Erdogan | Roodhi iibiyihii noqday hogaamiyaha ugu saamaynta badan caalamka islaamka xiligan!

  Рет қаралды 121,423

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Erdogan | Roodhi iibiyihii noqday hogaamiyaha ugu saamaynta badan caalamka islaamka xiligan!
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 154
@maxamedbashiirmb7731
@maxamedbashiirmb7731 Жыл бұрын
insha'Allah sidaan okle waan gaari doona wadanke wax ugu qabto horomar Ku gaarsiyi❤️❤️
@Naanees-u3d
@Naanees-u3d 5 ай бұрын
insha allah waa kuu kuu rajeynaa wll❤❤❤
@sadaqaxmed3534
@sadaqaxmed3534 Жыл бұрын
M.a what a Golden voice mey Allah protect u💯🔥
@MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww
@MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww 5 ай бұрын
@maxamadxasan3529
@maxamadxasan3529 Жыл бұрын
Mn Sha allaah wll aan jeclahay adiga iyo ogaansho annaga birojagti iyo sahanka xogaha dhamaantiin waan idin jeclahay
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤️🇹🇷🇸🇴❤️ Madaxweynaha Dalka Turkiga 🇹🇷 Rajap Tayyip Erdogan 🇹🇷 HOGAMIYAHA XISBIGA CADAALAD IYO HORUMARINTA 🇹🇷 TURKIGA 🇹🇷 GUUL WACAN INSHA ALLAH
@SOMBE_0
@SOMBE_0 Жыл бұрын
I.a anaa noqon doona Erdoğan ka Somalia 🇸🇴
@SN-bm2km
@SN-bm2km Жыл бұрын
Anaa noqonaa ee iska dhaf
@maxamedalidheere485
@maxamedalidheere485 Жыл бұрын
insha Allah 2023 Erdoğan ayaa guulaysanaya
@cabdishakuurcabdiraxmaan9478
@cabdishakuurcabdiraxmaan9478 Жыл бұрын
Wuuna kuguuleystay maasha alaah
@carabdeeq5108
@carabdeeq5108 Жыл бұрын
Hakacaajizin walaal dhambaaldaada quruxda badan waxay noo samaynayn dhirigelin iyo rajo wanaagsan xaga dalkana iyo diintenaba
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 13 күн бұрын
Masha Allah! Alle Ha Xiftiyo Hogaamiyaha Dunidda Muslimka Recep Tayyip Erdogan. Waa Libaaxa Islaamka Ee Runta U Sheegi Kara Reer Galbeedka iyo Mareykanka. Waa Mahad Santay Wllo Cabdiraxmaan Cumar Adiga iyo Warbaahintaada Waaberi Media. Hore U Soco Wllo. 🤲❤💯
@muscab8581
@muscab8581 Жыл бұрын
kusalli magaca nabiga mohammed scw scw 🕋❤️
@muscab8581
@muscab8581 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw❤️🕋😭
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Жыл бұрын
Scw
@guledabshirmaallin2993
@guledabshirmaallin2993 Жыл бұрын
This country was one of the most powerful forces in the middle centuries entire the world and it's a pleasure thing that they produce yet lots and contrast things
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam xuska ale ha ilaawin
@faysalabdikariim9102
@faysalabdikariim9102 Жыл бұрын
Maasha Allah madaxweynaha islaaamka
@mohamedisse3993
@mohamedisse3993 Жыл бұрын
Ordigaan halyeey diintiisa ku ad adag ❤
@deeqzapan3436
@deeqzapan3436 Жыл бұрын
Urdugaan wn kugu fanaa mundane nolol dheer Allah ha kugu irsaaqo
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Legend’ mazha Allah ❤️🥶
@jaaluud5395
@jaaluud5395 Жыл бұрын
Maasha alaah
@Sports-em5mg
@Sports-em5mg Жыл бұрын
SCW💌💌😍😍 ADNA KU SALI NABIGA 🥰
@mustafecabdifarah6515
@mustafecabdifarah6515 Жыл бұрын
Waan taagera ninkan allow ufududee sanadada soo socda ♥️🧘😍😍
@MaxamedqadarDaauud
@MaxamedqadarDaauud Жыл бұрын
Masha allaah illlaahay ha xafido aduun iyo aaqiraba mudane erdogan ❤❤❤❤❤
@fandhowrmedia
@fandhowrmedia Жыл бұрын
Wll abdirahman Guulayso waxaan kamid Taagerayaashaada mudo badana waxaan Ku Taxnaa Mareegtan waxbadana waan kaa faaiday Tnks
@mohamedalishire1011
@mohamedalishire1011 Жыл бұрын
Walal kazoo hadal furashada magaalada casimada Vatican city rome
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
❤️ Allaahu ❤️ Akbar ❤️❤️😍 Allow 😍 ku 😍 xifdhi 😍❤️ allaahu ❤️ ma 🤲 aamiin 🤲 yaa ❤️ rabalcaalamiina 🤲🤲
@ilyasahmed3938
@ilyasahmed3938 Жыл бұрын
R. Dayyib urdogan the only legand
@Cali-sq5ld
@Cali-sq5ld 25 күн бұрын
Aaaa
@kamalkaay9925
@kamalkaay9925 Жыл бұрын
A.salam Aleikum Wa Rahma Tullahi Wa Barakatuhu Maasul Sare Ma Istiri Malimahan Kisto Yara Caajis Ayaan Ka Daremena Mise Waxa Dhici Karo Mashqul Owgeed In Aad Muqaaladi Quruxda Badned Aad Ino So Gudbi Jirtay Waad Yaaresay Ilahay Subxanahu Watacala Haino Dhambi Dhaafo Ona Haino Naxaristo Adun iyo AQiiro in Sha Allah
@bashirkaskey
@bashirkaskey Жыл бұрын
Sxb mcn madaxweynahii hore somalia Allah unaxariistee janaraal maxamed siyaad bare nosoo diyaari tariqdisa sxb
@muslimqueen458
@muslimqueen458 Жыл бұрын
Mansh allah tabarkallah ilaahy ha u siyaadiyo wanaaga kartida cimriga iyo cafimaadka
@haruunbey2203
@haruunbey2203 Жыл бұрын
Mnsha alllha 😍
@abuuwalad1984
@abuuwalad1984 Жыл бұрын
Wa lagu wayy ee halkee ka dhacday abdirahmanoow
@khadraadhan3362
@khadraadhan3362 Жыл бұрын
Illaheey cimri dheer ha siiyo waa madaxwynaha islamka ah ee aan Illaheey dartii u jeclahay allaahuma aciza islaama wal muslimeen
@FatahAxmed
@FatahAxmed Жыл бұрын
Manshalh manshlh manshlh gul gul
@abdiraxmaanqasin801
@abdiraxmaanqasin801 9 ай бұрын
Mashaa allaah
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Viva madaxwayne erdogan💪👑allahowfududeeyo howlbadanbaa utaalee🤲🤲🤲😍
@WAXTAR-MEDIA
@WAXTAR-MEDIA Жыл бұрын
Ordugan ilahay ka sakow wakan inagarab istagan xilli ay dunidu isha naga ee gayeen😍🥰
@babaharaaxada3419
@babaharaaxada3419 Жыл бұрын
Abdi raxman waberi wll ramzan ibrahim. Sadaam xuseyn sxbkis barnij kaso samey fadlan mahadsanid
@horyaalkaaqoonta
@horyaalkaaqoonta Жыл бұрын
M.a macalin kaa fiican ma arkin weligey wlhi
@nimcoabokor7013
@nimcoabokor7013 Жыл бұрын
ماشاء الله
@hassancaruush8313
@hassancaruush8313 Жыл бұрын
أخي غالي شكرا لك
@maxamediidabulahi1174
@maxamediidabulahi1174 Жыл бұрын
m a wll c rahman wlhi waa nin aan jeclahy
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 Жыл бұрын
halyey qaran halyey islaam halyey la hubo
@MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww
@MaxamuudaxmedCabdi-dk9ww 5 ай бұрын
M.a
@taammustafe147
@taammustafe147 Жыл бұрын
Asc . Ciwaanku wuxuu ku saxan yahay Roodhiilihii noqdey ee roodi iibiyihii sax maha
@hodanibrahim6142
@hodanibrahim6142 Жыл бұрын
Older of the somali star kasoo hadal zxp
@carafaadaxmed6275
@carafaadaxmed6275 Жыл бұрын
Zxp beryahan waadnagu raagtay
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
OORDUGAAN WAA MULKIILAHA DALKA TURKIYA
@sacdiyaosman8366
@sacdiyaosman8366 Жыл бұрын
Urdugan guuul
@zeynababuukarzeena8850
@zeynababuukarzeena8850 Жыл бұрын
M.a allaha
@idilcabdi1901
@idilcabdi1901 Жыл бұрын
Masha the same as the first half and including a new one of to be able to make it a bit more
@daudcabdi8078
@daudcabdi8078 Жыл бұрын
Guulayso erdogaan geesi Muslim ah.
@carabdeeq5108
@carabdeeq5108 Жыл бұрын
Mhdsnd walaal sida aad noola wadaaagto xogaha rasmiga ah ee katarjumaya dareenka dadnimo islaanimo somalinimo
@MaxamedAlfatix114
@MaxamedAlfatix114 Жыл бұрын
The last week
@maxamedmacalincabdi9997
@maxamedmacalincabdi9997 Жыл бұрын
ᴍᴀɴᴢʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ
@ZoobeEnglish
@ZoobeEnglish Жыл бұрын
Urdugan💪💪💪💪🇹🇷
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Жыл бұрын
Ordugaan waa geesiga wadamada islaamka
@saraMohamed-so2kd
@saraMohamed-so2kd Жыл бұрын
wll wxaad noso diyaarisaa ceebtii muusaad kaqabsaty malesia
@UgasMuhumed
@UgasMuhumed 2 ай бұрын
🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@shiikhcabaas3704
@shiikhcabaas3704 Жыл бұрын
Samra sadkiisu hela walaallayaal🥰😙🥲
@babaharaaxada3419
@babaharaaxada3419 Жыл бұрын
Asc
@diyaasfalimi4905
@diyaasfalimi4905 Жыл бұрын
Waa
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 Жыл бұрын
Maraa waaxid
@CabdiMuhumed-c2q
@CabdiMuhumed-c2q 29 күн бұрын
Waligayowaxanahaanaynaagarabkiii
@Abdifatah03
@Abdifatah03 Жыл бұрын
Abdirahmanow Diyaaradda drone ee shahid oo iran laga leeyahy vedeo noga soo samee Iran diyaaradaas maxaa ruushka ugu gadey aa koop addun looga reebi rabaa heee
@awcahil4432
@awcahil4432 Жыл бұрын
Zxp uurdagaan Lee kahadlaysaa aniga iga soo hadlo zxp wn soo jeexjeexmay
@Amir-Muse
@Amir-Muse Жыл бұрын
Adigu maxaa tahey🤣
@abiibmohamedjibrir
@abiibmohamedjibrir Жыл бұрын
Dib umilicso sooyaalka taariikhiga ee nolosha Erdoğan
@cabdallaxassan3097
@cabdallaxassan3097 Жыл бұрын
Geesi
@Mohamed16830
@Mohamed16830 Жыл бұрын
Oo waa in mooge oo kale
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Жыл бұрын
waxba yayna innaga isukeen soo sharrixin kuwo calmaaniyad io demuqraadiyad cabsani waxa inoo muhima ina matala meel inna gaadhsiinkara qof diintiisa dadkiisa io dalkiisa kufaanaya muslim somali dhab ah haddeynu helno qofkaas maxaynu badhaadhi lahayn
@carafaadaxmed6275
@carafaadaxmed6275 Жыл бұрын
Biladaa wax kasoo diyaari cida la siiyay 15ka jeer
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Taariikhda farmaajo kusoo xije 💯💯
@nuurmaxamed9030
@nuurmaxamed9030 Жыл бұрын
Aniga waxan dhihilahaa mar 2aad haloogu celiyo biladaas
@mjajaj5575
@mjajaj5575 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Erdogan geesi halyey allaw cimrigiisa dheeeree cadawgiisana jabi gude iyo dibadba
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 2 ай бұрын
Illaahay hogaamiye hahaha dhigo
@Moha-go7fi
@Moha-go7fi 2 ай бұрын
.
@ismo3633
@ismo3633 Жыл бұрын
4hogami oo lamiidha,erdogan haadee ayee islamku helilayee umad sharlee ayee hanlanyee
@sacdiyaosman8366
@sacdiyaosman8366 Жыл бұрын
Aloow kor uqaad
@shifasheka9514
@shifasheka9514 6 ай бұрын
HOOYADAA SOMALIYADA KA WAS KEEKO MACAAN SIDAAD I WADAY MIYAAD FAQASH IMADEEDII NOLOSHA KU IIBISAYKEENTY OO TUUG QIYAANOOYAL AH 😂😂😂😂
@humbawa2002
@humbawa2002 Жыл бұрын
Ar unukaa intaan xitaa magaran weyney
@cumeer2
@cumeer2 Жыл бұрын
kzbin.infokCPh1n_kiSg?feature=share happy iyo jacaylkeeda cusub🔥🔐
@jaaluud5395
@jaaluud5395 Жыл бұрын
Mudo beryaa aan kusugeeynay
@faataxmire8512
@faataxmire8512 Жыл бұрын
syria ayuu galiyay intaas oo kun oo argagixiso hhhhhhhh
@Amir-Muse
@Amir-Muse Жыл бұрын
adi maa hubo neefow afa ii jeexan ha u hhhadlin?
@ZoobeEnglish
@ZoobeEnglish Жыл бұрын
abdirahman waaberi Mahadsanid Abaalkaada Mahan mid aan Gudi karno💪🇸🇴🇸🇴
@amjadyare1139
@amjadyare1139 Жыл бұрын
Asc
@Sooyaalkiisiloonaa
@Sooyaalkiisiloonaa Жыл бұрын
insha alah ilaahay hana siiyo hogaamiye erdogan oo kale ah
@Bashka001
@Bashka001 Жыл бұрын
Waaberi Media Keep going pro 💕
@hassancaruush8313
@hassancaruush8313 Жыл бұрын
هل تقدر ان اسألك شيء من فضلك
@drloveinaali3412
@drloveinaali3412 Жыл бұрын
Labada qof ee aan tageero Omer inshar= ogansho Cabdi raxman cumar= wabari media
@Liban-farah2023
@Liban-farah2023 Жыл бұрын
Reis Allah başimaizdan eksik etmesin
@zakariyaismailabdishakur766
@zakariyaismailabdishakur766 Жыл бұрын
Amiin ya Rabbim
@ahmedali-uy7go
@ahmedali-uy7go Жыл бұрын
@@zakariyaismailabdishakur766 at was😅😮.,!😅jd Up wa00
@drloveinaali3412
@drloveinaali3412 Жыл бұрын
Legend of islam
@nuurdiinomar9020
@nuurdiinomar9020 Жыл бұрын
Sxp vcn haduu jiro waa nabigeena scw
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Жыл бұрын
Scw
@ahmedaadanweli4731
@ahmedaadanweli4731 Жыл бұрын
Masha Allah alle ha xifdiyo madaxwaynaha
@qaalidxasan3042
@qaalidxasan3042 Жыл бұрын
Iduceeya in aan hogaamiyo dacwada noqdo
@abdidahir9589
@abdidahir9589 Жыл бұрын
Rajab dayb urdugan wa nin qeyma badhan Allah barakeya
@Ashraff__man
@Ashraff__man Жыл бұрын
Tan iyo sanadkii 2018 kii ayaan Erdogan ugu ducuynayay inuu kuguulaysto doorashada 2023ka Maadamoo sandkaas uu turkigu ka xoroobayo heshiis kusheegii 1923 kii ataturki saxeexay
@nimofarah8193
@nimofarah8193 Жыл бұрын
anaa kula mid ah
@Ashraff__man
@Ashraff__man Жыл бұрын
@@nimofarah8193 qof kastoo taariikhda daraseeya wuu fahmaya dhib ku ataaturki ugaystay muslimka guud ahaan gaar ahaana turkida mid isagii o9kqle ahbaa sandkan latartamaya erdogan
@sacadmuuse9192
@sacadmuuse9192 Жыл бұрын
halkani waa waberi media magacayguna waa sacad muuse cabdilaahi
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Erdogan waa geesi islaamka ay jecel yihiin guul Erdogan
@CabdulahiXaaji-ls2vr
@CabdulahiXaaji-ls2vr 2 ай бұрын
Gaza yuhuud miyaa haduu islaam jecel yahay muu caawiyo Gaza calmaaniga 😂😂😂😂
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Rajib dayib erdogan madaxwene xikmat iyo aqoonleh gesi xafidu allah ❤
@abdikani4376
@abdikani4376 Жыл бұрын
الله أكبر أمير المجاهدين سبن Hogaamiye waxaad noqotay halyey xaqiiqa oo ilaahay sabab uga dhigay toosin tooda umadii uu Alle u doortay inay noqdaan umadii umadaha kale kafadilnayd wadadii caynkaa ahyd ayaad wax naga dhadhansiisay waanu qaadan doona casharadaa kor ay ayaanu u qaadi doona oo cod dheer ayaanu ku odhanaynaa kownka amarka alle ayaa ka dhaqaynaya siduu faray ayaa layeeli doona anaguna waxaanu nahay ciidanka alle (SW)
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
وعليكم السلام اخي الكريم ❣❣
@abdijabar10
@abdijabar10 Жыл бұрын
Teşekkürler kanka
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc cirax maan cumar sodaa tarikh da hormar iyo cafimad ban ku rajey nayaa wll nabad galyo
@abdikani4376
@abdikani4376 Жыл бұрын
Hogaamiye garabkaaga alle ha galo waxaad tahay adoon kudayasho mudan
@sacdiyaosman8366
@sacdiyaosman8366 Жыл бұрын
Quraanka kariimka urdugaan ayaa kor uqaadi aloow kor uqaad
Cimraan Khan | Halyaygii hiilka waayay!
13:51
Waaberi Media
Рет қаралды 74 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 12 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 12 МЛН
Top U.S. & World Headlines - September 23, 2024
11:10
Democracy Now!
Рет қаралды 205 М.