Ethical Hacking. Kuwan La'aantod Ma Samayn Kartid Tijaabo Hacking Ah.

  Рет қаралды 12,157

Somali Tech

Somali Tech

Күн бұрын

muuqalkan waxa aad kaga bogan doonta wajiyada uu maro marka la samaynayo tijaabo hacking ah ama ethical hacking ah. marka la samaynayo tijaabo hacking ah waxa jirta wadooyin uu maro qofka hacker ka ahi ama waqtiga uu tijaabada ethical hackingka ah samaynayo. tijaaboyinkaas hadii mid kamida aanad samayn ama ka boodid ma gaadhayso hadafkaagi ahaa inaad hack garayso bartilmaamedkaga. waxaana aad kaga boganaysa wadooyinkaas intooda muuqalkan. waxaana kamida scanning, information gathering, reconnaisance, explotation iyo maitaining access. dhamaantod waxa ay yihiin sida ay ukala horeeyanba muuqalka ayaad kaga bogan.
-- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
*** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: *****
**facebook page: / somalitech0
** instagram page: / somalitech0
** tiktok akoon: / somalitech0
**whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
**whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp....
**telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
#sideloobartaaethicalhacking
#sideloobartaacybersecurity
#hacker
#ethicalhacking
#cybersecurity
#sidaloobartohacker
#sidaloobartoethicalhackingka
#kalilinux

Пікірлер: 52
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
**** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: ****** ~~~~~ facebook page: facebook.com/somalitech0/ ~~~~~ instagram page: instagram.com/somalitech0/ ~~~~~ tiktok akoon: tiktok.com/@somalitech0/ ~~~~~whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414 ~~~~~whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZFMqPtcMcWiT ~~~~~telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 2 жыл бұрын
Asc
@ladancidi-k8f
@ladancidi-k8f 3 жыл бұрын
Waxan ubaraneynaa cilmi Ahaan dadka in wax lgu yeleyo ma dhcyso 👏 5 qodob Aad sheegtye waan ka faaidney waa cashar xiiso leh waxan sugnaaba kan xiga in sha Alllh ❤💯
@mr.hordhac4129
@mr.hordhac4129 3 жыл бұрын
Wow! Wonderful marar badan ayaa raadiyey hababkaan. Please inoguda gal ethical hacking
@Kooke148
@Kooke148 3 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay teacher ee soo sodaay cashirada 🥺🥺
@kawga.k7c701
@kawga.k7c701 3 жыл бұрын
Horey uzoco zhp mcn Maxamadow Walhi muqalada waan jeclaHy
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@greenlifestyle1425
@greenlifestyle1425 Жыл бұрын
Pro tallo walal nimo aan kaa rabaa
@user-wm6mh2cn4w
@user-wm6mh2cn4w 6 ай бұрын
So badi wll mac 😂🎉
@maxamedcabdikarinhassan460
@maxamedcabdikarinhassan460 3 жыл бұрын
Maash allah wllo ilaahay ha ku siyaadiyo cilmi
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@zakariaabdullahi5166
@zakariaabdullahi5166 3 жыл бұрын
Waa siwaangsan macalin
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@maxamedkhaliif422
@maxamedkhaliif422 3 жыл бұрын
thanks pro amazing lesson
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
You are welcome!
@user-mf5th5sd1c
@user-mf5th5sd1c 8 ай бұрын
Teacher gurub noo same ado raaliYa
@calikorea9791
@calikorea9791 3 жыл бұрын
Shukran my bro
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
adiga mudan walal
@axmedgalad5872
@axmedgalad5872 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
Adiga mudan walal
@falisabdulkadirali6245
@falisabdulkadirali6245 3 жыл бұрын
thanks
@amiinamiin2931
@amiinamiin2931 8 ай бұрын
Walaahi zxp hadii aan barto hacking waxbadan waan kudhici ale yaan kudhaartee balse waxuu ilaahay ii ogolyahay ubaan kudhici sida 🇮🇱 israail waan kudhici waana kukhaldi system keedo dhan waan khaldi alaw igaadhsii heerka aamin zxp hadaan khaldanahay na iisheg lasoco ale waxuu ii ogolyahayna dhibaato kamajirto
@mr.deemow
@mr.deemow 3 жыл бұрын
Aad iyo aadbaad u mahadsantahay fiidowyadaada waan ku xiranahay, waan ka faaidnaa dhabtii jzk allah kheyr. Waxaan jeclaan lahaa hal talo inaan kuu soo jeediyo oo ah Channel kale inaad sameysid oo aad ku soo bandhigeyso waxyaalo kale, waayo wxaa laga yabaa wxyah qaar kanaalkan ku soo bandhigtay in la dhibsado kaasi wuxuu kuunoqon doonaa baxsi. Waa iga talo uun
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
runti waa talo muhiima, aana aan arkay aniga laftaydu dhacdo ahaan, balse mahadsanid walal
@xiireyexchange53
@xiireyexchange53 3 жыл бұрын
ustaad facebook memorialize la igu sameeyey sidee lagu xaliyaaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
walal whatsappka ama telegramka igala so xidhiidh
@heeso586
@heeso586 3 жыл бұрын
Asc wll waxan rabaa inaan kula soo xiriiro xagee kala soo xiriiraa adoo raaliya
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
walal numberka whatsappka e muqalka qaybtiisa hoose iyo commentga usareeya yaala
@user-hl9oz8nd3k
@user-hl9oz8nd3k 2 ай бұрын
Muuqaalku kaliya waa music wax cod ah lama maqlo
@CabdilahiOs
@CabdilahiOs 11 күн бұрын
Hcar sidee loo isticmaalaa
@mohamedbileyusuf3042
@mohamedbileyusuf3042 3 жыл бұрын
Mahadsanid teach
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
adiga mudan walal
@user-qv7yv4td9t
@user-qv7yv4td9t 9 ай бұрын
Waxaan eapaa in aan parto Computer Science iyo ethical Huckerka ee wll ma ibari kartaa plz
@munasarwali8838
@munasarwali8838 3 жыл бұрын
Bro Muuqaal kama Hayo Course Forex ☹️👑👑🗣️
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
Dhawan ayaynu so daynayna muqalki 2aad
@cimranomar5746
@cimranomar5746 3 жыл бұрын
Noo soo badai wll
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
maxan so badala
@caalincomedy4297
@caalincomedy4297 3 жыл бұрын
Hacker Ka oo toosa halkeen kahelayaa
@cabdinaasircumar3064
@cabdinaasircumar3064 3 жыл бұрын
muuqaal Kan Xiga Kasoo Dhig Farqiga Udhexeeya Root Iyo Riset Suaashan Marar badan Ayaan Kusoo Waydiiyay Fadlan IIGA Soo Jawaab Waa Iga Codsi
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
Dhanka whatsappka igala so hadal walal
@cabdinaasircumar3064
@cabdinaasircumar3064 3 жыл бұрын
@@SomaliTech0 Waan Kaala Soo Hadlay Whats Apka Suaashii Hore Eed iiga Soo Jawaabtayna Iyadoo Faah-Faahsan Ayaan Kuugu Soo Diray Ee Fiiri iigana Soo Jawaab Mahadsanid💕💯🥰💕
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
@@cabdinaasircumar3064 hayeh walal insha allah
@suldaansweet8233
@suldaansweet8233 3 жыл бұрын
Shirkada sida loo dhici karo soo sharax pro
@Sev12345
@Sev12345 9 күн бұрын
Telegram kga magacii mclin🎉
@SomaliTech0
@SomaliTech0 8 күн бұрын
waakan linkiga telegram channel-kena wll: t.me/somalitech0
@Hufanee.electronics
@Hufanee.electronics 2 жыл бұрын
Laguma fahmo runti
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
ma adiga ayan fahmin mise dadka. waa adiga qofka kaliya ee aan fahmin. isku day inaad fahanto muuqalka. haday su'aali jirtana iso waydii.
@MAANCADEMEDIA
@MAANCADEMEDIA 3 жыл бұрын
####
@apdirahmanosman9881
@apdirahmanosman9881 3 жыл бұрын
Sida fb remembers loosaaro muqal kaso samey pro
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
maan fahmin walal su'aashada
@falisabdulkadirali6245
@falisabdulkadirali6245 3 жыл бұрын
balse sidee looga hortagaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 жыл бұрын
walal maxa laga hortagaya!!
TryHackMe! Basic Penetration Testing
30:14
John Hammond
Рет қаралды 2,4 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 13 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 26 МЛН
Cybersecurity Sideen ubaran karaa 2024❗
12:39
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 13 М.
HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA
21:19
Ganacsiga qarsoon ee internetka (#darkweb)
12:57
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 63 М.
Top 10 Hacking Tools In Kali Linux You Must Know.
7:31
Zilox
Рет қаралды 497 М.
Sideen ku noqon karaa Ethical Hacker?
19:38
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 13 М.
WAA MAXAY HACKER AYAAD ISWAYDIIN KADHAA LIBAAX AMA LIBAAXAD?
5:34
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 48 М.
Sidee Loo Noqdaa Professional Hacker?
47:25
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 30 М.
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН