Episode 16: Waxkasta Ama Waxba |Naftaaduna Xaq Leh| Ramadan 2024

  Рет қаралды 8,995

Hamda Hussein

Hamda Hussein

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 5 ай бұрын
Xamdai allah waxankagabaryaya janatul firdowsa al acla I don’t know how to thank you walalo love you sis
@user-re1fu4um3w
@user-re1fu4um3w 5 ай бұрын
Alle waxa kasta oo aad jecshahay walal ha ku siiyo xamday❤
@Bogasho1
@Bogasho1 5 ай бұрын
Ajir alle haka siiyo xalqadaha quruxda badan ee bilaya ruuxda dadka sido kale anana abaalba kaaga hayna aduunka❤
@IkraanCadey-fc7qi
@IkraanCadey-fc7qi 5 ай бұрын
Shukran xamdi allh ka ajar siiyi wll qaali ducada allh naga aqbalo allahuma waqfiqnii liima tuxubo watar ladhaa ❤
@seytuunali1971
@seytuunali1971 5 ай бұрын
Xamda Xasan Alle hakubarakeeyo waxkudhibana Alle kuma tuso,wlhi waan kujeclahy weliba dar Alle ❤
@xamdacabdi3890
@xamdacabdi3890 4 ай бұрын
الحمدلله الحمدلله
@qadandaahir1000
@qadandaahir1000 2 ай бұрын
الحمد لله على كل حال
@hodanmohamed4001
@hodanmohamed4001 5 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉 jazaaka laah khayr walashay
@amiinahIbrahim
@amiinahIbrahim 5 ай бұрын
Jazaakillahu kheir ustaadatnaa Allah ka raali noqdo Waa noo faa'ideysay in badan
@aaminodaahir8229
@aaminodaahir8229 5 ай бұрын
Mahad sanid abyo hamdi ajar aan laso kobi karinbaa allah kaga baryaa waad nakabtay ee allah ku kabo❤🎉
@rodakhadar5105
@rodakhadar5105 5 ай бұрын
Barakow xamdaay wllo❤
@hodoali5714
@hodoali5714 5 ай бұрын
Jazak allhu khayr wlo qaliyey ❤
@dhalculumo7607
@dhalculumo7607 5 ай бұрын
جزاك الله أختي ❤
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 5 ай бұрын
Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷☪️
@dalmarabdirahman3342
@dalmarabdirahman3342 5 ай бұрын
"All or nothing"! Mahadsanid abbaayo.
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim 5 ай бұрын
Asc wll hamda husien allah haku barakeeyo il xun iyo xaasidba allah haka dhawro allahuma barik🎉😊
@maryanl804
@maryanl804 5 ай бұрын
Masha allah tabaraka alle Haku xifdiyo hbo mcn
@maymuunaxmadbashiir
@maymuunaxmadbashiir 5 ай бұрын
Thank you hppti❤
@macalimadfirdowsa1
@macalimadfirdowsa1 5 ай бұрын
Duco iyo dareen baan ku dib ugu cesheday❤
@saidaiskufilan2166
@saidaiskufilan2166 5 ай бұрын
Jasaakalah kheyr
@AyanAbdirahman-je9rf
@AyanAbdirahman-je9rf 5 ай бұрын
Ilaahy ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo xamdaay
@Hon.YusufJGeeleh
@Hon.YusufJGeeleh 5 ай бұрын
الله يطول عمرك
@farxiyoqalanjo8937
@farxiyoqalanjo8937 5 ай бұрын
M.Allah
@faadumo-yd1ur
@faadumo-yd1ur 5 ай бұрын
Alleh haku barakeyo haku xafido xamday xbbti ❤
@asmaomer444
@asmaomer444 5 ай бұрын
Alle ha ku barakeeyo walal ❤
@MahamudAbdillahi
@MahamudAbdillahi 5 ай бұрын
wllo mahadsanid
@sacdiyamaxamud2617
@sacdiyamaxamud2617 5 ай бұрын
Allahuma baarik❤🎉
@naciimoabdi1653
@naciimoabdi1653 5 ай бұрын
Happti mahadsanid ❤❤❤
@Yasser-2
@Yasser-2 5 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@Iamabddi
@Iamabddi 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@lilymohamedmohamed2660
@lilymohamedmohamed2660 5 ай бұрын
Mashallah hamda❤❤❤
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 5 ай бұрын
Tiim nasra abtidon waye abayo masha alah walashey
@Odaybahal-i8k
@Odaybahal-i8k 5 ай бұрын
Allah Ka Abaal mariyo
@faluuzaabdullkadir8959
@faluuzaabdullkadir8959 5 ай бұрын
Wllo xamdaay waxn ku dhibanhy dabeecad ah islahadal walibana waxa. Iskula hadlaa wax aan dhicin oo fiicneen tusaale qof ixumeyey waqti adag oo. Garab kaga baahnaa ixumeyey lkn wan iska cafiyay ayan niyada iskala shekeesta sidi anagoo is arkeno oo qof Isla socono intuu isku kaaya keenno iskay tusayo mana dhicin lkn niyada waxas dhan sameso ,qofkasna ma rabo Inan kulano wayo waa qof ixanuunjiyay lkn wan iska cafiyay lkn dhibkan ihesto Isla hadal niyada ah Onan dhicin lkn niyadeyda ka dhexdhacayo wllo dabecadaas sideen uga xuub siiban karaa 😭😭
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 5 ай бұрын
Qor waxaa kugu soo dhacaya oo dhan , maskaxdaadu fudayd badan ayay dareemaysaa marka aad dareemihii ku filiqsanaaa kasoo gororiso, warqad aan qofkaa u tagayn lkn adiga dareemahaagii garnaqsi oo dhami ku qoranyihiin si furan u qor, Ilaahay fudayd badan ayaan kuu waydiiyay 🙏
@faluuzaabdullkadir8959
@faluuzaabdullkadir8959 5 ай бұрын
Aamiin 😭🤲🏿 wllo mahdsanid
Episode 18: Dabin |Naftaaduna Xaq Leh| Ramadan 2024
25:50
Hamda Hussein
Рет қаралды 8 М.
GAMOU D SALAM 2024 Nuit du prophete avec Cheikh Tidiane NDAO
50:29
Taifatou Darou salam TDS TV
Рет қаралды 13
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 56 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 20 МЛН
Episode 17: Dabar |Naftaaduna Xaq Leh| Ramadan 2024
25:04
Hamda Hussein
Рет қаралды 9 М.
Dareen walba maha jacayl    @DrsAshosaid
8:41
Drs Asho said
Рет қаралды 6 М.
Amahubo 123 (Zulu Bible)
0:50
Izwi Lenkosi
Рет қаралды 2,2 М.
Episode 30: Is-xambaarsanaan| Narcissism| Kabasho|
32:00
Hamda Hussein
Рет қаралды 22 М.
Episode 20: Dedaal Xasilin |Naftaaduna  Xaq Leh| Ramadan 2024
28:53
Hamda Hussein
Рет қаралды 13 М.
Episode 14: Ha Baahin |Naftaaduna Xaq Leh| Ramadan 2024
24:18
Hamda Hussein
Рет қаралды 8 М.
Sheekooyin ku saabsan Basarka(discipline-ka)
31:12
Hamda Hussein
Рет қаралды 78 М.
Episode 3: Aq-balaad| Acceptance |Kabasho|
23:43
Hamda Hussein
Рет қаралды 73 М.
Episode 10: Ilaah Isu-dhiibid |Naftaaduna Xaq Leh| Ramadan 2024
14:09
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16