ergada garaqd kulmie raali gelin ayaan uga wadaa inta garashada u ee rer ssc 24 January 2025

  Рет қаралды 7,489

Tawakkal Tv

Tawakkal Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 6 күн бұрын
Asc indeekay caqlga allah ku barkeeyo❤❤❤
@SPharaoh
@SPharaoh 10 күн бұрын
Garaad kulmiye waa la soo khiyaanay oo dadkiisii iyo deegaankiisii ayeey argagixisadii iidoor iyo intii la halmaali jirtay toos u weerartay. Dhanna waa la adeegsaday dhanna waa laga weeraray.
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 10 күн бұрын
Asc indeerkay caqliga Allah hakudaayo
@Yaanladacaroon
@Yaanladacaroon 10 күн бұрын
Waanlaga war sugaa garaad ada❤
@Mideye157
@Mideye157 10 күн бұрын
Dadka Baraha bulshada Garadka ka aflagadeynaya badankodu ma aha reer SSC. Yaan inaga dusha la inaga saarin Hadalka ina Garad Soofe wuu cad yahay oo ku noqosho ma leh taas bana laga raba
@AbjadHuwaz
@AbjadHuwaz 10 күн бұрын
Alla ninkani asxaabul caqli sanaa niyaw
@jamahussein6860
@jamahussein6860 10 күн бұрын
فمن عفي واصلح فاجره علي الله ،Cidwalbaay garaad kulmiye iska cafiya,waad mahadsantihiin.
@joeokieh43
@joeokieh43 10 күн бұрын
Garaad kulmiyeh wa tuuug wa marxum wa horgal
@DarwiishNL
@DarwiishNL 9 күн бұрын
Wixii sool Ka dhacay noo sheega Waxay isaga iyo kuwa uu kasoo jeedo iyagoo Awooda xaalado badan oo Ay kuwaa dulmiga soo maatadeeda ku duqeynayey Kalabaydh ayey Ka galaan Jigjig waxay odhan karayeen Hadaydan joojiin isir xasuuqa Kalabydh ayaanu xidheynaa Car umada lawadaag waxaad Ka dugsaneysa odaygaa hargeysa iidoor hortooda Ka Leeh wax kasta fhulkey dhigeen in laysku soo noqdo Oo ah wax waliba iney kusoo noqdaan sidey ahaayeen maata xasuuqii sool a hor sidey ahaayeen Guurkii lays dhex gl way idiin hiloobeen halkaa waxaa idiin higey mid cadawgiina lasafan Oo isaga cagjar Cleema SAAR ku sheegii duqa kusoo lugay gurigii Morgan xaflad ku sheegii ay kasoo qayb galeen hadii ay kuugu jiraan Cagjarka ciro laxafladeynayey Muxuu adig dhaawac yadaada usoo booqan waayey hargeysaba tegye Cagjar waa ninkii odayo reer s s c ah jigjia kulan ku leeh Ayey iidoorku u dacwoodeen Mid ay dhahaan wuu nametelaa ajmed hide lagu Sheego dir ayey ku sheegaan Maaliyada armuu abi ugu magacaaban yahay dad baa leeh iidookii kaas ayey u dacwoodeen oo dhaheen ficilo Ka dhana hargeysa ayey kaga shiryaan odayaal reer oola ee Hala joojiyo ninkaas dadku waxay dhahaan cagjarka isagaa Ka sareeya oo waxaanu ogeyn kuma kick karoo waa tii odayaashii Laga rafacay shirking weliba cagjarka laftiisu midea Ka ydhi uma aaney dhalan halkan haka bexeen waar arinkaa Ka waran reer cadaw gooda saaxiikooda makala gartaan Shidi inuu soo canaanteu u badii dagaaladii ciidankiisa In laxasuuqo Ka dib shacab badan lagu laayey dhiduhu kama madhneyn iyo abi laftiisu ayaan moodayey Mudea iga soo gaadhey allaahu aclam way diin hilooveen iyo wax kasta dhulkey dhigeen dagaalka Ka hor sidii lahaa halag soo noqdey dee adiguna waxaas Ahaanadaas ayaad daafacaysaa kuwii Uu sool Kula sugnaa garaadada lagu sheego miyaa usoo dhibey Go'aan kaas jilicsan ileyn al'aankaa Mid Ka jawaabey Majiree anigu waxaan u jeedaa hododoo iyo missing Sool gudaha loo soo geli doono ama garaad wiil waal ku haya ama garaad ayaa talo no haya intaad sidaa u tolo dagan tihiin sool Mar kale in laqabado waxb kuma aha kuwaas laleeyahay way idiin hiloobeen oo ah way are udeen way idiinku soo noqonayaan shacabka reer s s c hgaan xumo talo liidata Ayey Mar kasta u wajahaan mustaqbal madow garaado kuwa lagu sheego horgalo Shacab 4pjirkiisu aqoon lahayn ayey meela lagaadhi Waayeen hada badhan ayey Wareegayaan ayaa isoo gaadheysa intey fiqiga garowe hilbeysanayeen Oo koofiyad baclayaal iidoor Istic maalaan ayaa maleshiyo Cerigaabo baabasatey waa isla meerayso talo xumo maatdooda oo aaney u danqan 700yikniko ayaanu haysanaa magaaladoodii waxaa qabsadey maleshiyo Dagaalkii sool isa soo abaabuley are wadata xoogaa cabdi bilayaala iyaguna sool ayey Ka xafladeynayaan oo hadba qof waxba kusoo kordhineyn boqolaal baabuura Kusoo dhoweynayaan iyagoo 2sano oo boqolaal tikniko layuurura ayaa maleshiyadaas caynaba Ka aadeen ceerigaabo 2sano ayaa lagu daabulaayey waa taa hada loogu hanjabaayo fiqiga sarmaanyo ayaanu idiinku imaneynaa wayna awoodaan saa cerigaababa Cabdi bile are ayey ku qaxiyeen maatadiinii hore ayey soomaali ugu celcelisey Isma maamulikaraan deni ayey ku macsuumion dhiigii Dhlintii boqolaalka hayd fhimasho dhaawac waar madan lugeysee difaacinakari meysaan iskaga hor leexda intii gaadmo lagu layn lahaa Degnaasho ergo mushiman Hays difaaceen ma took a'isu dhiibeen kii ahaaneeyey Ayey dafacayaan weligiinba nin kale yaad ama cid kale inaad raali gelisaan waa idiin Caado
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 10 күн бұрын
Kkkkk waad iga qoslisay
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 10 күн бұрын
War kaas garaad maha xira
@mcnncm1318
@mcnncm1318 10 күн бұрын
Xabadu ha socoto ceerigaabo ma hooyadaaba leh marti edeb daran QAXA QAXA harti juudaan
@jamahussein6860
@jamahussein6860 10 күн бұрын
War ninyoo geesi baad tahay warcad, aad baad u mahadsantahay, usheeg 😅
@hirsifow2183
@hirsifow2183 10 күн бұрын
SNM kelmed xalaal ah ma taqaano, nabadoodu waa been waxba kama jiraan.
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 10 күн бұрын
Garaad.kulmiye Cidna uma wax uma dirsan ee isagaa lahaa-- Isagaa ka Yimid iiiiiiiidor Laakiibsee garaadada beesha dhulbahente ya JAWAAB looga FADHIYAA Ahna Raali galin ah iiiiiiiidor ma Ahinba dad NABAD RABo ma Ahinba---- Ninkii FITNEYAASHa SNMTA NABAD ma Rabin---- Iyagaa qolyihii isaaq ka yimid olahaa NABAD baan beesga iiiidor ka wadnaa hadalladoodina say uhadley Cidna Xiiiittttaa wax la maqli,karo maahinba intey kibirka Weerarka Qabiileysan aysan joojinba laakiin dadkii ay laayeeyayn dhaceyn hadana barokicintii Shacabka reer laascaanod ay ugeystayn iyo dhaqankii Suubanaa oy SDC Somaali laheyd+ diinta islaamka in lagu wado dhaqmo oy wali diidan yihiin wa kuwo dalka soomaaliya kalo goynta diinta dhulka Somaaliyeed iyo iiiiibka badda soomaaliya Zeylac Lughaye xagalkas bada soomaaliya Ay leedahey shacabka somaaliyeed odhan war iiiiiiidoor Sheegay marna lama Asminikaro ilaa jabkaloo badan ay Arkaan eeyan waxba laga maqlin loona baahnee---- Qof,weyn obeen Sheegaya,,, oon maxba waxba lagama Sugayo Aan Fitno iyo dagaal wax Aan Aheyn laga Sugi,,maayo beenaaleyal ewadoohink A ha loo Sii badiyo Cuno,qaboteynta wadooyin badsn in laga Siiiii xiro xiri wadooyinka ay kaso galaan dhanba hala Sii Adkeryo 5 danadood oka bilaabata bishan january 2025 ilaa 30 December 2030. Shantaas sano oo ah omaalintaas ganacsiga iyo iyo Safarada iyo isdhexgal bulsho iyo isgaarsiin iyo gaadiidka safarka eadooyinka dhanba ha laga joojiyo intay kibirka iyo weerarada joogtada Ay wadaanba wadooyinka odhan ha laga so Xiro oyan hadslkooda danbe yan la maqlin ilaa Ay Runta leysugu wado yimaado oy colaadan ay Shisheeyuhu uso dirsadeyn tabobareyn hubeeyeyn Beeshaas ISaaq ilaa Ay joojiyaan ola hubsado in la Aaminikaro halkooda haku sii jiraan Goy,doon iyo Cuniqaboteyn dariiiiqdo dhan olaga Sii xayiro
@mcnncm1318
@mcnncm1318 10 күн бұрын
S.N.M waa kuwii aabahaa dilay dhagarbayaashii kacaanka afweyne daarood kurdi
@kaabbulicabdiibraahim3351
@kaabbulicabdiibraahim3351 10 күн бұрын
Somaliland garaadka uun bay ku ambabixinaysaa hadal wacane ma ay qaadanayso waxa huwanta shisheeyuhu dabada kasoo riixayaan hadafkooda.
@hanadwarsamehanadwarsame3938
@hanadwarsamehanadwarsame3938 10 күн бұрын
Garaad. Kulmiye. Wuxuu. Khaatumo. Arintoodii ku bedeshey. Nabadii. Davawaley😊
@mcnncm1318
@mcnncm1318 10 күн бұрын
SOMALILAND WAA SOMALILAND
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 10 күн бұрын
oohin uma baahni isaaqlad. tuurta ku qaadao yaakugu haaysta dhulkaagu haku deeqo hadii kale bilaa itaal bad tahay oo odhoow baad qarac noqon sidaadii irir carab yuhuud oromo sheegan jilicsanyahay
@hirsifow2183
@hirsifow2183 10 күн бұрын
SSC Khaatumo waa SSC Khaatumo
@SPharaoh
@SPharaoh 10 күн бұрын
Ninkan qareenka isku sheegaya ee isagu inuu ismaqlo jecel ee hadalkiisa lagu caajiso siyaasi maaha. Reer Sheekh isxaaq iidoor lama yidhaaho.
@OmerNur-g2r
@OmerNur-g2r 10 күн бұрын
Gaajo ayaa idin madhisay oo adhyihii reer miyiga ayaad boobaysaan sabool sabool dhalay somaliya dhulbahante iyo ogaadeen ayaa baabiiyay
@hassanyasin5820
@hassanyasin5820 10 күн бұрын
Anda waxaad tahay beenaale Warxume tashiil ah
@mcnncm1318
@mcnncm1318 10 күн бұрын
Tuulada laascaanod waa somaliland
@shukrijama5399
@shukrijama5399 10 күн бұрын
Maxbiistu ha seexato idoor gaajo
@mcnncm1318
@mcnncm1318 10 күн бұрын
PRANK Kastuumo state
@Abdicilmi-j3t
@Abdicilmi-j3t 10 күн бұрын
WAAR. DADKU. WAA DAD. WADA DHASHAY CIIDAMADA. IYAGAA. LAAS. CAANO. GEEYEY. IYAGAA. TUKA RAQ GEEYEY XOOG LAGUMA TEGIN. HADANA. IYAGAA. CIIDAMADA. XERYAHOODA KUWEERARAY REER. SOOL. IYAGAA. HABEENKII. AFKA. ISU. DUUBAN. JIRAY SIDAA AWGEED. WAXA MEESHA. KA DHACAY IYAGAA. SEESKOODA LAHAA GARAADADA. AYAA. MARBA. MEEL U JAHAYNAYA HA DABA TALADAAN BIXINAYAA. WAA. NABAD ANAGA ISAAQ HADAAN NAHAY. DAAROOD. SIDUU. NOO GALAY XILIGII. SIYAAD. BARE. WAA OGAYDEEN. DIYAARADO. MADFAC KAARE. XITAA. KUWII. XAMAR IDINLA YAALEY. AYAA GURYIHII. KALA. BAXDEEN. OO XEEBAHA KU SOO LAYSEEN. HADANA. NABAD. NABAD NABAD AYAN QAADANAY.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 10 күн бұрын
Tuulada laascaanod PRANK state dhulmahante
@ummuisra6721
@ummuisra6721 10 күн бұрын
Laascaanood kuma rabto SNM quusta
@shukrijama5399
@shukrijama5399 10 күн бұрын
Idoor gaajo cashuurtii tukaraq baad wayday lascanood deeqa ragagii waa mid maxabuus ah iyo mid dhintay ee quuso
@OmerNur-g2r
@OmerNur-g2r 10 күн бұрын
Daaroodow cuqdadi idin dishay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 10 күн бұрын
Ku dishay quman yohow
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 10 күн бұрын
Adaa Ina gumeed ah oo dhimanayaa cuqdad
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
QOORQOOR IYO LAFTAGAREEN 4 February 2025
21:29
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 725
Khasaarihii shalay gaadhay Idoor hadalkii Deni ee Ceerigaabo ku aadanaa
12:52
Kaftanka Siyaasada 570 oo aad u xiisa badan
33:06
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 49 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН