Sida La Iskaga Qaado WhatsApp Block | How to Unblock Yourself on WhatApp

  Рет қаралды 67,260

Eng Yuyu

Eng Yuyu

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@EngYuyu
@EngYuyu 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso
@sidiiqabdihaashi2228
@sidiiqabdihaashi2228 Жыл бұрын
Wlal stuts ma DaawaN karTaa zxp
@faadumoali1861
@faadumoali1861 3 жыл бұрын
Mahdsanid abowe guul iyo hore u socod ayan ku rajeyna
@AbdiIbrahim-h3l
@AbdiIbrahim-h3l Ай бұрын
Mahadsanid
@cabdigedi8145
@cabdigedi8145 2 жыл бұрын
Thank you my brother you help ur people
@XamdaMaxmed-y2e
@XamdaMaxmed-y2e Жыл бұрын
Wll kaamirada iga xune see u hagaa jisan karaa olz iisoosheeg wll
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
Account kala fuuro wll qof block kuu saray wxd uu dabo socotiid garan maaye😌🖐
@pesmobeilewizzyoonis7354
@pesmobeilewizzyoonis7354 11 ай бұрын
Good
@qadanfarax9924
@qadanfarax9924 Жыл бұрын
qof block isaarey maxaa idabadhigey
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 3 жыл бұрын
Fadlan iso jawab sxp Waxan jecelahay sxp inan noqdo gamer garahan driving inan mar walbo si live ah uso bandhigo hadaba adegyada i fududeyn kara i tilman sxp iyo shashada noceda iyo qabka lo adegsado
@munabaashe6855
@munabaashe6855 Жыл бұрын
Walaalo whppkii baa calamari iga saarantay oo iga xumaade ee see uhagssjiya
@ZamzamAbdiXashi
@ZamzamAbdiXashi 8 ай бұрын
Maa fahmin anii
@kiyaakumachannel8837
@kiyaakumachannel8837 6 ай бұрын
Ascm ani waxan la kadeedanahay wlhi daily uploud limit maxaan sameeyaa szpyaaal culayska waa la iska dulqaadaaye😢
@safiyosugaal3339
@safiyosugaal3339 3 жыл бұрын
Mahadsanid eng yuyu
@SarahSarah1-u8x
@SarahSarah1-u8x 3 ай бұрын
Maku tosayyy abowe
@sahrocabdullahi-ee1ge
@sahrocabdullahi-ee1ge 26 күн бұрын
Tiktok so samey blz
@najahyusuf6224
@najahyusuf6224 3 жыл бұрын
Asc wll sida ugu fiican e loo samaysto paypal la ar kayo Balance geeda no soo samee video ahan
@saapir7545
@saapir7545 3 жыл бұрын
Legend
@mohamedabdullahi9864
@mohamedabdullahi9864 Жыл бұрын
Zxb Facebook ga video noga soosamee plz
@sihaamcaydaruus812
@sihaamcaydaruus812 3 жыл бұрын
Qof block i saaray maxa raadiskiisa i galiyey
@ahmedismail4031
@ahmedismail4031 2 жыл бұрын
In case macnaha
@shacabchannel6567
@shacabchannel6567 3 жыл бұрын
Keep going pro
@shidanecadde7049
@shidanecadde7049 Жыл бұрын
Qofta hadey Kabaxdo group ka maxa dhacayo hee 😁😅😁😅😁😅😁😅😁
@rithwaanothmaan8655
@rithwaanothmaan8655 2 жыл бұрын
Allo m.a
@abusumayaabusumaya4856
@abusumayaabusumaya4856 Жыл бұрын
Kama helin
@SakariyeSimba
@SakariyeSimba 10 ай бұрын
Wllo whatsApp ka layga xidhaye sidee loga futa
@harithturab
@harithturab Жыл бұрын
Waa wada been muuqaalkan
@sudeischannel3077
@sudeischannel3077 8 ай бұрын
sàn block lis kama qadee weli groop lee ku jirtaa
@zakiabdishire7543
@zakiabdishire7543 Жыл бұрын
Wax kama fahmin
@kuuloowguruska8071
@kuuloowguruska8071 Жыл бұрын
Quf block isaa rar waa quf hadal key rabin marka maxaa is kuuwu masquulinaa😂😂😂
@mohamedabdullahi9864
@mohamedabdullahi9864 Жыл бұрын
Zxb Facebook gana video noga sosamee
@axmedkaardi2147
@axmedkaardi2147 Жыл бұрын
Sxb lambarkaaga rabaa whatsapp ka cilad iga heysato muddo 2asbuuc ah
@abdikhalaq9420
@abdikhalaq9420 Жыл бұрын
Maxaa kaa haysta anaa kaaga cilad bixinaya zxp
@abdirahmankhaliifxasan3912
@abdirahmankhaliifxasan3912 Жыл бұрын
😮
@axmadmaxamad-up1le
@axmadmaxamad-up1le Жыл бұрын
Asc
@username-lw7sd
@username-lw7sd 11 ай бұрын
Sidee Facebook qof block kusaaray laiskaqaado
@DailyDiscoveries-q2x
@DailyDiscoveries-q2x 3 жыл бұрын
NIO KAWRAN HADEE LEFT KA QAADATO GROU-KA
@ayubabdikadirmoha7275
@ayubabdikadirmoha7275 2 жыл бұрын
Hdna ku so celo mx ka galy😅
@abdiabukar2926
@abdiabukar2926 2 жыл бұрын
Sxb waxan rabaa inaad ishegto qof saxibo anunahy wtsapka igama sowici karo lkn anigu waan wici karaa marka wxn rabaa inaad ishegto sida loga qado?
@sabaaxcxm2699
@sabaaxcxm2699 Жыл бұрын
Wll qofki maku soo wici karaa anaa qof saaas iga yahay waan wicikaraa lkn ma isoo wici karo.
@hussen4911
@hussen4911 3 жыл бұрын
NIO SIDAN BLOCK TII LAGU SAAREY ISKAMAAD QAADINE KALIYA HAB AAD ULA HADLI KARTO QOVKII BLOCKTA KU SAAREY UUNBA NOO SHEEGTEY EE BLOCKTII LAGU SAAREY WALI WAYKU SAARANTAHEY ISKAMANA AAD QAADIN
@sihaamcaydaruus812
@sihaamcaydaruus812 3 жыл бұрын
Gbwhatsup qaabke iPhone loogu sameysta taas lasoo hadal wll
@CabdiraxmaanCabdifitaaMaxamuud
@CabdiraxmaanCabdifitaaMaxamuud 6 ай бұрын
Hada maiskaqaadi karaa😢
@reerjowhar7122
@reerjowhar7122 2 жыл бұрын
Sidee loosoo ceshtaa qufka block ga lasaari prother
@wllmoha4862
@wllmoha4862 Жыл бұрын
Mrka hore mxa usrte😂
@saafimuse9315
@saafimuse9315 3 жыл бұрын
Thanks brother lkn Facebook qof kaa block gay see la iskaga qaadaa abowe
@Captanfaari
@Captanfaari 2 жыл бұрын
Iwas dheh isagaa kaa qaadayas
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
@@Captanfaari 😅😅😅😅😅
@maxamedbashiir7853
@maxamedbashiir7853 3 жыл бұрын
Groupka hadii uu left ka qaato maxaa la qaban karaa
@ahmedismail4031
@ahmedismail4031 2 жыл бұрын
Waxna waa khalaas
@nasromax7016
@nasromax7016 2 жыл бұрын
Balayo black isartay maxaa uradsanayaa
@shacabchannel6567
@shacabchannel6567 3 жыл бұрын
M.aa
@hanadcabdi7973
@hanadcabdi7973 Жыл бұрын
Halka ayaalaga dawa fanabaraja
@yaasiinaxmed7458
@yaasiinaxmed7458 Жыл бұрын
Sxb iyo status xitaa ishega sxb 😢
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 3 жыл бұрын
Lkn qofkas marki hore ku block gay hadu groupka isaga baxo adigana khalas waye la soco block tadi hore ku labanaysa kkkkkkk
@shamimaliali2475
@shamimaliali2475 3 жыл бұрын
Haa wlhi gurb mxu kdax heyni lawo qof kali eh😂😂waxn wax jiro mahn
@filsanfiska6700
@filsanfiska6700 2 жыл бұрын
😅😅
@ktfrx4306
@ktfrx4306 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkk Block baan ku saaray, then Group ayaad keligaa ii soo gashay markiiba left ayaan ka qaatay maxaa kuu soo kordhay. weli Blogii waa ku saaran yahay Boqol guroup samee
@sacdiyatchujvg6870
@sacdiyatchujvg6870 2 жыл бұрын
Anigo gruub ku kulmin ma I fahmi kara inaan block saray qofka
@ktfrx4306
@ktfrx4306 2 жыл бұрын
@@sacdiyatchujvg6870 Haa Qofka caadiga ahi wuu famikaraa inaad Block 🚫 saartay, laakiin Daanyeeradu 🐒 kuma fahmi karaan
@sacdiyatchujvg6870
@sacdiyatchujvg6870 2 жыл бұрын
@@ktfrx4306 hal qof rabay inaan block saaro lkn hadii la igu fahmayo waa iska dhaafayaa
@ktfrx4306
@ktfrx4306 2 жыл бұрын
@@sacdiyatchujvg6870 Saar, 🚫 ma fahmayo hadii aanuu Sawir kuu saarnayn profile'ka, hadii uu Sawir kuu saaran yahayna ka qaad, hadaad rabto markaad baloogto ka dib sawirkaagii saaro.
@sacdiyatchujvg6870
@sacdiyatchujvg6870 2 жыл бұрын
@@ktfrx4306 maya sawir iyo status last seen waxkasta waa xiran yahay lama arkayo ee qofka marka ila soo hadlo amuu arkaya in block la saray
@toughguy1769
@toughguy1769 2 жыл бұрын
Lbx
@hamzamaxamed4321
@hamzamaxamed4321 Жыл бұрын
Been waa waxan anaa tijaabiyay
@AbshirShamsadiin
@AbshirShamsadiin 5 ай бұрын
Been badana ruuxu
@farxaanboy7915
@farxaanboy7915 3 жыл бұрын
Nio been pa mesha ku hayza
@abdirashiidxasan28
@abdirashiidxasan28 3 жыл бұрын
Pro sida fecbook loo jabsado video noo ka soo sameyay pro
@updivitah6
@updivitah6 3 жыл бұрын
tuug😂
@ilhaancabdulahi
@ilhaancabdulahi 3 жыл бұрын
@@updivitah6 😂😂😂😂😂😂
@MUUQAL251
@MUUQAL251 7 ай бұрын
😂😂😂tuug
@geeljire1658
@geeljire1658 Жыл бұрын
Been ayaad noo sheegtay sababtoo ah wax block ah maadan qaadkin. Group cusub samayntii miyaa block qaadis ah. Ciwaan been ah wuxuu keenayaa in dadku ayna mardanbe furin muuqaaladaada!!!
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Been badana
@mahamodaxmedsheekh6589
@mahamodaxmedsheekh6589 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@maaizaabdirahman3666
@maaizaabdirahman3666 3 жыл бұрын
Wllo sida followers clubhouska lo badsado ka soo same muuqaal plz
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 3 жыл бұрын
Iso celiya dheh followda kkkk wa wayga ugu fudud kkk
@cabdimadey4167
@cabdimadey4167 Жыл бұрын
Mahadsanid
sida whatsapp block  la iskaga qaado
5:19
shifo official
Рет қаралды 57 М.
MIYAA LAGU BLOCK GAREEYAY FACEBOOK IYO MESSENGER?
8:17
Somali Tech
Рет қаралды 33 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,3 МЛН
Sida loo Jabiyo Whatsapp 100%
7:57
Hiigsaad Tube
Рет қаралды 47 М.
Sida ugu fudud E block layskaga qado
5:11
Abdiwahab Abdi
Рет қаралды 9 М.
QOFKAAN XIRIIRKA U JAR WUU SOO NOQON💔🤔
5:38
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 250 М.
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24