын
Khadra Qali. I don't like it Nemo I don't like it 5 times I don't like it
@fazaaziyare6722
@fazaaziyare6722 7 жыл бұрын
Khadra Qali 👈 Aamiin yaa rabi
@hassanabdikadir6289
@hassanabdikadir6289 7 жыл бұрын
sheekadan waxay Ku saabsantahy dad aan ogahy ayee sameynesaaa ilaahow eeedo naga haay rabiyoow Hooyo hanoo waayin aamen amen
@zalmacayni7143
@zalmacayni7143 7 жыл бұрын
Hassan Abdikadir x
@hamdaruun4606
@hamdaruun4606 7 жыл бұрын
dadkan dislike yidhi tolow ma eedooyinkii ilmaha dhibi jiraa?? naciima isku filaney axsan caleyk qaali
@muna-2015
@muna-2015 7 жыл бұрын
Hamda Ruun kkkkkkkk eedooyinkii baa ciil hayaaa
@diamondsaid9421
@diamondsaid9421 7 жыл бұрын
Hamda Ruun kkkkkkkkkk kk
@qalanjoluul2445
@qalanjoluul2445 7 жыл бұрын
Hamda Ruun hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh 👌👍
@saidahussein260
@saidahussein260 7 жыл бұрын
Hamda Ruun iyo caruurtay dhashay
@halimakahiya5946
@halimakahiya5946 7 жыл бұрын
Hamda Ruun hhhhh warunta sidhas waaye
@dayuubaabdirahmandayuuba663
@dayuubaabdirahmandayuuba663 7 жыл бұрын
ilaahayaw caruurtayda haku simin oo haku qaban naag kale
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 жыл бұрын
manshaa Allah Aadbn uguu farxaay.walahi Abbe yashaa qar markey fahman in carurtodaa lagumyso. wey uu tashadaan carurtodaa👌😊
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 жыл бұрын
Surmindi mansha Allah wacadale Iyo wacad rasuul meeshaad naga jirtid walee nagbaa nagjirta. guuleeyso
@isoraac3244
@isoraac3244 6 жыл бұрын
I can't stop crying 😊😊😊😊😊😊 waxay isoo msrisay #Eedo waa LA qaoraa hadii la dhoho qalinkaa dhamaanaaaaaaaaaaa 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@edilhassan7542
@edilhassan7542 7 жыл бұрын
wlhi waan ooyeey waayo carur aan dhalay baa iga maqan qisadana waxay ka turjumaysaa in badan oo inaga mid ah.hooyo allaha daayo. dumarka sidan u dhaqmoow alle ka cabsada ....thanks nimco
@amaanfaarax9805
@amaanfaarax9805 6 жыл бұрын
لنمم
@amaanfaarax9805
@amaanfaarax9805 6 жыл бұрын
SCM walaa yaal cayni
@azmaharir3138
@azmaharir3138 6 жыл бұрын
oomasasoo dhanbay uxuntahay eedadu😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😂😂😂😂
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050 5 жыл бұрын
Xagee kaa jiraan
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050
@faaiidoiyoxogdoonkanaaltvx2050 5 жыл бұрын
@@azmaharir3138 maya
@الحمدللهولاحولولاقوهالاالله
@الحمدللهولاحولولاقوهالاالله 7 жыл бұрын
dumar badan ayaa sidaas caruurta la nool ku sameeya waad ku mahadsantahay si fiican ayaad u gudbisay fikrada🖒
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
surmindi jecliyaa dhiig bay leedahay 😍😍😍video gaan so sad wlhi naciimoy waxaan qoslaba waa ooyey maanta maxaa yeelay anaa soo arkey saan iyo kadaranba 😭😭😭😭
@halimakahiya5946
@halimakahiya5946 7 жыл бұрын
I love the old traditional somalia sorry abayo wax walbo walaga gudba
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
Halima Kahiya haa abaayo mcn alx
@ifraahabdleifka7773
@ifraahabdleifka7773 7 жыл бұрын
I love the old traditional somalia qali walh eedo faido malahan hada kahor aya ku sigty lkn dhananka wa dha dhamiyay
@ayaanjamaal3481
@ayaanjamaal3481 7 жыл бұрын
ifraah abdle ifka
@sadiyayassin1754
@sadiyayassin1754 7 жыл бұрын
I love the old traditional somalia waaw caadi maaha waa sheko dhab ah runtii kasii wad meshaas
@sharmarkeamir2599
@sharmarkeamir2599 7 жыл бұрын
nciimo thnx inaad dhamaysay sheekadaan that's why aan guurga cuqdad aan ka qaaday because of my daughter's
@munamohamud525
@munamohamud525 7 жыл бұрын
Sharmarke Amir hoyadood inoga gee labadena isku yaciye
@somaligirlisbeautiful4329
@somaligirlisbeautiful4329 7 жыл бұрын
Ilmaha hooyadood hadee dhimato ama la furo silic beey maraan mid aabe wanaagsan leh ma ahane oo si gooni ah u uga taxadarayo lee ka baxsado dhibkaan
@mimikurta1689
@mimikurta1689 7 жыл бұрын
Sharmarke Amir wallo aniga waxan aminsanahey ninkasto ilmihisa laxumeyo isagu uu gabey xilkii aba nimo... naagta sey ka aragto unbey ilmahaga ula dhaqmeysaa... kabaso qaad shaqo ayad adaa markad sonoqoto kow gabdhahaga kabilow guriga markad imatid lahadal Time laqado gabdhahada... sidoo kale xaaskaga wacyi gali waani markasta xasuusi iney bari carurteda kajaran tahey
@mimikurta1689
@mimikurta1689 7 жыл бұрын
Sharmarke Amir illah hakusahlo tu adiga iyo carurtada idinwada anfacda
@hannimaxamedcaraale5503
@hannimaxamedcaraale5503 7 жыл бұрын
Mimi Kaaqkqkk
@hamdaabdi6282
@hamdaabdi6282 7 жыл бұрын
subxanalh ya Allh ugargaar wixii edo korsaty iyo wixii ay hada korsanayso waligey hoyo iyo habaryaro agtoodamadhaafin alxm ilahow inta hoyo leh udaaa aax
@munajama5507
@munajama5507 7 жыл бұрын
surmindi qalow qalow waa wax nool waa gabadha ugu fariidsan wacyi galintaan viva surmindi
@ibnuxafso5818
@ibnuxafso5818 7 жыл бұрын
ilahow Hooyo macaaneey ikadaa I love u my dear mom adaa noloshan kusoo koray lkn aniga adaa inool ilahay haykaa cimrigaga ha ii dheereyo
@munaadan2673
@munaadan2673 7 жыл бұрын
mahadsanid naciim😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fadumoquruxwanag937
@fadumoquruxwanag937 6 жыл бұрын
amiiiiin wall hoyoyinkena odhan nodaa intii dhimatyna Allah unaxriisto
@laylamaxamed1309
@laylamaxamed1309 7 жыл бұрын
niciimo ani wn oyey walahy abyo mcnto kheyr allah ha ku siiyo abyo mcnto buraan burkaas hooyada ma isoo diri kartaa pleas abyo
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 7 жыл бұрын
Story of my life 😭😭😭
@ashaa9815
@ashaa9815 7 жыл бұрын
rushda ameen am sorry 😢
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 7 жыл бұрын
Asha A it's ok honey I'm not in that situation no more now Alhamdulillah
@ashaa9815
@ashaa9815 7 жыл бұрын
rushda ameen that's good news alhamdulilah.
@fadumofarah9745
@fadumofarah9745 7 жыл бұрын
rushda ameen of
@nalkadahir9057
@nalkadahir9057 7 жыл бұрын
rushda ameen maxaa abayo edadada maa la noshahay
@zuuzuuxasan2579
@zuuzuuxasan2579 6 жыл бұрын
Maxaad ii xasuusi neesaan maama waan ilimeeye mama alh kuu naxariisto
@drxukun8824
@drxukun8824 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢qaracan walaahi runbaan u dareemayaa allow u gargaar umada saas loo galo ama hooyooyinkood dhinteen ama ka maqantahay aamiin
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 7 жыл бұрын
Ani labo eedo aan qabaa isku midnamaba aha wlhi eedo waa eedo aad ufiican ahnah qof iiman leh midna waa mid ale qad ah marka shan farodle masina mahinoo Naciimo runta aa sheegtay abayo nolow 😍😍😍😍😍 Hooyo nolosha la aanteed waa eber wlhi Love you hooyo ❤️❤️❤️
@zalmacayni7143
@zalmacayni7143 7 жыл бұрын
Ikran Abdikadir z
@fardowsanur144
@fardowsanur144 6 жыл бұрын
Aniga xaaska Aabahey ayan la noolahay wax dhib ahna kuma qabo alxm inta dhiban Allah ka qaado Aamiinta so badiya
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 6 жыл бұрын
Yaaakhay malyan like saaara Hooyo mcn Alloow nookaa Daa iyo Aabe Amin Ya Allah
@iskufilanshigdaahir1153
@iskufilanshigdaahir1153 7 жыл бұрын
qeybti 3 xaad ne waa sugey naa gabadhi oo nolol mcn gashay iyo walaaleheed o malawixi wax udabo weysan kkkkk shekadaan raga kaliya wacyi galin uma ahan e anaga xataa wey notahay inaan saas uladhaqmin ilmaha dantu nabaday iyo inaan xajiga hada labalano wayo bari hadaan hortiis dhimano ilmahena sidaas ayaa kudhici karto naciimo aad ayaad umahadsan tahay wacyi galinta halkaa kaga hay waan ku taager sanhy aniga gabadheyda xajiga waa ku taxanhy qosol ayaad naka dharjisaa walow midaan ey xalool xumo iga lisay viva nacimo surmindi niic we love gabadhena tirada badan
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
yaska daahir in la guursaday iyo inkale xataa waa inaan o gaano 😀😁😁😃😃😄😄😄
@shaakiraadan4905
@shaakiraadan4905 7 жыл бұрын
yaska daahir
@maryamjacayl6423
@maryamjacayl6423 7 жыл бұрын
alx aanan aayo la korin hooyo macaaneeeey ilaahy cimriga haku barakeeeyo adiga iyo aabe qaali. dumarooow ilamaha aad dhasheen iyo ka aad aayada u tihiin ee ninkiinu dhalay waa isku mid fadlan hakala saarina
@fatxachanal8139
@fatxachanal8139 5 жыл бұрын
Alx hooyadey baa intaa isoo leekaysey alle islaamo kalle ima baddo🤲
@inansoomaaliyeed8123
@inansoomaaliyeed8123 7 жыл бұрын
waleey eedo Arxan dhan Laguma Arko gabartaan mid ka daran Ayaa igu dhacday baafka dharka lagu dhaqo Ayaa leygu garaaci jiray Afka Ayaa leyga garaacay hada kahor Asaa Andhuufta Afka ceshan wayay bishinta hoose Ayeey iga dulelisay ilaa iyo hada wan daremayaa. calamada 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farhiyomahamed8015
@farhiyomahamed8015 7 жыл бұрын
wlh saxanka cuntada aya legu garaci jiray😢😢
@inansoomaaliyeed8123
@inansoomaaliyeed8123 7 жыл бұрын
Farhiyo Mahamed Anaa kaa daran Xbbtii baafka dharka Ayaa leygu garaaci jiray 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fatumaomar2855
@fatumaomar2855 7 жыл бұрын
iska samra walalayaal InshaAllah wax ka kheyr badan ayad heleysin
@inansoomaaliyeed8123
@inansoomaaliyeed8123 7 жыл бұрын
samirka waa shey qaaliya insha Allah wey ka baxayaan dadka hada ku jiraan dhibka Anaga wan ka baxnay Alx 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@luulluul6627
@luulluul6627 7 жыл бұрын
dalka nurisooy xbbti sorry mcnto hdaaaba nooshhy alxamdulilaaah
@fathimafathima5410
@fathimafathima5410 7 жыл бұрын
surmindii xasuus com eedo xasiid wayee😢😢😢Thanks albo
@saidahassan4329
@saidahassan4329 6 жыл бұрын
Edo xuma wale
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
carurta ha kalasarina dumarow mid ka dhashay iyo midka ninkaga dhalay labaduba masul aya idinka saran wana walalo laga yaba midkad edada u tahay inu wax ku taro o kaga ficnado midka dhashay
@قويةبمعيةالله
@قويةبمعيةالله 7 жыл бұрын
isehasan hasan inta badan ba saas baa dhacda
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
xub al quraan ha walal wasax arintas waxay ku kenaysa carurta cuqdad iyo inay kala goan waligod oo aysan walalo noqon
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 6 жыл бұрын
aniga marka aan yaraa waxa sidaan ii garaaci jirtay eedadey aabahey qabay😢markaan xasuusto wan murgaa😪Lkn hada wan ka koray garaaceda🤕
@gabadhahooyomaariyo3926
@gabadhahooyomaariyo3926 7 жыл бұрын
allow hooyoyinka noxafid intii ayka dhimatayna samiir iyo iimaan kasii
@leliaabdullahi4377
@leliaabdullahi4377 5 жыл бұрын
gabadha hooyo maariyo amiiiiin abayo
@naimaabdullahi1361
@naimaabdullahi1361 7 жыл бұрын
ilahoow hooyo adduun iyo aakhiro u naxariiso aamiin aamiin aamiin yaa allaah
@sokoromahamud1015
@sokoromahamud1015 4 жыл бұрын
Amiin
@اسميتهاسمية
@اسميتهاسمية 7 жыл бұрын
dadka dislike saaraya wa eedoyinka gbdhaha cadaaaba 😉😉😉
@umuhanan2577
@umuhanan2577 7 жыл бұрын
sheekadaasaa igu socota gabadha ha la dhaafiyo habarta xalay waan seexan waayay Gaas baan qabaye malawax saliida laga yareeyay ha ii dubtaa maskax dayda Ka bixi weyday
@zamzamabdi3884
@zamzamabdi3884 7 жыл бұрын
Luv u sweetie surmindi cadey keep up the good work Mashallah
@gunvsgunhhb5027
@gunvsgunhhb5027 7 жыл бұрын
mashaallah waa runteed
@bigA34
@bigA34 7 жыл бұрын
gunvs gun hhb g
@Ebiyanita
@Ebiyanita 7 жыл бұрын
subxanallah alow Aniga imabadin wilkeygana haigabadin kuwa dambana haigabadin edo waa xasid xasid oo minaqfiq ah maaminayi cunug San dale alow rux binaadam ah haigabadin alow cimri Deer oo cibada kabaryey
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 7 жыл бұрын
ax ax waan ooyay runtii wacyi galin fiicanbaad runtii wadaa halkaa ka hay khayr ilaahay haku siiyo niciimaay. anigu kuma soo korin in yar oo ciil ah hooyadey ilaahay cimriga ha u raajiyo lkn waxan arkay gabdho ku soo koray arintan oo kale oo aan la qaracansanahay ilaahay haka saaro.
@kabaxayhawadiadked4755
@kabaxayhawadiadked4755 7 жыл бұрын
5month baan la Noolaa Ilmo Ader Naffa ku dhibi jirtay xusus 2013😭😭
@hmm1699
@hmm1699 3 жыл бұрын
Ax inta hooyo la aan soo kortay like isaara. Wax badan baa soo marnayeh
@gabadhajecelwiilashajidhka5812
@gabadhajecelwiilashajidhka5812 7 жыл бұрын
2003.2004.2005.2006.baaan xasuustay lkn malintan eedo gacan ku dhigo gud madowba ku ridaya 🙄🙄
@xamdicabdalle1439
@xamdicabdalle1439 6 жыл бұрын
gabadha jecel wiilasha jidhka dhista
@iqqiyusuf1277
@iqqiyusuf1277 7 жыл бұрын
eedo ma wadaxuma lkn qaar xun ayaa jira allah ha soo hanuuniyo aniga ilaahey ima badin xaajigeygana waan labalamay inuusan u dhiibin caruurta naag uu qabo hadii aan ka hor maro( geeriyoodo )
@raaidamaxamed1527
@raaidamaxamed1527 7 жыл бұрын
ala waan arkay mid saas ugashay ciyaal kii ninku dhalay isna aanuu ogayn 😢😢 isna wasiir somaliya buu ahaa 😭😭 dhibka caruurtiisu kujireen Allah ayaa ogaa tan waa wayntahaye iyagu wiilku 2sano buu jiray haben kii suuna isukugu kaajin buuryadaa xadhig looga xidhijiray 😭😭 gabadha waxay ahayd 4sano comments kuma qorikaro warkeeda 😅😅 Allah dhibka haka saaro haday nool yihiin 😭😭😭 calool xuman kaqaaday aanan iloobi doonin 😭 waxan isku daynay anagoo 3 sadex hablooda in aan reedino xataa ciday qabiil wadagan lkn nasiibdaro qofka aan waydiinoba wuxuu dhahaa ma naqaano
@sharmakeciid7320
@sharmakeciid7320 7 жыл бұрын
ala ilahow adaan eeda ibadin ilahow Hoyo noda ameen
@hananashrapi5979
@hananashrapi5979 7 жыл бұрын
Sharmake Ciid amen ya rabi
@ubaxmohameddiiriye8027
@ubaxmohameddiiriye8027 7 жыл бұрын
Jj
@fahmoali6629
@fahmoali6629 5 жыл бұрын
Allaw caruurtayda ha iga badin naag aan dhalin aamin yaa rabi
@faizaabdale5610
@faizaabdale5610 7 жыл бұрын
Alloow hooyo la.aan hana badin inta Nloshaas so marayna Qlbigooda Allaha dhayo 😭😭 fariintaan wxy ku socotaa Ragga ubadkooda yaca o an wrka kahayn
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Mahadsanid mcney wan ku jeclahay ilaahey haku xifdiyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋
@munaadan2673
@munaadan2673 7 жыл бұрын
manshaallah ilaahey haku xifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Adigana sidoo kale my queen alle haku xifdiyo hana Ku barakeeyo 💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Ameen yaa rabbe
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar 😍😍😍😍😘😘😚😚
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
I love the old traditional somalia macnteydi Ilove you honey Wlhi Wan ku sharfaa walaashey 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar sidoo kale abaayo mcnto nooloow inabadan quruxeey 😘😘😘
@simranqurux595
@simranqurux595 7 жыл бұрын
🙌😭😭😭😭 nalka hooyo la aanteyd wa abaar abo na waxu ku xun yahay markey hooyo dhimato waxu kugeya naag lakiyn waxa fican in u abo kawar qabo ama asaga lanolato ama hooyo okaliya walahi wan oye ani hooyo waligey man arkin lakiyn ayeyo macan aya hooyo iaheyd macan keyda mailobikaro abo asago naagihoysa nogeyn rabo aya hooyo hooyadeyd aya ikorsatay xitaa midiy idhashay man arkin lakin wan ka jeclahay wey iga dhimatay malintas niyad jabka qaaday ayan kunolahay lakiyn alxamdulilah alow adaa mahadleh lixdalixaad isiye😚👌💘😓
@aaliya682
@aaliya682 7 жыл бұрын
I'm stepmother wlhi I love ❤️ such ninkeyga caruurtiisa
@sagaljama2059
@sagaljama2059 7 жыл бұрын
Alla sumindiye kujecliya talow ma ana kudhalay
@abshirmohamed405
@abshirmohamed405 7 жыл бұрын
Gabadhan dhalo sur-mindi ban u bixin Sababo jira awgood 💪💪🤛👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
eedo allow janada geey war dadkaan eedada habaraya waa waalidee habarka ka daaya balaaya idinku dhacda adinkee 😂😂😂😂 #surmindi love you❤❤❤ afweyney la'aanta qosol maleh
@maraynyusuf939
@maraynyusuf939 6 жыл бұрын
Empire girl mindhaaa adigaa eeda ah caruurta sidaan u cadaadiyo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyaaaaa, matan tantan Alxamdulilah. Waa soo dhaafay Kabarbaaray adult baan ahay ahay bahyartan.5
@abdullahialan1231
@abdullahialan1231 7 жыл бұрын
MASHA ALLAH QAALI WAA SHEKO JIRTA WAXAAD DHIIRAGALIN UTAHAY UMMADA SOMALIYED WAXAA TAHAY QOF CAQLIGEDU FAKARAYO
@akamsharif
@akamsharif 7 жыл бұрын
Ala hooyo jecliyaa 😍😍 qeybtaan waa wax jira wlh ilaahow ilmo iyo hooyadood hakala fogeyn
@nololcusubanigaiyoadiga4436
@nololcusubanigaiyoadiga4436 7 жыл бұрын
cusbo lagu daray iyo wax yar bas baas love surmiindi
@hiboidiris9901
@hiboidiris9901 7 жыл бұрын
Ragoo ilmihiina ogaada ha u ogalaanina cid aan hooya dood aheen haday noo Lena ugeya reer hoyadeey xataa eedo Aabe ladhalatay yaan logeen ama shaqaale uqabta ilmaha Hooyo la'anta ah alxmdulillh aniga Hooyo mcn ayaan lanoolaa waligay ilaa hda allow ideyso umadana udeyso hooyo yinkood waa lama huraan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 жыл бұрын
Waa riwaayad run ah wax badan baan la kulmay arrinkanoo kale; shaqada oon looga turin; garaacis iyo canaan joogto ah. ..ilmaha la dhashay oo loo bahdilo .hadday nabar ku dhuftaanna la dhaho sometime naayaa iskama qaban kartid cunuggu waa kula cayaarayaaye.
@Wajifuran-Fatush
@Wajifuran-Fatush 7 жыл бұрын
Masha Allah wllhi naciimoy nolow warun Edo wa warerbadan Thy 😓😓😓😓😓
@Ushariif
@Ushariif 7 жыл бұрын
ilaahow hooyo haku cadaabin ilaahow aniganh ilmaheykii iisahal aaamin aaamin yarabi
@ummuumaizaahmed5124
@ummuumaizaahmed5124 7 жыл бұрын
dadka iskumid maahan Alxamdullilah labo edo leyahy mid aya ficaan bari midna wayxunthy
@djsjdjhibaaqsudihibaqhanud2440
@djsjdjhibaaqsudihibaqhanud2440 7 жыл бұрын
allaw hoyo noda.ifyo.aqiraba unaxariiso.nacimo shokar.thank you
@zamzamlakiii9804
@zamzamlakiii9804 7 жыл бұрын
waa run hoooyo mcn allow iikaa daa wllhi wadnahaygaa tahay mcney buraanburkaan oohinuu iga keenaa markn maqlo allow hooyadey mar iigeee anoo nabd qaba wllhi hooyo wn ku jeclahy aayo lknse is argti danbe bal inooga dhig adiga iguma weynidee😪😪😪😤😤
@fahiimaabdilaahi9571
@fahiimaabdilaahi9571 6 жыл бұрын
Wlh runtaa kahadashay mcney ilaahay ha ku xifdiyo
@shuutashacuurwithshakuur3354
@shuutashacuurwithshakuur3354 7 жыл бұрын
😙😙😙😙 Surmindi Naf nool dheh Caku aaayo ala run badnidaa ilaahow na hanuuni o ilma yr hagardamadisa hana badin
@amiirayar4158
@amiirayar4158 6 жыл бұрын
Lkn camrda aad daawanayso nagadaa jiliin ka caadi uun u wad i support
@kahinharoun6433
@kahinharoun6433 7 жыл бұрын
beautiful story I like the end thank you nicmo joker
@abdullahiomar8044
@abdullahiomar8044 6 жыл бұрын
Caruurtayda Allah hooyo la,an ma bado haday igu dhacdana sida ogu wngsan baan u korsanaya insha Allah
@munajama5507
@munajama5507 7 жыл бұрын
mansha allah suqdho abeheed baa ka saaray masiibadii
@ayaangaraad9348
@ayaangaraad9348 6 жыл бұрын
Nimco jokar wanku tageraa wanan jeclay inaan dawado majajiladdada allh haku sharfo wlley😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@maryambrahim82
@maryambrahim82 7 жыл бұрын
walaal macaan waa runtaa.ka fiirsada ilmihiina qofkaad u dhiibanaysaan
@sahraxasan3672
@sahraxasan3672 7 жыл бұрын
Kkkkkk 10 edooyin dislike siyay ha idunku tagnato viiva surmundi Nimco jookar runta waye
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Farxiyaaaayeeto khadraaaaaay khayrto shamsaaay cadceed yartan .mashaaaaalah.yaryartan.nunseseses exuseme.Nono.friday farxad.gabadha farxiyeeto caday qiimobadan qurux yartan.waatan5
@nuurachanell2236
@nuurachanell2236 6 жыл бұрын
Sharafey ilahay haku xafido wat shidanthy💝💝💝
@nuurachanell2236
@nuurachanell2236 6 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤👄
@usrayussuf737
@usrayussuf737 7 жыл бұрын
nimca ilaahay haku xifdiyo risaalada aad noosoo gudbusayna waad ku mahadsathy❤😘
@laylohaashi1029
@laylohaashi1029 7 жыл бұрын
alla abyo sheekadaan bilkor ayaan ujoogay gabar naagtii abheed qabay dishay oo isbitaal ladhigay marka waa arin ubaah in laga hadlo
@xaajicabdirashid4220
@xaajicabdirashid4220 7 жыл бұрын
mashallah nacimoy ilahy.haku sharfo qisoyin xaqiiqa ka hadasha
@niciimacagane7244
@niciimacagane7244 7 жыл бұрын
ilahayow hooyo mcn nodaa hoyo la aan wa abaar
@maskaxdakori8589
@maskaxdakori8589 7 жыл бұрын
allaa allow hooyadey jirkeeda cadabta ka xoreee eedo arxan daranaa😰😰😰😰
@saidahassan4329
@saidahassan4329 6 жыл бұрын
Edo xoma
@omargulled5750
@omargulled5750 7 жыл бұрын
suqdho oo xabsigii lagasoo saaray mobilna loogaday magaciina laga badalay mahadsanid walaasheey nimco
@sumayaosman9292
@sumayaosman9292 7 жыл бұрын
WALEE YURUB IYO AMEERIKA ILLAHAY U SO DIRAY EEDOYINKAA OO KALE XABSI HA LA GEEYO
@abdijamawarsame3662
@abdijamawarsame3662 7 жыл бұрын
Runti waxa aad daawateen waa arin si dhaab ah uu dhacdo ( SURMINDI ) thanks for the awareness
@learntorest4090
@learntorest4090 7 жыл бұрын
sheekan part one keedii aad baan umurugooday lkn part two i am so happy
@luleymuxumed3726
@luleymuxumed3726 6 жыл бұрын
Waa q ii mala la aanta dumar ka soomaaliyeed ku dhamaan waana ceeb eedo pink a qaar maxishoode an mana naxaan
@hanaaahmed1412
@hanaaahmed1412 7 жыл бұрын
eedo arxan laay ilhy hooyo nagama qaado xanun wllh 😢😢😢😢 nicimo waxan kugu jeclhy wax murti ah ayaad kahadashaa qaali
@istarliinabdulahi1884
@istarliinabdulahi1884 7 жыл бұрын
😩😩😩😩😩 alaa calooshaaa ii xanuntay wlhi aloow hoyo la.aaan hana dhigiin amiiiin
@hazalabdisalam5402
@hazalabdisalam5402 7 жыл бұрын
Ax ax ax Thank you Sis sidaad nolasha uga hadasho ayaan jclhy xaqiiqdii
@khaliifdheere
@khaliifdheere 7 жыл бұрын
*Naciimo please sheekadaan ha dhamayn ee SERIES/MUSALSAL ka dhig*
@hamdihassan1138
@hamdihassan1138 7 жыл бұрын
nacimo mahadsanid sheekada qeybti u danbeysey aaan ka sugeyna lkn eedo kale saan ma sameyso kuwaan eedo aheyn aaa saan nola dhaqmey hooyo la.aan waaa nolol la.aan
@fatumaomar2855
@fatumaomar2855 7 жыл бұрын
MashaAllah Ilahow xaqa natusi wa wanow Ilaah kheyr kusii
@zihamabdi6729
@zihamabdi6729 7 жыл бұрын
xaqiiq wlh allow hooyadey ubax unaxariiso ciil aduun maanan arkeyn haday manta joogi leheed eeedo alla ku qarib
@abdifatahali197
@abdifatahali197 7 жыл бұрын
wll niciima keep going up runtii waxad tahay qof kaliya ee somaali u siman kuwasoo wax tageera mooyanee ayna helin wax dhaliila amba wax ka sheega wllshy ani waa kugu taxanahay runtii waa ku qoslaa inkastay yihiin waaqici bulshadeena ka jirta oo dhaba taasna aad ayad ugu mahadsantahay wll
@sucdihoosh7434
@sucdihoosh7434 7 жыл бұрын
nicimo walhi kilibkan u iga ohiyey aniga alx hooyade ayaan ku so ag korey lakiin waxan arkey gabadha ha hooyalan korey oo nolasha ka nadhacay sidii lo cayey qalbi jabey
@zamzamqueen4033
@zamzamqueen4033 7 жыл бұрын
way iso martay tariikhdan hada lkn waa ka baxay alx inta ku jirtana allah haka saaro
@fardosaadan5732
@fardosaadan5732 7 жыл бұрын
ZAMAZAM MAXAMED uyyàhu
@dhana7566
@dhana7566 7 жыл бұрын
Ilahey Eedo nama badin especially eedoyinka Xun xun. Shit waye ha la furo. Nocaan oo kale. I hate them with passion. Wlhi dad badan saan lola dhaqmaa arki jirey. Alx Hooyo la,aanteed dhib waaye
@shushmitalovehindia4967
@shushmitalovehindia4967 7 жыл бұрын
story my life wlhi xaaax xanuuun badan ayaan daremay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😓😓😓😓😓
@jaabircariif9695
@jaabircariif9695 7 жыл бұрын
alle xaqiqadaa shegty cusbada ka maqan kis bas basa lagu bil bilay
@sumayaduale2616
@sumayaduale2616 7 жыл бұрын
aad baan u qiiroodaa runti markaan arko sheekan eedo ama aayo kolba saa u taqanin gabadh kastay adigu iska bilow oo hagaaji ilmaha yar ee aad masuulka katahay ama nin kagu hadhalo ama midkale hanoqde ogow wa kaago kale dulmi ha qaadan wax xun lama dhitaysto eedo maaha mid kale waa aniga wa adiga iyo inta la xidhiidha bes
@lajeclaydaxafad8896
@lajeclaydaxafad8896 7 жыл бұрын
surmindi iyo niic rufiyannimad ku jecelahay all eedo arxan ma ahan ilahayo ha na badin
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 7 жыл бұрын
hhhhhhhh surmidi i love u hhhhh thanks naciimo qaali😂😂😂😂😍😍😍😍
@anjlinajulio9709
@anjlinajulio9709 7 жыл бұрын
surmindi❤❤❤❤💯😩islaanta masiibada gawarta kaqawo cimrigeda cimri laadir ha naqde 😥
@deqamohmoud5183
@deqamohmoud5183 7 жыл бұрын
waa xaqiiqa jirta ilaahy ha ugargaaro caruurta la joogta dumarka bila naxariista
farta xaaji oo afka furatay kashka waxbo looma reeban
5:08
XAN SOCOTO TV
Рет қаралды 77
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Maalmaha Nolosheena Episode 5
13:59
naciimo jookar
Рет қаралды 299 М.
goos goos by naciimo jookar
13:46
naciimo jookar
Рет қаралды 357 М.
Xanta dumarka
13:30
naciimo jookar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Mano gaabey iyo surmindi
10:28
naciimo jookar
Рет қаралды 111 М.
Hussein OG OO JACEYL LOO SHEEGTAY ❤️
5:44
Mohamett Ciire
Рет қаралды 3,8 М.
International ruufiyaan/SSI
6:38
naciimo jookar
Рет қаралды 146 М.
Surmindi iyo paltalk maxaa kala qabsaday
7:43
naciimo jookar
Рет қаралды 333 М.
maalmaha nolosheena epsode 1
8:26
naciimo jookar
Рет қаралды 513 М.
Surmindi oo turjubaan noqotay
5:57
naciimo jookar
Рет қаралды 255 М.
Waalid caasi new made by naciimo jookar
6:30
naciimo jookar
Рет қаралды 247 М.
Home alone in a Rush@Daniel LaBelle
1:00
Nutella_5.7
Рет қаралды 12 МЛН
LNF - Thế nào gọi là BẠN THÂN??? Best Friend... #shorts
0:47
Linh Nhi Family
Рет қаралды 4,5 МЛН
Жекпе-жек. Төртінші тур | Екінші топ | Jaidarman 2022
1:6:41