No video

Eid Mubarak Dhamaan umada islaamka ah.

  Рет қаралды 15,276

Dheereye

Dheereye

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@maygaagguure2048
@maygaagguure2048 Ай бұрын
Labada hablood zamzam iyo xamda codkoodu waa qalbi taabad❤❤❤
@adnaanali6284
@adnaanali6284 2 ай бұрын
عيد مبارك وكل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال Umatu Muslim
@guuleedcali5626
@guuleedcali5626 2 ай бұрын
Ciid mubrak dhaman musliminta gaar ahaan umada somaliyed ❤🎉
@sakariyecali6508
@sakariyecali6508 2 ай бұрын
Xamda codkeeda ❤
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 2 ай бұрын
Deeqsan waa dareenkii oo qof ah 😢😢 Eid Mubarak
@safiachideh
@safiachideh 2 ай бұрын
Nooso badiy wali baa hamda mesha haa ka sarin mashallah cood kega
@sakariyecali6508
@sakariyecali6508 2 ай бұрын
Mash allaha ❤❤❤❤
@axmedhello3580
@axmedhello3580 2 ай бұрын
Allahayoow macaana oo cudoona dhedigan quruxda badan codkoodu, dhegihii maqlaa nasiib leh dhaayihii arkaa ayaan leh. Dhamaantiin Waad mahadsantihiin cawayskaad ii qurxiseen. ❤👋
@user-hd5ej9vg2w
@user-hd5ej9vg2w 2 ай бұрын
Zamzam maxamed ❤ 😊
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 ай бұрын
Dheereye barmamijkaga sida film ayan u suga wllo nolow eid Mubarak❤
@dheereye4040
@dheereye4040 2 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo wll qli ❤
@safiachideh
@safiachideh 2 ай бұрын
Wlh barnamishkan waan ku hasta woow ❤❤❤
@ubahmohamed1120
@ubahmohamed1120 2 ай бұрын
War walalow dheereye waan idin salmay adi iyo teamkaba dheereyow deeqsan waxad ii waydisa heesaha la garanyo ma qaade waxay qaado halkay ka soo gurta horte salaam team❤🎉
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 ай бұрын
Nado codkeeda ku heysana noo soo badi Nado 👍🥰❤️💯
@user-un2qc2nj2s
@user-un2qc2nj2s 2 ай бұрын
Cod io qurux asturaan Bay isku darsadeen allow noo kiin daa walaalayaal ❤😊
@khaliddoodi
@khaliddoodi 2 ай бұрын
Wee wee zamzam inanta la yidha codkeedu caadi Maaha 🔥❤️🔥
@Janat942
@Janat942 2 ай бұрын
Zamzam wax kale ❤
@user-ot9ib4hv8k
@user-ot9ib4hv8k 2 ай бұрын
From bosaso waxan codkeda iyo heeskaba ka helay oo ugu mudan teamkan xamda xarabo waxan codsanaynaa heeso waa qaraami eh noosoo kordhiya
@najaxsuleiman5014
@najaxsuleiman5014 2 ай бұрын
Xamda so badi
@adnaanali6284
@adnaanali6284 2 ай бұрын
Viva xamda xaraapoh codkeeeda 🌹🌧️
@dajiyaquruxofficial7449
@dajiyaquruxofficial7449 2 ай бұрын
Waaaaw❤
@adanlove27
@adanlove27 2 ай бұрын
Eid mubarak
@_Qays91
@_Qays91 2 ай бұрын
Eid Mubarak
@user-fk4do5sb3t
@user-fk4do5sb3t 2 ай бұрын
M.a Nadra
@user-ex6cx8yn9c
@user-ex6cx8yn9c 2 ай бұрын
Mash. Allah ❤❤
@user-ot9ib4hv8k
@user-ot9ib4hv8k 2 ай бұрын
Gabdhahan quruxda muuqa siday ukala horeeyaan samsam xamda deeqsan iyo tankale ee deqsan agfadhida from bosaso
@aichadarar678
@aichadarar678 6 күн бұрын
Gabadha samsam ag fadhida waxaa la dhaha #Nadra 😂
@BarwaaqoMaxamed-su6rm
@BarwaaqoMaxamed-su6rm 2 ай бұрын
LaaYab Laayab 😂🔥
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 2 ай бұрын
Deeqsan iyo zamzam way hibo heeseen cod dumarnimo ka lagu heeso midka ugu heersareeyana ayey ku heeseen way itaal sheegteen bahda fanka walow hamda lafteeduba ay aad u fiicantahayna se nadiira waa gabadh qalbi wanagsan heesuhu waa sida laxanka ,teembada iyo music loola jaanqado jiid jiid bay ku dishay heesihii dheerey ciid mubaarak gabadhana farxad iyo guul ban urajeynayana .
@user-pf3pz5et3e
@user-pf3pz5et3e 2 ай бұрын
Neo dheereeye waa shoodhe Suldaan Seeraare mayla aragtaan
@NimcoDaxik
@NimcoDaxik 2 ай бұрын
Jaah axyaa cod Zamzam
@abdilahicabi
@abdilahicabi 2 ай бұрын
Deeqa ❤
@AhmedAbdillahi-pn8kp
@AhmedAbdillahi-pn8kp 2 ай бұрын
Nadra markale ❤🎉
@AhmedAbdillahi-pn8kp
@AhmedAbdillahi-pn8kp 2 ай бұрын
Nadra Sahib je t'aime beaucoup ❤🎉
@mohamedhasanabtidon5126
@mohamedhasanabtidon5126 2 ай бұрын
Dhereye hesaha marwalba aad barnamijkan qabato kula Tali tartamaha in hesta marwalba uu hesago soxusho hesihi hore Markas ayu barnamijkaficnanaya Wana aragtideyda
@dheereye4040
@dheereye4040 2 ай бұрын
Hye wll
@arle691
@arle691 2 ай бұрын
🎉🎉🎉
@user-gr1ci5og9h
@user-gr1ci5og9h 2 ай бұрын
Dheereeyow tayasiir jacayl ahmed jacayl iyo yaasiin iyo gabadha isku balami
@user-yx8gj8bo3y
@user-yx8gj8bo3y 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SidiiqMuuseYuusuf
@SidiiqMuuseYuusuf 2 ай бұрын
Horta deeQsan mayadaa heesaha sameyzata😊
@mahamedahmedmahamedahmedki1248
@mahamedahmedmahamedahmedki1248 2 ай бұрын
Ciid mubarag gabdhihi fanka aan rajaynayo inay noguraxayndonan
@bintucali7288
@bintucali7288 2 ай бұрын
Xamda kaligeed nooso marti qaad maalin
@user-gc8mq3tw5h
@user-gc8mq3tw5h 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdirahmanAbdiasis
@abdirahmanAbdiasis 2 ай бұрын
Deeqsan
@yamaniofficial5359
@yamaniofficial5359 2 ай бұрын
Zam zam ❤
@Samiera175
@Samiera175 2 ай бұрын
War wll hamda Io nadra isku meel ha Ku balamin😂
@mahamedahmedmahamedahmedki1248
@mahamedahmedmahamedahmedki1248 2 ай бұрын
S
U codee fanaanka kula codka macaan ||@dheereye4040 || woow
27:34
Eid mubarak Dhamaan umada islaamka ah @dheereye4040
34:27
Dheereye
Рет қаралды 98 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 56 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 4 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,8 МЛН
GAROOB IGA WEEN QUDBISIRO IGILISAY KADIB SIR UQARSANED OGADAY
25:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 76 М.
Aroos Miyi | Gaaf Iyo Galbis | QEYBTA LABAAD
13:12
Cadceed channel
Рет қаралды 15 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 56 МЛН