EGLAN SHOW Dhalintu maxay todobadkan ku Soo bandhigeen Jawaabo Xisoleh

  Рет қаралды 42,053

Eglan Show

Eglan Show

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@kingcasse522
@kingcasse522 6 жыл бұрын
Waa marka dayaxo dhaco xidiguhuna soo jeedo mahooo eglan👍👍💪💪🙆🙆❤❤👏👏
@AAOMAR-gb8cg
@AAOMAR-gb8cg 6 жыл бұрын
ppp waxbaa ka dhacaY Enlan Show su'aal kulul aan u hayaa waana jeclaan lahaa inaan halkaan ka arko ayadoo dadka lagu karbaashaYo👋👋👋👋 su'aasho waa sidan" Qof hooYadaa iyo Aabahaa dhaleen aanna waxba kuu aheyn😂😂😂😫???" BOOOOOM 👉👉👉
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 6 жыл бұрын
Maanta official kkkkkk waxan u malayn Shahwadooda.
@AAOMAR-gb8cg
@AAOMAR-gb8cg 6 жыл бұрын
Raaliya SidaHooyadeed hhhhhh shahwo qof miYaa seed wax uwadaa wlley😂😂😂😂 ku laabo su'aasha markle fursad kale ku siinaa👈👈👈
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 6 жыл бұрын
adiga lee waaye qofkaas ama aniga waaye
@AAOMAR-gb8cg
@AAOMAR-gb8cg 6 жыл бұрын
Firdowsa Dahir aad iyo aad
@abdirizackdaud254
@abdirizackdaud254 6 жыл бұрын
Wa mandheerta hooyada
@haykalhanuniye5255
@haykalhanuniye5255 7 жыл бұрын
EGLAND Wa CariYad ilhY Hzo HnuniYo Ameen
@HawdmediaPro
@HawdmediaPro 6 жыл бұрын
Suaaasha hablihii hore ayaa raga ku hal xidhaaleyn jirey igalney waxaana weeye markuu dayaxu dhaco xidiguhuna soo baxaan jooga hrgsa right or no
@aidarusmohamed877
@aidarusmohamed877 7 жыл бұрын
su'aasha way ku dhibtoodeen dadka badankii waayeelku xilliga uu hurdo waa waa inta u dhaxeysa salaada casir ee aan la gaadhin maqribkii waana xilli aanan lagu Karin caruurta in ay seexdaan
@khadijoqaalidhubow1565
@khadijoqaalidhubow1565 6 жыл бұрын
Mshlh ilahey haku dowro inshlh so funny xabbty
@abdikanialiisse2366
@abdikanialiisse2366 7 жыл бұрын
Eglan aan ku yaro saxo su aashan oo kale waa dhaqankii soomaalida ay ugu tala galeen in lagu dhiso maskaxda ama garaadka waxaana loo yaqaanaa GOOGAALEYSI leyskuma weydiiyo sida aad u weydiinayso dhalinta waayo qofkuwaxuu ka fakarayaa si tooosa lkn su aalahan waxaa looga fakaraa ka jawaabintooda si dadban qofkua waxuu go aankaas qaadan karaa marka aad su aasha ka hormarisaa GUUGAA qofka kalana ku jawaabaa CIGALEmarkaas ayuu isku dayayaa su aasha tusaale hadaan ku iraahdo IS GUDUUDIS IS GAROOBIS AAN LA GUURSAN waxaad ka fakaraysaa gabar calafkeeda weysay lkn hadaan ka hormariyo GOOGAAA waxaad raadinaysaa u jeedka su aasha ee iskuma mashquulinaysid su aasha erayada kaaga muuqda Marka su'aalahan oo kale ka hor mari GOOGAA sidaas ayuu ahaa barbaarintii dhaqankiii soomaalida Mahadsanid
@sahracalicumar109
@sahracalicumar109 6 жыл бұрын
Abdikani Ali Isse Maasha Allah waa sax WLal sida ay wax u waydiinayso waa qalad. Waa Googalaysi. Dadki ayaaba ku wareeray oo si toos ah ayey u waydiisay ayaguna si toos ayey ku jawaabeen marka dhuxur ma laha.Mida kalena Jawaabta ma sheegto marka u danbaysa. Waanka xumahay inay Luqadeen sii dhimanayso.
@qurbaawis642
@qurbaawis642 6 жыл бұрын
Dadkan qalbigaa madoobaday siday dhoofka u sugayeen....ee Hargeisa iyo burco la kaalay su,aalahaas
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 6 жыл бұрын
Cagu midaan Suaal lama yiraahdo ee waa HALXIRAALE. kuwaan Kuu kuyadana afkoida gaarin AF kii HOOYO ka tagey.
@ابوشير
@ابوشير 6 жыл бұрын
Iglaneey dadkan dhaqankii baa sii lumaya
@calinasiib8318
@calinasiib8318 7 жыл бұрын
Xiliga waayelka hurdo carurtana soo jeydaan waaa xiliga diyaxa jirin ama bisha ileys eeynan laheyn oo bisha ayaa waayelka loola jeeda caruuta soo jeeda xiligaa waa xidigaha
@zeeyabdi3933
@zeeyabdi3933 6 жыл бұрын
Eglaney saxibay numbarkaga isobas wan kugu haystaye
@sharmakebashir4999
@sharmakebashir4999 6 жыл бұрын
WA markuu dayaxu dhaco xidiguhuna soojeedaan
@aminmohamed5441
@aminmohamed5441 7 жыл бұрын
Waa marka dayaxu dhaco xidiguhuna waa soo jedan
@zeeyabdi3933
@zeeyabdi3933 6 жыл бұрын
Wa markay bisha dhacdo xidigahana sojedan
@haykalhanuniye5255
@haykalhanuniye5255 7 жыл бұрын
Wa mrka daYaxo dhaco XidiGuhuna zo jedan Almuhim: wa xili. DNbe uuun BOB
@ayaancawil7241
@ayaancawil7241 7 жыл бұрын
Waa marka dayaxu dhaco xidiguhuna sojedan
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 жыл бұрын
Ayaan Cawil hhhhh Guinness ayan
@abdirahmansaid2366
@abdirahmansaid2366 6 жыл бұрын
Ayaan Cawil Runtii maskax caafimaad qabta
@madaalemuse4429
@madaalemuse4429 7 жыл бұрын
Marka waawelku seexdo caruuntuna soojeedo marku dhulku barwaaqo noqdo xooluhuna dhergaan ayaa waayelku seexdaa caruurtuna xoolahy ilaasaaa
@hamiltoneliyas2458
@hamiltoneliyas2458 4 жыл бұрын
Have you got 22ģêè
@paabaunshur2347
@paabaunshur2347 5 жыл бұрын
Waxaa waaye marka bishu dhacdo Illen xidigaha ayaa sojeedee
@abdishakurosman3008
@abdishakurosman3008 7 жыл бұрын
Waa mark dayaxa iyo qoraxda maqanyihiin xidiguhuna soo jeedaan
@ghljlk2809
@ghljlk2809 5 жыл бұрын
Wa duhurkiii
@najiibjama3423
@najiibjama3423 5 жыл бұрын
waa marka duhur la tukado oo la qadeeyo
@manaalonline7564
@manaalonline7564 7 жыл бұрын
Waa maalinkii markii ilmaha lookala diro iskulaadka amaba dugsiyada xiligaa
@umalbakal5866
@umalbakal5866 7 жыл бұрын
abwaadand manaal dhooley Ali hhhhhhhh
@cabdijibaryusuf2916
@cabdijibaryusuf2916 6 жыл бұрын
Aniga ka jawaabaye eglaNeye waa marka Dayax dhoco xidigu una so jeeDan
@maryamasaleban2649
@maryamasaleban2649 6 жыл бұрын
waa marka dayaxa iyo qoraxdu dhacaan xidiguuna soojeedaan
@nafisneyruus9516
@nafisneyruus9516 6 жыл бұрын
Maryama Saleban hhh
@adanmaxamed2348
@adanmaxamed2348 6 жыл бұрын
Dee waa shukaansiga
@lamanechennel4466
@lamanechennel4466 7 жыл бұрын
Hhhhh waqtiga uu wayelku hurda carurta sojedan waa waqti saqdi dhexe carurtu waxay so kaci canaha way gajonayan cml waqtiga wayelka way hurdan
@awiljama4326
@awiljama4326 6 жыл бұрын
Horta dadka aad moodo In aanay caadiga ahayn Gabadh xagee ka soo urursataa horta
@shinejurun8581
@shinejurun8581 7 жыл бұрын
Wa marku dayaxu dhaco xidiga na so jedaan
@kulmiyebeereey4606
@kulmiyebeereey4606 7 жыл бұрын
salada subax waa
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 жыл бұрын
Barnaamijka Xagguu ka imanaya Egland.
@nasraabdihakiim9644
@nasraabdihakiim9644 7 жыл бұрын
Prince Moha W Vvcccadani
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 7 жыл бұрын
Waa marku dayaxu dhaco, xidiguhuna ay muuqdaan. Dayaxu muuqaal ahaan wuu inagala xajmi weynyahay xidigaha waana sababta suaasha dayaxa loogu tilmaamay waayeel, balse dayaxu kama xajmi weyna xidigaha keliyaate wuu ka dhowyahay.
@mariaa.a4215
@mariaa.a4215 7 жыл бұрын
Waa su,aal fudud
@fadxiyafarax2316
@fadxiyafarax2316 6 жыл бұрын
Xishood dumar baa ila harey ax ax cakuye jclka waa cadow 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@abdirahmanderia7996
@abdirahmanderia7996 6 жыл бұрын
Kugu hystaa
@aysharuun66
@aysharuun66 6 жыл бұрын
haday dhihi lahyd dadku Wy fahmi lahyeen
@badrooniqaasimjahweyn7754
@badrooniqaasimjahweyn7754 7 жыл бұрын
Hhhhhhhh wlhi dahir for usheki wayay hhh
@abdirishidali6315
@abdirishidali6315 6 жыл бұрын
kķkkk waa duhurkii
@yusufcabdi4543
@yusufcabdi4543 7 жыл бұрын
xigah iyo dayax baa dhaqaya
@amiirmahad3619
@amiirmahad3619 7 жыл бұрын
malaha wa aakhiru samaanka
@updirahmanhenok7325
@updirahmanhenok7325 6 жыл бұрын
hmmmm duhurkii
@xidigacaasimadda406
@xidigacaasimadda406 6 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@KamalMahamed
@KamalMahamed 7 жыл бұрын
Daawo arintan kzbin.info/www/bejne/r5KViaZnf9qfhsU
@hamdimashaallaah9640
@hamdimashaallaah9640 6 жыл бұрын
Waa malintii aye sojedan ciyalka
@jojohajji388
@jojohajji388 7 жыл бұрын
sual xumaa waxaan
@mcafricamusic4244
@mcafricamusic4244 6 жыл бұрын
Haweenkii
@daryeelfc3422
@daryeelfc3422 7 жыл бұрын
waa sidaada saac
Sara iyo omaar oo siro badan kashifay
34:18
Queen ikran
Рет қаралды 192
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,8 МЛН
EGLAN SHOW IYO FARXIYA KABAYARE
1:02:41
Eglan Show
Рет қаралды 47 М.
DAG DAG..dagaalkii khaatumo iyo jumland iyo...
15:15
Som media
Рет қаралды 1 М.
EGLAN SHOW QEYBTA 2AAD RTN TV NAIROBI
7:03
RTN Somali TV
Рет қаралды 51 М.
sateh nding kairama episode 95
28:08
Team Kitabu D Comedian
Рет қаралды 24 М.