Eglan Show iyo Reer Hargaysa maxaa kala qabsaday Barnamijka Suuqa

  Рет қаралды 240,152

Eglan Show

Eglan Show

Күн бұрын

News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

Пікірлер: 783
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
I love Hargeysa I'm from Muqdisho
@abdirisaaqozil9572
@abdirisaaqozil9572 4 жыл бұрын
Thnks too pro
@cabfiraxmanaxmed4903
@cabfiraxmanaxmed4903 4 жыл бұрын
Odayashas Waa qadhmun Waa waxa Somali waalay
@abdalahkalil3048
@abdalahkalil3048 5 ай бұрын
​@@abdirisaaqozil957278
@shamsoalishamso5912
@shamsoalishamso5912 5 ай бұрын
Qaadka ayey caan ku tahay
@abraQolkisa
@abraQolkisa 5 ай бұрын
Diin cay
@asmaahmed7208
@asmaahmed7208 4 жыл бұрын
wlhi tani waa doqon iydon jawaba hyniin iyo lacg ay bixiso ayaa dadka xijinysa
@SOMALION5
@SOMALION5 4 жыл бұрын
Sideedaba suxufi nimadu waa sir ee cidna ha usheegin AYAYOOY 😎😎😎
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 ай бұрын
😂😂😂 walahi waa ruunta waa diqon isku haysata ine aqlibaden tahaye iyada baa garabeyne suasha 😅😅
@lilshifo9883
@lilshifo9883 4 жыл бұрын
Hargeisa waxa caan ku tahay meeshii ugu hore say ee calan somaliyeed laga taago
@axmedzaki9978
@axmedzaki9978 4 жыл бұрын
@mohamed james official chanel hhhhhhhhhhhhhhh burco ka somaliland baa lag taagay somalia Hargeisa
@ahmedjamac2177
@ahmedjamac2177 4 жыл бұрын
naasa hablood
@abdikarinsaleban7507
@abdikarinsaleban7507 3 жыл бұрын
Waa burco
@naadirjunior9719
@naadirjunior9719 4 жыл бұрын
Hargeisa waxay famous kutahY waa halkii ugu horeyseyh ee calan somali leedahy laga taago 💛💚👏
@nasraahmed9816
@nasraahmed9816 4 жыл бұрын
Mansha allh wax garad🥰
@nabadoonjamachassan3859
@nabadoonjamachassan3859 4 жыл бұрын
Naadir Junior sxb waaad sheegtay waa sidaaas weeyna
@Najibji
@Najibji 4 жыл бұрын
Hargeysa kuma dhalan lkn waligeed waxa la dhihi jiray fanka iyo suganta somalida saldhigeeda weyaaaaan lkn inan tan wa doqon oo marar badan baan u fiirsaday xirfad saxafad malahan war dad ka qadiyadooda ha ku diidin odayga wa runtiis erayga mujahid waa xaq u dirir rer hargeysa nolaada waxa idin ka so slmya mogadishu
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 4 жыл бұрын
Adeer muqdisho anagaa reer muqdisho sax ah ee ku dhashay ee waliba jooga hada ee adeer anaga beeyn iyo bur bugaandada jooji adeer muqdisho ma jooktid ee meeylahaadi kale aad jookto sheeygo lkn Aniga muqdisho ayaa joogaa hadana ereyga mujaahid waxa loogu magac daray waan aqaanaa adeer riyaawadaasi muqdisho cid jookta ee flimkasi yaqaano mise dhaho mujaahid ma jiraan adeer beeynta inagala kortak hadii alle allahaagu alle yahay maxaa hadii muqdisho jookto ee rer muqdisho sax ah tahay adeer riyaawadaasi muqdisho lagama dhageeysto ereyga mujaahid hadii kale soo mahan adeer waxaad yeeshaa muqdisho meeydhaad ka jookto iyo adreeskaaga II soo dir adn waan is yara wareeysaneeynaa adeer
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@Hassan-lx5kj adigu hargisa fanka iyo suganta iuo murtida miyaaadku haysataaa
@adamyusufshagaxle6508
@adamyusufshagaxle6508 4 жыл бұрын
Najib Ahmed allah yacizak brother
@abdiwelisiciidguray4835
@abdiwelisiciidguray4835 4 жыл бұрын
Mahadsanid Sxb hrgysa waxay cayku thay Waa Hooyada abwaanka Iyo fanka
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 5 ай бұрын
Hargeisa waxay caan ku tahay waa laba shay 1. Buuraha NAASO_HABLOOD Oo xitaa baabuurta la raaco ee kuraalaha ah TAXI u ahayd calaamada magaaladu caanka ku tahay 2. Waa magaalada Fuleynimada cuqdada baroorta Oo ku caan baxday meel Soomaali degto ay ku xasuusto hooygii lafaha dadka lagu Xambaarsanan jirey
@mubarikjama992
@mubarikjama992 4 жыл бұрын
mujaahid waa xaq u dirir waa sax
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 4 жыл бұрын
Haa waa sax balayadan waxna ma taqaan
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 4 жыл бұрын
Mubarik Jama sax aad Iyo aad wa sax lakin maxay taqana ee dadka ayay walesa
@naciimamohmod7694
@naciimamohmod7694 4 жыл бұрын
iglaney foororkasi waa waxaY meesha rag doobab ah baa isugu yimide 😳 waa laguu Baqaa Iglaney intaasi waiska kaftan noh xppti horu soco😜 from burao
@mohamedyusuf6159
@mohamedyusuf6159 4 жыл бұрын
naema mohmod hhhhhhhh
@engzayidmohomedjuube4711
@engzayidmohomedjuube4711 4 жыл бұрын
Kkkkkk naima waaa sidaaassssss raga hawaaalin
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 4 жыл бұрын
wlhi anaa ka mid dadka nuursiga u soo galay ee daqiiqadee bay foorarsan😁😁😁😁
@naciimamohmod7694
@naciimamohmod7694 4 жыл бұрын
@@soomaaliweyn215 hhhh Bal Haku Fogaan Bro🤣
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 4 жыл бұрын
@@naciimamohmod7694 😁😁😁😁😁😁 hayebo
@zupeerabdirahman1689
@zupeerabdirahman1689 4 жыл бұрын
Hargeisa waxay caan ku thy HOBALADA IYO FANKA SOMALIDA
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 5 ай бұрын
Geesigii Africa Mohammed siyad barre jannah fardowsa allah geeyo. Mana Layn idoor
@hasanyuusuf85
@hasanyuusuf85 4 жыл бұрын
Iglanay waxad raadinayso heli may sid mujahid odaygu wuu kusiyey sidii ugu wanagsanayd lkn waxad leeday sidan rabo wax uga jawaab lkn kaa socon mayso 😡😡😕😕
@hodanali840
@hodanali840 4 жыл бұрын
Marar badan ayan arkay iyada oo sarbebaysa shacabka lkn makinta lgu fahmo xumanray u hayso s/land melbay saridonan
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
Hasan Yuusuf mujaahid waa qofkii u dagaalamo fii sabiili laah!
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 4 жыл бұрын
@@dinisrealm3240 zhp anu ree hargeysa iyo ree somaliland ba ma ahi mujahidna way yihiin sababtoo ah dadkaaga oo badhna la laynayo badhna la barakicinayo inaad jihaad gasho waa kugu waajib
@mrhaybe8683
@mrhaybe8683 4 жыл бұрын
England waa quruxley masha alaah hada kahorba si fcn uma fiirin jirin gabadha waa quruxbdNthy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍 allah kuxafido walashey
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Way garteen heesta qarranka ee inyaryar bay ka tageen o ah (Geesiyaashi naftoda u sadqeeyay qarranimada sonaliland Xuskoda dhawrsoon kugu salaanne saamo kuwaar)💚💬❤
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
hargaysa waxay can kutaha meshi ugu horaysay ee calan somali lagatago ayay can kutahay love you hargaysa somalilaand hore usoco somalilaand
@ayaansaleban3487
@ayaansaleban3487 4 жыл бұрын
Hargaysa waxay caan ku tahay soo dhawyn ta dadka soo booqda
@nasraahmed9816
@nasraahmed9816 4 жыл бұрын
Been maaha🥰
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 4 жыл бұрын
Qof gartay xata ma odhanayso waa garatay wlahi wariye meel kama so gasho naagtan wll iska fadhiiso ama nimco samriye i bar dhe
@hodanali840
@hodanali840 4 жыл бұрын
Wllo gabadhu waa wariye sax ah lkn waxoga uqdad aya haysa
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Malaa waa tumasha wallo
@foosicabdiahmaan
@foosicabdiahmaan 4 жыл бұрын
Dee hargeisa waa caasimaddi somaLiLand😉
@MUKHTAAR99
@MUKHTAAR99 4 жыл бұрын
Ukhtii iglan Hargaysa waxay caan ku tahay Waa meeshii calan somaaliyeed oo xor ah laga taago
@shabcaanindho9939
@shabcaanindho9939 4 жыл бұрын
wxy can ku tahay magaceeda
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 жыл бұрын
Igland dabo weyn keep going sister like that
@pureheart3552
@pureheart3552 4 жыл бұрын
Jidh macana naagtu
@nimao_ayaan
@nimao_ayaan 4 жыл бұрын
😂😂kamaad xizhooon
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 4 жыл бұрын
Moh lol mashaalah yarta waxbaa saaran
@amiinabdi3241
@amiinabdi3241 4 жыл бұрын
Hargiesa waxe caan ku tahy Aqoonsi Raadiska ayeey Caan ku tahy 👌❤
@arwasalam9932
@arwasalam9932 4 жыл бұрын
Waa hooyga fanka ayey ku caantahay😍
@AA-ek5kz
@AA-ek5kz 4 жыл бұрын
Hargaysa waxay caan ku tagay geesinimo, caqli wanaagsan, naxariis, ficil, aftahan, gabay, qurux, diin, geesi koriya
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 5 ай бұрын
Hargaysi waxay can ku tahay fantastic suugaanta
@barashadaquraanka4022
@barashadaquraanka4022 4 жыл бұрын
Mansha allah video aad u qurox badan weeyaan Eglan show hore u so wllshy
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf 4 жыл бұрын
Hargeisa wxy caan ku tahay hargeisa 💯 car yaa diidi kara Iam fro muqdisho wxana u aqanaa haregeisa weligeyna ma tegin
@hidesidechanel
@hidesidechanel 4 жыл бұрын
Waa hoygii xoriyada
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 4 жыл бұрын
waxay caan ku tahy diyarada nio de malah nin raged khamisle wllhi way qadne 💋🤩👌🏻
@Jamacshabeel123
@Jamacshabeel123 4 жыл бұрын
Nabada ayey caan ku tahay eglaneey
@dahircarabow2289
@dahircarabow2289 4 жыл бұрын
nice
@malakaaay
@malakaaay 5 ай бұрын
hargaysa waaagii horee aan aqaaney waxay caan ku ahaan jirtey xaafad la yiraahdo fakin istariit. laakiin waxaan maqlay in laga bedelay alxamdullilaah
@maanabdullahiahmed874
@maanabdullahiahmed874 4 жыл бұрын
Asxapta ilaahay baan idinku dharshe EGLAN IISOO RAADIYA FADLAN ASXAPTA GABADHAA WAAN JECLAHAYE MAGACAYGUNA WAA C/RAXMAAN
@hudamahamed5195
@hudamahamed5195 4 жыл бұрын
Doqontan candahda wayne magalda ka fadhyso dhe cunsuriyayanysa
@mohamedyusuf6159
@mohamedyusuf6159 4 жыл бұрын
huda mahamed 😂😂😂
@aymansaed4949
@aymansaed4949 4 жыл бұрын
Caan waxay kutahay waa hooyada fanka wllo♥️
@shamsamaxamuud5239
@shamsamaxamuud5239 4 жыл бұрын
naa cadi iska dhig waraysina ma taqanide ish
@mohamedbashe7575
@mohamedbashe7575 4 жыл бұрын
Hargaysa hadaan isku dayo Waxay caan ku tahay Magaceeda Hargysa Ayay Caan ku tahay
@abdiazizjanagale6106
@abdiazizjanagale6106 4 жыл бұрын
Waa meshu ugu horay say calanka somalida oo Xor ah laga tagty
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 4 жыл бұрын
Eglan show wadacad waa kusalamay
@amiinaali779
@amiinaali779 5 ай бұрын
Radio Hargaysa ayay caan ku ahayd bari samaadkii. Sidoo kale Hargaysa hawada qabow ee wanaagsan waa ku caan.
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 4 жыл бұрын
😂odayga Dagaal ayaa madaxa ka Galay Mujaahidkiisa Ha loo Daayo
@abdikadirnikelyrics419
@abdikadirnikelyrics419 4 жыл бұрын
Somaliland hanoolato subscribe iisaar
@mohamedyusuf6159
@mohamedyusuf6159 4 жыл бұрын
I am Somalilander 😂😂
@queenabdi1300
@queenabdi1300 4 жыл бұрын
17:25 odaygaa fariidka inu ku dhahay is astur inuu ku dhahay qof waynooo qawan baa tahaye
@asmaladan4535
@asmaladan4535 4 жыл бұрын
Na hargeisana wx kama taqaanide Iska fadhiiso oo baro sida wx lo warysto
@rahmaraafiyoh3840
@rahmaraafiyoh3840 4 жыл бұрын
dhilo uraysa tahy ee hargysa barshadeeda yaa u bahan idinkaaba aqoone
@asmaladan4535
@asmaladan4535 4 жыл бұрын
@@rahmaraafiyoh3840 shadhaaab🤫naaya wxd sheegysa ba ada ahe halkee ku xanuunty qadhaadhka la fadhiiso Afhayeen aan lagu ogayn bad u xiinsantee👎
@faati3019
@faati3019 4 жыл бұрын
@@rahmaraafiyoh3840 Naa SiiLKaa Ku XaNuuNaYee MaKuu XoQaa iNa DhiLooY
@mohamedyusuf6159
@mohamedyusuf6159 4 жыл бұрын
Raamoosh IidaaN hhhh ceeeb
@nastehonalkiika360
@nastehonalkiika360 4 жыл бұрын
@@faati3019 Hadalku markuu sida Xaarka kuu qabto waa Noocaas Qayarkaa ka Hadh baa laysku Habaaraa aduu iLaa qayar ku xigeenkaa baad ka Hadahay wixii Hooyadaa iyo walaashaa baad MeeLahaa wadhfinaysaa maGiciisa Nacadali kuGu dhacdee Dadkii ku soo bar baariyaa ayaan Daro u Sugnaatay Xoolahaad Tahay wase
@MustafeCaydiid-fo1vm
@MustafeCaydiid-fo1vm 5 ай бұрын
Waa caasimada
@samatarmaxamed4119
@samatarmaxamed4119 4 жыл бұрын
Hargaysa hargaysa can Ku tahay
@Maasal123
@Maasal123 4 жыл бұрын
WaxkaztO qofka piniaadanku u qapaNayO ethics kaMa maraNtO ethicska zaxaafada parO naa dOqonyeeeey🤮🤮🤮🤮🤮
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 4 жыл бұрын
Bal adigu ethnic ii macnee maxaa afsomali lagu dhahaa kkkk
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 4 жыл бұрын
Waxay caan ku tahay eglaney huuno xornimada waa meshi ugu horeysee calan somaliyeed laga tago
@abdikadirnikelyrics419
@abdikadirnikelyrics419 4 жыл бұрын
Abayo Mushtaq subscribe Igu sharaf walaal mcn
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 4 жыл бұрын
@@abdikadirnikelyrics419 wllo mcn waan kuu sarey wlhi 🙏
@abdikadirnikelyrics419
@abdikadirnikelyrics419 4 жыл бұрын
Thanks wll
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 4 жыл бұрын
@@abdikadirnikelyrics419 adiga mudan wallo qli🥀
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Qdw so luntey
@xigmadjacayl7601
@xigmadjacayl7601 4 жыл бұрын
Hargeysa waxay caan ku tahay Caasimada somaliland in ay tahay Intaa hadaaney ahayn 🔙
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
😂
@xigmadjacayl7601
@xigmadjacayl7601 4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 Miyaanan saxin
@mubarikjama992
@mubarikjama992 4 жыл бұрын
hargeisa magaceeda ayay caan ku tahay "hargeisa"
@hirsisaladtimir1666
@hirsisaladtimir1666 4 ай бұрын
Wuu asiibay wallaahi
@Hetiye_208
@Hetiye_208 4 жыл бұрын
Eglan walal jawabti banu kaga fadhina hargaysa maxay caan ku tahY
@khalidabdilahi7714
@khalidabdilahi7714 4 жыл бұрын
Magaladii wlhi sogaleeti ayaa ka so buuxsamey
@abdullahiabdinur947
@abdullahiabdinur947 4 жыл бұрын
Deee waaa fanka anoo video ga aan kalabar gaar siin ayaan ku sheegay eglane wllshy soo jawab taydu sax mahaa
@Mohamed-is6yn
@Mohamed-is6yn 5 ай бұрын
Waa halki ugu horaysay ee calan somaliyeed oo xor ah laga taago
@nimcohodan2350
@nimcohodan2350 4 жыл бұрын
Hargaysa waxay caan kutahay hablo xishood badan
@anwarapdi2793
@anwarapdi2793 4 жыл бұрын
Mujaahid waa kalmad carabi ah lkn soomali waxy noqoneysa halgamaa
@marwaancalicabdi3102
@marwaancalicabdi3102 4 жыл бұрын
Wr igLan show khaMby noqote wbn ku hyztaye miya la qaba horta🤩
@mohamedyussuf852
@mohamedyussuf852 4 жыл бұрын
Ilahy halagayabo iyo ameen xage losocda 😂😂😂🚥🚥
@halimoabdullahi3882
@halimoabdullahi3882 4 жыл бұрын
Hargayso waxay caan ku tahay qaadka
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Reeer hargaYsa kaaad kasoo hor baxdaa waa mujaahid.....🤣
@abdirahmanahmedali1451
@abdirahmanahmedali1451 4 жыл бұрын
Hargeysa waxay caan Ku tahay magaceeda oo ah Hargeysa. Weli maan dhegaysan jawaabaha waa siday ila tahay
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 жыл бұрын
Wll waxaad dhex taagan tahay waa rag fara badan adiguna gacmaahaagii ilaa suxulada ayeey qaawan yihiin. Dumarkuna jidhkooda oo dhan waa caawro. Laga reebo wejiga iyo labada kaf.
@hibaakheego4497
@hibaakheego4497 4 жыл бұрын
Maha Ka Gaalay Adigu
@najaxyusuf6649
@najaxyusuf6649 4 жыл бұрын
tani waa mid xishood daysay alle hazoo hanuuniyee
@DARMAAN1
@DARMAAN1 4 жыл бұрын
Magacaygu waa djsysking ama Ahmed Eglan waxaad u baahan tahay. Tobabar weyn oo xagaa saxafada ah . microphone oo la qaato maha saxafada qalad aad ka fahantay aad ban ku salaamay malinta aad wax badan soo fahanto Inoo tahay
@zuldaanegalle4805
@zuldaanegalle4805 4 жыл бұрын
Egallaneey faqashtii baa ku soo dirsate waanu kaa fahanay waxa nagu walaaahiya oo nagu bilaahiya hadaanu kugu dhex aragno magalada in aanu laag kaaga saarno Malaha wxd moodaysa reer hargeisa masaydii somalida sheeganaysay ee kiniya ku noolayd
@mouhyadinmed7877
@mouhyadinmed7877 4 жыл бұрын
Badawoow caad caytamaysa lkn ficil ba lo baahan yahay la. Imo ciyal bad tahay
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Eglan ma hooyadaba wastay intay hargeysa joogto wlahayaan qod yar il ku eegin karin
@Abdirahmanindho-j3g
@Abdirahmanindho-j3g 5 ай бұрын
Hargays waxay caanku tahay fanka iyo suugaanta &hobolka iyo halabuurka
@landaali6296
@landaali6296 4 жыл бұрын
Egalaneey Maxaa siya Sibaaad Somalilnd u yara diidan tahee
@ibrahimabdullahi7706
@ibrahimabdullahi7706 4 жыл бұрын
Asiya Guray Official hhhhhh
@abdirizakmuse5252
@abdirizakmuse5252 4 жыл бұрын
runtii cidrabta majirto shicibka sool sanaag iyo awdalland iyo ceyn sxb
@barwaqoabdi7494
@barwaqoabdi7494 4 жыл бұрын
@@abdirizakmuse5252 naayaa xoolo Somaliland waa dal dhisan oo nabada horumar iyo hiigsi ba leH awdal waa somaliland coz Somaliland bay wax ku yihiin cid kle oo wax u qabatana ma jirto wayna ku qasbanyihiin dhaman intad sheegtyba inay aqabalaan clnka ay ku hoos noolyihiin ee ay nabada ku ag hystaan sool iyo sanaag ta aad shegaysona waa laba tuulo oo bila horumara oo qabyaalad dishooty somalia na ma rabto labada aad shegaysid somaliland na labadas tuulo oo waxpa uso kordhin mayan putlandna wayba yastaa markaa labads tuulo meeshay wax ka helayan ha iska xaadiriyaan anaga fasaxnee🤣
@xamdaaxmed1232
@xamdaaxmed1232 4 жыл бұрын
@@abdirizakmuse5252 nooca cidbana rabitan uga bahneynba 😏😏😏
@dakirali7694
@dakirali7694 4 жыл бұрын
hargeisa waxay caan ku tahay *NABADA*
@cabdifataaxnuuxramadle801
@cabdifataaxnuuxramadle801 4 жыл бұрын
Eglan shaw Ilove you
@xamseberbera8976
@xamseberbera8976 4 жыл бұрын
Waa meeshii ugu horeesay ee calan soomaaliyeed laga taago
@mustafajaqafta7997
@mustafajaqafta7997 4 жыл бұрын
Egland de wanu ku dhalecaynayna adoon waxba u hayn dhalinyaradi baad manta la meraysatee 😅😅😅
@amlaahmed3189
@amlaahmed3189 4 жыл бұрын
Siyad bare wili Ku qarwaya odyguye
@مواطنةصومالية
@مواطنةصومالية 4 жыл бұрын
hargaysa cuqdadey caan kutahay
@bilanboqoro5620
@bilanboqoro5620 4 жыл бұрын
Waxey caan Ku tahey hoyga fanka 😁😘✌
@ahmedzikin6696
@ahmedzikin6696 4 жыл бұрын
Rer hargaysa asalki away tila doqontan hadalbay baadhaysa
@qisosheeko1153
@qisosheeko1153 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk naag dhulbahnta soomaha ooo meelkasta afkeda ku joogta kkk hargyza maxay caan ku tahay lol
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@qisosheeko1153 hhhhh
@abdirahmansaid2366
@abdirahmansaid2366 4 жыл бұрын
Walaalshay marka hore waa mahadsanid Qaab warayesigaaga waxbaa ka khaldan Igna raali noqo hadaa dhibsato qoraalkayga
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 4 жыл бұрын
12:55 Ninki Madha ayaan halka ka arkaa wuu ku laydhiyey adu wxd donasa tii xamar in lagu qaado😁😁
@mohmedjamal5449
@mohmedjamal5449 4 жыл бұрын
Shym on u heesta calanka waad ku ciyaarteen kuwan intuba way so hajiren gobolada ayay ka imadeen
@museadan920
@museadan920 4 жыл бұрын
EGLAND reer burco maxaad su,aalahan oo kale ula dhex qaadi wayday
@abdikadirnikelyrics419
@abdikadirnikelyrics419 4 жыл бұрын
Muse bro subscribe iisaar
@aaminan7255
@aaminan7255 4 жыл бұрын
Reer burco ma weydiin karto su aalo waayo dee iskuma kalsoona waayo dee bal eeg maba kala garanayso qof weyn iyo qof yar midna
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
From burco
@waxkabarodunina4325
@waxkabarodunina4325 4 жыл бұрын
Naagtan wa cunsu riyad xun waxy ka xunty xornimada somalind ya illa arky
@ibrahimabdullahi7706
@ibrahimabdullahi7706 4 жыл бұрын
Gallo burco xortaa Sxb hargeyso wa xur sax. Balse la soco caalamka in a u tahay somali waqoyi joog ama konfur joog somali aya tahay.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Hargaysa waxay caan ku tahay jaadka soo dhacyeey soo dhacyeey
@gobpro3576
@gobpro3576 4 жыл бұрын
Odayga mujaahid wuu kuu sheegay waa xaq udirir
@AbdilaahiAli-r4l
@AbdilaahiAli-r4l 5 ай бұрын
Egland waa geesiyad inaanti waan ku ssllaamayaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Hargaysi waxay caan ku tshay suugaanta fanka
@mohamedhasan769
@mohamedhasan769 4 жыл бұрын
Eglan show # keep going #
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 4 жыл бұрын
Engaln show mamoodayn inay bilaa xushmad tahay shaw maba taqaan sida dadka waayelka loola hadlo Dhalinta iyo waweynka kala saar waxyaroo waxad tahay caloshu kawaynataye
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Hormuud Media production gabadha lamacayo hadiikale waad la’dhalatay ba la caayi
@nimao_ayaan
@nimao_ayaan 4 жыл бұрын
Eglan buufin paad wadaa ee izdapci nio hadalka wngzn waa zadaqo ilaa odayaazha waaweyn ayaad puuufinayzaa
@AhmedMohamed-sc8wi
@AhmedMohamed-sc8wi 5 ай бұрын
hargaysa waxay Cankutahay kharirada iyo gacanta haysa
@mohamedaden5209
@mohamedaden5209 4 жыл бұрын
Asc su,aasha jawaabteda Englan wlk noo sheeg anagii ku dhalanay ayaaba garan lee
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 4 жыл бұрын
Waar yaa alle yaqaan oo tan bilaa xigmada ah dadka ka fadhiisiya waxba is lama hayso 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@ashqaraar8944
@ashqaraar8944 4 жыл бұрын
naagtu muran badana ma suaal ayay waydiinatsa dadka mise way la murmaysa
@Shucaybnuur-u6x
@Shucaybnuur-u6x 5 ай бұрын
Wa doxawahen
@dayroday2270
@dayroday2270 5 ай бұрын
Hargeisa waxay can ku tahay waa meshing ugu horeysay ee xoriyad qaadatay waa dad is caawiya dhito qoyska haysta dhiilka madhan mamooga dhadiga iyo labkeeda dhidhiga dhiidhiga kasiman iso dhiiban warrantee.
@cimraanjanagale5479
@cimraanjanagale5479 4 жыл бұрын
Nayaa uraysa somaliya waxba ha difaacin
@maxamedcaptanka3088
@maxamedcaptanka3088 4 жыл бұрын
England show dhib bdnaa dhalin yrta cusalaatay ku lhaa😅😅
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihakimabdulaahi6953
@abdihakimabdulaahi6953 Жыл бұрын
Hargiesa waxay caan ku tahay magaca hargeisa, waayo kaligeed baa iska leh aduunka dhana waa u yaqan
@MustafeCaydiid-fo1vm
@MustafeCaydiid-fo1vm 5 ай бұрын
Waa nabad
@zackariaomar7848
@zackariaomar7848 4 жыл бұрын
Waxay can ku tahay waa hoyga fanka
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Naagtan bilaa Akhlaaqada Ah May Igu Soo Baxdo Aniga Wallhi Cashar Baan Udhigi Lahaa Khaniisada Uraysa Magaalada Niicda Kala Tag Naayaa 😡😡
@nastehonalkiika360
@nastehonalkiika360 4 жыл бұрын
In dhaGax Lagu Dilaa waajib ah Bilaa akhlaaqadan badawnimada iyo Foolxumada isku Darsatay
@aasiyabeautynatural7731
@aasiyabeautynatural7731 4 жыл бұрын
Midgaan badtahay
@mohamedhassanali6288
@mohamedhassanali6288 4 жыл бұрын
Somalilan nimada bee can ku tahy
@abdikadirnikelyrics419
@abdikadirnikelyrics419 4 жыл бұрын
Mohamed Hassan masuul sare subscribe Igu sharaf Allah Ku sharfee
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Eglan markay hargyza timaado qaadbaa laga dherigiyaa Mar indhaha bararzan Mar afkaa baraarzan
@abdulrahmanmohammedabdrhmn1588
@abdulrahmanmohammedabdrhmn1588 4 жыл бұрын
King Muzze hhh
@ibrahimabdullahi7706
@ibrahimabdullahi7706 4 жыл бұрын
Mujahid xag udirir odeyga wa saxan yahay.
@abdiqani9749
@abdiqani9749 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk xola
@abdiqani9749
@abdiqani9749 4 жыл бұрын
Mujahid xola
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Waxay Hargaysi Caan Ku Tahay Waa Magaceeda Labbaad Ee HERRER.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 7 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 117 М.
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 83 М.
Ila qosolka Hargeysa iyo Hareeri - Waagacusub Tv.mpg
10:24
Somali Tv
Рет қаралды 421 М.
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweell
Рет қаралды 100 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН