Maatida dhulbahante ha laynina ishooda iska ilaaliya muuse ismaaciiloow waa iga dardaaran
@AyaanWaano2 ай бұрын
Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva
@hyatyusuf90682 ай бұрын
سبحان الله لا حول و لا قوة إلا بالله العليّ آلعظيم انا لله وانا اليه راجعون آللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وارنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه illahayow kala qabooji Illahayow intii dhimatay u naxariiso inta kalena illahow bogooda burcad isu mari
@MohamudOmar-bf7fv2 ай бұрын
ADEER WAA LA ISBARN HABARJOONIS HADII AAD XATAA EHOPIA XATAA KU NOOLAATO NABADA AYAA IIDIINKA DARTAY
@DeeqaFarah-vr1kg2 ай бұрын
😂😂😂 hy raag nabad iyo colaadab yaqaan waye idinkag colaaad dalabadaya ee xejistaa manta muuse kula dagalamay cida ku tudhaysaa ma jirto taas ku biyo caaba
WAR HABARYOONIS MUSE BIXI GODKU U YIMID IN UU KU RIDO WUU SAMEEYEY. REER CEERIGAABO MAAHAYN IN AY YEELAN IN MUSE BIXI DAGAAL DHULKOODA KEENO. HADANA KAMA AY HADLIN SIDII WAX AY RAALI KA YIHIIN. BARI MUSE DAB BUU GESHEY EE KU FARXA WIXII KA YIMAADA.
@khadaribrahim64182 ай бұрын
In badan. Ceerigaabo. Ku. Taamayeen. Rinti
@umalkhymohamed74922 ай бұрын
Habar yonis waa reer shexisaxaq. Adeer isaaq naa waa miide sakro meele laakala fiiro maale isaaqweyne waa miide muse naa waa madexweyne hayagi from Habar yonis 🇮🇷💪🏼🇮🇷💪🏼🇮🇷💪🏼
@farhanmohamed90442 ай бұрын
kkkkkkk faan badnaa iidoor
@Ali-xw9il2 ай бұрын
Aaranjaanow yaa maxaad tidhi iidoor maxaan kuu kala dooraa ma subag mise saliid ilayn adigu caqli malihid ee 🤣🤣🤣🤣🤣
@MohamudOmar-bf7fv2 ай бұрын
HABARJOONIS NIN BAA KU CIYAARAY MUUSE!!!
@khadaribrahim64182 ай бұрын
Hyoonis. Inbadanbaa. Lagu. Taamayey
@Ali-xw9il2 ай бұрын
Dhulmahante soogelisee kasaar oo hadaaq baratay kkkkkkk ogow anagu heego cadhooley ma nihin ee garxajis baanu nahay weynuna isnaqaanaa ee adkeyso adaa bilaabay ee 🤣🤣🤣🤣💯📢📢✅✅✅
@mohamednur16962 ай бұрын
CABAAD KA YAREEYA MUUSA JUUDAAN ISMAACIIL FIRCOON IYO INA ISDABAR HAYDINKA SAARAAN DHULBAHANTE IDINKA ADAG ADKAYSTA 400 OO MAXAABIIS AHNA WAA LAYDINKA HAYAA CEERIGAABONA WALLAAHI WAA LAGU KALA GUURAYAA IDINKA AYAANA WAX KU WAAYEY EE ADKAYSTA NACNACI MA SHAQAYNAYSEE HABAR MAXBUUSEEY
@Osob_52 ай бұрын
Bacaac Baaye ama Boowe ha biqlayso Ciyaari waa gelin dambe
@Osob_52 ай бұрын
Boowe biiq
@Osob_52 ай бұрын
Boowe biqlayso
@MohamudOmar-bf7fv2 ай бұрын
WAXAY LEEYIHIIN LABA DEKADOOD
@asxaabi2 ай бұрын
Sirta qariya, meesha dad kibray ayaa la edbinayaa oo iyako 80km ceerigabo u jirta reer miyiga ku dhibaateyey. Hadana ceerigaabo sheeganayo in ay weeraren. Dabinka ayuu ku jiraan
@Saprina-uw1ii2 ай бұрын
Haoyin waynu isbaraani
@engosmanabdilahiali50562 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa la ogaa inay isku urursanayeen tuulada fiqi fulliye. 2.0. Haddaba xukuumadda muuse biixi cabdi arrintiisu ma waxay noqotey hadal iyo tororog aan micnaba ku fadhiyin. 3.0. Hadalkii micna darada ahaa waxa u raacday orod aan micnaba ku fadhiyin. 4.0. Haddaba xaggey wax kaga si noqdeen madaxweybaha.
@MohamudOmar-bf7fv2 ай бұрын
DHULBAHANTE WAA DAROOD?
@u.j73322 ай бұрын
Who cares haduu yahay
@Layla-nw8nr2 ай бұрын
Do what you wanna do, you will regret inshallah
@abyanfaraxamaxamed79002 ай бұрын
Ssc Khaatumo Gudaha Ceerigaabo Ka Fuliya Amarka Ssc. Dhinaca Ay Degaan Yaan Loo Talaabin Iyo Iyagu Ay Dagaal Bilaabaan.Qayeebtooda Samada Ha La Aadeen..qayeebtayada Laga Xukumimaayo Hargaysa..Aamina Sidaa..Soda Aad Jeceshiin Yeela Isaaqoow
War nabada war nabada halaga shaqeeyo war dilku fudududa war ninka geelisa daaqsanaya maxaa lagu maagay war iska qabta fitna wadayaasha war dad waa Ehel war waysku diin isku dhqan war dab lamashido war dagaalku waa dhamanaya ee haku dhiman ee ka joog
Cirkay aadey nabadii ee cirkakadona sedexdiihabenimo ayaad nin islaan ah oo gogoshiisii hurda ad kuwerartten argagixisow
@Ali-xw9il2 ай бұрын
Dhulmahante = qorjiile 🤣🤣🤣🤣
@SarahWarsama-o8u2 ай бұрын
MAAYIRKA CEERIGAABO EE SOMALILAND IYAA DHIBAATADAAS KA DANBEEYA. WIILKII LA DILAY WAXA LOO DILEY MUSE BIXI BUU SOO HADAL QAADAY. DHIBTA KUWII DADKA DILEY IYAA MASUULIYADAAS QAADAYA
@MohamedJamac-w7f2 ай бұрын
Faqash waa lagu dhakhlayn
@CabdiraxmaanAxmed-x6u2 ай бұрын
qudhmisku ha xejiyaan markooda
@abdulkadiradedhussein-cg4vn2 ай бұрын
Caay hadal nin weyn maaha 😂
@Ayaan_wadaani2 ай бұрын
War ilaahay ka baaqa oo akhiiradiina uu tuudha.. War dagal ka joojiiya oo caqliiguu ha shaqeeyo
@lazerlightgaming53342 ай бұрын
😂😂😂reerkan yaa u mitir qabafan hanjabaad ma dayab even ma xishoodan gullina ma raacdo because baadil bay ku socdan.
@johntomo38602 ай бұрын
Very funny 😂😂😂😂
@Seeykulatahy2 ай бұрын
IsaaqLand ma shaqaynaayo ha ku daalina waa calaacal timo leh 😂😂😂😂😂
@ismailaskar862 ай бұрын
Suldan jibril qoobay ma kula qabaa hadalka qalafsan iyo faankaa
@cadnaannew.suhaibhrrehurre63992 ай бұрын
Habaryonis maaha kuwo hal meel ka dagaalama waa in lafuraa goobaha laga weeraraayo reerkan waalidu inoo keentey sida hawd iyo bari iyo togdheer oo sifiican loo diyaar garoobo dhaqaalaha ugu horeeya waxaa lagu hagaajin liibaan al cadaala
Markaa la soo weeraray degmada ciidanku miyuu daawanayey? Mise oog uun bu iska fadhiyaa
@HakiimHakiim-t8p2 ай бұрын
😂😂😂😂 war ma haysid
@CismanMaxamed-k8i2 ай бұрын
waar nunta waxay tahay muuse ismaaciilawo arintu Intan aad moodaysaan maaha ee waxd yeeshaan dhamaan gobalka sanaag waa in aad ka safaysaan huwanta waayo dhamaan daarood wuxuu doonayaa ama ku xisaabtamayaa khayraad ka gobalka sanaag ciyaar ha moodina gobalka sanaag khayraadka ku jiraa wuxuu ka badanyay dhamaan geeska afrika
@hudaibrahim91112 ай бұрын
Adaaguuraya Inshaa alaah bal in aad darod safaysaan iyo in idinkala idinsafeeyo waad arkidontan alaah na xaqa ayuu lajiraa
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay2 ай бұрын
Sidu muse biixi uso hadal qadi kara qofyar ocabtoy ahi jasadisi wu hellay
@zamzamjama57692 ай бұрын
Kkkkkkkk🎉
@umalkhymohamed74922 ай бұрын
Al shabaaab😅😅😅
@mohammedpalle59342 ай бұрын
Dagaalka hala joojiyo Harti iyo Habar yoonis waa walaalo xidid iyo xigaalo Anigu nin Harti ah baan ahay reer abtigeey waa Habar yoonis fadlan dagaalka joojiya nabad kuwada noolaada
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa la ogaa inay muddo badan isku urursanayeen fiqi fulliye iyo nawaaxigaasi. 2.0. Waxan ku weydiinayaa xilligii huwantu ay isku urursanayeen waa ayo cidda ay isu soo urursanayeen. 3.0. Dadkan waxay ogaayeen xalleyto inay dhimasho iyo dhaawac ka dhacday ceerigaabo. 4.0. Waa maxay sababta looga taxadiri waayey ee looga feejignaan waayey oo heegan biuxa loo gelli waayey. 5.0. Haddaba xukuumadda muuse dhagoole ma waxa laga xukumaa dalka ingiriiska. 6.0. Waxay amar ku siisay inaanu dagaal qaadin waanu xagga fiqi fulliye iyo xagga buuhoodle waanu aqbaley.
@HusseinadamHashi-vr5hj2 ай бұрын
Kuu roonaa inaad nabadda qaadatid. Hhhhhhhhhhhh Cudud baa kaa kaxaysa ku lahaa Waxaad adigu ahsyd ayaad dhulbshante oo aan feyin ku sheegtay Hhhhhhhh
@MaxamuudMaxamed-sm3ub2 ай бұрын
Waar isaq idinka gala sar saray habr yonisay blse dhulbhnte magac darood bu ku dagalmya habr younis iyo habr jeclo ma gala yaqan ama huwanta la shaqysta ama wax iska celiya